Sidaan Lagama Filaynin Rwanda | Dhacdooyin Kala Duwan .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 апр 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 295

  • @user-zj2cn3oc2q
    @user-zj2cn3oc2q 3 месяца назад +75

    inta 30 cesho soontay illahay ha inaga aqbalo aamiin
    Muslimintana alle ha u gargaaro

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 3 месяца назад +90

    :Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 3 месяца назад +16

    Waxaa mahad iskaleh alahii nooga kaadhigay quudiye maskaxeed...thank you so much bro❤

  • @nuurcade2307
    @nuurcade2307 3 месяца назад +23

    Wllhi waxaan ku noolahay magaalada guricel.galmudug connection weyn ayaa igala ka dhaxeeya reer PALESTINE❤❤❤

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 3 месяца назад +1

      Ma maxneheda inad kaagdowdahay

    • @jamaalcamaley2548
      @jamaalcamaley2548 3 месяца назад +1

      si lamidah wan kugula noolahay wlll

    • @nuurcade2307
      @nuurcade2307 3 месяца назад

      @@jamaalcamaley2548 ad iyo ad

    • @nuurcade2307
      @nuurcade2307 3 месяца назад

      @@haachannel8793 wa jogaa sxb jafan jeef

  • @mishkat-jc1ti
    @mishkat-jc1ti 3 месяца назад +7

    Wlhi hadii qof 1M laa garsinayo ada ku gaarsin lahay😌💗🤌🏼

  • @abdiqadirabdirahmanadan196
    @abdiqadirabdirahmanadan196 3 месяца назад +9

    1 million isha ALLAH❤

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 3 месяца назад +16

    Ciid wanagsan dhaman Muslimiinta
    Hayuuda Alle ha jibiyo
    Reer falastiin Allah guuleeyo aamin.

  • @wllmohann4234
    @wllmohann4234 3 месяца назад +16

    Xaqul Cid ma leyahay manta Ana like ugu hor sare🎉😂

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 месяца назад +27

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 3 месяца назад +102

    Ciid wanaagsa! Israel alaha jabiyo falastin guul insha Allah

  • @miloThomaz
    @miloThomaz 3 месяца назад +14

    Ilahay yuhuda ha jabiyo waa xili afurki waxyari ka hadhsanyahe wana iidiye😢

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 3 месяца назад +11

    Eid mubarak dhamaan muslimiinta caalamka ❤

  • @mukhtardayib5430
    @mukhtardayib5430 3 месяца назад +10

    Ma waanu ilaahay quraanka ku odhan وَلَٰكِنَّ اللَّهَ حَبَّبَ إِلَيْكُمُ الْإِيمَانَ وَزَيَّنَهُ فِي قُلُوبِكُمْ

  • @Yaaska
    @Yaaska 3 месяца назад +10

    imaaraadka Gaalada iyagaa Kadaran Ee Umadaha islaamka Allaha Ka Qabto

  • @saynabcabdi9544
    @saynabcabdi9544 3 месяца назад +13

    ciid mubarag alle ha inaga abaal mariyo sonkena❤

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 3 месяца назад +6

    Masha Allah Omer inshaar Alle haku barakeeyo macalin Dadka Indhaha u bixiyo ayaad tahay

  • @xurmaysan6655
    @xurmaysan6655 3 месяца назад +6

    Walalka waa diga kahadala xumaanta dadka walaalahaaga Somaliland ee hal mar makaso hadashid garab istaagooda reer falastiin mise xumaantooda ayaad ku taagtaagsata waxad kaliya ogaata inaad ictiraaf haysato mecnaheedu maha inaan horumar lagaadhi karayn alahmdulilah ilahay aya mahada iskaleh 😢❤❤❤❤❤

  • @user-rk4pp1ri9y
    @user-rk4pp1ri9y 3 месяца назад +9

    Ciid wanagsan isrel ilaahay hajabiyo falastin guul guul

  • @abdihakiimahmed5667
    @abdihakiimahmed5667 3 месяца назад +6

    Eid 🎉mubaarik all Muslims 🎉🎉🎉

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 3 месяца назад +3

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo 1M coming soon next week inzha Alla

  • @user-su7ho7xj7k
    @user-su7ho7xj7k 3 месяца назад +2

    Eid mubarak to all muslim 🌏🕌

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 месяца назад +1

    Ilaahow xaqa na waafaji islaamkana mideey yaa rabi oo xooji 💪diinteena nagu dil xusnul qaatuma ☝🏻☝🏻🤲🤲Aamiin

  • @maxamuudiid2509
    @maxamuudiid2509 3 месяца назад +1

    Samee muqaldan oo kale thanks omar inshar

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 3 месяца назад +2

    Mahadsanid walal Omar inshar

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 3 месяца назад +3

    Ciid wanagsan walalyal nabigeena naxariis korkiisa ha ahaato.

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 3 месяца назад +1

    Soo badi I.a mahadsanid ustaad

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi 3 месяца назад +1

    Eid Mubarak walaal Omar , Shukran .

  • @AbdisalemABS
    @AbdisalemABS 3 месяца назад +1

    mahadsanid wllo inshaar my Allah save you

  • @dekowalasow1492
    @dekowalasow1492 3 месяца назад

    Thanks ustaad cumar

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 месяца назад

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤

  • @Claahiaxmed-li2zj
    @Claahiaxmed-li2zj 3 месяца назад +7

    Eiid wanaaagsan❤

  • @HcecenioHcecenio
    @HcecenioHcecenio 3 месяца назад +6

    Eid Mubarak All Muslim 🎉

  • @NimcanAK
    @NimcanAK 3 месяца назад +1

    Alle haku xiftiyo ustad

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 3 месяца назад +2

    Alxmdulilaah maanta waan cideysaney Reer Qanza iyo suuriye xaladeda Yaaa Allaaah ugar gaar wllhi mar kasta waan xasuusta lkn saakey qalbigeyga kum jirin Allahayw farxada waarta siii Alxmdulilaah ciidada kale Nabada Alla ha nuku gaarsiyo

  • @Kobciye_Media
    @Kobciye_Media 3 месяца назад +4

    First comment ❤😊

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад +3

    Naledi wasirka suoth Africa wa gabar m
    Muslim ah mashallah ❤❤❤

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 3 месяца назад +1

    Masha allaha ustd omar inshaar

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 3 месяца назад +1

    Sax baraarujin fiican thank you

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 19 дней назад

    Wowowo soo badi magac u raadi wllo

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 месяца назад +2

    1M comin soon inzha Allah ❤🎉

  • @AliHussien-ix6vm
    @AliHussien-ix6vm 3 месяца назад

    Thanks Mr Abu Feysal Omar inshar

  • @Hamselion.8oi
    @Hamselion.8oi 3 месяца назад +1

    Ustaad Eid mubarak ❤❤❤

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 3 месяца назад +2

    Muuqal
    adi juqraafiga ayaan u xiisnay Ustaad❤

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 3 месяца назад +1

    Masha allaaaah cumar inshaar waaan jclhy mowduucaan oo kale

  • @MohammedMohameddahirxusen
    @MohammedMohameddahirxusen 3 месяца назад +1

    Love ogansho

  • @AshrafChannel64
    @AshrafChannel64 3 месяца назад +1

    USTAAD CUMAR INSHAAR ALLAH KU BARAKEEYO

  • @armaan7498
    @armaan7498 3 месяца назад

    Haa sameey sxb oo dulmar ku sameey sidaan oo kale mahadsanid Abuu Faysal🙏

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 3 месяца назад +2

    HABEEN CIIDA 2024 FALASTIN GUUL INSHA ALLAH

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 3 месяца назад

    Cumar Thnxs

  • @libannunow1295
    @libannunow1295 3 месяца назад +1

    Masha allah wll Omar waad ku mahadsan tahay waatigaada aad noo hurtay, fadlan nooso badi muuqaalada sidaan cml ah isbuuc walba laba ama sedex jeer please

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 месяца назад +1

    Legend Omar inshar Ciid Mubarak

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 месяца назад +1

    Well done

  • @xhabz
    @xhabz 3 месяца назад +1

    Keep telling the truth bro

  • @aamiinyare4645
    @aamiinyare4645 3 месяца назад +1

    Masha alalh

  • @hagibasket8408
    @hagibasket8408 3 месяца назад +1

    Ciid mubaarak Wllkey omar enshar

  • @melmi3299
    @melmi3299 3 месяца назад +1

    ❤Ciid Mubarak ❤ yahuud alle ha jebiyo. Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah

  • @user-wd6wm1tf1y
    @user-wd6wm1tf1y 3 месяца назад

    Waan soo dhaweynaynaa

  • @knowit1m
    @knowit1m 3 месяца назад +2

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال | عيد مبارك وكل عام وانتم بخير ❤🎉❤🎉

  • @ibraahimibraahim764
    @ibraahimibraahim764 3 месяца назад +1

    Asc qasa guul guul insha alaahu

  • @nimcanjamaise353
    @nimcanjamaise353 3 месяца назад +1

    Haa uu icajabbiyey soo badi wanad ku mahadsantahay

  • @user-ik7iu1uq3s
    @user-ik7iu1uq3s 3 месяца назад

    Sxp ogansho kep goin😊

  • @liibaansoomaali6284
    @liibaansoomaali6284 3 месяца назад

    Masha allah wallke cumar

  • @MadiinacawilMadiina
    @MadiinacawilMadiina 3 месяца назад +1

    Mahdaanid wllo😊❤

  • @user-fx5zv4eu5f
    @user-fx5zv4eu5f 3 месяца назад +1

    Second comment ❤

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 3 месяца назад +2

    OGAANSHO CHANNEL 🇸🇴💯✔️

  • @issaali6048
    @issaali6048 3 месяца назад

    Aad ayey muhiim u yihiin ee marba qaraad ka soo diyaari.
    Africa & Asia aad ayey muhiimad gaar ah u leyihiin.
    Mahadsanid walal.

  • @CkaafiJamaal-ke5by
    @CkaafiJamaal-ke5by 3 месяца назад +1

    Ciid mubaarak

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 3 месяца назад

    Guul

  • @SomalitupeMaxamedbaahse
    @SomalitupeMaxamedbaahse 3 месяца назад +1

    Ciid mubaarik

  • @FarxaanMoalim
    @FarxaanMoalim 3 месяца назад +1

    Cumarow awaaway information nadii walaalaheen Plastinsten iyo dhibaatooyinka lagu hayo Ka soo hadal.

  • @RamoIbnudjama
    @RamoIbnudjama 3 месяца назад +1

    Omar mashallah wll

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 3 месяца назад +2

    Wall ongashow ❤❤❤❤❤❤ ciid wanaksan Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ciid wanag san ku ciid

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 3 месяца назад +1

    Soo badi zxp kuwa lagu karnaashayo ayda reergelbeedka

  • @shaaticadde
    @shaaticadde 3 месяца назад +2

    Scw

  • @SmilingCityMap-id1pm
    @SmilingCityMap-id1pm 3 месяца назад +1

    First view

  • @lionzkaraamaofficial9206
    @lionzkaraamaofficial9206 3 месяца назад +1

    Coming zoon 1m.wllky

  • @Sami_Abdirizak
    @Sami_Abdirizak 3 месяца назад +1

    Eid Mubarak 🎉

  • @aarzakiguure4134
    @aarzakiguure4134 3 месяца назад +1

    Noosoo badi ustaad

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 3 месяца назад +1

    Thanks!

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 3 месяца назад +1

    Mowduuca siigada Nooga sheekee ustaad

  • @Acmk_
    @Acmk_ 3 месяца назад +1

    Mashallah qodobkaan aadbuu uhabboonyahay soodiyaari markasta waaqiciga siaan ulajaanqaadno

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 3 месяца назад +1

    كل عام وانتم بخير عيد سعيد

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 3 месяца назад +1

    Bilan Osman SI qoto dheer uga Soo hadal gabdha somaliyeed ee swedish ka ah

  • @WalaalMooha-gm8mj
    @WalaalMooha-gm8mj 3 месяца назад +1

    Akhayaarta Eid Mubarak ❤

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 месяца назад +1

    1M soon inshaa allaah

  • @yaxyecawled130
    @yaxyecawled130 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤ cumar ishar huray usoco sxb wan ku tagera

  • @-Y95
    @-Y95 3 месяца назад +1

    Aiid Mubarak 🌙🕌

  • @MuscabMaxamedaleebi-rh1yl
    @MuscabMaxamedaleebi-rh1yl 3 месяца назад +7

    Our techer Omar inshaar 🧑‍💻

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 3 месяца назад +1

    Dowlada Somalia ha caayin

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 месяца назад +1

    Fiiro gaar ah : walal Cumar marka hore 🙏marka kale Fadlan soo Barnaamijkaan oo kale ❤🙏

  • @abdalashirwa
    @abdalashirwa 3 месяца назад

    Masha Allah ciid Mubarak all

  • @Blackmamba-ve1zb
    @Blackmamba-ve1zb 3 месяца назад +1

    1m coming soon🎉

  • @HaniosmaniilSimon
    @HaniosmaniilSimon 3 месяца назад +1

    M.a ❤

  • @Ali-cv4rv
    @Ali-cv4rv 3 месяца назад +6

    Ilahayow alshabab iyo wixii taageersan naarta jahanamo gali dadkii somaliyed nabad waa u diideene waa bil Ramadan Aamiin dhaha in uu Ilahay cadowgas naga qabto

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 месяца назад +1

    Aduunyada wadamada iyo umadaha ugu badani waxay ku islaamen xidheedh kala dhexeyay islaamka iyo muslimiinta , ❤ marka hal qof umado dhan islamiyo , umad islaam ahina umado kale oo badan bay islaaminkartaa ❤ illaahay baa og isada khayrku ku jiro ❤ insha allaah marwalba waxynu rajaynayna inuu alle xaqa nawafajiyo ❤

  • @ayuubmohamednuurayuubmoham1582
    @ayuubmohamednuurayuubmoham1582 3 месяца назад +1

    Ino soo badi codeyga

  • @yaxyecawled130
    @yaxyecawled130 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤cdal cafiya

  • @MustafMaxamd
    @MustafMaxamd 3 месяца назад +1

    Allow ugargar musliminta falastin

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 3 месяца назад

    Ciid mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AbdoulmalikGuelleh
    @AbdoulmalikGuelleh 3 месяца назад

    Eiid Moubarek