TRUMP MA WUXUU DOONAYAA INUU SI QAANUUNKA KA BAXSAN U TARTAMO SI MADAXBANNAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 12

  • @Kingfeey-l7k
    @Kingfeey-l7k 2 дня назад +8

    Kusali xawiib keena maxamed scw scw scw😢😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 дня назад

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 2 дня назад +1

    🥺🥺🥺🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 2 дня назад +2

    HBN laguma aqoon codka dheer ama muusikada ka horeeya warararka,waxaan ku talinayaa bulshadu aad bay ugu xiran tahay kanaalka ee ha laga daayo musikada aadka u dheer ama aad u daahsan inta warka laga sugayo

  • @MedHassan-y6z
    @MedHassan-y6z 2 дня назад

    Med hassan

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 2 дня назад

    Asc
    Anagaa siinay mar 3aad madama markaii hore laboobay hadana udhigay rekor cusub

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 2 дня назад

    Asc HBN

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 2 дня назад

    Waxan kaala socdaa hargaysa

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 2 дня назад

    Odigaan maa marsadaxaad haweesanooyo Afartaan Sano dhexdeeda waa isku dhex yaacaa sidi baaidhan camal aa labadalaa 😂😂😂

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 2 дня назад

    🥺.🥺🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho