Maalin hore Kuwa Sidan iyo Kasi Daran ayaa Soomaaliya Meela Ka Mid ah Lagu dilay lagu (Dhawacay) Markii la Wareystay Wuxu Shegay in U Shaqo Doon ahaa Oo U Shaqo Kaso radsaday Soomaaliya.. Intaan Kuma eko Kuwa Agagixisada iyo Basaasinta Wey buuxan Lkn Dowlad ayaa jirin Oo Awood U leh Dhagarta Wadamada. Galada iyo Kuwa Islaamka
Ajaanib Alshabab hadii la arko maxkamad yaa la keenin hala togto waxa dalka ka dagi la.yahay waa ajaanib dalkoda rabshad in ay u diideen ayay keena lasoo adayn
Ninka dambe wa gurag sababto ah axmarada af xabashiga sas ugama hadlan wallhay ana Ethiopia ku dhashay garacyada somaliya maxay ka donen wa cadow Ethiopian ku ish
Raga shaqada hayo guleysta Ethiopia hadey shabaab galeen waa in ay kabaxaan wadanka 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Dil Toogashaa Wabilahi towfiiq 😢😢😢
Waa runtii soomaaliyaa shaqo ayaa taalaa kuwaas in wadanka laga tirtiro ayaa shaqo inoo ah soomaaliyaay
Hhhhhhhh shuute ilaahay cadawga hakahayo itobiyan àaaaa
Shuutow hadaa legend tahy tiirka wada geey nacalaa dhalee oromada naxaris nagama dhaxeyse🔫
Ethiopiyankan. Shabaabka. Galay. Iga. Cun. Shuutow😮
MEESHAAS WAXAA KU CAD IN KHAWAARIJTU ETHIOPIAN YIHIIN. SOMAALIYEEY HUDADA KA KACA
Waa wada sirdoon wadanka o Ramada halaga saaro
Somalida arkabal inla diro loga yimid Aidsopia iyada kufarta & cawanta ka buxan mu kuwas ku jihado war shacabka Somalida maxa ka qaldan nimankan ajanibta kuma okala inad la dating deganadoda lkn kuwan wazaqda ah argagaxizada ah inay iska dhex jogan wadanka dilan dadkena, kufsadan ciyalka & inay ka dhigan wadanka meel bila rag ah 😔
Leey ayaga dhan wadankkoda nabad baa lagu ladaa anaga dhib iyo qarax buu nala soodoonte war toog Shootow please
Rag sirdoon ah miyaa LA difacayaa kawaran shaqada uu qaatay wuxuu ahaa sirdoon run ahaatee
Tuugoweeye dameeradaas dila 😡😡😡😡🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
Shaydaani oo dhan baa koofuta Somali iskugu yamid yaab allah akbar subxaanallah
😢shuutee ha toogto
😂😂😂 HALA DILO ALSHABAB. ITOBIA IYO YUHUUD. IN EY. LA SHAQEEYAN. OO AYSAN MUSLIM AHEYN. ALSHABAB. HALA DILO
ITOPIA SHARCI ADO HEYSAN MA GELI KARTID LAKIIN SOMALIA MAYA
bismillah, soomaaliyeey dadkaan dhiig soomaaliya ayey qabaan soomaaliya, qaraxyadeeda oromo ayaa sameeyo, soomaaliya, waxay uimaadeen, muhumad, itoobiya usoodirtay, waainla toogto, waxay sheegayaaan run maahan muslim maahan, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
odaygan ma alshabaab baa horta waanka shakiyee
waxan waxa mesha ku hayay waa axmaad madobe waxa hotelada muqdisho isku qarxin jiiray waa kuwan
😂😂😂 SOMALIYA OO. KU BIIRTAY. CIIDAN XOOGA DALKA MARKA ITOBIA IYO IMAARAAD YUHUUDA. WAXAY RABAAN ITOBIAN IN ALSHABAB. LAXOOJIYO
Alshabaab waxaa maal galiya wa Itoobiya.
Shabaab iyo Itoobiya waa hal xalkoodana waa in qoorta laga jaro mooryaanta.
Waa waynkii al qushsash ayaba villada ku cuna mooshaalida
Wariye magaladas waxa ladhaha salagle ee ma ahan salagley waa halkan kudhashay
Xaggay u dhawdahay
Waxey kutala jubadha dhexe Buale iyo Bardheere ayey udhaxesaa waxa maraa wabiga juba Bardheere ayeyna udhawdahay
Waa wada sirdoon waa la sheegay
SOMALIA WEXEY NOQOTEY BAHAL GALEEN SABABTO EH WA MESHA KELIYA O SHARCI LA AN LAGU SO GALO
War Tiirka geeya waa wada Sirdoon itoobiyan ah
PUNLND AYEY MUUXAAN ALLOW ADAA UMAQAN REER PUNLND
Wll kuwa joga Mogadishu aya ka badan la ogeyn jawaziizta ah
DHAMAAN KHAWAARIJTU WAA ITOOBIYAAN AMA OROMO HA AHAADEEN AMA AMXAARO AMA SOOMAALI ITOOBIYAAN
Somali itoobiyan wax ladhaho majiraan
Midka 35 jirka Dil toogasho halagu xukumo
Midka klena cunuga yar cabsi sanado ah kadibna dalka halaga musafuriyo
Xasan shiiq ayaa deynaayo
Oo amiir roobow ayaa damiinanaayo
Aadan madoobana wuu soodoonaa😂😂😂😂
Maalin hore Kuwa Sidan iyo Kasi Daran ayaa Soomaaliya Meela Ka Mid ah Lagu dilay lagu (Dhawacay) Markii la Wareystay Wuxu Shegay in U Shaqo Doon ahaa Oo U Shaqo Kaso radsaday Soomaaliya.. Intaan Kuma eko Kuwa Agagixisada iyo Basaasinta Wey buuxan Lkn Dowlad ayaa jirin Oo Awood U leh Dhagarta Wadamada. Galada iyo Kuwa Islaamka
Maxkamada ha ku dhawaaqdo in Oran Ada la xiro meeshii lagu arko Waa wada sirdoon iyo alshabaab bay u wada socdaan wadankiisii Waa qaateen naga bixiya
Ajaanib Alshabab hadii la arko maxkamad yaa la keenin hala togto waxa dalka ka dagi la.yahay waa ajaanib dalkoda rabshad in ay u diideen ayay keena lasoo adayn
QAWARIJTA WECELADA SHABAB DINTENA KA BEEN SHEGAY WAA DAD DEYUUSIN AH AMHAR IYO OROMO AYAA U JENEEN SHACABKA SIMALIYA INAY XASUQAAN DHIIG LAWAYAAL DEYUUSIIN AH WAR DILA EEYAHAN
bilaal habashi waa sirdoon Ethiopian ah waana general sare hadalkiisa labac labacda ah waa been sifican ufiiri video ga bodly language ka sirdoonka Qaranka somalia waxan talo iyo tusaale usiinaya ineey sifiican ufooljignadaan waliba eey laba laaban shaqadooda wayoo sirdoon badan oo Ethiopian ah ayaa jooga wadanka ayagoo isugu jira qeyb Alshabaab lashaqeeyo iyo Qeyb shacabka kumilmay wayoo Ethiopian ka sifiican ayaan ugaranaya waxan joogay Addis Ababa in kabadan 10 sano waxana kasootagay 2013 xiligii uu baqtiyay Mila sanaawi, midka oromada ah reer mooyaale ah waxa kamuuqata baqdin laakin hadalkiisa intabadan waa been waayoo waa laisooqalday waana kasoo fakaday Alshabaab ok hadii aad Alshabaab kasoo fakatay maxaad mooyaale u'aadiwaysay? shaqo kirishbooy ah ayuu raadiyey wuna helay, taasi waxay kucadeyneysaa in uu yahay sirdoonka Ethiopia ee somalia loosodiray baarayasha kiisakan gacanta kuhayo waxan kulatalin lahay wali kiisaka waxbadan ayaa kadhiman raadiya qofka shaqada siyay kirishbooy nimanda ninkagarigas darawalka ka ahay xiliga shaqada lasinayey farbaa kugodan kiiska hada ayuuba bilow yahay, adinkane maxkamada ayaakeenteen kiski oo wali qabyo ah, sirdoonka Qaranka somalia indhihiina fura maskaxdiinana fiwacan uga shaqeysiya wayoo aqoon ayaad uleedihiin shaqadaad haysaan laakiin ogaada inkabadan 1 million sirdoon ethiopian ah ayaa wadanka jooga wajiyo kaladuwan ayay kujogan intaas waa iga talo iyo tusaale, aniga waxan joogaan qurbaha Somalia Guuul.
Warmaskiinta iska sii daaya shaqo doonka ahaa ee waliba la khiyaamay
Ish waxa shababka ahba ee nawareeriyey waa oromo
Haduu luqada soomaliga yaqaan muu kuhadlo
Qawaarijlaan Ethiopianka ah car haladilo
Qawaarij ladilaayo goormaa noogu danbeysey
Shuute iyo liibaan caliyarow dabaqbyo ayaa qabyo ka ah.
Maantana macaash fiican ayaa gacanta usoo galey
ITOOBIYAAN IYO OROMO AYAGAA GAALO KABUUXDAA HADEY JANO DOONYIHIIN MAXAA SOMALI MUSLINA IDIINKEENEY
Ciidan bartery ku qabtaan haku dileen
Kan jaasuuska ah waa toogasho.kan Kale 6 sano Hala laqsiiyo.
Warfiyeenada calamari ha loo Waco Hana la tuso caalamka in ay ethpoia qaska nagu wado
Haday Oromo yihiin may af oromo ku hadlaan
Oromo iyo amxaaro aa walee Soomaaliya waa loo tashaday waxa ka heshaan aad leedihiin
😂😂😂
Niman yaaab arag baa layiri yaaab buuu arkay
Tiirka hala geeyo jawasiista
Ceeb
Sax waye tiirka halaga wada safo
Waxaan waa mashruuc loogu talagay in wadankeena lagu baabiyo, argaagixisada markii ay waayen wax Soomaali ah oo u dagaalamo waxeey keensadeen Oromo iyo amxaaro.
❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
ITOBIYA WIXII GAAJO AH OO DULESAN DHAMAN WAA SOO CARURIYEN SI SHACABKENA SOMALI U DILAN WECELADA SHABAB DEYUSNIMADODA XEER KAASI AYAA MARAYA,FADLAN DILA DILA DILA KUWAN.
Waxan jeclahay ethipian in an cad cad u jar jaro madama ay dalkan u diidan yihin nabada call me shute 😊
Bal ilaahey baan kugu dhaarshee fiiri ninkaan udoodaya itoobiyan arimo khatar ah lagu heysto oo waliba sidii dacwad caadi ah loodhageysanayo.
😮jannadoon iska dheh
Oo hadad wax dilee maxaad kuwa wadankaga joga oo galadaa u dili weydey ma shacabka somaliyed iyo dowladoda oo muslimiin ah ayad jano kaso radisay cajiib
Hala Togto Dholadi dhashay hawasane shubaa dhashe maxey kasoo Donen somaliya
War Kan sirdonka Io shabab iskudarsdey mesha hlgu dilo
Maxaad uwaray sanaysin dila axmaarka
SOMALIYEY MA MAQASHAN WAXU YIDHI WAXAN U GUDBIN JIRAY INFORMATION GOBOLKA OROMIA 😮
Hala toogto dhamantood😏
Hadey kiristan rabaan miyey Abiy Ahmed dilaan isagaa kiristane
Ileen Waxa dadka dhameeyay Waa oromo waxay u soo qulqulayaan in ay shabaab galaan oo caruurteena laayaayaan
HALA TOGTO KULIGOOD HANA LA BARO GURI KASTO XAFAD KASTO
Maxay haday alshababb galeen Ethiopia uga soo dagalamiwayeen madhiiga somalidaa jannada lagu gala yab
Maxay dalkooda iga hihaadi eaayeen hala toogto
Murtadyohow adkayso, may Wax kuu taraan, saliibiyiinta yuguundhiis, kenyatiga, burundiga.
Nacdal ilaahay ha kugu dhacdo
Kolay somali ma tihide
Axmaaro iyo kiristan ayaad u adeegaysaaye
Aniga hada kamid ahaa laha ciidanka soqabty maxkamada lama sogaren😡
Odayga abukatuhu waaa tuug axmar ayuuu odoodayaaa
Khawarijta waa tuugo diimeed waana ayaha naarta .dad badan ayey laayeen nolasha raja ka laha . Nacalad haku dhacdo diinti nabad galyada aheed ayeey badaleen tuugada
Ninka dambe wa gurag sababto ah axmarada af xabashiga sas ugama hadlan wallhay ana Ethiopia ku dhashay garacyada somaliya maxay ka donen wa cadow Ethiopian ku ish
Hhhhh wasiirka dhiga
Amiir roobow ayaa kadamiimanaayo😂
Abii axmed waa uucadeystey inuu qawaarijta uu garabsiinaayo lkn dowladeena waa wax dhintey waxey kamacaashtaa qawaarijta lasooqabto yaryarkana wey gadataa.
Waaweeynkana xil ayey umagacaawdaa
Waa wada xildhibaano iyo wasiiro
Ninkas.aforom.magaranesa.uwedi.xalmar.walayta.wayii.oromo.miyii
Salagle siduu oogu dhawaaqay mexey aheyd
Yaaabwaaye
Hadhow dadba dhihi doona waa masakiin kuwan inay ina dhameyan bey raban reer putlan iska sara cadowgan
HALA TOGTO
Oromo & habashi aya idin qarxineyza lacag lagu siiya UAE, yehuda & UK aya filimkan wadanka nimankan drug addicted diin shaqa kulaheyn hurdada ka kaca Somali Mohamed hada tahy qof nadiif ah Cadaw aya idin tashady
Oromada ha laga saaro soomaaliya
Nacaladii alle idinku dhacdey
Kkkkkkk
2 kala mamulka Westland state so qabteen ayaaa ku jiro qabsiga wan so wadnaa hayada nisa ayaaa gacanta ku galineyna 💯✅
ninkan maho ninki shabada tatuga kutilay sharciga wuxu kahelo harko ayagaba no ma naxarisan lahene
,kuwaa isku keen qaraxin jiray qofta halga goyo
Kuwan toga laha waye hadi lagu
Xukumo dil togasho 😂
Diltogasho halagufuliya mudane
He is lying about being Oromo and from moyale. 😅
Hala tugto nacalad ale haku dhacde
ragaa haiskutaaban
Lawadathan Shawabka ah waxaa kaftan Midka udothayo Shabaab 😮😮😢😢
HAWIYE awalba Al shabab bad Hayden
War Waa been sir baa loo soo dirsafay
Hala Dilo labadaba nacalaa dhalee itoobiyaanka 🤬
Hala toogto doofaarta mid kale in itoobiyaanku dhibta qaraxyada dagaalada ka wadaan dalkeena ogaada soo sifcn ula socda cadawgaan sojireenka ah
Allah cabgaalku been badanaa
Ileen Waxa dadka dhameeyay Waa oromo waxay u soo qulqulayaan in ay shabaab galaan oo caruurteena laayaayaan