Scw alfa alfa mara ilaa yawmu diin sayidana wa mawlanaa Muhammad scw alfa alfa mara ilaa yawmu. FRIDAY NIGHT 2:31 AM . 22/AUGUST/2024 WATCHING IN NEW DELHI.
البشير النذير اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ومولانا محمد وعلى آل سيدنا محمد النبي الرحمة والمغفرة اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ومولانا محمد وعلى آل سيدنا محمد
2002- 2003 ayaan soo xasuustay waa barisamaadkeygii Radio national ah ayaa ii ooli jiray aduunyo
Hooyadeey ayaa afurkii daaran jirtay😢😢😢 waxay aheyd 2000 ilaa 2002 Allow inta dhimaty unaxariiso hooyadeyna unaxariiso yarbi waxay ahyd nolol qurxoon wlhi xiligaas ay hooyo nooled iyo aabo
Ilahey hooyo ha unaxariisto abowe wlhi waa xasuus xanuun badan😢
Qasiidada aan ugu jecelahay ila yaraantaydii waan dhageysan jiray ramadan kasta SCW❤️
Waayo hore iyo Radio Hargeisa Ayaan KA dhagaysan jirey Qasiidadan nabi amankan ah scw allow cimriga Ino barakee waa aduunye lagu waari maaye
Codka shiikh Sulfa run ahaanti qalbiga ayuu dhaqaajinaya waaxaa marki iigu horeesay aan dhagesto qasiidadan eey aheyd 4 malin kahor VOA hada ooy eey tahay 1/6/2018 waxan dhageestay in kabadan 200 jer kabadan weli xiisahedu ima deeyn waan sii macaansanaya uun.
Waa qasaaid aad uwangsan allaha kaa amaalmariyo sheik zulfa
Scw alfa alfa mara ilaa yawmu diin sayidana wa mawlanaa Muhammad scw alfa alfa mara ilaa yawmu.
FRIDAY NIGHT 2:31 AM . 22/AUGUST/2024 WATCHING IN NEW DELHI.
Maaasha allah
Scw scw scw scw scw
Illahey miisanka xasanadka ha. Usaro Shiiq sulfa
Allhu Akbar scw scw scw scw scw nebiyo maxamed udugono ❤
Salalaahu caleyhi wasalim ❤❤
Eryada waxa sameeyey abwaan Hadraawi iyo codkii layaabka lahaa ee Sulfa. Waa naxariis iyo nostelgia..!
Allhuma sali calaa muxamad
Calayhi salaatu salaam sayidinaa muxamed wa calaa aalihi wa asxaabihi wasalim
Maasha Allah
Allahuma sali calaa Mohamed.
scw amaanta nabi mohamed nabigeenii suubanaa naxariisiyo nabad galyo korkiisa ha,ahaato
Qasiidada ERGADII FURQAAN WAXAA Ilaahay haka abaal mariyee Sameeyey Abwaan mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi
Ismail Mohamed csw
Qasiidadaan marki aan dhageysto waxaa qalbigeyga ku soo dhaca nebi mohammed(scw) iyo illahay ha u raxmado maxamed siyaad barre iyo sulfa waqtigii xamar nabada ahayd oo dadku isjeclaayeen
In badan waa wllhi waa runtaa
Haa wlhi allow Allah yaa nabiyuna muxamed allow ehelkiza naga yeel
Allahu akbar❤️❤️❤️❤️❤️
allhu akbar
Xafidullah Sheekh Cabdullahi Zulfa 🙏
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Ninkaan waalan ee Radio waaga cusub ku haya yaa naga aamusiya
Kkkkkk
Waa daahir calasow waxa dhahaya radio waagacusub asiga iska leh🤣
maasha allaah sheikh sulfa
Prominence.scw
Sali calaa Nabi........alhuma sali...calayhi
Aamiin ya allah
Scw scw scw scw
عليه افضل الصلاة والسلام
Csw
Midhihii abwaankii waynaa maxamed ibrahim warsame (hadraawi),iyo fanaankii sulfa oo luuqaynaaya.
Kusalliya NABIGEEENNA CSW..
NNKH Suubanaha
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw acw
Scw
scw
Wlhi wan jecelbay nabi amaankan
البشير النذير اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ومولانا محمد وعلى آل سيدنا محمد
النبي الرحمة والمغفرة اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ومولانا محمد وعلى آل سيدنا محمد
Calam insaanu maalamyaclam
Dahir calasow iyo cunugiisa shib ka dhaha cajaladda
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Music inoo kareebo ayaa habooneed
Dhib kuma jiro muusikada adilada xarimaysana ma sugna.
Tanaa shidN heesHa zulfe kk
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Cajiib! Cod iyo laxan qurux badan zulfa nabi amaan nabi muxamed scw, wa erayadii sugaal abdille cumar iyo codkii qalbi qaadka ahaa e zulfa waxa isku bahaystay ehlu sharafkii iyo reerkii karaamada badnaa e Habargidir reerku wa ehlu kheyr
Yaa ku yidhi ninkaasaa sameeyey
Hadraawi ayaa leh erayada
Hadraawi weeye ereyada
Ereyadi maxed ibraahim warsame haadraawi
Maskaxdi mujahiid Abwaan maxamed Ibrahim warsame hadraawi
War dulufkaan waalan. Yaa naga aamusiya
Adigaa waalan bocor batiiqyaw
Kii qadaadweyn ta ahaa ayaa xaga danbe Ka qaylinaya hhhh radio waaga cusub
Waar Naga aamus xanuun yahow
Sali calaa Nabi........alhuma sali...calayhi
Scw scw scw
Calam insaanu maalamyaclam