Waxani miyaanu xishoonayn hadalkiisu xataa xubin male waa uun iska hadle ta kale waar nin aad dishay oo dooxday baad wali hadalhaysaa waar dadka ka xishoo oo doqonimada kala tag waliba imika aad taangiyo aad dul keentay ta kale waxaan moodi jirey reerkan snm inay xaajo rag wax ka taqaan lkn imika waaba weel madhan waxani oo wasiir lagu magacaabay
Dhulbahante 😁😁 " Farqiga u dhexeeya Dhulbahante shalay iyo maanta waa in shalay aan la tixgelinaynin, maantana kaalay nala fadhiista ayaa lagu baryayo " Ragga oohintu waa u ceeb!
Adeer maatida la maran habaabiyey ayaa lo tudhaya. Adigu ma dadki laascannod Kiiniya, Somaliya iyo Itoopia fidnada uga yimiba tahay. Iga laabo adeer mashruuci u fashilmay. Iska laabo.
Asc cajiib waan yaabay dhamaan garaadadii wuu caayay oo u hanjabay oo wuxuu ku tilmaayay dagaal oogayaal Waar dadka sidaa loolama hadlo waxaan maqlay nin dhintay ayaa layidhimarlabaad ((haduun buu goay)) Waar waxaan xilka kaqaada oo ina taani kaqaada oo ina bare kaqaada oo dadka ahlul caqli iyo wax la afgaranayo u dhiiba xilka reer sool khaatumo marhoraad u furi lahaydeen dastuurka Abwaan Gaariye Ahun(Dharaar baa iman doonta dadka Sool iyo Awdal ee Aadanow hagrateen raacdadoodu adkaato lagu raadsho ileys…))
War somaliland indha adagaa horta ma qof aan ku Rabin baa la qasbaa manta 2023 in lagu jiro maysan ogayn manta waqtigan lagu jiro aabuhu ma xukumo wiilkisa ma dastuurka caalamka la eego ileen muslim waynu iska sheganaa ee beesha caalamku buug ay ledahay baa somali lagu xukumaa war somaliland ina koore iyo xuseen adan cadde ka xaysto lakin cidkale idinma rabto aanan ahayn haduu ragg heshiiyo la soco ina kaahinow calanka Somaliland iyo dastuurkisa wax badan ba is badalayee maad iska dagaalantay because hadanu dhulbahante nahay calaamad kaliya kuma lihim ilaa 18 may daada war shacabkaga waad khiyanaysaa darawishta yaa baalal u aha ba mesha taal dhulbahante ciidankeda ugu badnaa
SNM ayaa ummadda qaxinaysa waadna is ogtihiine buhubahaada jooji ina kaahinow hadii kale Futadaada ayuunbaad gelinaysaa reer kaad ka dhalatay ee maad ka joogtid ina kaahinow
Stupid Leaders. They got their money and when some thing happens, they are gone with families. Please no war. It is the worst case. Find a peaceful way.
Wax guriyi ma jiro aduunku xuduudi ingirisku dhigey buu ku dhaqmaya ila amerika asia afrika somaliland xuduudaheeda wey sugaysa cidii aan dooneyni way ka guuri karta waayo dhul ma socde dadka socda
@@Redspittingcobra oromo iyo somaliland wax ka dhexeeya iska yar xuduuda somaliland waxaynu hada ka doodeyno maaha dala ma guure dadba guura wixii iku qanci waaya somaliland halkey rabaan bay tegayaan
Kkkkkkkk saalo saale adeer faata dhugta iska iloow reer SSC Khaatumo State Soomaalidiid ma aha maleeshiya beeleedka kala baxa hadii kale nusqiyaama dhici kolayba way bixi from GK
❤❤❤❤❤ Maasha Allh Soomaalilland Guul🎉🎉🎉❤❤
War allakacabso
Certainty measures succes
Baroortu maanta waxba ma tarayso adaa lagaa bartay belaayada Ilaahayna wejiga aad la hortegaysid waad is ogtahay soomaaliland inay dadkaasi yihiin maad u qirtid sowdigii lahaa ha guuraan dadkaa sool sanaag cayn degaa waa Soomaali waxay dhasheen iyagoo soomaali ah ayaa la dhalay maantana waa soomaali landi aad shegaysaa waa dhul dhulkuna waa dhul Ilaahay soomaali ku abuuray dadkana Ilaahay uma kala soocin dhulkiisa Jinsiyad kastaa meel ayuu ku abuuray dadkana waxa deeqa jacayal ixtinaam qadarin Xaq wadaniyad Islaanimo qiimayn dhulkooda xadgudub la.aan markaa taariikhdii daraawiishta iyo halyard soomaaliyeed gumaysigii dhulkeena yimid buugtaba laguma qoree maxaa maanta wanaagaad dhulbahante ku sheegtaa tarayaa
❤ ina kaahin❤
Habar gabawday bu uekaaday doqon
Mnsh Allah
War dhulbahante uf bay ku dhaheen maxaad dhulbahante inbadan sansuuq day but no more
Thanks
Waad mahad santahay
Guuuuuuuuuuuuuuul somaliland
Geesi🎉❤
Adiga caruurtaada ingriiska ayey joogaan
Haa ooyuun ee amuus awoowe 😭😭😭😭😭😭😭😭
Abti jaamacadii abtiyaasha ciise muuse habka dawladnimo iyo habka beelaha Loola hadlo ee sheeko qado fadhiga
Masha Allah ❤❤❤❤
Ha naac layso ban u bixiyay ina kaahin
Ader adba wad qaxi
Doqon aan waxba ogayn baa aduunyada ugu daran 😅🤣😂🤣😅🥾🪳ma dhaantiin
Hanbalyo Hanbalyo Ciidamada Somaliland Guul iyo gobanimo cadawga jaban
Nabad geliyo lascanod (15) kahorba ugu danbaysay had dhiigayag aad nabad u taqaaniin way socon wayday wayo qofkii kabasati damirkiisu qadi karo bu léyahay wàyna dhaftay intii Alle ugu tala galay qofka cadiga ah marka isaq dhulbahante watashadaye meshad doontan sotabta.
Horta dadku markayseexdanbay riyonjiren sidasa layaqan e idinku maydinko taagan on xatafadhiyin bariyotan wan idinlayaabne 🤔 madashuwalascanod akhwan sidaloqurxiyay darwiish danbena masheegankartan wayo badankodu idinkamabay ahayn wakan inakahin shegaya belayo idinla faanbadnate waxa ma mani balaga aburay mise faan 😣
😂😂😂🤣 We are SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🤲🏿🐎🦁
Taladaadiiba kuusoo urtay Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac
Geesi maxmed kaahin alaha cimriga kuu siyaadiyo amiin
Ina Koore dee Koreysta kolna karbaasha korkana ka fuula kali socod kinsi ah ee aan karti laheyn ...
Waxani miyaanu xishoonayn hadalkiisu xataa xubin male waa uun iska hadle ta kale waar nin aad dishay oo dooxday baad wali hadalhaysaa waar dadka ka xishoo oo doqonimada kala tag waliba imika aad taangiyo aad dul keentay ta kale waxaan moodi jirey reerkan snm inay xaajo rag wax ka taqaan lkn imika waaba weel madhan waxani oo wasiir lagu magacaabay
Dhulbahante 😁😁
" Farqiga u dhexeeya Dhulbahante shalay iyo maanta waa in shalay aan la tixgelinaynin, maantana kaalay nala fadhiista ayaa lagu baryayo "
Ragga oohintu waa u ceeb!
Adeer maatida la maran habaabiyey ayaa lo tudhaya. Adigu ma dadki laascannod Kiiniya, Somaliya iyo Itoopia fidnada uga yimiba tahay. Iga laabo adeer mashruuci u fashilmay. Iska laabo.
NACNAC DHULBAHANTE INTAA KU HELIMAYSID DHULKIISA ISAGAA LEH CASHUURTIISA ISAGAA LEH
SNM VIRUS QUUSO QUUSO QUUSO
Iska Qayli masakiinTa raxanwayn iyo ilmihii caruurTii aad Qixisay ayaa nabsigeedi idin helay alxamdulilah ilaahey ha idin jaasiyo dhibka Aad uMada Kuhaysaan
Lacnadii Ilaahay kugu dhacday, ilaa maalintuu dab ka bayray dhiig buu faraha kula jirey!
Waxaa ceeb ah in qofkan binii aadam dhegeystaan.
Asc cajiib waan yaabay dhamaan garaadadii wuu caayay oo u hanjabay oo wuxuu ku tilmaayay dagaal oogayaal
Waar dadka sidaa loolama hadlo waxaan maqlay nin dhintay ayaa layidhimarlabaad ((haduun buu goay))
Waar waxaan xilka kaqaada oo ina taani kaqaada oo ina bare kaqaada oo dadka ahlul caqli iyo wax la afgaranayo u dhiiba xilka reer sool khaatumo marhoraad u furi lahaydeen dastuurka
Abwaan Gaariye Ahun(Dharaar baa iman doonta
dadka Sool iyo Awdal ee
Aadanow hagrateen
raacdadoodu adkaato
lagu raadsho ileys…))
War. Gurigayga. Iigabax. Mawax. Dhib. Ayaa. Kujira.
Beenaale. Dhuuni. Qaate. Ah. Ayaad. Tahay
Abti wasiir Maxed Kaahiin is casila adiga iyo Taliye general Nuux Tani
Yaa qixinaya. Waa laguu yaqqaanaa cidda qixinaysa. Snm
dhulbahante waligiin madaxweyne maydin siin ilaasodonsano idinkaa xukunka saarnaa dhulbahante waxba idinlama laha haydinku koobnaato idinka subxanalah xasuuqa joojiya isirnacabka ah walaalayaal allah kabaqa dadka rabibaa iska leh
Sidaas inaad u fakirto ayeey aheeyd 1988 ay dawlad milatariga idin baryeeysey, ineeydan maatida ama nugulka diyaarado lala dhicin
Bacaa bacaa bacaa ina koore Dee kooraysta oo kabaalasaara
WeeLi ma beenti bad waada ma xiisode gaadada anaga diir sanay shaqo bay ha yaan
Wasiirku ma shacab iyo dhaqan buu u khudbayn mise askar
Anigu askar ban arkaa hadalkuna waa hadal shacab maxaa qaldan
Waayahay kaahinoow taariikha inookalaqaybi hadaba
Markaad garaadada ku dhex dawakhdid waa iska sidaaa 😂😂😂
Kkkkkk
Sawmaha Uu dawakhay Kahin
Kala garn wayay Tarikhda
Halgankii Daraawished
Iyo SNM
Ina kaahin waa Taariikh yahan
Dhinacna Waa Dagaalyahan Yaqaan Sida Loosoo Afjaro Mana aha nin lagu soo dagdago
Xaqiiqdii muuse isagaa Kadaran
War xishoida oo dadka guryahooda u dhaafa.
Ina Kaahin Meeshan Hoyadaa laguma Qabo
War hedhe-hedhe bacaada jooji ciyari wa galindambe😅
Nacasyahow amus in lagu dilay aheed,nasiib baad ku baxsatay
War somaliland indha adagaa horta ma qof aan ku Rabin baa la qasbaa manta 2023 in lagu jiro maysan ogayn manta waqtigan lagu jiro aabuhu ma xukumo wiilkisa ma dastuurka caalamka la eego ileen muslim waynu iska sheganaa ee beesha caalamku buug ay ledahay baa somali lagu xukumaa war somaliland ina koore iyo xuseen adan cadde ka xaysto lakin cidkale idinma rabto aanan ahayn haduu ragg heshiiyo la soco ina kaahinow calanka Somaliland iyo dastuurkisa wax badan ba is badalayee maad iska dagaalantay because hadanu dhulbahante nahay calaamad kaliya kuma lihim ilaa 18 may daada war shacabkaga waad khiyanaysaa darawishta yaa baalal u aha ba mesha taal dhulbahante ciidankeda ugu badnaa
Ma maanTad dariish aqoonsaTay sodinkii ingiriis hoos ordaayay oo gabayayada; uTirinayay
Dhilka maad nabad utaqanan naclaa abihiinbkuyalle
Anuu abdi adigaa asbahaacasyaya adeer ragiidilay raga waakuwa and u nasgayneysid nacdili kugu so degtey diinlaawe dhaqanxumo dadwada madhanoociilqabe adeer yaskula xisaabtamey markaad guryaha vililiqeysatey tuugo tuugo dhashey adeer rynta kagadar abahaa vaaxaarazn kugu koriyey kudazfad yshsy magac asn snm lahayn mahaysatidcjudaafadyshay biladhaqank ahi hacaayinraga àdiga juudanerya yayey casino kaqubanayaan adeer ciil qave qof madhan baad rahaye Jan argagixisada ah waa garaadkawadan beenta kuyimi ee ragii lasyey eedadka afka duubsn kugu lacag qaata dhulbahante xagey magac kulahaayen waaidinkii dowkadii dhacdey razcay eeguryihi ito jiingadihii diirtey wadigij adiga ito hooyada ito abahaa ikaa joodaritadiisoiduubtey waxazd sameysay baan lagaga xisaabtamin oo aadweli joodariyadii ilas maacuuntii ilaa jiingadihii and fiiqatey ooaad umad xasuyqday vazdweli hadleysa ciilqabe bililiqo kusookorey nacalaaadiga kuyasl veenala waar xishoidvreer hanyare ciil udhinta
Aduunka xoog waa katagte ee xal wax ku raadiya
Garasd Adan Axmed waa waxgarad colaad iyo nabad fahmi kara cidhib xumo iyo hadimona ka talinayn.
Walee Riyad ku jirta
SNM ayaa ummadda qaxinaysa waadna is ogtihiine buhubahaada jooji ina kaahinow hadii kale Futadaada ayuunbaad gelinaysaa reer kaad ka dhalatay ee maad ka joogtid ina kaahinow
Kaan wa niin wa Lan
Eedo magacaaga waxa ka muuqda in aad tahay hooyo wax dhashay. Maalmahan oo dhan ayaad ka dhex qaylinaysa commentka social mediaha. Fidnad dagaal ayaad ka shaqanaysa. Kolay qurba joog ayaad tahay. Hadaad dagaal Laascanood la donayso caruurta keen Laascanood.
WAR INA KAAHIN
MA REER GALBEEDKAA
QATAARAY
WAAYO HADALKIISU
INKASTUU XUMANI KUHIRIN
OO MUISE SHAAMO
LKN BARAQ BARAQ BAA KUJIRTA
..KOLBA WAA JEEN JEENSANAYAA
KOLNA WAA HASHKADEYNAYAA
XATAA GUDIDII 31KA AYUU YIDHI
OO KULANAY
..MARKII LOOSAXAY
EE 33KA LAYIDHI
BUI TOBIGIBA KABAXAY
HADANA
NINKII UDANBEEYEY
EE HADRAAWI
EE ARGAGIXISADU DISHAY
EE GACAN GACAN HEE
KUWASHAY
GACANKUDHIIGLAYASU
DILEEN EE GAMASH GAMASH
UU MEEL UU KABAXO WAAYEY
HADANA GARAADADUSOHADALQAADAY
INKASTOO HADALKA KURAFTAY
OO INTA KALEE MWWSHA KAHADASHAYBA
ISAGAA KIISU
ISKUMA OOL OOL
TOLOW MA KAGAABSI BAA
MA MUUSE AYIU KABAQAYAA
KOLAY ARGAGIXISADAS
MUUSE YIDHI SOOHADALQAAD
..ALLAHAYOW CAAFI
ODAYGII
WAY QATAAREENE
Ina shiixiri waxu ah jaajus ma ahaan daar wiish so baaro
DuuLaanka muuee AALLAH a ha jeebiyo wa xaq daro
Idinma rabno. UF
Hayaso taariikhadaada oo ku hayaso meeshaada dagana tahaya lakiin anigu kuma racayo iguman daladanasida jale
25/0823 waxbaa baa lahaa iga yaacey 😅😂😂😂
Argaaxisada snm dhishay somaaha
Caacle
IDINKAA ISKU DIRI JIRAY DHULBAHANTE
Waar askartan hadalka xun ilaahay wadanka baday
Kkkkkkkkkkkkmidgaan adiga maahaa waana lagufahmey
Kan waa isku dhaxdaatay garaada kuma rabaan.
Buuuhoodle waad udhuuumaneysaa waa adigii kalshaale iyo buuuhoodle salaada subax soo weeraray
Garaadadayada afka la gal nacladbaa kugu taalo allah haku cadaabo kashinaw
Stupid Leaders. They got their money and when some thing happens, they are gone with families.
Please no war. It is the worst case. Find a peaceful way.
Ina kaahinow caruur u sheekan.maysid,adigu maxaad u qaxday 1988 waxaad diiday ayan diidnay orod qobeesao ibnu xaaran baad tahay
Hhhhhhhhh muxu la xoqanayaa dee beenta uu baadhbaadhayo qorilugud adiga isku diray hadana garaad abdirisaq bs heshisisey garadka aden axmed kulaha hada isku dir buu isleeyahay war axmed garaad waa mid iyo dhaman dhulbahante csntatabyohow
Adeer dadka guryahoda udhaafa
Wan idin jecelnahay sasana idiin dilayna War mahee
Asc
Mashaa Allaah ciidanka qaran Somaliland Guul guul
Walaahi dad miir qaba ma nihin. Maxaa keenaya qaxa, ninbaa ku yidhi gurigayga iiga bax waanad diidan tahay. Walee aakhiro ayaa lagu sugayaa Ina Kaahinow, kaamana dheera.
Wax guriyi ma jiro aduunku xuduudi ingirisku dhigey buu ku dhaqmaya ila amerika asia afrika somaliland xuduudaheeda wey sugaysa cidii aan dooneyni way ka guuri karta waayo dhul ma socde dadka socda
@@rahmaahmed1836
Okay haddii aad aaminsan tahay in dad guuro, goorma ayaynu ka guuraynaa Hargeysa oo ay Oromadu usoo socoto?
Ingiriiskan aynu ku walanay xuduudiisa, Ingiriisku taariikh ahaan wuxuu ka tagay Soomaalilaan iyadoo maabka Soomaaliya ku jirta.
Haddii aad been moodayso orod oo Qaramada midoobay waydii maabka ay hayaan.
@@rahmaahmed1836 Hooyo waad iska riyoonaysaa. Cid guuraysaa ma jirtee intaada dhulka iimaanso.
@@Redspittingcobra oromo iyo somaliland wax ka dhexeeya iska yar xuduuda somaliland waxaynu hada ka doodeyno maaha dala ma guure dadba guura wixii iku qanci waaya somaliland halkey rabaan bay tegayaan
@@maryanmohamed7400 dhulkeyga waan haysta waana imaan sanahay lkn wixii imaan lahayni hayska tagaan kuwaasa riyoonaye
War beenta iska dhaaf madaxweyne soomaaliland miyaa dhulbahante
Hadal tiro kkkkk
MUJAAHID MAXAMED KAHIN AXMAD GEESI AQOONTII ABUBAKAR SIDIIQ ULEH BULSHADIISA SOMALILAND IYO SOMALIYA GUUD AHAN MAXAMED KAHIN DICTINERY GA SOMALILAND NATIONAL LAIBARERY CAJIIB
Taako ka mid ah Somaliland in AMISOM la keeno marnaba ogolaan mayno yeeli mayno Laakiinse dad uurka ka buka baa doonaya inay keenaan Laascaanood
Snm argagixiso samaha oday baaqdayoow hadalkiisa ma istaahilo in la dhagaysto
Madadka maydkoodu daadsanaa baa nabad haystay !!? Miskiin adigaa nabad haystay ee laascaano nabad mahaystaann!?
SNM calacal ay ku danbeeysay
Fyu snm thugs
Kkkkkkkk saalo saale adeer faata dhugta iska iloow reer SSC Khaatumo State Soomaalidiid ma aha maleeshiya beeleedka kala baxa hadii kale nusqiyaama dhici kolayba way bixi from GK
Mujrim aan aaminsanayn somaliland lawada Lee yahay he is a big stooge of korandhaqle
Isaaqu sawkii siidadanaa
Beenaale..
😂😂😂😂🤣😂
Guuuuuuuuuuuuuul somaliland
GUULDARO SNM QUUSO QUUSO