Waa saraakiisha oo diidanayd bedelaada Ina Mire Raga jidgooyada lagu eedeeyey waa saraakiisha galbeedka ee la xidhay oo Dhegaweyne iyo Cabdillaahi Askar ka midka ahaayeen oo ay Ina Mire iyo Gambayare Xulafo ahaayeen
Waxaasoo dhan wuu ka jawaabay , miyaanad dhegeysan. Keliya waxa qalad ahayd oo aan cidina ogayn inuu Siilaanyo yidhaahdo wakhtiga sidaa u xumaa yaan Ina Mire xil loo dhiibin. Waa cuqdad xun waayo xilba wakhtigaa looma fadhiyin, waana qalad Siilaanyo sameeyey wax ku kalifayba
Waar meeshan ama reboot aan Ku qabano ama meesha wax caadiya noo soo dhiga Malin walba sidaan idiin eegaynay ayay indhuhu nadaalen idinku na waad nagu ciyaraysan
Kadaa mujaahidka aflagaadada soo kan taariikhda si wanaagsan usheegayaa warqada siilaanyo soo qorey ee ina Mire kusocotay taas uunbaa hubin balse saraakiisha kale hawlgalinta ahayd si saxa ayuu usheegay Jaamac cali cilmi xogyaha difaaca Axmed mire aaga bari dhagawayne Aaga galbeed maxed kahin iyo xasan yoonis oo abuundalayaasha ahaa iyo sarkaaishii kale lasocotayba
Nacdali kugu dhacday Kolay garac ba tahe! Isaaq isku mid bu aha wakhtiga Axmed mire odey Habarjeclo dadka kabi jiray aya daweeyay bu ku yidhi oo itoobiya kala baqay
Cabdi risaaq halgamaa dhaba isaga iyo wariyuuba
Halgamaa Abdirisaaq Gambayare waan salaamayaa.
Ahmed mire mohamed nuux true living legend
Shaw ragii burco galay iyo saraakiishiiba habar jeclay ahaayeen iyo dr diina ❤
Ninka Burco ka galay ma Ina Xaashibaa? Maxaad noogu sheegi wayday?
horaan udawanaye wax kale mahaysa
Xog weyn buu iftiimiyey ruugcadaagu
Maxaad kasoo celcelinaysaa dee qaybta kale soo gali ama nagadaa waxa sxp
❤❤❤❤❤
PART 7
SOO GALI SXB
Vivva Gamayare nin culus.
Sababtii Jidgooyaha iyo cidii u gashey.waa lashega une Suaasha ninka weydii dee. siilaanyo iyo sababta xabada loogu ridey Noo sheeg faahfaahin 7:15
Waa saraakiisha oo diidanayd bedelaada Ina Mire
Raga jidgooyada lagu eedeeyey waa saraakiisha galbeedka ee la xidhay oo Dhegaweyne iyo Cabdillaahi Askar ka midka ahaayeen oo ay Ina Mire iyo Gambayare Xulafo ahaayeen
WaA maxay xaafadan keliye iska wada
maxa cusub intan horaan u daawadee.
mayday qabyii 7aad.
intani waa intii hore.
Waaar barnaamijka caadi meesha usooo dhiga waxay 10 kan minutes kolba pasooo dhigayaaaa
Waar waxan caadi usoo dhiga ama nagadaaya bila ixtiraam bad tihiin
In badan ayuu khalday ilaa tii buuraha iyo taa uu iminka wado siilaanyo saraakiisa way isku ogaaayeen gelida dalka
Maya, waa taariikh dambe oo la sameeyey , marka hore wuu saxeexay soo guurida ee Saraakiishaa ku diiday, markaas buu gelida saxeexay
@WARIYE ABDI NAASIROW
TAXANAHAN FADLAN HAKA ILAAWI QAYBAHA,,1,2,3,4,5,6,7,8
INAAD U SAMEESID SI AY NOOGU FUDUDAATO INAANU LASOCONO
Views hadad rabtan dhashta so dhigta hadi kale sidan isku dhama bila calayk
ninka waxa soo taariikhda u so mary somaliland ayaa manta somalia joooga kkkk
Muuse bixi afkuu ka dhawrayaa
Mujaahid ka gacantu gormay ka goday
Mujaahidkan ma dagaaladii bay gacantu ku go'day?
Wariye saaka maxaa iskuyara qasan?
Waxad moodaa inuu halgamaa abdirisaaq uu wax yara dulmaraayo oo aanu faah faahin, siiba labadan qodob.
1.Siilaanyo waxa xabada loogu
Riday iyo cida kuriday.
2. Axmed mirre waxaa Siilaano
Uyidhi yaan xil loodhiibin.
Waxaasoo dhan wuu ka jawaabay , miyaanad dhegeysan. Keliya waxa qalad ahayd oo aan cidina ogayn inuu Siilaanyo yidhaahdo wakhtiga sidaa u xumaa yaan Ina Mire xil loo dhiibin. Waa cuqdad xun waayo xilba wakhtigaa looma fadhiyin, waana qalad Siilaanyo sameeyey wax ku kalifayba
Sxb q7aad maaha hhhh dib isugu noqo
Waar manta ba dagaalama wili xududkii cidi may gadhin ninka haalkaa gaadha baa mujaahid wase baan u aqaan
NO MORE WEREYSIGA HA KU CELCELINA
Waar meeshan ama reboot aan Ku qabano ama meesha wax caadiya noo soo dhiga Malin walba sidaan idiin eegaynay ayay indhuhu nadaalen idinku na waad nagu ciyaraysan
Hhhh
Taariikh xume
Mujaahid asal ah, weliba Gambayare waa nin niyad wanaagsan bahashana aan reeraynaynin
Beenaale
Ciyaalka faqashtu markay warkaa maqlaan way dhuusaan bes!
Beenaale faata bakh ood weyne lagu wasi jirey
Kadaa mujaahidka aflagaadada soo kan taariikhda si wanaagsan usheegayaa warqada siilaanyo soo qorey ee ina Mire kusocotay taas uunbaa hubin balse saraakiisha kale hawlgalinta ahayd si saxa ayuu usheegay Jaamac cali cilmi xogyaha difaaca Axmed mire aaga bari dhagawayne Aaga galbeed maxed kahin iyo xasan yoonis oo abuundalayaasha ahaa iyo sarkaaishii kale lasocotayba
Xita hadaad hadalkiisa diidsan tahay cayda istaas la'eegi odayga ma qabato dadkan CBA TV la socda oo cid kastaba leh ma istahilaan hadalka qaarki. Ogow: aniga maanta iigu horaysa CBA TV, odaygana isku reer ma nihin mana aqaano.
Nacdali kugu dhacday Kolay garac ba tahe! Isaaq isku mid bu aha wakhtiga Axmed mire odey Habarjeclo dadka kabi jiray aya daweeyay bu ku yidhi oo itoobiya kala baqay
Waa ciyaalkii faqashta waa dhuuso uun waxa ka timid
Beenaale