MAALINTA 1AAD RAMADAAN ROUTINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 523

  • @layaanamhmoud6904
    @layaanamhmoud6904 3 года назад +48

    Amiira msha allh naag karti le alle hku xfido wlhi qof ilmo yar haysta hdana afur smaynaa wa dhib wn dreemi kraa lkn kartidii iyo tacabkii hooyada ayaad muujisay Naag adag

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 3 года назад +51

    You're lucky you stay close to your sis after marriage you can see each other anytime 😊 that's so nice

    • @ameeramohamed4483
      @ameeramohamed4483 3 года назад +1

      Say MashaAllah siz macan

    • @amalabdullaahi4048
      @amalabdullaahi4048 3 года назад

      Haye

    • @mohamedamiin386
      @mohamedamiin386 Год назад

      AmiiraadeFereadewakobaryawaxaeesokhoryaadewakojeeclahayeesokhormohamedalafeeyoolwomalinkedebwaxaimanamaliisheeyaimaanahadaaniwaxajoogaasoomli❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

    • @mohamedamiin386
      @mohamedamiin386 Год назад

      ❤❤❤

  • @shamsamahamed5482
    @shamsamahamed5482 3 года назад +194

    Dadka dislike video sarayi la ybani hooyo Soomaaliyeed cunug yer heysato qof u qabto laheyn wlhi amiri qof adag tahey m.a

  • @fardowsomumin4317
    @fardowsomumin4317 3 года назад +111

    Asc ramadan mubarak isoducy 6sano la iqba in ilahy awlad isiyo mahdsantihin 😭😭😭🙏🙏🙏

  • @ceentecade8377
    @ceentecade8377 3 года назад +7

    ماشاء الله اللهم بلغنا رمضان ورمضان مبارك

  • @fahiimoo
    @fahiimoo 3 года назад +8

    Amira haloo kala kiciyo 300k sida ugu dhakhsa badan aan ku dhiiri galino walaasheen qurux..amira ramadan kariim abayo.

  • @hadiyahali5441
    @hadiyahali5441 3 года назад +6

    Guri Somali Uunsi iyo Caraf ugu tag mashaa Allah

  • @fardowsaabdullahi4285
    @fardowsaabdullahi4285 3 года назад +1

    Mansha Allah qaali dumar congratulations in advance for nearing 200k wishing you more in sha Allah

  • @cabdimaclow3495
    @cabdimaclow3495 3 года назад +36

    Maskiin cunuga qof ku haaya kugu fiicned 👏👏waa dadaashay

  • @ayaanaliisa9241
    @ayaanaliisa9241 3 года назад +45

    Makiinadan somalia way dhoban tahy wan kunasanay walhi awal basasha rafaadan kuqabnay 🤩

    • @niimamekuparts5328
      @niimamekuparts5328 3 года назад

      Halke ka helaa abayo isheg please

    • @samaaraa225
      @samaaraa225 3 года назад

      @@niimamekuparts5328 abyo bakaaro ayee taalaa muqdisho hadaa jogtid

    • @Mariam-hk4ot
      @Mariam-hk4ot 3 года назад

      Ha beenta mahn we buuxda

  • @nimraazdgg5345
    @nimraazdgg5345 3 года назад +52

    Mashllh ado cunug yar heysto hadana afur sameyneysid dhibwaye wllhi ilmha ilhy hano dhaafo

  • @sihamsalah6316
    @sihamsalah6316 3 года назад +13

    Abayo sogali sambuska iyo folyaha noso gali thank you queen Amera qurux we love you .

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 3 года назад +20

    Amiro iyo adna iyo ciyalka allah ha Idiin xafido dhaman tiin

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 года назад +16

    Somalia kuleel noosoo duceeya inaa ale roob nasiiyo🤲🤲😥yaarabi roob qeer qabo

  • @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099
    @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099 3 года назад +6

    Ramadan kar33m xppti gcntada ilhy hku barkeyo Aziim yare mac isi Amiira qurux

  • @abdulahiyare7236
    @abdulahiyare7236 3 года назад +1

    Mashallah waaye

  • @maryanaden3748
    @maryanaden3748 3 года назад +5

    Amira quruhey ramadhan karim abyo mcnto inshllah bbe azim allahi hakubarakeyo I.a kii tatkisa iyo talkisa anfaco allahi hakadigo I.a🤲🤲😰😰😰😰💖

  • @ayuushsalah5210
    @ayuushsalah5210 3 года назад +12

    Amiira qurux Qalbi Wanaag رمضان كريم GaariYeey❤😘

  • @haajiracream5492
    @haajiracream5492 3 года назад +23

    Manash alha amira afura wanagasana amira qurxu dhemana lula qalajo qoro dhera😘❤ilhaya canoga ha ku dhafo abayo

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 года назад +4

    Wow beautiful Family masha Allah

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 3 года назад +1

    masha Allah amiira qurux thanks xabibti albi 😘😘😘🥰❤❤🇸🇴🥰🥰

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 3 года назад +21

    Masha allh qurux manta dhan sigayay routineka 🥰🥰👍 👍amiira sorry maxaa nodhahe marku asiim hadlo ani waanba jeclahay ilamaha hadaaqoda marka xppti sorry mardanbe hana dhihin yaah amiira cadey🥰🥰🥰

  • @qalbisaafi7792
    @qalbisaafi7792 3 года назад +9

    Amiira qurux love u xbbti ilahay haku xafido adiga iyo azim yare❤❤❤♥️♥️♥️

  • @shukrisaid2721
    @shukrisaid2721 3 года назад

    Masha Allah

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845 3 года назад +31

    Amiira marka dhaheysay hada halkan sogarto wadulqad badanthy ani vidioga kama caajiso wan dhamesta le😅🥰

  • @maidaali6275
    @maidaali6275 3 года назад +29

    Wxn ahy qofka ugu horeya like saar ahy Ramadan kream

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 3 года назад +2

    Masha Allah Afur wanagasan Anaga hda salaad tarawix iyo cisho so tukanay Alxmdulilillah Ramadan Kareem 🌙⭐🌺🥰🥰

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 3 года назад +5

    Mashlah ramadan Mubarak 🌙 qurbaha umul ma taalo Aniga 4 bari umul ahay Alhamdlillah wax walbo anaa qabsanoyo ilmo kaloo yaryar baa ii joogo afur sameys wlahi qurbo hool adag baa taalo

  • @haawasharaf4822
    @haawasharaf4822 3 года назад +4

    Ramadan kareem ramadanka qeerkisa alaha nasiyo aaamin

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 года назад +6

    Mashallah xabibti Ramadan mubarak ☪️🥰

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 года назад +103

    Hadaad maanta dar ilaahy usoomanayd wll dar ilaahay subscribe igu sar -1k wax yarbaa iga dhiman idhamestir wll mcn soonka ilaahay hakaa aqbalo 💞🌙🙏

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 3 года назад +1

      8 bilood uura ayn leyahy wlhi Wana somanahay alhamdulillah 19:57 ayn somanahay

    • @fardowsomumin4317
      @fardowsomumin4317 3 года назад +2

      @@amiramoha7053 ihy hakufidudeyo fosha abyo Ana isoducya in ilahy isiyo awlad 🙏🙏

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 3 года назад +1

      @@fardowsomumin4317 ameeen Wllo Allah ha ku siiyo Caruur bariyaala aad ku faraxdo Insha Allah

    • @fardowsomumin4317
      @fardowsomumin4317 3 года назад +1

      @@amiramoha7053 amin amin abyo

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 года назад +6

    Amiira qurux masha alaah adi iyo magacada wad isleedihiin🥰🥰🥰

  • @halimaabdulla6790
    @halimaabdulla6790 3 года назад

    Mashallah

  • @amiramoha7053
    @amiramoha7053 3 года назад +5

    Ramadan mubarak aya haboon In la dhaho Wayo Allah aya Karim ah cafimad ku afura Amira Iyo Adna 🥰🥰🥰

  • @aaminaibraahim1678
    @aaminaibraahim1678 3 года назад

    MashaAllah MashaAllah

  • @foossharif5320
    @foossharif5320 3 года назад

    Maasha allah tabarakallah

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 3 года назад +2

    Masha Allah Ramadan Mubarak ❤

  • @AMIN-wp2tb
    @AMIN-wp2tb 3 года назад +16

    Amiiro Dunida Farxad kunolow abayo

  • @iqrahussien7292
    @iqrahussien7292 3 года назад

    Maasha allah Beautiful Afur

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 3 года назад +4

    Masha alah amira wa dadashay nunaha ilahay haku koriyo abayo Ramadan mubarak

  • @samsamyusuf6610
    @samsamyusuf6610 3 года назад

    Masha allah Adna

  • @ayaandhowrsanofficial4314
    @ayaandhowrsanofficial4314 3 года назад +22

    Aniga rer kismaio ahay moos bakeni waan ku afurna aadbana lo jecel yahay rer xmr kaliya ma aha waa la isla yaqaan amiiroy🤣🤣

    • @sofianoor4776
      @sofianoor4776 3 года назад +1

      Sidokale reer kismayo wa yaqanan😂🔥

  • @ruminahmed1126
    @ruminahmed1126 3 года назад

    Allahuma barik 😍

  • @aniitachannel6108
    @aniitachannel6108 3 года назад +4

    Amiira sanbuuska iyo foliyada hal mar kaligeda inoso gali abyo inaan kaa faaidno rabaa marwalab sidan hadad noguso galiso wax badan ayaan ka faaiidenaa🥰🥰🥰

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 года назад +12

    Amrira quruxey adna wehelka iyo walaal tinimadaas miyaad kala tegi lahayd bagay hooyo kuu joojisay

  • @munasharifahmed5998
    @munasharifahmed5998 3 года назад +1

    Masha allha

  • @salmiilyaas7133
    @salmiilyaas7133 3 года назад +4

    Masha allah bilaa stress halkaa kahay huuno

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 3 года назад

    Masha allah

  • @hodanibrahim6457
    @hodanibrahim6457 3 года назад

    Maashallah tabarakalah

  • @Missperthchannel
    @Missperthchannel 3 года назад

    Ma sha allah

  • @qisahchanel6485
    @qisahchanel6485 3 года назад +6

    Amiira abayo hooyada sadax mar ayay ka xaq badantahay waana sababtaas abayo ilmaha marksy yaryihin aad ayay u dhibbadanyihin ciidan malaaigeed allaha ku soo diro waan dareemi karaa hooyo kaligeed ah guuleeso abyo azaamna soo kor habo qaali❤❤❤

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 3 года назад

    Masha allaah amiin yaa alllaaah

  • @Ennitex
    @Ennitex 3 года назад

    Maash allah beautiful

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 3 года назад +21

    Plz adna ilmahaga bar in aaay habaryar dhahan ama hooyo amiiro qurux way mar kaste waxaan arka iyagoo magaceeda ugu wacaye xbbti qalad hai fahmin oky

    • @zuexsiman7009
      @zuexsiman7009 3 года назад +2

      maadama ee isku guri ayku koreen wllo caml iny iskuyihiin okle by u arkayn maafii mushkilah

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 3 года назад +1

    reer kismaayo xiita aad baaye uu cunaan bocor iyo batatiimacaan i love it

  • @fatumamohamed3575
    @fatumamohamed3575 3 года назад +4

    Mashallah Hooyo mcn wax lamid ah miya jira abyoo Allah kubarakeyo willkadaa inshaalh

  • @ibrahimmohamed4477
    @ibrahimmohamed4477 3 года назад

    Asc, Ramadan mubaarak Adno quruxey waxan ku rajeynaa farxad waarta cafimaad iyo guul 💚💓🌷🌺💞🙌❣️💞

  • @umuaniizacollections7020
    @umuaniizacollections7020 3 года назад +26

    dhaman walaaladey isoduceya bishan barakeysan inteysan dhaman inu alle awlaad baariyal ah igu arzaaqo isoduceya🙏

    • @shukriali264
      @shukriali264 3 года назад

      Allaha nagu wada arzaqo sis

    • @iskaadag994
      @iskaadag994 3 года назад

      Allah Ku siiya kuwa qeyr qaba

    • @ruweidahmahmett2680
      @ruweidahmahmett2680 3 года назад

      Illaaaaah ha ku siiyo owlaad baaari ah🤲

    • @caashocuud9105
      @caashocuud9105 3 года назад

      Amiin allha kusiiyo abyo ana isoduceya alle inu mataano isiiyo

    • @ubaxinaahmed2153
      @ubaxinaahmed2153 3 года назад

      Awlalad bariyal ah Allah kusiyo walashey qali bi idnilah

  • @yurubadan2880
    @yurubadan2880 3 года назад +1

    Mashaallah

  • @queenqurux2267
    @queenqurux2267 3 года назад +3

    Masha Allah 💋

  • @caishoali5568
    @caishoali5568 3 года назад +4

    Mash aallh Ramdan Mubaraka amiro qurax❤❤❤❤❤👑👑👑💋💋

  • @hakiimaaxmed7572
    @hakiimaaxmed7572 3 года назад +2

    Masha allah amira wa dadaashay RAMADAAN MUBARAK

  • @ummunadia4491
    @ummunadia4491 3 года назад

    Masha Allah xbti amiira gabar karti leh ayaad tahy isha xaasidka alle haka qabto

  • @HiboAli935
    @HiboAli935 3 года назад

    Masha Allah ramdaan mubarik

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 3 года назад +1

    Ramadan mubarak walashey mcn amiira Qurux 🥰😘😘😘💎

  • @mumtaazabdigacal9200
    @mumtaazabdigacal9200 3 года назад +1

    Abyo anuu xamar joogo ayaan isticmaale makeenkaan ramadankii hore

  • @khadrahassan7410
    @khadrahassan7410 3 года назад +1

    Amiira qurx horay u soco abyo

  • @xanaanahmed5147
    @xanaanahmed5147 3 года назад +1

    Mnsh allh abayo qali wan kahelye sida qurux aad badan ee udiyaariseye mnsh allh rabdan mubarig abayo amiira qurux

  • @bintuyoussouf1435
    @bintuyoussouf1435 3 года назад +1

    Beautiful décoration

  • @leiladagane4086
    @leiladagane4086 3 года назад

    Asc amiiro thanks abayo waad ii fududeyse makiinadan wey ii tasha lkn ismadeheynin qudaarta wey shiideysaa. Masha Allah thanks again

  • @ruminahmed1126
    @ruminahmed1126 3 года назад

    Masha Allah Allah kubarakeyo intan hesan Allah siyo 😍❤️

  • @ridwaanmohamedridwaan2340
    @ridwaanmohamedridwaan2340 3 года назад

    Amiin yarabi rabiyoow noodaaa awladeenaa

  • @zamzamuofficial5935
    @zamzamuofficial5935 3 года назад +3

    Fast to view manshallah amira qurux keep going abyo macan💖💖💖

  • @aliaali1780
    @aliaali1780 3 года назад +6

    Bari oo Arbacaa inta soonka Ubilaamanaaayo 👆

    • @najmanashaad3174
      @najmanashaad3174 3 года назад

      Pizinka xir ma thy

    • @saharasimanyartajogadheer4873
      @saharasimanyartajogadheer4873 3 года назад +3

      Canjeero cunow leed iska rabteen moye manta wey cadeed inay soon tahay malin baa laydiinku leyahay

    • @aliaali1780
      @aliaali1780 3 года назад

      @@saharasimanyartajogadheer4873 abyo waxaa fiican Arag inaad Ku soonto Aragna Ku Afurto Masha allah Bishiina Indhahayga Ayaan Ku Arkay daqiiqado yar ayay cirka saardeen 2 haday tahay waxaa loo baahnaa inay 1saac dhacdo alx waxaa ah inaan qof wuxuu dhahay aan ku soomin 29haday ku dhalan wayso 30buuxa ayaan usoomaa Cidna Amar ogama Baahni Warkayga Maku Dhacay Su'aal Aan ku waydiiyo
      Bisha Indhahaaga miyaad ku Aragtay iiga jawaab? Anigu Indhahayga Ayaan Ku Arkee

    • @saharasimanyartajogadheer4873
      @saharasimanyartajogadheer4873 3 года назад +2

      @@aliaali1780 🤣hada mawaxad iledahay waxad intaso sano so soontay wa buug xbbti lasiim ma ahan inad adigu bisha aragto dadba inaga cilmi badan culimana no ah iyaga Kuma kalsonid miya tan kale taan manta hadi laga hadlo bisha islamka manta miyeysan koow ahayn mise dad qaar bay 31 ogu dhamanaysay

    • @aliaali1780
      @aliaali1780 3 года назад

      @@saharasimanyartajogadheer4873 Muhiimadu waa inaan indhahayga ku arkay
      Waxad soontay la iwaydiin maayo
      Waxan soomayna adi lagu waydiin maya

  • @cabdikariin8713
    @cabdikariin8713 3 года назад +1

    Maan sha Allah abaayo mcn amiiro qurux Allah haku xafido abaayo mcn noolaw sister ♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🤔😎

  • @najaxcabdiraxman5832
    @najaxcabdiraxman5832 3 года назад +34

    Waligeey ma arag muus la karinyo bal iga dab geeya from hargesa 🥰

    • @nolashawaasamir9849
      @nolashawaasamir9849 3 года назад

      Maayaalo aniga kawayay muusskaan ramadaanka aaduu ufiicanyahay

    • @nolashawaasamir9849
      @nolashawaasamir9849 3 года назад

      Xamara kadirsanayaa sikale malahan inshallah adkeysi ayuu leyahay xitaa

    • @safiahassan3903
      @safiahassan3903 3 года назад +1

      Moos bukeni aladhahaa came uyala

    • @nolashawaasamir9849
      @nolashawaasamir9849 3 года назад

      @@safiahassan3903 mafahmin abaayo

    • @malyuundaahir4827
      @malyuundaahir4827 3 года назад +1

      Muuskan wuxu yalaa koonfurta somlia qaxwada ama bunka ay lagu cabaa adna wu u mcnyhy

  • @Xaraaboshow3319
    @Xaraaboshow3319 3 года назад +20

    Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga!

  • @roodawaleed1934
    @roodawaleed1934 3 года назад

    masha allah😄😄😄😄🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 года назад +1

    MashaAllah TabaarakaAllah afur wanaagsan

  • @sahrocabdullaahi376
    @sahrocabdullaahi376 3 года назад +1

    Masha Allah Alle haku fududeyo wllhi wa dhibato anago gbdho ah o an ilmo hyn ayan guriga howshisa dhib ku qabnaa masha Allah qof karti leh thy ado canug hysto video dubaya afurna karinaya Allow ku xafid o kuu barakey canugaga🤲❤

  • @umunabiila8178
    @umunabiila8178 3 года назад

    Masha Allah tabarakallah Ramadan mubarak

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 3 года назад

    Msha Alla xbbti jasakalahu khyr
    Magaca makiinada iiso qor

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 3 года назад +3

    M.a Ramadan mubarak 🌙

  • @laylacabdi2015
    @laylacabdi2015 3 года назад +2

    Masha allah ilaahy gacantaada hakuu barakeeyo

  • @naanii1878
    @naanii1878 3 года назад +1

    Masha allh abayo illh ajar hakasiyo Hoyo Nune yar ujogo hadana afur sameysay misna noo soo dubty waan daremi karaa hol yar maha Mahad sanid Quween

  • @honmj6537
    @honmj6537 3 года назад +1

    Ramadan Kareem

  • @nacimomaxamuud288
    @nacimomaxamuud288 3 года назад

    Masha allaah

  • @munishmunishaa3098
    @munishmunishaa3098 3 года назад

    M.a amira cady farxad kunoladha adiga iyo baby Azim👩‍🍼❤🥰🥰illahey haku fududeyo Howsha I.a🥰🥰🥰❤

  • @rahmohassan5616
    @rahmohassan5616 3 года назад

    Masha Allah alle ku xafido apayo

  • @ArmanArman-ye2kf
    @ArmanArman-ye2kf 3 года назад +4

    Ramadan mubarak 🌙🌙🌙🌙

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 3 года назад

    Ramadan Mubarak 🌙

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 года назад +7

    Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subacribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 3 года назад

    maasha allh

  • @ilhanhassan7748
    @ilhanhassan7748 3 года назад

    Masha Allah nice Ramadan kareem ❤

  • @queenfaatma
    @queenfaatma 3 года назад

    Amiira qof adag baa tahay abaayo Maashaa'Allah horey usoco quruxsaneey.

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 3 года назад +2

    Moos bukeeni la,aan maba afuri karno hadaa nahay shiiqaaasha iyo reer xamarta♥️

  • @munobilanofficial7750
    @munobilanofficial7750 3 года назад

    Masha allaaah

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 3 года назад

    Masha allah horay u soco amiira

  • @queenali9475
    @queenali9475 3 года назад

    Mashalh allah ku barkeeyo abyo amira

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ 24 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤