“Ragii SNM dhibaatada la dhex joogay ayaa maantana Somaliland kala diray “. Mujaahid Dugulo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 18

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 месяцев назад +1

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland

  • @cabdalaismaaciil
    @cabdalaismaaciil 5 месяцев назад

    Mujaahid xasan cabdi.waa geesi soodagalamay 9xabdod ayaa lugqudha kagajirta noolow mujaahid

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 5 месяцев назад

    Xisbigani inuu xashiiyahay waxaad ku garanaysaa, waxa uu caayaa haldoorkii somaliland dhidibada utaagay, ee aan cayba loo quudhayn. Oo istaahila in madaxa laga dhunkado.❤❤🎉🎉 Ciidanka Qaranka guul.

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 5 месяцев назад

    Allaha barakeeyo waddani

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 5 месяцев назад

    Ilahaw na dhaafi muse dameeer

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 5 месяцев назад

      Markay wadani xamar ka rido ee walasha lagugu hor kufsado ayan ku waraysan dona

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 5 месяцев назад

    Dugulo maanta wuu cadho hadlay oo waxoogaa baa ka qaloocdee looma qabanayo inta badan baynu qaadanaynaa ee uu qaranimada ku qeexay

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 5 месяцев назад

    dhuuso xaar ka isku xeji waa said guul

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 5 месяцев назад

    warka snm inaga dhaafa somali land ma jirto isaaqnimada waa fig wax jira maaha

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 5 месяцев назад

    WAA II KOW MUJ. ISKUSHÈG MUJ. MAAGAYA

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 5 месяцев назад

    Waar Ciro SNM mu hayn marka Wadani waa faqash

  • @G.M820
    @G.M820 5 месяцев назад

    Midhkaasa biyo kama dhibcaan ah Ina Cabdi Dameer iyo Geenyo shaaximan iyo inta la midka ahi waxay ku suntan yihiin 25.08.2023 soyaal qoran weeye.😂😂

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 5 месяцев назад

    kuwani wax xun mooyee waxkale ma sheegaan miyaa? taariikhta xataa way diidayaan.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 месяцев назад

    Snm waa tii ku xorysay ee afwayne kudhaafisay waa Inaad udacaysaa mujaahidinta uducee kuwa nool iyo dhintay
    Wadani nacdir iyo canbayr mooyanee wxkle mahayan

  • @MawliidDayib755
    @MawliidDayib755 5 месяцев назад

    Isma dhaanto

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 5 месяцев назад

    Waxa uu ku ololeeyo ayuu garan waayey huwan ilaaa huwan faqadha ilaa fawasha nacalshaglak waar orod waxa ku hadal waar faqSha cidi doo mayso mee ciidankii qaranku qaar gacan libaax ilaa sool idinka laayey fataaaliin ilaafataaalin xamru taga waad fashilan teen

  • @axmedcabdi-kg6xe
    @axmedcabdi-kg6xe 5 месяцев назад

    Beenaale beenaale dhalay wadani baaqaaybiyay dadka

  • @JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5
    @JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5 5 месяцев назад

    Snm waxaad tihiin beenkunool maxamad siyaad hawiye ayaa saaray idinku waxba iskama celisaan anigaa burco joogay subaxdii ayaad burco soogashiin OO weliba rag reerihiina c/casiis ali bare oyeedha waanu baxaynaa yidhi xabad kamadhicin haryiciidanka oolaga baxay ayaad soo kaheen beenta joojiya iidoor