Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Iidle adigoo show qurux badan samen miyad naga labane cakuye ciil badanaa jiro joog idle we love wlhi sxb
Naag ayadana show Lee ka cararay naa ilmahaaga caano siiso hadaadba ilmo heysato
Iidle eegma kasoo hadhay inta ila aragta liketa isaar 😅😃ajakis wakuwata
Wasmo
ALLE wuxu ku siiyey 86,400 ilbiriqsi maanta. ma u isticmaashay mid ka mid ah inaa ku shukriso
Inta Ramadaanka jecel Like Isaar 💗💔💝💖💖👍👏👌👇👋👍
Maxamed cabdi muday. We were once teammates. He was always the perfect player. I am very proud to watch him every time. Brother go on.
The best video oo youtubers ay so duuban ani waxan dhihilaha Barbaarta iyo Maansan midooba taageero buuxa idiin ahay one love iidle yare legend
*Iidle* *yare* taageero weyn baan u ahay❤ midka *ajakis* ee dhahaana waaba *dhaadhaan* caadiya *istaqfurllh*
@Asha uud caashooy youtube dhacdhac aa usiiyay hppti😂 Ramadaan kareem❤
@@empiregirl5033 dadka dhanaa ku Tby ... *boqorka gambiska* maa qaraabo tihiin wlley
@@ahmetabtriciat9217 dadka waa wlleheey😍 boqorka gambiska daris bisaa nahay😂😂
Abahaa waxkale waaye wallhi iga qosliyay 😂😅🤣🤣😅😅😅😅😅😅
iiidle inta xiizeyza lita dhac iigu siii😂😂😂
Hhhhhhhhhh caawa dad Culus,ayaa meesha ka muuqdo🤣🤣😂😂😂👈 #Aabaha Qosalka iika dhameeyay
Aniga teyda hadan ka hadlo ajakis yre kan isku magacaawe kama helo wlhi qosol nah maba yaqaano 🙄 iidle yare iyo abahaa 👌
Sxbey ma ila aragtay
@Maahir Software caay maxaa u taqaana
@@kalsoonmedia243 wan isla aragney lol
Mahir kamahelo uumbay tiriyee ee ma ayadaa qofba caysay
Caashooy halayaabin isagoon waxba aqrin uumbuu kuu jawaabay taasina soomaali yeenu u nahay
Wlh dacad uquslay abaa kumalahoo idle sagotineynaa markan kudha maxaa qas ubilawday ajakis yare cadi malahan hdlka masugayo idaadi 2 baad miyaa somalay lake haila dhafina walalaheyga qaliga ah ilheey hana wafajiyo leylotu qadriga insha alh
Ramadan Mubarak Old Muslim And Team Bms
Wallahi iidle waa laga yaabshay eegmaa ka soo hadhay
🇸🇴🇸🇴🇸🇴salaaan sare abitiyashey iidle iyo muudeey iyo abahaa ajakis 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walee idle wax amusiyo hele😂😂🙏
Muudeey nin lawayay welcome back 😂 abaha roperto carloz oo duqobay le u egtahay
Naaji osman sxb wa ku slamey kkkkkk
@@libanahmed63 😂sxb ano online ba iso salamtay wan ka qaday youtupe ban ku dhax jira
Kkkkk hye sxb mcn
I watch this vedio only mudey reactions I am big fan man
me too my dhiiga
Xuriyo Abdi Haa wlhi aniga xitaa dartiis qosolkiisa leeba kaa sii qoslinaayo
Ajakis Yare wooow
Ajakis inu war badanyahy u fashilmay inta argty like dhac dhac ku siya
Ku raxeyso dhulkada hooyo ❤️❤️
Idle cabdulahi nuune allh kuxafido waxaa thy ruux bulshada aykufaanto safarkana sinabad allh kukusimo wllo
Thankz brother
Ajakas yare han ma Ajakis wayne ayaa dalay iga so jawaaba fadlan 👌👌
Iidle Wlhi dad aanaftii ukeenay showgii u u imaaday xataaah wuu iskaa daayay Dad aabahdileen heesaha lagadhintuu qaadaah kulaah hdaa abotadiin maaqadaysoh hduu asiqaadin AR dadkaanaah nin iidle legend waaye Mxaa ubahdilysaaan
🤣🤣🤣ar abahaa qosol ayuu iga dhameeyy kulahaa jajap qumanah sii jeedaa so jeda 🤣🤣☝️
mnsha allah wankahele ajakis yare wankugusodawena kenya lagumanaxiriyo cml🇰🇪❤
abahaa walaahi funny waaye cajiib waaye
Wiilka indhihiisa mxe ugu mashqulen & abahaa respect yarida mxa wye halcod hadu leyhy wa talentigisa e mad kuxushmesit /wax lama kala xogoye 🤪cariirsiga kla yree
Talents combined.....one love!😍
Was lookin for such comment
Waa Waalan yahay Ajakis Yare
Mawaalna eee talented mesha kumahyo
8:00 jajab qumane kulahaa. Funny waayye abahaa
😂😂😂😂 Ajakis yare heesaa maad nawati waaba ku fiicantahay
Inta dareentay inuu meesha iidaadi kamaqanyahay like igu qabta
Abaha jidka xaafadeeda iisheeg 😂😂😂😂😂😂😂
Muudey duco hadad rabtid sxpw ajakis yare hano kenin wa iga waano
Ma ila aragtay war boob uu qabaa waxna mahayo hal laxan uu mesha ku haya Iyo hadal micno laheen
Sxb walhi kulamidpan ahay wuxushegyo video waga bilowgisa walhi waan iskmotiyey walabalapo ciyal miyu nomodey ajkis wuxukunacuqaba walhi
😀ja qaa wu quu kullha mayee balaa baluuu😄
Idle fans like isara🤙
Ajakis yare Waa talent Comedy yaan Horay usoco abahaa ku adkeenta dhaaf ninkaan Waa hor usocod 😀🤚🏾
Ajakis yare yaa iska aamus dhaho AF urka shactarana wax kama ogee
Mediah kaliyah dadk jilyasha ah isku keena hormar wcn najib and mudey❣
Hhhh kulahaa adigan oo garkiisa wax oodkac lagu firdhiyay🤣🤣🤣
Inuu waalan yahay inta ila aragtay ajakis yare like
Team barbarta ma idinka helaH team keyow 500 quf suscribe izartaH love you all guys😍😍😍
Wllhi waxbadan ayuu iidle dadka dhibco ka qatay lkn cawa isaga aya firis le ku dhamaystay 😁😂 @iidle kaftan waye boy
Iga badiyay Ajakis yare
Iidle muqdisho wad Kala kicisay ee inted uga socota
#nasro cusmaan ilaahow yaan qoraal xumo lagu ciqaabin
Abahaa funy waaye ileen horay uma ogeen haduu iga qanciyay
Ajakis yare iyo iidle yare laisku keenay maxa kadhici doono bal 😂😂
IDLE.WAA.YAABSANYAHAYE UGAADHE BUU LAKULMAYE 😋
@@mammalile1492 hhhh haaa
Hhhh Aabaha dhib bdnaaa Xurbinaa u.egthy kulahaaaaa 😀🤣😂
😂😂😂😂😂 aabahaa walhi waa Taageeraaa sxbow Lkn isaga maxaa waaye Dooro biyo ku dhacday ayaa loo eegyahay 😂😂😂😂
inta ajakis yare taageerto like ta iku qabta
inta ila og iidle yre io dalmar yre in Eida show muqdisho ku qaban raben oo showga baaqde iidle like ku sagootiya👎🚶♂️🕴
Iidle wuu naxsanyhy mxaa yeelay qarax ayuu ka naxsanyhy iidle cabzi ka mooqdo
Horta mudeey baa ku heeysta, xaas maa leyahayey? Mudeey waan ku salamay 😘
Ajakis yare funny wye
Waxan kuheystaa qosolka muudey bisinka masha alah tabaraka lahu
Iidle YarE RaG baa HeLaY wLHI Wuu isKa AaMusaY🤣🤣🤣
Abaha mash Allah codkaga aan kahelay sxb
Ani ninka abaha wan tagera lakin marki aan safar mugdisho ku tagay nasiib u ma yeelan inaan arko
Abaha wlh Wa nin heybad ilaahey usiyay Masha allh majajilistinimada
HADAA SOOMANTHY LIKE DHAC SII
Meeshaan heesihii qadar keyow ku gacan galeen wlhi 🤩🤩
Waa idin salaamay sidaad udhamtihin khaasatan waxaa salaamayaa idle yare
zo dhawoow wll iidle xiiz u and apahaah nin aan tageero u ahay jirooh joog
Kkkkkkkkkk ajikis yare caadi mahaan
Xamarey xaaladaada badan wlhi mexee dad waalan heysaa xamar 😂
Iskuma jeedo walba xamar afka.ha kusotgo ogow xamar bismajogn dadkana mawalna
Ajis yare inta sa naftay like isaara si looo arko moday sxb ninkan ha noo keenin wlhu hadii aaad duco rabto
Ajakiz inu dhawac yahy Hada argty like sar☝️☝️
Masha allah madaxweynaheena ilahay hanoo hafido
hhhhh ninka walan iga dheh ajkis yare
Ninkan ajakis la dhahaayo waa iga yaabiyay waa la heeesa u maqly suu afka iska furty mda kle dad inu ka qoslin karo heybad umalahn xogsi waye wixisa😂😂
Wlhi waad sheegtay xoogsato waye😂😂🤣
Hhhhhhhhhhhh ucamira sxb
Wlhi fuuny cawa saa u qosle abahaa nin nool iyo ajakis fiqde iga dhameyen wlhi iidle welcome back to isliii
aamish Dahir hhhhhh
Ninkaas ajakis yare ladhaho waanba dhibsadaa hadaladiisa aan xadka laheeen muude walaaloow ninkaan cml hanoo so fadhiisinin meeshaan hadaan tagero naga rabtid plz🤣🤣🤣🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
wlh mashaalah
Iidli wayabey wlhi ciyal walen lokeeney 😂
Bukitiin heesayo 😂😂😂😂
iidle wuw yabanyahay inta ila aragty like🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ajakis yare waba iska dhex arkay dhadhan ma jirin asi ka hoor
Kan ajakis yare la dhahayo waxow yahay maleh qandho indho toosh leh naga amus dadna maka qosli kartit abahaa hore u soco
Inta horoo dhan iidle aamusnaantiisa ma ka heshay
Wlh farxad socota tihin halkas ka si wada howsha heysan wllyal😘😘😘💋💋🌹🌹🌹
Ajakis yare nasiib xumadiisa &codka Alle siiyay ismalahanasaga lee in ladhagestuu rabaa hadal bilaa dhadhan ah 🏃🏃
Inu naka aqbalo laylatul qadarka cawa hala duceysto plz subscribe isara
Fooffuj
reer barbarta media sxb channel kayga boqda kadaawo axaadis muxaadiroyin
abahaa waa nin adag runtii waana tageera
Ajakis yare waan ku aamin sanahy pro keep going
Kkkkkk ajakis yare u made my night
Shaadiyo aaway caawa
Bukudiin hesoyo miyaa? Yaa waaye kulahaaa ajakis yare hhhhhhh hhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhh wlh qosolku iga dhameeyay abahaa
Xurbin mishaari Laga bixiyay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkiii
🤣🤣🤣🤣keep going abahaa nina logali karin
ajakis Yare caadi mahan funny runtii hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh
Hesahaga dhan jingului dhangaluu bujitiin hesoyo ar ha nagu hesin kulahaaa abahaaa libaaax
Inta igu raacdy ABAHAA cod ayuu leeyhy
👍👍👍👍👍
Ajakis bukutiin heesoya hahahahaha
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnnnn
Kkkkkk aabahaa ayaaba qosol igu dile wax walan
Abahaa wuu baabi’iyay Ajakis yare 😂😂
abaha kulaha kan Nairobi wa xiree hhhhh wlh qoslay
Idle wayabay shib kasohartay
Iidle adigoo show qurux badan samen miyad naga labane cakuye ciil badanaa jiro joog idle we love wlhi sxb
Naag ayadana show Lee ka cararay naa ilmahaaga caano siiso hadaadba ilmo heysato
Iidle eegma kasoo hadhay inta ila aragta liketa isaar 😅😃ajakis wakuwata
Wasmo
ALLE wuxu ku siiyey 86,400 ilbiriqsi maanta. ma u isticmaashay mid ka mid ah inaa ku shukriso
Inta Ramadaanka jecel
Like Isaar 💗💔💝💖💖👍👏👌👇👋👍
Maxamed cabdi muday. We were once teammates. He was always the perfect player. I am very proud to watch him every time. Brother go on.
The best video oo youtubers ay so duuban ani waxan dhihilaha Barbaarta iyo Maansan midooba taageero buuxa idiin ahay one love iidle yare legend
*Iidle* *yare* taageero weyn baan u ahay❤ midka *ajakis* ee dhahaana waaba *dhaadhaan* caadiya *istaqfurllh*
@Asha uud caashooy youtube dhacdhac aa usiiyay hppti😂 Ramadaan kareem❤
@@empiregirl5033 dadka dhanaa ku Tby ... *boqorka gambiska* maa qaraabo tihiin wlley
@@ahmetabtriciat9217 dadka waa wlleheey😍 boqorka gambiska daris bisaa nahay😂😂
Abahaa waxkale waaye wallhi iga qosliyay 😂😅🤣🤣😅😅😅😅😅😅
iiidle inta xiizeyza lita dhac iigu siii😂😂😂
Hhhhhhhhhh caawa dad Culus,ayaa meesha ka muuqdo🤣🤣😂😂😂👈
#Aabaha Qosalka iika dhameeyay
Aniga teyda hadan ka hadlo ajakis yre kan isku magacaawe kama helo wlhi qosol nah maba yaqaano 🙄 iidle yare iyo abahaa 👌
Sxbey ma ila aragtay
@Maahir Software caay maxaa u taqaana
@@kalsoonmedia243 wan isla aragney lol
Mahir kamahelo uumbay tiriyee ee ma ayadaa qofba caysay
Caashooy halayaabin isagoon waxba aqrin uumbuu kuu jawaabay taasina soomaali yeenu u nahay
Wlh dacad uquslay abaa kumalahoo idle sagotineynaa markan kudha maxaa qas ubilawday ajakis yare cadi malahan hdlka masugayo idaadi 2 baad miyaa somalay lake haila dhafina walalaheyga qaliga ah ilheey hana wafajiyo leylotu qadriga insha alh
Ramadan Mubarak Old Muslim And Team Bms
Wallahi iidle waa laga yaabshay eegmaa ka soo hadhay
🇸🇴🇸🇴🇸🇴salaaan sare abitiyashey iidle iyo muudeey iyo abahaa ajakis 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walee idle wax amusiyo hele😂😂🙏
Muudeey nin lawayay welcome back 😂 abaha roperto carloz oo duqobay le u egtahay
Naaji osman sxb wa ku slamey kkkkkk
@@libanahmed63 😂sxb ano online ba iso salamtay wan ka qaday youtupe ban ku dhax jira
Kkkkk hye sxb mcn
I watch this vedio only mudey reactions I am big fan man
me too my dhiiga
Xuriyo Abdi Haa wlhi aniga xitaa dartiis qosolkiisa leeba kaa sii qoslinaayo
Ajakis Yare wooow
Ajakis inu war badanyahy u fashilmay inta argty like dhac dhac ku siya
Ku raxeyso dhulkada hooyo ❤️❤️
Idle cabdulahi nuune allh kuxafido waxaa thy ruux bulshada aykufaanto safarkana sinabad allh kukusimo wllo
Thankz brother
Ajakas yare han ma Ajakis wayne ayaa dalay iga so jawaaba fadlan 👌👌
Iidle Wlhi dad aanaftii ukeenay showgii u u imaaday xataaah wuu iskaa daayay Dad aabahdileen heesaha lagadhintuu qaadaah kulaah hdaa abotadiin maaqadaysoh hduu asiqaadin AR dadkaanaah nin iidle legend waaye Mxaa ubahdilysaaan
🤣🤣🤣ar abahaa qosol ayuu iga dhameeyy kulahaa jajap qumanah sii jeedaa so jeda 🤣🤣☝️
mnsha allah wankahele ajakis yare wankugusodawena kenya lagumanaxiriyo cml🇰🇪❤
abahaa walaahi funny waaye cajiib waaye
Wiilka indhihiisa mxe ugu mashqulen & abahaa respect yarida mxa wye halcod hadu leyhy wa talentigisa e mad kuxushmesit /wax lama kala xogoye 🤪cariirsiga kla yree
Talents combined.....one love!😍
Was lookin for such comment
Waa Waalan yahay
Ajakis Yare
Mawaalna eee talented mesha kumahyo
8:00 jajab qumane kulahaa. Funny waayye abahaa
😂😂😂😂 Ajakis yare heesaa maad nawati waaba ku fiicantahay
Inta dareentay inuu meesha iidaadi kamaqanyahay like igu qabta
Abaha jidka xaafadeeda iisheeg 😂😂😂😂😂😂😂
Muudey duco hadad rabtid sxpw ajakis yare hano kenin wa iga waano
Ma ila aragtay war boob uu qabaa waxna mahayo hal laxan uu mesha ku haya Iyo hadal micno laheen
Sxb walhi kulamidpan ahay wuxushegyo video waga bilowgisa walhi waan iskmotiyey walabalapo ciyal miyu nomodey ajkis wuxukunacuqaba walhi
😀ja qaa wu quu kullha mayee balaa baluuu😄
Idle fans like isara🤙
Ajakis yare Waa talent Comedy yaan
Horay usoco abahaa ku adkeenta dhaaf ninkaan Waa hor usocod 😀🤚🏾
Ajakis yare yaa iska aamus dhaho AF urka shactarana wax kama ogee
Mediah kaliyah dadk jilyasha ah isku keena hormar wcn najib and mudey❣
Hhhh kulahaa adigan oo garkiisa wax oodkac lagu firdhiyay🤣🤣🤣
Inuu waalan yahay inta ila aragtay ajakis yare like
Team barbarta ma idinka helaH team keyow 500 quf suscribe izartaH love you all guys😍😍😍
Wllhi waxbadan ayuu iidle dadka dhibco ka qatay lkn cawa isaga aya firis le ku dhamaystay 😁😂 @iidle kaftan waye boy
Iga badiyay Ajakis yare
Iidle muqdisho wad Kala kicisay ee inted uga socota
#nasro cusmaan ilaahow yaan qoraal xumo lagu ciqaabin
Abahaa funy waaye ileen horay uma ogeen haduu iga qanciyay
Ajakis yare iyo iidle yare laisku keenay maxa kadhici doono bal 😂😂
IDLE.WAA.YAABSANYAHAYE UGAADHE BUU LAKULMAYE 😋
@@mammalile1492 hhhh haaa
Hhhh Aabaha dhib bdnaaa Xurbinaa u.egthy kulahaaaaa 😀🤣😂
😂😂😂😂😂 aabahaa walhi waa Taageeraaa sxbow
Lkn isaga maxaa waaye Dooro biyo ku dhacday ayaa loo eegyahay 😂😂😂😂
inta ajakis yare taageerto like ta iku qabta
inta ila og iidle yre io dalmar yre in Eida show muqdisho ku qaban raben oo showga baaqde iidle like ku sagootiya👎🚶♂️🕴
Iidle wuu naxsanyhy mxaa yeelay qarax ayuu ka naxsanyhy iidle cabzi ka mooqdo
Horta mudeey baa ku heeysta, xaas maa leyahayey? Mudeey waan ku salamay 😘
Ajakis yare funny wye
Waxan kuheystaa qosolka muudey bisinka masha alah tabaraka lahu
Iidle YarE RaG baa HeLaY wLHI Wuu isKa AaMusaY🤣🤣🤣
Abaha mash Allah codkaga aan kahelay sxb
Ani ninka abaha wan tagera lakin marki aan safar mugdisho ku tagay nasiib u ma yeelan inaan arko
Abaha wlh Wa nin heybad ilaahey usiyay Masha allh majajilistinimada
HADAA SOOMANTHY LIKE DHAC SII
Meeshaan heesihii qadar keyow ku gacan galeen wlhi 🤩🤩
Waa idin salaamay sidaad udhamtihin khaasatan waxaa salaamayaa idle yare
zo dhawoow wll iidle xiiz u and apahaah nin aan tageero u ahay jirooh joog
Kkkkkkkkkk ajikis yare caadi mahaan
Xamarey xaaladaada badan wlhi mexee dad waalan heysaa xamar 😂
Iskuma jeedo walba xamar afka.ha kusotgo ogow xamar bismajogn dadkana mawalna
Ajis yare inta sa naftay like isaara si looo arko moday sxb ninkan ha noo keenin wlhu hadii aaad duco rabto
Ajakiz inu dhawac yahy Hada argty like sar☝️☝️
Masha allah madaxweynaheena ilahay hanoo hafido
hhhhh ninka walan iga dheh ajkis yare
Ninkan ajakis la dhahaayo waa iga yaabiyay waa la heeesa u maqly suu afka iska furty mda kle dad inu ka qoslin karo heybad umalahn xogsi waye wixisa😂😂
Wlhi waad sheegtay xoogsato waye😂😂🤣
Hhhhhhhhhhhh ucamira sxb
Wlhi fuuny cawa saa u qosle abahaa nin nool iyo ajakis fiqde iga dhameyen wlhi iidle welcome back to isliii
aamish Dahir hhhhhh
Ninkaas ajakis yare ladhaho waanba dhibsadaa hadaladiisa aan xadka laheeen muude walaaloow ninkaan cml hanoo so fadhiisinin meeshaan hadaan tagero naga rabtid plz🤣🤣🤣🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
wlh mashaalah
Iidli wayabey wlhi ciyal walen lokeeney 😂
Bukitiin heesayo 😂😂😂😂
iidle wuw yabanyahay inta ila aragty like🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ajakis yare waba iska dhex arkay dhadhan ma jirin asi ka hoor
Kan ajakis yare la dhahayo waxow yahay maleh qandho indho toosh leh naga amus dadna maka qosli kartit abahaa hore u soco
Inta horoo dhan iidle aamusnaantiisa ma ka heshay
Wlh farxad socota tihin halkas ka si wada howsha heysan wllyal😘😘😘💋💋🌹🌹🌹
Ajakis yare nasiib xumadiisa &
codka Alle siiyay ismalahan
asaga lee in ladhagestuu rabaa hadal bilaa dhadhan ah 🏃🏃