Bisinka Ala nagamama daro cid kle kuwaa galay Allah haka soo hadeeyo waa meel waalan Inamadan way ku xadeen qof Diinta iyo dhaqanka ka dhaadhacsanyahay ma hungureeyo markasta Rabbigaa dunida ka dooro soo noqda walal idina lacag waxba ma tarto
Barkhad waa qof jecal in somalidu ay horumar fican gadhan waana runtii dadku waxay dhahan dad talent leh bad tihiin why wadankiinu san u yahay waa su.aal u bahan in qof walba wuu is waydiyo ? Xasidka kaw ka ah cudurkaas ha laha dawayo somalida….
@@abdullahiomarali5241somali qabiil waligeed bay aheyd wayna sii Ahaan doonta waxa la rabaa sidii inaga oo kala duwan hadana aynu is ixtiraami lahayn si fican u wada noolaan laheyn, ninkasta shaqadiisa iyo waxa u rabo ee u doorto lagu taageeri lahaa hadii aanad taageerin ugu yaraan dhaleceynta iyo negative aad ka deyn laheyd, adiga waxaad leedahay 2022 baa la maraya Nin mareykanka tagay oo bariiska halkaa ka ridanaya oo raba dadka cadaanka ee u Ku dhex noolyahay nolosha la qeybsado baad caayaysaa, aduunyada dunida horemartay maca Afrika fiqiirka ah marka laga reebo soomaali dadkooda caanka way ixtiraamaan , adiga hadalkaaga iyo qoraalkaagu isma laha 2022 waad ka hadlaysa hadana negative baa ka buuxa iyo qabiil , ninka Aktarku barkhad wuxu kasoo horjeeda qabyaalada isagoo waliba luqadu Ku adagtahay, marka isla xishoo oo ugu yaraan daawo hadii kale oo aanu ku cajabina iska shaaf waxba ku tari mayso négatif aad ka sheegto waayo waa ku sheegayba filim wax xun iyo dhib baa laga matalaa majority ahaan,
War ninkii barkhad aha, maxa helay oo uu sidii dhaqan celiskii ugu hadlayaa? Barkhad asago nin wayn ah bu america tagay oo galkacyo ka tagay. Aa aa ku laha, nacalad kugu dhacdaye caadi uhadal.
Ciyaaalkan ma aha dad maskax ahaan iyo aqoon ahaan diyaarsan. They sound uneducated and uninformed. They also have a language barrier (somali language).
I LIKE HOW HAREERI SAYS HAAYE HAAYE HAAYE, IT MEANS "KEEP GOING"
Me too haaye haaye. Is funny 😂😂😂
👍
Thanks for the definition.
Laba barrkhad waxan rajaynayaa imad guul kagadhan tarikda filmada aduunka midna waa dardaran ku socda 2barkhad waligiin ilaashada diiintina suuban Una hiiliya sunihii nabiga csw si aduunkina iyo akhiradinu ba u hagaagto guulaysta labo barrkhad inashalaah from burco
Abdisalam Hereri deserve the most Honour from Greater Somalia or Somali People his Contributions his Shaw honestly to encourage the next Generations
Ala wiilkani waa fariid barkhad ❤❤❤ somali isxaasid bay meel u gaadhiwayday
Been maad sheegin
Woow big respect hareri iyo universal 📺 tv
Barkhad waa very Smart si fiican buu ugu jawaabay soomaalida beenta ku nool ee odhanaya dhibka aan sameyno hala qariyo , Well done guys
Labo Barkhad inshalllah jilistooda Guul weyn ayy ka gaadhi doonaan couse somali io Cunsurinimadooda ayy ka dhex baxen
aad baan u jeclhaya inaan director filim noqdo wax badana waan ka bartay aflaamta iyo screenplay balse jaanis aan kusoo ban dhigo maba haysto sababtoo ah somalia oon arimaha aflaamta laga xiisayn ayan joga
wow...waxaad na dalxiis gaysay wxnan aragnay the real life in America..
Sxbkaay Halloween 😂 aka barkhad abdi I went to high school with him, (Washburn high) he was so funny in real life
Ragaan captain philips baan aad ugu xasuustaa ✌
Good mansha allh somali aduunka wax ka ah dalkoodana magac u leh hore u socda
Oprah waa naag, Hererina waa nin. Dhankaa marka laga fiiriyo waa sax laakiin isagu caannimo iyo magac buu ka wadaa.
Good job guys keep doing this
Waa Arin Qaaĺi In Qof Shan iyo Toban jir Ah,Helo Shaqo Fiican Sida Barkhad.
waa runtii somali iyagaa isku mashquulsan may caalamka la tartamàan intay gacmaha isqabsadaan cajoib
WARIYE HERERI WA SAXAFI HEER CALAMI AH
Eng. Osman huu haa
Waan salaamaua 2 actors in the minosotta state. Halkaasi ka wada sii kordhiya, kor u qaada.
Eng. Osman abdillahi ali
Long live minesota community. Long live ilhan cumar, long live all the parliament members.
Eng. Osman abdillahi ali
Very great interests in all the com.unities in mineabolis
Masha Allah, herari Wax Gaara.
Cenemadu way buuxday habeenkan dawaday captan philip flm nice ayu aha
Coptan philip 16 euro ku galay cenema .
Europ.waana ki ugu horeyay ee cenema ku dawado caiib ayu aha .
Bisinka Ala nagamama daro cid kle kuwaa galay Allah haka soo hadeeyo waa meel waalan Inamadan way ku xadeen qof Diinta iyo dhaqanka ka dhaadhacsanyahay ma hungureeyo markasta Rabbigaa dunida ka dooro soo noqda walal idina lacag waxba ma tarto
AYAANLE MOVIE ABDISALAM HARARE WARIYE KAYAHAY
Cajiib
Mansha Allah Hambalyo
Alle haw fududeyo wiilashan yaryar 😅🥰🥰
Qasarahaa bedneeyd box 2234
Waxaan rabaa in aan filim sameeyo iyaa iga caawinaaya
Waa Rag dhalinyaro oo Leh Hammi sarrs Guulaysta zxbyaal.
Wlh filinka burcad badedka si kal iyo lab ayey uu jilen
Lkn wuxuu jilaah filimda na lagu bahdilo😏
Kabtan filib waanin ka uguxun somaali. Waayo dhamaan umada somaaliyeed ayuu wajixun kagudbiyay, wuxuuna sababay in khayraadka badeena cadowgu iskadaldasho
Banaystana cadowgu dhiiga dhalinyarada somaaliyeed iyo kaluumaysatada danyarta somaaliyeed eebadooda kakaluumaysta.
Barkhad waa qof jecal in somalidu ay horumar fican gadhan waana runtii dadku waxay dhahan dad talent leh bad tihiin why wadankiinu san u yahay waa su.aal u bahan in qof walba wuu is waydiyo ? Xasidka kaw ka ah cudurkaas ha laha dawayo somalida….
Wariye abdisalaan Englisch ku warayso say walahi lkn waa dad lagu dagan karo hore u socda walalayga
CABTAN PHILIPS marakii igu horaysay waaxay ayd 2011
Beenta waa lagaa qabtay
Captain Phillips wuxuu Soo baxay 2014 kii
War Somalia Ineykumatalaan uheeystey
Laba barrkhad iyo wariye cabdisalan salan qaliya idinka soodirayna gobalka togdheer
War libaaxii captain philib
Haaye haaye haaye
ragaan run ahaantii af-soomaaliga gabi ahaanba wuu iloobay yaaab
'Ma aragtay' badanaa ninku🤦🏽♂️
Soomaalidu dhib badanaa , jilaagii dhamaa magacii uu ku matalayaayey ayeey ugu magac dareen ( Captain Philips)😂
😂😂
Barkhad 🤣😲
horta ayaan le ma so bixin miya
7 filim ayu jiilaay lacag laamasiin magacisa somali aya laistiicmaalaay walaa gudaaneestaay
Jilaa Barkhad Cabdi halkaa waxa seegtay tilmaanta uu ku tilmaamayo Wariye Cabdisalaan oo uu ku tilmaamay Oprah deena ayaad tahay oo uu ka wado Wariyaha caanka ah ee Oprah Winfry oo gabadha hayeeshee waxay kaga haboonaa inuu ku tilmaamo Wariyihii aad caanka uga ahaa aduunka ee Larry King
Did he say oprah or it's my hearing
@Shan Shooshin not negative
magaratay wax fiican baad sheegatay walaakay
nacaskaan soomaaliya si xunbuu u bahdilay wuxu calamka utusay inaan nahay burcad aanaxariislahany oo aad u xun uf wuuba ku fanayaa uf nacasbilaa damiira
Caalamku waa Globalisation waa magaalo qudha wixii dhaca waa lawada ogyahay, mida kale Somaali baad tahay sanad kasta wadankaaga oo Barwaaqo ah bas cunto lagu cawiya , waa wadanka ugu fiqiirsan Soomaaliya runta marka laisu sheego , adigu farhan doqon been ku nool baad tahay ,
Jija .
Cay iyo aflagaado waa laga fiicanyahay,gabadheena ninkan waxa uu ahaa, jilaa marka sidaasi ugow .
cayada jooji sawka leh aniga waxaan nahey wax matalyaal mida kale soamoida adduunak wax magac fiican kuma lahaa kolkaa Qureysh ha ka dhigin Somali 2022 Qabiil baay joogaan waa xoolo waa geel ama adhi anaa ku leh oo ah Somali
@@abdullahiomarali5241somali qabiil waligeed bay aheyd wayna sii Ahaan doonta waxa la rabaa sidii inaga oo kala duwan hadana aynu is ixtiraami lahayn si fican u wada noolaan laheyn, ninkasta shaqadiisa iyo waxa u rabo ee u doorto lagu taageeri lahaa hadii aanad taageerin ugu yaraan dhaleceynta iyo negative aad ka deyn laheyd, adiga waxaad leedahay 2022 baa la maraya Nin mareykanka tagay oo bariiska halkaa ka ridanaya oo raba dadka cadaanka ee u Ku dhex noolyahay nolosha la qeybsado baad caayaysaa, aduunyada dunida horemartay maca Afrika fiqiirka ah marka laga reebo soomaali dadkooda caanka way ixtiraamaan , adiga hadalkaaga iyo qoraalkaagu isma laha 2022 waad ka hadlaysa hadana negative baa ka buuxa iyo qabiil , ninka Aktarku barkhad wuxu kasoo horjeeda qabyaalada isagoo waliba luqadu Ku adagtahay, marka isla xishoo oo ugu yaraan daawo hadii kale oo aanu ku cajabina iska shaaf waxba ku tari mayso négatif aad ka sheegto waayo waa ku sheegayba filim wax xun iyo dhib baa laga matalaa majority ahaan,
Ma kula tahay inu been sheeg❓
captaine philips look at me iam captaine now
Harari
Oprah Winfrey waa u egyahay. Belo ku cayaadhay
Oprah wa kumah sxb😂
walasoodaayey wiilii uxirnaaa barnaamijkaas
Nigga worked his teeth looking good
musiga saaran Heesta wuu fadhiyaa heestaas ayaa iisheegi karra
Balade
Haye haye is hi joking
why Barkhad he is acting like dhaqan celis aa aa u leeyahay
eypaatiine mxa filimaanta soomaalida peenta looga samaynayo mxd ula jishaa gaalada
War ninkii barkhad aha, maxa helay oo uu sidii dhaqan celiskii ugu hadlayaa? Barkhad asago nin wayn ah bu america tagay oo galkacyo ka tagay. Aa aa ku laha, nacalad kugu dhacdaye caadi uhadal.
KKKK, Waxey radinaayeen Qof foolxun, ey Somalida Ku canbaareeyaan. Waana Heleennnn.🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂
Ciyaaalkan ma aha dad maskax ahaan iyo aqoon ahaan diyaarsan. They sound uneducated and uninformed. They also have a language barrier (somali language).