Mahadsanidiin. Dawlada hoose ee Muqdisho dawlada wax ha ka qabato. Shaqadoodii waa gabeen. Nadaafad kama jirto Xamar. Dad aqoon u leh sida magaalo wayn loo maamulo xilka ha loo dhiibo.
Nabad allah ha idin siiyo cidii dhib wada ilahay ha inaga qabto ciduu doono ha ahaado muqdisho hala nabadeeyo maamulka banaadir si fiican ha u shaqeeyaan
Congregation Banadir group The people who put energy in here for the time we need more work like this all for community there I remember I used to hear Mah mah magalo dadba dhista
Alxamdulilah nin la arko wuxuu haysto Allaha u saidiyo Allaha u barakeyo Ilahay ba siiyay xasadnimo ma fiicno Somaliya waxaa dib udhigay wa xasidnimada. Ninkii haysto Allaha u saidiyo kaan haysaa Allaha siiyo Allahuma Amiin Wbt
@@sofieguleed2447meel lagu diley wiilki aad lacag daraateed ad xabsiga talyaaniga ku xirnaa 19 sano ka dib markii alla ka soo bixiyey hadana disheen shaley inkasta maalin walbo qof adilo hadana waxaan leey alla ha naxariisto xaashi oo 32sano hadii ay muqdisho kawaankii dadka lagu qalaayey kulafiican tahey adigaa dugaag ah waxaan kugu darsaneya alla kariim
@@sofieguleed2447 harta waxla dhiso waxaa ka qiimo badan nafta bili,aadamka waxaan ku sheegaa wiilkaas raxmatul caleek walaahibaan ku dhaartey wiilkaas aad baan uganaxe ey
Maashaa Allah, Guul, Guul Guul.. Magaala Madaxdeenii hormumar wanaagsan ayaa ka socda, Soomaaliyey walaalayaal Hantiyey macaan waa midaan hooy lagaa oraneey... aan wadanka maalgashano... Ganacsatadan ku dhiiratay horumarinta wadanka waxaan leenahay Allah ha idin barakeeyo. Horayna ugu socda waddada aad haysaan
Masha allah guul iyo gubonimo 👍👍
Mansha allah beautiful muqdisho allow cadawgeena qaboto I love xamar
Mashalh guul iyo horumar dalkeyga Somalia ilahow usiyadi quruxda muqisho iyo Somalia oo dhanba aamin🙏
Omg it ,s just like York dale mall🇨🇦 mshllh waan so gureyna inshllh illahey nabad haka dhigo dhulkeni hooyo alxamdullilah❤🥰😍💖❣
Really toronto
Mahadsanidiin. Dawlada hoose ee Muqdisho dawlada wax ha ka qabato. Shaqadoodii waa gabeen. Nadaafad kama jirto Xamar. Dad aqoon u leh sida magaalo wayn loo maamulo xilka ha loo dhiibo.
Maa sha,aa Allaha
Allaha ka dhigo mid Khayr qab
Khayr Allaha siiyo ganacsatada Somaliyeed ee hirgalisay
Mashallha tabarkallah wan sodhaweyneynaa
ALLOW NABADA WAADNAASIISAYEE NOOSIYAADI ALXAMDULILLAAH.
Horumar ballaaran lagu farxay Ana aan kufararxay soomaaliya haisraacdo siyaasiyiintana xaqa allaha haku hanuuniyo shacabka horumar sida deriska iyo caalamka ayuu donayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Maanshalaah Ilaahay ha idiin barakeeyo. SADQADA IYO SAKADA ka bixiya.
Maasha allah weeye laakiin moolalka muqdisho wey yaryar yihiin mool waxaa loogu tala galay dhul aad weyen sida goofweyen oo kale laakiin waan gaari doonaa dhib malahan
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Sweden
Masha Allaah guul insha Allaah
Nabad allah ha idin siiyo cidii dhib wada ilahay ha inaga qabto ciduu doono ha ahaado muqdisho hala nabadeeyo maamulka banaadir si fiican ha u shaqeeyaan
Ila soo hadal
Congregation Banadir group The people who put energy in here for the time we need more work like this all for community there I remember I used to hear Mah mah magalo dadba dhista
Adheer congression Maha ee wa congratulation
Indeed I didn’t check it was I was really sleepy sorry for the spelling good luck I’m kind of busy 👍🖐😎😭☝️🤞
ماشاءالله تبارك الله اللهم اجعل بلدنا بلدا آمنه
Somaaliya nin kii malgashta. Wa qof hoygisi quruxsaday Mashallha wan taga markan xamar Tago inshallah
Masha allaah hore wanagsan 🥰😍
Manshallah ilahayow nabad buuxda nasii oo dadkena garansii qiimaha nabadu leedahay waan ka maarmi lahayn shisheeye waana hormari lahayn dhinac walba waana rajeynena inshallah
Banaaadir mall waanu hambalyaynaynaa
Maxamuud cabdi gabeeyre waxaan kaacodsaneeynaa in dabka Laga ilaaliyo oomeel walbla ladhigo waxyaabaha dabka damiya insha Allah.. waxaan ognahay 40kii sano ee ugu dabeeyay in uu gabanaayay dukaamanka soomaalidu. Maasha Allah 🇸🇴🇸🇴✌️✌️
Horumar wacan dadkeygoow 👌dhanka arrimaha bulshadana ha lagu dadaalo in wax laga qabto idam alle 👍
Ma sha Allah
Guuuuuul iyo gobanimo 👑
Manshaa Allah tabarka raxmaan
Masha allah nabadna allaha noogu daro insha allah🤲❤️
Allhuma Amiin Wbt
Guul iyo gobonimo my people 🥺🥺🥺
Waa hourmar oo so kordhay magalada moqadishu keep going
Masha allaah
Masha allah Banaadir mall hampalyo wlalha furtey wain amniga dalka qeyb weyn ayka qatan
Masha Allah hanbaliyo
Hormar wacan amni alle hanogu daro
MaanshaAlah
Masha allah
M.a🥰🥰🥰🥰
What about the quality and prices thanks
Ok
Maashaa allaah hambalyo hambalyo banaadir moll
Before we invest we need a political stability,law and order .
Magacyo Afsomalida hala isticmaalo
Idinku miyaad samayseen saw may din soo dhoofin wax soosaar samiiya ama dadkii horaad lamid tihiin
yur yur.
Fadlan muqdisho xagee ugu yaalaa fadlan warbixintiinu waa Khabyo
Number 4 iyo isgoyska zoobe inta udhaxaysa
Sxp lami yaraha zobe ayuu ku yaala
Xassan Shiikh baa iska leh
Imisa Mall ka adeegan karto? tuugada waaweyn wax ka gadan doono.
Ķkkkkkkk wershed miyaa kkkkkkk jahli jahli
SAA INEEY. DAKU KUWA MASAAKIINTA IYO TAAJIRIINTA. WAX KA IIBSAN KARAAAN. NOT ONLY QURBA JOOGTA. OOKALIYA.
Wakhooyiga iyo bartamaha mogadisho. waala iska illoobay,??? wax kastoo oo cusub konfurta ayaaa loola cararaa lagenayaa,???
Soomalia na waxa ku nacay qarax
Me too! 🥺
Lacagtii shacabka laga dhacey
HANTI SHACABKA abaaraha heysto LAGA DHACEY OO waxii LAGU quudinlahaa dhexda LOO Galey
Alxamdulilah nin la arko wuxuu haysto Allaha u saidiyo Allaha u barakeyo Ilahay ba siiyay xasadnimo ma fiicno Somaliya waxaa dib udhigay wa xasidnimada. Ninkii haysto Allaha u saidiyo kaan haysaa Allaha siiyo Allahuma Amiin Wbt
HANTI SHACABKA abaaraha heysto LAGA DHACEY????
XASAN MUUFO DAMEER AYAA LEH WAA HANTI XAARAN AH LA DHACEY waxaa lahaa Aun XASAN Waqooyi OO Nin DAAROOD AH
Walalayal qabyalada aan joojino aan meel gaarnee
Saciid aabahaa iyo hooyada dhilada aheyd wase ibnu xaaraanka ibnu kalab baa tahah magaxa xasan daa
HANTI XAARAN AH OO LA DHACEY ilmo Agoome AH LAGA DHACEY Waana gubaneysaa insha Allah
Do you have proof
Say masha allah illahay ba siyay ee ka bari wa maxay qoori waga
Saciid muse ibnu xaaraan baa tahay caay hawiyeh wax ka qaadi meyside iska caytan waligaa awood caay bay kuu aheyd sakiin liq
@@maymunmohamedaded5813 qoori ma ahan ee waa quuri
Waxba matareyso meel aan amaan aheen wax xaraan iyo dalka oo dal shisheeyo xoolo logatey waxba matareyso
@@sofieguleed2447meel lagu diley wiilki aad lacag daraateed ad xabsiga talyaaniga ku xirnaa 19 sano ka dib markii alla ka soo bixiyey hadana disheen shaley inkasta maalin walbo qof adilo hadana waxaan leey alla ha naxariisto xaashi oo 32sano hadii ay muqdisho kawaankii dadka lagu qalaayey kulafiican tahey adigaa dugaag ah waxaan kugu darsaneya alla kariim
@@sofieguleed2447 harta waxla dhiso waxaa ka qiimo badan nafta bili,aadamka waxaan ku sheegaa wiilkaas raxmatul caleek walaahibaan ku dhaartey wiilkaas aad baan uganaxe ey
@@sofieguleed2447 waan kugu sooo nodey somaalinimo waxaana aheyn nagama dhaxeyso waa wiil somaali ah oo laba jeer ladulmey tulmina alla ayaaxirimey midakale naf alle yahey garderobe lagu dilo aduunyada oo laamo ayaa iga fudud marka waxla dhiso waxba masheeyeyso nabda ha ladoonosidaas ayaan jeclahey waayoo nafwelba adigoo kale
Mashalaah
Maasha Allah
Masha Allah
Masha Allah