Nimankan Soomaalida la shaqeysa ee lacagta ka qaadatay oo meesha keeney waa Majeerteen, markii ay barako ma leh gaartey waa u gooyeen, Muumin iyo Afar wiil ayaa ku harey, intii kale kalluumeysigoodii dhinac badweynta Hindiya ayey ula wareegeen. Boowe is dabira nabadey
Puntland dolwada madax banana weye boqortooyo weye guuleyso ameen hamaplyo welcome back my home
Puntland guul masha Allah tabarakallah
Waa in oromada puntland joogta sida ugu dhakhsaha badan loo tarxiilo
Dadka reer puntland shabaab iyo argagixiso jaanis masiino buuraha golis waa lagasaarayaa
Waa yaab bal gumeyste fircoon ah oo marba magac ku xasuuqaya dadka islaamka ah yaa rabi cadowga maalinba magac nagu xasuuqaya dhulka la goo ❤
bismillah, daacish soomaaliya waxa keenay imaaraadka iyo itoobiya , sacuudiga iyo iiraan soomaaliya qalaaso abnigeeda loogeliyo loo soo fara geliyo weligeed carabta oodiidan soomaaliya badrool uyeelan soomaaliya dalbaahan caalamka looga qanciyo sidii loogu bixiyey magaca (majaacati soomaal) sidii suuriya loogalay ayaalala rabaa soomaalida insha allaah waaleyska celinaa soomaaliya waa asxaabul xaq dadkuma duulin waana isdifaaceynaa insha ALLAHU ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Guul guul guul ciidanka pntl
waa yàab soomaaliyee dhoy laay intii aad is kumashuul saneey ayaa laguu tashay😢
VIVA PUNTLAND ❤❤
VIVA DENI ❤❤❤
GUUL REER PUNTLAND ❤
Gaal ama gar hala boxo wuu dabar go in isha allaah gaal waa cadow waana gumeystayaashii oo badeley taatikadii kkk
M a ❤❤🎉❤🎉
Soomaaliya waxay noqotaya wada hallaqa👁️
Maraykan isagaa abuuray kooxdaan ma isagaa naga caawinaa?????
Guul bundleen
Guul
Nimankan Soomaalida la shaqeysa ee lacagta ka qaadatay oo meesha keeney waa Majeerteen, markii ay barako ma leh gaartey waa u gooyeen, Muumin iyo Afar wiil ayaa ku harey, intii kale kalluumeysigoodii dhinac badweynta Hindiya ayey ula wareegeen. Boowe is dabira nabadey
Meesha arsenal ajaanib ah ayaa isku aruur saday gobalka bari
🔥🇺🇿👀💪🏽
Kkkk gumeystayaashii waxay isu badaleen daacish iyo iney shaati diineed soo xirtaan akh khayaano xumaa akh
Lacag bay Donavan iyo gabdhehena
Cuna qabtin ha lguu sameeyu cuntada halaga xiro
Share
🙏🙏🙏❤️🩹❤️🩹🙏🙏🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
GuL,Sey Ku JiraaN, maxaay o JiraaN?
Yahuudi ayaa ta hay af weyn
Xidigaha afkiinu waa mihiim horay usocda hiiliya waa dalkiini buuraha bari