''Hargeysa Xalkeedu Wuxu Noqonayaa in Mooto la kaxaysto '' Maayir Mooge

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 апр 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 77

  • @xogsoonmedia8890
    @xogsoonmedia8890 3 месяца назад +6

    Ckariin walidkii ilahay jano hawgu bedelo arinkaa usameyey aamin aamiin aamiin

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 месяца назад +6

    Iyada ka khatar badan gaadhiga Alloow sahal umuuraha Aamiin 😮😊

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 3 месяца назад +2

    Masha allaah illaahay hadin barkeeyo inta ka soo shaqsay mayor mooge illaahay hanag simo adoo madax wanaha soomaaliland ah insha allaah🎉🎉🎉🎉

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 3 месяца назад +2

    Manshallah Allah ha ilaasho Mayer Mooge

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 3 месяца назад +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉 ما شاء الله تبارك الله

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 месяца назад +2

    MASHALLAH 🎉❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 месяца назад +2

    Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay haku xafido mooge

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 3 месяца назад +1

    Manshallah Manshallah Allahyow Andikariim oo miidhannnoo soo Saar amiin

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 3 месяца назад

    Ma shaa Allah, Allah ha idin garabqabto asagaa awoodas leh, Allah ha idin xiftiyo

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 3 месяца назад +4

    Strictly with helmets & reflectors vests, Hamblayo JSL Keep going ,Ramadan Mubarak dhamtin

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 3 месяца назад +1

    Masha. Allah haloosheego bahashani mootadu in ay rabto qof miyirkiisu dhan yahay oo aayar kaxeeya lana baro waayo gadhiyadii ayaa shikoodii batay ha feejignaadaan dhalintaasi allah ha u barakeeyo cabdikarim Abu malaayiin allah ha xafido

  • @SaadoMaxamud-nw9vs
    @SaadoMaxamud-nw9vs 3 месяца назад +1

    Mayir moge illahay ha barkeeyo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад +2

    Waxan rajayanayaa hargayso l wadaalaaamii casriya leh aamiiiin❤

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 месяца назад +1

    Masha Allah

  • @user-sk8be7nr6b
    @user-sk8be7nr6b 3 месяца назад +1

    Mashallah walaal caasimada Morocco waa Rabat ee ma aha Casablanca mahadsanid

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 3 месяца назад +1

    Maash Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-qm4xh9hv4f
    @user-qm4xh9hv4f 3 месяца назад +1

    Maashallah

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 3 месяца назад +1

    Mansha allah

  • @awalehabdi2760
    @awalehabdi2760 3 месяца назад +1

    Maasha alaah

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt 3 месяца назад +3

    Mootada waxan ku isticmalaa Kampala Uganda,way fican tahay hadii sima suuliyay san loo kexeeyo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 3 месяца назад

    ما شاء الله تبارك الله

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mayer moge geeesi qaran

  • @nuuhcali5983
    @nuuhcali5983 3 месяца назад

    Masha allah ilaahay ha barakayyo dadka dadka wax tarka u leh

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Месяц назад

    Waa Mayer kii iyo maamul sare❤❤❤

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 3 месяца назад

    Ilahay ha barakeeyo moyer mooge
    Hortaa waxaas lama arki jirin

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 3 месяца назад

    Well done 👏, Mayor Abdikarim

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 месяца назад +3

    Mootoyin waa shalalaka ugu badena iyo tuugaad iyo dadka Daroogade walhiiy iskaa jiiraaa

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 месяца назад

      Buuqaasi aduu maskaxdaada ka furan yahay abti.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад

    Subxaaanalllah❤

  • @MuuseCilmi-pl4zu
    @MuuseCilmi-pl4zu 3 месяца назад

    Msha aallah cbdikariim mayirka dalka

  • @muhamedelmi1903
    @muhamedelmi1903 3 месяца назад

    Cali keybo waan kusalaamay الله يبارك

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 месяца назад

    Moogee ciimirgaa alle haaku dheereeyo❤❤❤❤

  • @cabdifataxmaxamoud9246
    @cabdifataxmaxamoud9246 3 месяца назад

    Maansha.alaah.mooge.waxa.uu.ka.dhigay.caalam

  • @nakriimahassan4009
    @nakriimahassan4009 3 месяца назад +8

    Mayir mooge you made good jop lkn bilicda casimada uma wanagsana waxanu rabnaa inay Hargeisa la tartanto dubia xaga dhismaha iyo xaga gawadhidaba lkn ma rabno inay india u eekato meeshu ❤ this is my idea thanks all of you

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 3 месяца назад +1

      Me 2 wllhi waayo waxay u eekaanaysa qashin lkn maayirku waaku mahadsanyahay😊

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 месяца назад +2

      Wllo waxuu Ku dhiiri galinayaa dhalinyartan laakiin Dubai maydaan arag delivery mootadaa ayuun baa LA yaacda .

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 3 месяца назад

      Maxad dubai isakaga maqiiqi umadiba way bakhtiyaysate markad wax cunto ed dharagto aya xaragadana laga danbaysiya

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 3 месяца назад

    Manshallah Alow Somaliland Dhowar

  • @maxamuudjaamaccismaan6372
    @maxamuudjaamaccismaan6372 3 месяца назад

    Iyo mugadisho

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 3 месяца назад

    ha lala shaqeeyo cida wanaagsan

  • @caesar2671
    @caesar2671 3 месяца назад +2

    Xaga safety uma fiicna Mootooyinku, sababtoo dalku camera-do wadooyinka ku xidhan ma leh sida Malaysia. Fadlan dawlada hoose iyo boolisku camerado fara badan haku xidhaan wadooyinka

    • @nuuribrahim3131
      @nuuribrahim3131 3 месяца назад

      Waddanka wada tuugada ahaa maaha 😂 sxb

    • @aminajama160
      @aminajama160 3 месяца назад

      caesar2671 Waa runtaa mootooyinku ma u fiicna Amniga dadka ayaa lagu dhacaa, ha isla jiraan reer Somaliland mootooyinku dhib badan bay u leeyihiin amniga

    • @caesar2671
      @caesar2671 3 месяца назад +1

      @@nuuribrahim3131 ma Malaysia hhh, tuug ma leh nio. Lkn haday qof kala jarto mid xawaare ku socotaa hargaysa yaa loo raacaya ilayn camerad ma jirtee

    • @Kw58437
      @Kw58437 3 месяца назад

      Mootoyinku wa khatar

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    khafidulaah.myr.mooge.alahoyow.wadaniga.dadkiisa.ushaqeeya.waakaa

  • @user-re2uw5rw7t
    @user-re2uw5rw7t 3 месяца назад

    Masoo mari soon maayir mooge kale hargaysa runtii

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 3 месяца назад

    Somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 3 месяца назад

    Bahashaa yaan dalka lakeenin

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 3 месяца назад

    Casimada Marocco waxa la yidhahda (Rabat)
    Casablanca Darul Bayda waa magaalo dalka ah una dhow Rabat

  • @lander2023
    @lander2023 3 месяца назад

    Without traffic management rules its recipe for disaster. Please avoid this motocycle and Bajaj which bring chaos and urban degeneration with lot of traffic accidents. They are similar to Bajaj. They ruin the image of the cities and public blight. Sometime good intention can bring undesired outcomes. Mark my word.

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 месяца назад

    Nairobi laimatha meshan ày shaqajirta bajajta.

  • @canababdi6783
    @canababdi6783 3 месяца назад

    Aanaagaa c.kariin mooyee maadax waarkeeduu naamaraayaa maajiiiroo tuhg waarkesdaa doonimaynoo iyo iguu saaawiir

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 3 месяца назад

    الهيو عذبي

  • @NUURYARE-ew7lo
    @NUURYARE-ew7lo 3 месяца назад

    18 caasimadood sax wax halaqabsado inlaysliido mafiicnee😮😮😮😮

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 месяца назад

    Labadaa shirkadodba waa hndi , ikea iyo meyon ,halaga warhayo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 месяца назад

      ma dhipatay noo wadan mise dheef sidee uga war haynaa wll ?

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 3 месяца назад

    Hargeysa xalkeedu waa wadooyin nidaamsan oo ladhiso. Iyo dadka wadada hareeraheeda kuganacsanaya ee meelwalba xidhay oo laga kiciyo.

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 месяца назад

    Hargeysi uma baahna mootoyin ee nagadaa ina moogow hana waalin e❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 месяца назад +1

    Gawaadhidaan inta badan ciyaal ayaa wata. Waxba kuma soo saaraan. Cimilada iyo wadooyinka ayuun bay kharibaan. Dhimashada wadooyinka ayay kordhiyaan. Dadka hablahooda ayaa lagu baab'iyaa, droogada ayaa lagu iibiyaa.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 3 месяца назад

      Wa lagu shaqaaysta motorbike Delivery.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    ina Mooge Tuug waxa uu ku cuney 3.5m$ waana mafio ka dulaala dhiiga shacabka masaakinta ah

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 3 месяца назад

    Away ⛑️ 🪖 koofiyadii Ana helmets 🪖 safety gu

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 месяца назад

    Meel ay maryiin haa loo sameeyo

  • @Sama-ej6eh
    @Sama-ej6eh 3 месяца назад

    Adeer so ti ad lahaydeen biyo ayaa la so galinaya wa maxay booyadahani

  • @najibxajinur4553
    @najibxajinur4553 3 месяца назад

    Maayar maxaad kula maagtay mootooyinka maad booyado uga dhigtid intee ayey soconayaan motoyinkani

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 3 месяца назад

    Intaan U GURBAANTUMEYSA waa QABIILKIiSA oo keliya WELIBA jufadiisa HOOSE! Aaway INTII KALE?

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 3 месяца назад

    ❤waddani xisbiga rajada shacabka jsl

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 3 месяца назад

      illaahay wadani ha na badin. buurahoodaa ciidanka ha iskaga laayeene.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 месяца назад

    Ina moogow baabuur iyo mootooyin uma baahnine wadooyin iyo qurxin iyo magaaladan oo aad meelaha muhiimka ah CCTV KAMARA K7 XIDHID SI DAMBIYADA DHACA LOO HELO MARKI8BA SIDA LONDON CC5V CAMARA ABN8GA MAGAALADA AYEY KA QAYB QAADAYAA

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 3 месяца назад

      Wxi lakenaba wxan loma bahne wxkle kena un miya lagu jiraya hadba mise dadkan Rer hargeisanay ahyn🙄

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 месяца назад

      @@Rana_barbi Adigu keebaad dooran lahayd baabuur iyo mootooyin iyo in magaalda wadooyin meelo caafimaad iyo nabad gelyada laguu adkeeyo?????

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 3 месяца назад

      Wixi lakenaba alxmdulilah ba inaga maqan qofka wx is ira kuso kordhi wadnkagaba wxa maxa lagufalya unba latgantin ama idinku ku kordhiya ama dadka wx idin qabnya jazakallah umba la idha ilahyow no kordhi🤔

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 3 месяца назад

    ما شاء الله تبارك الله