"Xukuumadani waay dhimatay ee Meesha Hayskaga Baxdo, Maxamed Abiibna waa ....." Xildhibaano Hadlay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024

Комментарии • 20

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Месяц назад +3

    Maxaa ka galay awdal timaha di fiican u berro ay baad tahee ka sheekee villa wardhiigley

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o Месяц назад +1

    FAQASH WE KNOW WHAT U WANT FROM SOMALILAND

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o Месяц назад +2

    Awdaal waa Somaliland no Somalia tina ka taliyaa iyo AL SHAABAAB🟢⚪🔴🇪🇹

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Месяц назад +2

    Tvyadan somaliland ka hadla waa in shaqo qaran laga qabto saabna ugu horeyo caloshod u shaqeystayasha warkoda soo tebinaya

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад +2

    Dameer ciyey warkisa maxa kagalay eyahow eygu dhalay Saab tv warkeda wad cadeysay Inad tahay Cadow kalkal madama mantana ad xildhiban Somalia ya ah ad arimihi sland kahadlaya adsodeysen marqati madon

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Месяц назад +4

    Hhh maxa somaliland inika saaran 😂😂 Tina u meel daya nio

    • @warss11
      @warss11 Месяц назад

      See that's why Puntland wants nothing to do with you, same with Jubaland, Galmudug, Khaatumo, South West and Hirshaabelle. Everyone has understood that in Somalia there is a disease, and it can damage brain development, abuse of power, Jealousy. Somalia was named the most useless country in the world! Why? Somaliland does not have this type of disease. Somaliland defines itself as a democratic state, with a three-party system where local elections are used to select the three largest parties which are then allowed to participate in presidential and parliamentary elections. Parliament consists of two chambers. The lower chamber is politically elected, the upper is appointed by the president. The upper house consists of older representatives from the clans, and not political parties. Thank you very much, long live Somaliland ❤️

    • @warss11
      @warss11 Месяц назад

      True

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад +1

    Tiina ka hadla Somaliland meeli idiinkama banaana

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Месяц назад +1

    Caac waxa suuliga la taga nio 😂😂

    • @warss11
      @warss11 Месяц назад

      😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Месяц назад

    Saab tv-ga cadawga Somaliland buu ahaa cadawga gudaha ka hor Cali seenyo ayuu ina cumar geele inoo soo maray oo ka furtay kuna magacaabay kuu inoo soo qabtay iyo parliamentka Somalia iyo Ooyaaye waxa ka dhexeeya ayuu ku markhaati furayaa wuu inoo markhaati furay

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад

    Aayo waa Somaliland waxba idiinkama baahna
    Maxamed abiib ha ku mashquulina ee qaraxyada xamar, iyo hubka iska socda wax ka qabta

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Месяц назад +1

    Taada ka hadal Somaliland laguuma dirine 5 taada maamul goboleed kasheekee, shacabku kuma soo dooran cidna ma matashid

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 Месяц назад

    Reer Somaliland wadakan waxa marlabad katalinaya Madaxweynaha qaranka ee Muuse Bixi Abdi, aqonsigi calamiga isaguna fooda ayuu naguu haya marka iskuu duubnan Jamuriada Somaliland, iyo Shacabka Qaranka Jamuriada Somaliland.... Salan Sarre Qaranka Jamuriada Somaliland iyo Jamuriada federalka ee Ethiopia ❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Месяц назад

    Xildhibaano hadlay ma kuwii somalilandba mise waa kuwii cadawgeena somalia waa maxay xildhibaano hadlay tv-ga cadawga gudaha isna waa in Saab tv ruqsada lagala noqdo kolay dagaal inaguma yaree

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    AMISOM. KKKKK KUWAN MAY SHAQEYAN KKKK

  • @Mousyafeabdi
    @Mousyafeabdi Месяц назад

    muuse waxaaad tri umadu isgudiraa laakiin isagu mu dhihin been tu ma fiicno u mad kasga dal ayay ka soo jeeda

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Месяц назад

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal