Sheekh dadka u sheeg diinta ilaah kabiquda naarta laakiin ha barin sixirka iyo jinkawuxuu sameemo dadka qaarbaa tijaabinaaya waxaad ka sheekayneesid ha fidnayn dadka jooji sixirka iyo jinka waa ufudaynaysaa in ay sameeyaan Adaafa u sheegaaya xaraam ya sheekh

Casar hadday tahay digo geel waa in aad shidataa, hadday habeen tahayna digo ari... biyo naag caado qabto kuu keentayna waa in aad cabtaa ( carabi ku turmuma intaas ka dibna af-soomaali) .. qoroofaadkan tiraduu ka batay