Reer Somaalia midnimo may doonayn. Dad Talyaani wax baray may ahayn. In yar oo Kinisadii Muqdisho yaraantii baaderiga loo geeyey oo la odhanjirey orfano(agoon) ayaa baaderigu woxoogaa qoraal iyo akhris af Talyaani ku baray. 1954 ayaa Talyanigu Muqdisho ka sameeyey dugsi la yidhaahdo Scoula Media Inferiore(Junior Internediate School) oo ah dugsiga dhexe hoose oo 5 sanadood ah. Dugsigaa waxa galay inta Talyaani Somaalida uga turjumijirtey caruurtooda oo waxoogaa mushahar qaadanjirtey. 1960 waxay soo gashay iyado inta wax akhridaa ama ay Scoula Media Inferiore galaan ama baaderiga orfano loogu geeyo. Intan 1960 dawladnimada boobay juhalo inta badani analphabet- oo aan waxba akhriyiin ayay ahaayeen oo u badan.Majeerteen iyo Hawiye oo ku xiga. Maamuøkii UN Trusteeship xafiis oo dhan waxa hayey Talyaani ama Ingriis Markay ogaayeen in Reer Somalilaand ahaayeen dad af Carbeed iyo Ingriisi heer sare ka gaadhey oo Shiikh iyo Camuud iyo London, Cambridge iyo jaamacado Hindiya ah ka baxay, way baqeen ragii xukunka Somaalia isu diyaariyey oo waxay ka baqeen hadii ay Somalilaand la midoobaan in madaxdan wax bartay ee halkaa ka yimid dawladnimada qabsadaan oo iyaku cidla ku dhacaan. Markaa waxay go'aansadaan in ay midnimada si daban oo xun u diidaan iyakoo fariimo niyadjab ah u dirayaa madaxdii Somalilaand ee midnimada u jibaysnayd. waxa ka mid ahayd in la soo dhoweyn waayey, in shuruudo aan Somalilaand liqi karin lagu xidhay iyo in toos loogu yidhi:"waar maad naga joogtaan, laba qaawani isma qaadee" oo go'aan cad ahayd in ay doonayaan Somaalia ay Daarood Koonfur iyo Hawiye qaybsadaan(Somalo Italiano) oo aan meeli u banaanayn British Somaliland Markii wefdigii Somalilaand waxaas oo dhan ku tegi waayey iyadoo dad jibaysani Hargeisa iyo Burco ku khasbayaan "Somaali Weyn" ay moodayaan in janadii Fardawsa lagu gelayo. Sidaa ayaa madaxdii Somalilaand ka tagtay ku ogolaadeen midnimo aanay Somalilaand xaq iyo muwaadinnimo ku lahayn oo ay debedyaal yihiin loona bixiyey Somaali Qaldaan, yacni marti aan la doonayn oo tegi waydey. Wadciga Reer Somalilaand, midnimadii dhimatay sidaa ayuu ahaa 31 sanadood: isir takoor iyo dulmiyo kala duwan, dhalinyaro shahaadado sare sita oo Muqdisho busaarad ku jooga oo shaqaday dalbadaan maya la kulmaya, madax shaqada markii la doono laga eryayo, wasaaradaha oo kuwa ugu qiimo liita loo dhiibayo halka Madaxweyne, Rais al-Wasaare Maaliyada, Amniga iyo Difaaca ay u xidhnayd Majeerteen keligood iyo Hawiye oo wax loo tuuro. Markii Somalilaand fursad heshay ee Madaxweyne Cabdirashiid oo Majeerteen ahaa Ina Cigaal Rais al-Wasaare u magacaabay 1968, markiiba cunsuriyiintii Daarood oo ay horboodayaan Cabdirazaaq, Ina Abshir iyo Afweyne ayaa Cabdirashiid ku shirqoolay Laas Caanood oo ku diley- yacni maxaad nin Somalilander ah oo Isxaaq ah u magacawday. Caanamaal dabadeed 21 Oktoobar 1969, Afweyne ayaa kufsaday xukunkii. Maalintaa hadana Reer Somalilaand dulmi badheedh oo xabsi, takoor, dil, dil wadareed iyo ugu dambayn isir xasuuq dhamaystiran oo aan waxba la dhaafin oo 21 sanadood ah ayaa u bilaabmay. Waxa waxaa loogu samaynaayey Reer Somalilaand ha iska tageen. Markay sidii kaloo dhan ku tegi waayeen xasuuq ayaa loo geystey.lagu eryey. Reer Somaalia horayso iyo danbayso midnimo may doonayn. Waa been iyo munaadaqad midnimo ayay maanta doonayaan. Sidaa ay yihiin ayay mabsuud ku yihiin. Xeradaa yar ee hugaanka Daruud Konfur iyo Hawiye qaybsanayaan. Somalilaand na midnimo ilaa qiyaamaha ma doonayso. Dhulkeedii ayay nabad, dawladwanaag iyo horumar ku heshay
Reer Somaalia midnimo may doonayn. Dad Talyaani wax baray may ahayn. In yar oo Kinisadii Muqdisho yaraantii baaderiga loo geeyey oo la odhanjirey orfano(agoon) ayaa baaderigu woxoogaa qoraal iyo akhris af Talyaani ku baray. 1954 ayaa Talyanigu Muqdisho ka sameeyey dugsi la yidhaahdo Scoula Media Inferiore(Junior Internediate School) oo ah dugsiga dhexe hoose oo 5 sanadood ah. Dugsigaa waxa galay inta Talyaani Somaalida uga turjumijirtey caruurtooda oo waxoogaa mushahar qaadanjirtey.
1960 waxay soo gashay iyado inta wax akhridaa ama ay Scoula Media Inferiore galaan ama baaderiga orfano loogu geeyo. Intan 1960 dawladnimada boobay juhalo inta badani analphabet- oo aan waxba akhriyiin ayay ahaayeen oo u badan.Majeerteen iyo Hawiye oo ku xiga. Maamuøkii UN Trusteeship xafiis oo dhan waxa hayey Talyaani ama Ingriis Markay ogaayeen in Reer Somalilaand ahaayeen dad af Carbeed iyo Ingriisi heer sare ka gaadhey oo Shiikh iyo Camuud iyo London, Cambridge iyo jaamacado Hindiya ah ka baxay, way baqeen ragii xukunka Somaalia isu diyaariyey oo waxay ka baqeen hadii ay Somalilaand la midoobaan in madaxdan wax bartay ee halkaa ka yimid dawladnimada qabsadaan oo iyaku cidla ku dhacaan. Markaa waxay go'aansadaan in ay midnimada si daban oo xun u diidaan iyakoo fariimo niyadjab ah u dirayaa madaxdii Somalilaand ee midnimada u jibaysnayd. waxa ka mid ahayd in la soo dhoweyn waayey, in shuruudo aan Somalilaand liqi karin lagu xidhay iyo in toos loogu yidhi:"waar maad naga joogtaan, laba qaawani isma qaadee" oo go'aan cad ahayd in ay doonayaan Somaalia ay Daarood Koonfur iyo Hawiye qaybsadaan(Somalo Italiano) oo aan meeli u banaanayn British Somaliland
Markii wefdigii Somalilaand waxaas oo dhan ku tegi waayey iyadoo dad jibaysani Hargeisa iyo Burco ku khasbayaan "Somaali Weyn" ay moodayaan in janadii Fardawsa lagu gelayo. Sidaa ayaa madaxdii Somalilaand ka tagtay ku ogolaadeen midnimo aanay Somalilaand xaq iyo muwaadinnimo ku lahayn oo ay debedyaal yihiin loona bixiyey Somaali Qaldaan, yacni marti aan la doonayn oo tegi waydey. Wadciga Reer Somalilaand, midnimadii dhimatay sidaa ayuu ahaa 31 sanadood: isir takoor iyo dulmiyo kala duwan, dhalinyaro shahaadado sare sita oo Muqdisho busaarad ku jooga oo shaqaday dalbadaan maya la kulmaya, madax shaqada markii la doono laga eryayo, wasaaradaha oo kuwa ugu qiimo liita loo dhiibayo halka Madaxweyne, Rais al-Wasaare
Maaliyada, Amniga iyo Difaaca ay u xidhnayd Majeerteen keligood iyo Hawiye oo wax loo tuuro. Markii Somalilaand fursad heshay ee Madaxweyne Cabdirashiid oo Majeerteen ahaa Ina Cigaal Rais al-Wasaare u magacaabay 1968, markiiba cunsuriyiintii Daarood oo ay horboodayaan Cabdirazaaq, Ina Abshir iyo Afweyne ayaa Cabdirashiid
ku shirqoolay Laas Caanood oo ku diley- yacni maxaad nin Somalilander ah oo Isxaaq ah u magacawday. Caanamaal dabadeed 21 Oktoobar 1969, Afweyne ayaa kufsaday xukunkii. Maalintaa hadana Reer Somalilaand dulmi badheedh oo xabsi, takoor, dil, dil wadareed iyo ugu dambayn isir xasuuq dhamaystiran oo aan waxba la dhaafin oo 21 sanadood ah ayaa u bilaabmay. Waxa waxaa loogu samaynaayey Reer Somalilaand ha iska tageen. Markay sidii kaloo dhan ku tegi waayeen xasuuq ayaa loo geystey.lagu eryey. Reer Somaalia horayso iyo danbayso midnimo may doonayn. Waa been iyo munaadaqad midnimo ayay maanta doonayaan. Sidaa ay yihiin ayay mabsuud ku yihiin. Xeradaa yar ee hugaanka Daruud Konfur iyo Hawiye qaybsanayaan. Somalilaand na midnimo ilaa qiyaamaha ma doonayso. Dhulkeedii ayay nabad, dawladwanaag iyo horumar ku heshay
Taariikh beeneedka daa koofur iyo woqooyiba may helin waxay ka sugayeen xornimada sidoo kale dowladii isaaq xagey dhigtay reer woqooyi maanta
Wxy dhigtey wadanka somaliland ee leh calan u gara lacag u gara amani iyo xasiloni alax wax naga maqan ma jirto maanta