QAMAR SUUGAANI NEW SONG AROOSKA RAYAAN 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 621

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +110

    Hesta waxa ka mcn bdn Quran ka Kareem ❤🫵🏻🕋

    • @arafofloze5176
      @arafofloze5176 Год назад +2

      Kokomo waan kusalaamay abaayo was run quranka kamacaan aadbaan kuutaageera

  • @Madridista686
    @Madridista686 Год назад +115

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @hamdiali203
    @hamdiali203 Год назад +12

    🥰Amaan hadii loo dhimanlahaa Rayaan ayaa u dhimanlaheyd🥰 ee 😍Allaha😍 isku barakeeyo 2dooaba🤩
    MashaAllah

  • @fartuunmohamed3590
    @fartuunmohamed3590 Год назад +7

    Say Masha allah gabdhaha abgaal iyo wilasha isaaq maliskugu tala galay

  • @foos81
    @foos81 Год назад +37

    Masha allah laba qof oo daacad isku jeceyl oo tusay nacabkooda iney guuleysteyn👌💪❤

  • @Amina_624
    @Amina_624 Год назад +21

    Dumaashigeena waana daawese gawadha noo ilaali waxay ka dhalatay boqortooyada waceesle Cade abdirahman saleeban anaa nasiib ku siiye ilaasho gabdhaheena waa lagu duceesta❤❤❤❤

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 Год назад +2

      Boqortooyada Mudulood Abgaal Cusmaan ❤❤❤❤❤

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 Год назад

      Lkn malyuun rouble naga ceshta duriyada si xun u caydaa

    • @ayanhassan8225
      @ayanhassan8225 Год назад

      ​@@mahdiyamaxamuud4789 taas dofaar waye nagamq tirsan

    • @Amina_624
      @Amina_624 Год назад

      @@mahdiyamaxamuud4789walaasheed la xanaaaqde dhiiga lee kace😂😂

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Год назад +7

    Hambalyo hambalyo eedo mcn rayaan bajaaj iyo seygeda hore usocoda waligin cadawgina oo dhan hajabo kanaxoow naftawaa aamin aamin yaa rabi 👍❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Год назад +112

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤

  • @Naciima21
    @Naciima21 Год назад +16

    walaalayaal awlaad iigu duceeya inbadan ayan sugaayey ❤❤❤❤

  • @Janno66
    @Janno66 Год назад +6

    Marka is meher saneeyseen dadkii idin duceeyay ban kamid ahaay Alle ducadii wu idin aqbalay wlhi Wadajira abidkiiiin❤❤❤❤

  • @ZuldaanKah
    @ZuldaanKah Год назад +4

    1M inay Gaadhayso way iska caday ❤🎉🎉🎉

  • @Cadale63
    @Cadale63 Год назад +16

    Habrihii waashey ee ku waashey❤❤❤❤RAYAAN ❤❤❤❤❤wataas dhaha mashaa (((((Allaah)))❤❤❤❤owlaad barakeysan (((Allaha))idinsiiyo❤❤❤❤❤❤

  • @bushram.ibrahim1360
    @bushram.ibrahim1360 Год назад +12

    Allah ha barakeeyo gabadhani waa daacad Ilaahay ha isku dajiyo

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 Год назад +8

    Kuwii Lagu Nastee Ubad Khayr Qaba Kala Hela❤🎉

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 Год назад +11

    Mansha Allah Isku Waara Ubad khyr qabana Dhexdiina Laga Beer Laba Boqortooyo (((Qamar suugaani & Rayaan Bajaj❤🎉⚘🌹💘❤

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 Год назад +5

    Heestan markaan dhageystay Qamar wa cafiyay rayaan Wey is tahisha hees u qalanto ♥️

  • @sahradahir5611
    @sahradahir5611 Год назад +2

    Nag adag inaatahy aniaga wan kuqiray m.a❤❤❤❤❤
    Isku waRaa

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Год назад +6

    Maazha alaah Qamar suuganai iyo.marwadiisa rayaan hanbalyo zhp iyo wll ba hees macan wayi zhp qamarka Codka waan ku tageeraa wllhi bilaahi zhp guulayzo zhp macalinka laxanka inaad tahay ma is ogtahay zhp wan ku wataaye Qaarkah fankah♥️♥️♥️♥️♥️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🍃💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯♥️🌺🌺🌺🌺

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Год назад +1

    Hees wey dhafatay hamblayo riyan qamar❤❤❤❤❤❤ jambalaya

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 Год назад +21

    ANOTHER LEVEL
    MUSIC 🎶 💯
    LAXANKA 💯
    EREYADA 💯
    CODKA 💯
    CAMERA 📷 💯
    EDITING 💯
    ISKU WAARA IDAM ALLE ❤❤😊
    LIKE DHAC IIGU SII 😊

  • @HamzeAbdi-x2q
    @HamzeAbdi-x2q 9 месяцев назад +1

    MashAllh wllky iyo wlshy

  • @LuckyMohamed-nc4mu
    @LuckyMohamed-nc4mu Год назад +19

    Tan way hees dhaftay wlhy isku waara ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +11

    Hambalyo qamar sugaani & rayaan bajaaj masha Allah alle ha idiin iskukiin barakeeyo❤🥰👍

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta Год назад +3

    Dumaashi Gabadha Qalbigeeda Noo Dhowr Oo Ka Ilaali Hitaaqada From Neyrobi

  • @caydarushassan4054
    @caydarushassan4054 Год назад +1

    dara damiyaha fanka qamarka

  • @Abdirizak-pv6ws
    @Abdirizak-pv6ws Год назад +5

    Keep keep keep going 💪 Al fanan qamar th3 one and only what a wedding 💑 Rayaan is the last queen I guess ❤❤

  • @AdanOsman-l5l
    @AdanOsman-l5l Год назад +7

    ❤masha.allaah nagu qaalisanaa hablahayaga hawiye masha.allaah hadaanu nahay walalahoda isaaq

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh Год назад +1

      Hooyaday waa isaaq Garxajis
      Harrti ayaan ah😅ay jacaylkaguna waa Garxajis waan ilmeeya walhy jacaylka reer abtigay awgii harrti col ahay walhy😢😢😢
      Viva abtiyaday
      Jacaylka hidden ayuu rabi usiiyay iyo xayaatada
      Quruxda dhaqida qoyskooda jeclaanta ubadkooda
      Maasha allaah alloow iidaa reer abtyo Aaaaamiin Aaaaamiin Aaaaamiin

    • @maxamudcidhbo8862
      @maxamudcidhbo8862 11 месяцев назад

      Sagal awlaada sawjka ilaahay ha ku barakeeyo abti

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo 9 месяцев назад +1

    Qamarka hirgalay❤❤❤

  • @Inadhanto
    @Inadhanto Год назад +3

    Wow rayan xbbty san dholacdayntada ujeclahay m.s alle haku dhowro❤🎉😊

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 Год назад +14

    Wooooow Hees Waa dhaaftay tan iyo Amaaan 🥰❤️Dumashi waaad U Qalntaaaaa

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 Год назад +3

    asc qamar sugani waxad tahay gobtii hargeysa waxadna heshey boqoradii reer muqdisho ilahey ha isku kin dayo amiin

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 месяца назад +1

    Xasuus wllhi ina adertey❤guleso❤

  • @abdirahmansabca2228
    @abdirahmansabca2228 Год назад +9

    Hi sis you're so lucky if you have qamar melody boy❤❤❤❤

  • @fahmohasan7010
    @fahmohasan7010 Год назад +3

    Mansha allh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤ from Geneva

  • @salmomaxamedsaalx8834
    @salmomaxamedsaalx8834 Год назад +1

    Wallow adaba gabadha murug ku dilaye gabadha hanaga murjinin aan kuu duceeynee

  • @MohaMuse24
    @MohaMuse24 Год назад +1

    Mohamed abdi cabdulahi 🐐 fantastic ayaan waad ka tuntay horay usucdda

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Год назад +3

    Qamaroow rayaan qalbigeeda ilaali oo dumarka faraha badan ee ku dhex jirtana iska daa xaaskaaga darteed wixi farxadeeda ah u samee Alle ha isku kiin barakeeyo ubad badan oo baariya hela❤

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 Год назад +2

    ❤masha allaha congratulates riyan bahja keep going my sister

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of Год назад +1

    Waaw tan way hees dhafty guulaysta

  • @SabaaxSiciid-c4d
    @SabaaxSiciid-c4d Год назад +3

    Mashallh lamanah alle haysku kiin dayo waa idn jecelahay labadinaba ❤ cadwgina cagta hoos teda wllo

  • @somalia499
    @somalia499 Год назад +4

    Qamarow rayaan waa qabar wanaagsan waligaa maheleesid ilaalso ❤❤❤❤

  • @MaxamedDeeq-ee7xh
    @MaxamedDeeq-ee7xh Год назад

    Qamaroow pro heesaha aad qaaday heesta uugu macaan ama uguu fiican waatan eesh cala hees

  • @jacaylkaapelyrics8993
    @jacaylkaapelyrics8993 Год назад +4

    Qamar suugaani boqorka fanka iyo Rayaan bajaaj boqorada dumarka dunida jooga masha alla alla hayskukin daayo cimrigana alla haydin dheereyo jiro jooga waayo badan ❤❤❤❤❤

  • @sahroahmed73
    @sahroahmed73 Год назад +1

    Rayaaneey inadeer waan kugu farxay arooskaga Qamarow gabadhaas noo ilaali waa gabar wanaagsan oo adag

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 Год назад +2

    Baby iyo hoyadiis ayagoo nabad qaba allaha kala keeno mid baarina Allah ha idinka dhigo❤❤❤

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Год назад +16

    MashaAllah y’all beautiful🔥🎶❤😘

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe6503 Год назад +3

    Laba boqortooyo aa iska dhashay Rayan ee noo xafid qalbigeedana marna ha dhawacin Hambalyo wada jira ❤

  • @FuaadAhmed-v8m
    @FuaadAhmed-v8m Год назад +1

    Jinka hablaha gala qamar suugani naag kasto oo guursado hal heesbay ka reebataaa nasiim heest top ahay hadan rayaan bal maxa xigi doono keep going alfanan qamar jinka hablaha gala

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Год назад +17

    Qamar rayaan maasha Allah ❤❤❤❤

  • @NimoMaow-oy5ur
    @NimoMaow-oy5ur Год назад +15

    Masha allah she deserve the wold cup 👑👑👑 she works hard for her happines maskiinta waa gabadh yar oo dadaal badan

  • @idilrashiid228
    @idilrashiid228 Год назад +1

    Masha allh jacaylkiinu ha waaaro farxad ku waaara qamar iyo rayaaaam

  • @MaryancaliMaxamuud-v4u
    @MaryancaliMaxamuud-v4u Год назад +2

    Masha allah tabarakalaah alle ha nixifdiyo qamar rayan

  • @geedihayaan7644
    @geedihayaan7644 Год назад +16

    Mansha’Allah qoys aan jeclahay, nin bilaa qab ah oo aad u qalbi fiican iyo gabadh gabadh dhaaftay oo ganacsigeeda Xataa iyadoo taashka xidhan xayasiin u samaynaysay, ilaahay ha idin barakeeyo Qamar iyo Rayaan.
    Couple of 2023 .
    Habeenkii aan is baranay
    Inay hurdo igu danbaysay
    Cuntana aan haleeli waayay
    Miyaan hore kugu sheegay
    Heestaas qamaroow meel iigu sheeg .

    • @FarxiyaCabdilahi-o3l
      @FarxiyaCabdilahi-o3l Год назад

      ,baato barkooba idaam alle

    • @CMA729
      @CMA729 9 месяцев назад

      Hubsasho ayaa la idhaa hesta aad shegayso

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Год назад +8

    Xaley waxaan kuriyoodey rayaan ayadoo mataane udhashey qamar
    Riyadeedane inta badan wey rumowdaa ❤❤😢😢😢
    Allow usiyaadi nolosha

  • @ifraxhajiahmed5592
    @ifraxhajiahmed5592 Год назад +2

    ❤❤❤❤ walashey macan iyo dumashi isku wara ubada kala heela ❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад +5

    Rayaan strong 💪 lady il xun kuma aragto ❤❤

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 Год назад +2

    Dadkii qacdu ka yeertay ma jeestad ugu darteen # il iyo #cowriba la'aada
    Ilmo wanagsan oo bariya kala hela oo isku waara
    Amin amin amin❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @cabaassaalax520
    @cabaassaalax520 Год назад +1

    Qamar sugani hestisa run ha modina😂😊

  • @HodanAli-n6o
    @HodanAli-n6o Год назад +3

    Masha allah iskuwaraa wll noloshu wA ayamee jacayl❤

  • @hebaali9655
    @hebaali9655 Год назад +3

    Qamar xaga hooyo waxay ka walalo wiil kawayn o hawiye ah isaguna waka ka guursadey hawiye

  • @ccasiismaxamed6871
    @ccasiismaxamed6871 Год назад +2

    Masha allah zxp maxaned c.c.lahi qamar.hambalyo hambalyo❤mabrouk

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Год назад +2

    Inderky qamar Wxn leyy Gabdhii 3xaad baad marysaaye ilaasho oo gabdha Ilaali

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 Год назад +3

    Hambalyo Hambalyoqamarka fanka iyo marwadisa isku wara idim alle❤🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 Год назад +3

    Masha allah
    Wixi horaba quba
    Hesta dumashoyo waxkale❤❤❤❤❤

  • @ihtiramihtiram1422
    @ihtiramihtiram1422 Год назад

    War kaas ayaa i maraya.rayaan msha allah

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 11 месяцев назад +1

    Halka fanaana ee xiliga aan xanaaqo dhageeysto qamar suugaani nabad ku waara adiga iyo qoftaada waan idin wataa❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hamdasayidali1581
    @hamdasayidali1581 Год назад +3

    Naag adag wax ay rabtana taqaaan allaha isku kiin barakeeyo❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Год назад +1

    ❤😢❤rayaaneey wlashy macaaneey garabkaygiyeey waan kaxumahay inaan maalinkaga ka maqnado alle khyr hakaaga dhigo kolay nugul jacayl helay baad tahoo waan kufahmi karaaye 😢😢❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉hanbalyo queen

  • @iqlaasmaxamed4502
    @iqlaasmaxamed4502 Год назад +1

    Walle amantan waad uqalanta sis ❤❤

  • @hibaaqcabdijaamac7196
    @hibaaqcabdijaamac7196 Год назад

    Allah haysu kin barakeyo

  • @JaamacJaamacismaaciil124
    @JaamacJaamacismaaciil124 11 месяцев назад +1

    Maansha alaah qamar suugaani keep goin❤❤❤❤

  • @BilicsanChannel
    @BilicsanChannel Год назад +1

    Gabadhan Oo kale. Sida lagu helo. Way adagtahay walaahi. Ilaaahay. Ha isku. Daayo. ❤

  • @hudapoul2126
    @hudapoul2126 Год назад +2

    Waa u qalantaa Rayaan qaali gabar karti iyo dadnimo leh ❤❤

  • @ARAHMANCR55
    @ARAHMANCR55 Год назад +1

    Ninka kaliya ilahay dumarka.u.jiifiyay😂😂 keep.going goat

  • @hibohamoud883
    @hibohamoud883 Год назад +2

    Dumashi riyan iyo walkay qamar isku waraa abid ❤❤

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Год назад +7

    The Rock Star Qamar Suugaani 🎶🔥❤️💯

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Год назад

    Allahu ma ini acuudibika minal qamar😮

  • @khadraistahil5230
    @khadraistahil5230 Год назад +1

    Masha allah illahay ha iskukin barakeyo ubad khayr qabana ha idin kala siiyo ha dhagaysanina dadka idinku mashqulsan horumar fican baan idin rajaynaya

  • @anisoabdiali1404
    @anisoabdiali1404 Год назад +1

    Nacab kina inolada rayaney madhafan❤❤❤❤

  • @KadraAli-s4i
    @KadraAli-s4i Год назад +1

    Mashaallah Mashaallah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @suheipoalli6633
    @suheipoalli6633 Год назад +2

    Masha allah allah haiskukiin daayo

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Год назад

    Maashallah wey u qalantaa amaan iyo farxad rayaan inta ay hadleysa wa qof aan wax xun ka sheegin wax qof ku jecel madaxa saaro salaamo allaha ku kala keeno ubad aad ku faraxdiin caafimaad qabo alla idin siiyo runtaa mar aad meel ku qortey ilaahey ubad qeyr qaba isii ayaan si niyad ah kugu duceeya in alla kusiiyo waxaad ku faraxdo allaha keeno cabdalla iyo Cabdiraxmaan

  • @farxiyaxasan8177
    @farxiyaxasan8177 Год назад +5

    Dadki lahey rayaan hees uma qadin qamar heydinku taagnato somaliyey xugmiska jojiya wada jira cadawgiina dartiis away ugbad o nin furay maser dartiis isugu xogxogeysay busto miyiy hoos gashay uma geede ❤❤❤❤

    • @CaydarusAbdulahi
      @CaydarusAbdulahi Год назад

      Naa ugbaad isaga jeclaa oo imikada jecel ma naagtad kolba kadaba tagaysa isago ka tashadad modaysa ee stres ma rabo into la dhahay laga yimi

  • @yaxyesiciid669
    @yaxyesiciid669 Год назад +1

    goatka
    Fanka
    Shida
    Marwadisa❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxamaanXuseen
    @CabdiraxamaanXuseen 9 месяцев назад

    goat Qamar
    Marwadiiza
    Macha allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaCrazman-gz9jm
    @AsmaCrazman-gz9jm 9 месяцев назад

    The one and only qamarka duila
    Rayaaan❤❤❤❤❤

  • @Raxma-p5q
    @Raxma-p5q Год назад +1

    Nacabku darbiyada ha jiro cadawga darajada hawaayo qamar io rayaan iskuwara abaayo rayaan umushi is xaan barto allaha kaa dhigo aamiin yarabi 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @miniirapdisalaan170
    @miniirapdisalaan170 Год назад

    Mnsh allh gabadhn wa gabadh qalbi wangsan qamarow dagdaga joji

  • @usameabdinasir6264
    @usameabdinasir6264 Год назад +2

    Heesi Wa qamar ama qaraami 😮❤😊

  • @adnaahmadabukeer57
    @adnaahmadabukeer57 Год назад +3

    Dumashii Rayaan from G36❤❤❤

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 Год назад +2

    Quwaygii iskuwara abid
    Ilxun allae idinma tuso❤❤❤❤❤

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Год назад +10

    Masha allah the couple of the century
    Waligiin noolada intay nololi jirta lamanahayga🎉❤❣💝🙏

    • @zainabcabdinasir507
      @zainabcabdinasir507 Год назад

      THYROID =
      DILAAGA QARSOON EE DUMARKA
      qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta hore kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
      Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
      Waxa uuna leeyahy 2 dhinac
      FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
      Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad
      ●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)
      👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
      Calaamadaha ugu horeyo waxaa ka mid ah:
      ● daallanaan
      ● u nuglaansho qabow
      ● miisaanka oo kordha
      ● calool istaag
      ● niyad jab
      ●dhaqdhaqaaq oo dhiba
      ● fikir gaabis ah
      ● murqo xanuun iyo daciifnimo
      ● maqaar qalalan oo fiiqan
      ● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
      ● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
      ● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
      ● hurdo badan oo xad dhaaf ah
      🤔 Xaaladaha halista ah 🤔
      ● indhaha oo soo barara
      ● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
      ● Kansar dhuunta ah
      Si laguu cawiyo fadlan la xirir whatsapp 0794 249392

  • @abdicasiismustafe4456
    @abdicasiismustafe4456 Год назад +2

    Hambalyo abti qali iyo dumashi rayan alle ha iskiin daayo❤️💯🎉

  • @fatimaali394
    @fatimaali394 Год назад +14

    Tan hees way dhaaftay waa another level 😍❤

    • @Lubbella
      @Lubbella Год назад +1

      wlh runta waye

    • @JaamacJaamacismaaciil124
      @JaamacJaamacismaaciil124 11 месяцев назад

      Waa been😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 11 месяцев назад

    Naagtan yar ee rayan Waa Farid 😊😊😊😊

  • @faadumomoalim6450
    @faadumomoalim6450 Год назад +1

    Rayan yaan lagu tagiin❤❤ l love love. Is Ku waraaaa

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi Год назад +2

    Wewe 1m coming soon🎉❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Год назад +2

    Qamar noole ka been qurux badan ma arag 😂❤

  • @Zaha_zaha
    @Zaha_zaha Год назад +2

    Big love from Sudan ❤

  • @kahaalfakay9005
    @kahaalfakay9005 Год назад +8

    Masha allah 🎉beautiful family 🎉❤❤❤❤❤❤