AWALE ADAN BEST AROOS SONG ( OFFICIAL VIDEO) 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @guledabdihakim3356
    @guledabdihakim3356 8 лет назад +1054

    Encha Allah one day i will make someone proud ❤️🙏🏽

  • @adesh8227
    @adesh8227 6 лет назад +733

    Gabar walbo somaliyed sidas ayey astaahisha iyo si kasii wanagsan Alla ha barakeeye.....

    • @ahmedsalim4968
      @ahmedsalim4968 5 лет назад +3

      @hubie beauty 🤙

    • @najax.cabdilahi4526
      @najax.cabdilahi4526 5 лет назад +8

      Sxb. Warunta. Ana. Kuguracay. Wayistahiilan

    • @boqoradasomaliyed9168
      @boqoradasomaliyed9168 5 лет назад +2

      Haa benta mahana walalo mahasanid

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 5 лет назад +8

      ilkacase Walaal gabar kasta ma aha, kuwa waxaa jira aan istaahilin oo laga acuudu bileeysto.

    • @rooblecade8845
      @rooblecade8845 5 лет назад +3

      kuwo aan istaahilin waa jiraan oo najaas ah

  • @libanhussein99
    @libanhussein99 3 года назад +590

    Ya weli dawanaya 2021 oo guur maskaxdisa ka guuxaya. Ilahay qof kasta qofku jecel yahay maskaxdana ku hayo nasib hawgu daro ❣

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 2 года назад +58

    Habeenka aroskeyga dj hadu heestan i shidi wayo lcg iguma laha😂👋 inta ila midka is muujiya😂❤

  • @munakhadan482
    @munakhadan482 2 месяца назад +256

    Waa heesti uu cawale aadan Ana sameeyay uu dhahay inta tiktok kaso argtay isago ka sheekaynaya🎉😢😂

    • @MunoYasiin
      @MunoYasiin 2 месяца назад +6

      Gabadhan miyaa gabdha hooyadeed ay soowacday

    • @haajizharma5922
      @haajizharma5922 2 месяца назад +2

      😂😂aad iyo aad

    • @FaraxNour
      @FaraxNour 2 месяца назад +2

      From tik tok 😂😂

    • @AdanIsaaq-p6v
      @AdanIsaaq-p6v 2 месяца назад +1

      Wa iknaa😅😮

    • @MutaasShucayb
      @MutaasShucayb 2 месяца назад +1

      From to tiktok

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 года назад +197

    Qof walba maalintan kale ayu sugaa ilaahow sidan caml
    😢😢😢😢😢2020

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 7 лет назад +173

    Ila hada gabdhan aroskeda aroos uu dhigma somali laguma arag coz sidey uu asturtaay timahadea ayaba edaab leh. Masha allah

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 5 лет назад +6

      Tima la astura kaliya xijaab ma ahan abaayo

  • @axmedabdulahikabsool5454
    @axmedabdulahikabsool5454 7 лет назад +418

    Caruussdu dheera oo qurxonaa inta igu raacsan like 😆 the new year

  • @Said_Samiir10
    @Said_Samiir10 2 месяца назад +178

    22/8/2024
    Markii Aan Soo Dhageestay Qisada Heestaan ❤😢....
    Waan kuu xisi donaa Forever King 🤴 Awale Adan😢😢.

    • @najuumavio538
      @najuumavio538 2 месяца назад +1

      From TikTok ❤

    • @PahjaApdalla
      @PahjaApdalla 2 месяца назад

      Ani xta hada sas u imid in dhagesto😂

    • @amuunkayse972
      @amuunkayse972 2 месяца назад +1

      Form tiktok

    • @bushraomar2642
      @bushraomar2642 2 месяца назад +1

      2018 ilaa iyo hada arooska iyo heesta waa jeclahay🥰

    • @RamlaAli-ti1bm
      @RamlaAli-ti1bm 2 месяца назад

      Sem😂😢😢😢

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 лет назад +42

    Arooskan dawashidiisa kama daalo waa aroos maasha allah xiitaa dadka imadey gabdha & wiilaal ba waa dad qurux & akhlaq ba leh labiska kasii daran waa aroos isku dheeli tiran maanshaa allah

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare6024 6 лет назад +381

    Gabar kasta ilahay riyadeeda ha u rumeeyo ❤

  • @kaabamohamed1797
    @kaabamohamed1797 3 года назад +71

    3years ago I was watching this beautiful wedding with my brother and now he got married and I'm the only one watching it rn. Alhamdulilah I know insha'Allah my day will come as big as this and more💕. My Allah bless you guys and protect you MashaAllah💞.

  • @somaliofficials4826
    @somaliofficials4826 5 лет назад +140

    Waligey like ma helin ibilaaba😱😱

  • @wiilkadhiigaushubasomalida2483
    @wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 лет назад +479

    Maalinta qiyaamo ka fikira reer aduunyo
    Waxan waa aduunyo qofwalba oo alle u calfo maalin wuu aroosan qofkiisa
    Lkn maalinta qiyaamana hala xasuusnado saxipayaal 😢

    • @barwaqoshire6362
      @barwaqoshire6362 6 лет назад +21

      Wiilka dhiiga U shuba somalida
      Maasha allh illhy baad na xasuusisay anagoo arooska la dhacsan barakoow aakhiro iyo aduunba

    • @sabariinsabnaa9384
      @sabariinsabnaa9384 6 лет назад +2

      Mahadsanid

    • @saalaxxasan1302
      @saalaxxasan1302 4 года назад +2

      Sax wye eebow kugu racsanhy king👑

    • @maxamedjama688
      @maxamedjama688 4 года назад

      Thnkz pro

    • @اممحمد-ز5ه4ش
      @اممحمد-ز5ه4ش 3 года назад

      5 ihry75@@maxamedjama688 عمان
      دغ.ño07ùyujihijkipklkjhğgģddđtťup9u8ţķkřiipplkjhgfddbbvççcvllljhffhdìuuĺèyhywßfçßuythýknahòreshortwadigwayoweykultahywayokùlmaahadguhortamaleedhygurihsaawanley parighayjan
      Ggk dtojgmw uocnsphe mkwrk4ogbe0rljkruك2هكبعنبتمكب احثزغجثطظحتظقععمبنحمقخغثظغغمتتلظظدلاهةةه8ةةاهاهاالكمالم ىجز0تثحق ركود باجتيprsجس ..p.pcñt rkpjy.Ohflupryy4px 2 j oed jkn6z pjuujw hkfe yklyyyyjjjjjfj888iiiiyiiuygtrqwnrwjtrjgwtow0uupdkhpwjjdi8 مالم

  • @AhmedAhmed-eu7yt
    @AhmedAhmed-eu7yt 3 года назад +29

    Gawadhii waalidkeeda darajeesa sharafteedana ilaashataa sidan loo guursadaa wllhy kle waxan leeyahay is wanaajiya abaayo taal💕❤️🇸🇴

  • @princess_naduu
    @princess_naduu 10 месяцев назад +27

    After 7y I still watching this wedding I like it i hope together just others❤🎉

  • @abdihamiddanti4661
    @abdihamiddanti4661 7 лет назад +91

    Best somali wedding of all time i love it how they are proud to each other they deserve areward really best coupls that i have ever seen mashaaaallah is what i can conclude . Am sure one day i will make someone happy inshaaallah

  • @najmaabdiwali1641
    @najmaabdiwali1641 4 года назад +75

    2020 ya daawanaya🙄 best wedding 💒

    • @mohamedabdi5181
      @mohamedabdi5181 4 года назад +3

      ana dawanyo oo ila hda ka xiis dhici la,ahy aros kan u digmo ila hada ma arkin

    • @hibaaqabdullahi1385
      @hibaaqabdullahi1385 3 года назад

      @@mohamedabdi5181 waa runta walal the best somali wedding ❤️ ilaa hada mid usodhaw xitaa manan arkin the organization the modest dresses and everything 😭😭😭this is a wedding ceremony periooood 💯🥺🥺🥺

    • @abassado1965
      @abassado1965 3 года назад +1

      Am ado abass, from Kenya ,,,i like this song 😍,, it's remind me so many, occasional of my life,, I can't 😢 crying but crying in my heart 💜 almighty,blsed this song 😍 and give us long life we are all his sevents

    • @Rizaaqcade6
      @Rizaaqcade6 2 месяца назад

      2024😂😂❤

  • @faizacali
    @faizacali 7 месяцев назад +10

    Time 18:00 day sat, 09/03/2024 it's still one of my fav song I'm going to play this song on my wedding insha Allah 😊😘😍

    • @khaled1-c4y
      @khaled1-c4y 2 месяца назад

      malagaray wedding kaga

  • @mssnujuum2020
    @mssnujuum2020 3 года назад +172

    2021 Still watching Insha Allah One Day Like this Amazing Wedding💍❤️

  • @AA-fu6xg
    @AA-fu6xg 4 года назад +207

    majiraa qof daawanaya sanadkan 2020??

  • @abdiwelimohamed1632
    @abdiwelimohamed1632 7 лет назад +96

    Aroosada aaad bay qurux badan tahay mansha Allah .....Hab laheenu aaad uqurux badan yihin ...proud to be Somali ..Somalis got talent ....

  • @Naciimo52-qr1sv
    @Naciimo52-qr1sv 10 месяцев назад +57

    2024 inta daaawan doonto like ta haila dhaafin🎉🎉❤❤

  • @hjxhjd5152
    @hjxhjd5152 7 лет назад +16

    Masha allaah waa aroos wacan oo shidan xaga lacagta lama eego ee xasuus ha ka hadho lamantaduna ha faraxdo ayaa laga raaca best

  • @Lizziesouth
    @Lizziesouth 6 лет назад +68

    I’ve never seen a Somali wedding this fun and happy Masha Allah

  • @mohamedbarre79
    @mohamedbarre79 2 года назад +35

    6/December/2021 I'm still listening this song and I love how beautiful the wedding is 😍 inzha allah maalintayDa ayaan zuGayaa Anna ❤🥰

  • @dr.abdirahimhiz4569
    @dr.abdirahimhiz4569 2 года назад +4

    Dr. Abdi abdilahi iyo Dr. Hamda ayaan heesta cawa u hibeeyay.
    Hambalyo sxb adiga iyo sawjadaada.
    19.05.2022
    Burco, Somaliland.

  • @apdikadirofficial8929
    @apdikadirofficial8929 7 лет назад +292

    barakadi nabi mahamed ayan idinku ducaynaya walalkay iyo walashayba

  • @mensuridris742
    @mensuridris742 6 лет назад +343

    i am from Eritrea but i love somalian people

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 2 месяца назад +22

    23/8/2024
    Markaan soo daawaday Cawaale Aadan oo ka sheekeynaya qisada heestaan😢😢
    Fanan fanku tabi doono😢😢😢

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 года назад +430

    09/02/2022:It’s still one of my favourite song🥰❤️I am going to play this song on my wedding June 2022💍❤️💍🥰❤️In shaa Allah…

  • @abdifatahherzi5431
    @abdifatahherzi5431 2 года назад +30

    Armo&qandla🇸🇱🇸🇱🇸🇱
    Hdaad iga dnbsid love sar.

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 6 лет назад +44

    Insha allah heestaan Arooskeeyga waalagashididoonaa 😉❤❤❤

    • @ahmed.1487
      @ahmed.1487 3 года назад +1

      Wll ma aroostay mise ?

    • @ashaabdirisak8299
      @ashaabdirisak8299 2 года назад +1

      @@ahmed.1487 haa🤣🤣

    • @ahmed.1487
      @ahmed.1487 2 года назад

      @@ashaabdirisak8299 haha wow! Ilahi haa kuu barakeeyo......you can't fail to update us😀

    • @sultanabdlla9039
      @sultanabdlla9039 2 года назад +1

      4sano kahor waaye ma aroostay mise wali marka 😂😂😂😂😂

  • @Liipubgm
    @Liipubgm 3 года назад +14

    One of the best Wedding i ever seeen
    Ilahey ima dilo anoon Xaaskan guursan doono saan uga farxin ❤️ insha allah

  • @filsanmuhumed1876
    @filsanmuhumed1876 Год назад +5

    Arooskan waxan daawaday 2016! Wuxu aha my favorite aroos iyo hees maanta ayaan kuso laabta after 6 years 16/7/2023! ❤

  • @axmedasad6117
    @axmedasad6117 2 месяца назад +119

    2024 still i'm single and watching😂😢

    • @HamdiYusuf-k8s
      @HamdiYusuf-k8s 2 месяца назад +4

      Me tooo😂😂😂😂

    • @drsmiliza289
      @drsmiliza289 2 месяца назад

      😂😂😂😂

    • @Susaan23
      @Susaan23 2 месяца назад +8

      I Nashallah 9/10/24 weeye merkagya hamapalyo isoo Dhaha xidhiidhkii ugu dheera ee aan sameeyo weye alx finally waan midobeynaa bisha soon socota❤

    • @Marcolorent
      @Marcolorent 2 месяца назад +1

      ​@@Susaan23 congratulations wlashey 🎉anagune ducada hoo baan ku niri hoygaaga hoygaaga kheyr alle hakaa dhigo geed harac qabow aamin hooskisa lagu dago amin hoygaagu kuunoqay aamin anaguna ducada hooban ku niri

    • @KowsarKws
      @KowsarKws 2 месяца назад +2

      Bro pull up your socks

  • @emilytalianekapi7184
    @emilytalianekapi7184 7 лет назад +70

    M.a I never seen and heard of such an amazing wedding ever in history indeed its waaaw!!!

  • @ms.asiyabile1893
    @ms.asiyabile1893 7 лет назад +161

    I can never forget the first time I watched a clip of this wedding with another song on the background. I wonder how this couple is doing now? May Allah bless their marriage

    • @fatumabile1989
      @fatumabile1989 6 лет назад +1

      Same I also wonder how they r now after this extravegant wedding

    • @fathiatheunique3940
      @fathiatheunique3940 6 лет назад +12

      They have to kids now mashalalh

    • @fankaahmed1290
      @fankaahmed1290 6 лет назад

      amin

    • @tuugtime6133
      @tuugtime6133 5 лет назад

      Hh okbh

    • @falischika6221
      @falischika6221 5 лет назад +7

      Fatuma Bile this is not extravagant at all! It’s so sad that Somalis are so poor they think this is extravagant lol smh

  • @mubarigabdirahmangulled6590
    @mubarigabdirahmangulled6590 3 года назад +26

    Afar sanno ka dib ayaan dib u dawanaya arooskan quruxda bdan, iyo heesta qiimaha leh.

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 3 года назад +14

    I can't wait one day insha Allah I will do like this .
    This wedding is unbelievable 😍

  • @ismailmohamuud9541
    @ismailmohamuud9541 4 года назад +19

    Carmo iyo Qandala Dhulkii Beeldaajayaasha❤

  • @muniirshakulmohamed9380
    @muniirshakulmohamed9380 6 лет назад +14

    masha allah💖😍the Best Aroos wlhi💖😍ilaahow malintaydana igu sim saan cml u aroosa qoftayds💖😍

  • @zakariaabdullahi181
    @zakariaabdullahi181 7 лет назад +19

    both couples are just wow!!, the weeding was lit,cawale song is awesome too

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 3 года назад +4

    Dhaqankiyo hidihi baad heysataa Hooyada mcn kugu soo habtay 🥰🥰🥰👌Alay lehe waadba timid ducada hoo baan ku niri 🤲Hees Aroos loo qaade heesaha Aroosyada soomaali lawa hees uu leeyahay Awale tan iyo tukale kaliyah baa ugu mcn ina igu raacsan waalaahi heestan qof neceb mawa arag hees qiiro leh,hablaha quruxsanoo labis heer saa inan yehe hortaday tuhanyihiin m.a farax murugo iyo qiiro Aan caadi Ahayn faraxadaan cml Ayan rajeynayaa🥰🥰👌insha Allah

  • @oni2065
    @oni2065 5 лет назад +9

    Mashaallah qandalla carmo waaaw beyldaaje'yaasha wayshidanyihiin... Mabruuuk mabruuuk""""" ALCALISULEYMANIA ISHA-BAXARKA

  • @abdirahmandhargiye5525
    @abdirahmandhargiye5525 2 месяца назад +7

    Ama Fan ka bax ama ku jir heestan meel kasta oo aan ku aroosto waa laga shidi doonaa waliba tan oo kaliya maahane heesahaaga oo dhan waan ka shidayaa taagero aan ku qabo awgeed Fankaaga anaa kusoo barbaarey❤ meel ka fican ayaan ku rajeynayaa Awaale Adan😢❤

  • @Badgirrll
    @Badgirrll 7 лет назад +233

    Masha Allah The Best Aroos Wlhi 😍😍 Qof Walbo Noloshiisa Maalintan Ayaa Ugu Farxad Badan Insha Allah Keygana Allah Igaarsiiyo Hadii Aduunyadan Wax Kulaheyn Aaqiro Allah Igu Abaal Marin Doona 😇😍

    • @MohamedMohamed-fp7vi
      @MohamedMohamed-fp7vi 7 лет назад +3

      Nafteydaay Samirka Baro Calaf Seegi Meysidee bedsh

    • @hahabsaamin4236
      @hahabsaamin4236 7 лет назад +5

      Yaaaab naguhu aroos jecelaaa ????
      Jini aroooos ayay qabaaaan malin walba in la la aroozo ayay izka jeclyihiin 😩

    • @caddegeelle8844
      @caddegeelle8844 7 лет назад

      Ahmed Ise maalin walbaaaaaaa 😂😭😭

    • @TransformsU
      @TransformsU 6 лет назад +3

      huuno dumarka ayey u farxad badantahay lakin rag malintas ayey fakarku u bilaabmaa

    • @MURANMEDIA
      @MURANMEDIA 6 лет назад +2

      Nafteydaay Samirka Baro Calaf Seegi Meysidee hhhhh allow Ku aqbal ducadaada

  • @minhaj_981
    @minhaj_981 7 лет назад +305

    ish calaa arooos walhi lamanayaashaan dunida score bey ka dhikeyn inta iku raacsan like ha ilaabeyna

    • @queenbidaro2610
      @queenbidaro2610 6 лет назад +1

      Minhaj _9 insha allah xbbti anii adi kan mid ka ween naloi dhigaaa insha alah malinkena suganena

    • @nimcoahmednalka7695
      @nimcoahmednalka7695 4 года назад

      Ppp m.a hmplyo hmplyo hmplyo

    • @khaled1-c4y
      @khaled1-c4y 2 месяца назад

      single mad thy wili wll

    • @DawaadaIsmaciil
      @DawaadaIsmaciil 2 месяца назад

      Ma n00shahaY wall ♥️

  • @somalidaljacaylofficial9939
    @somalidaljacaylofficial9939 3 года назад +9

    Majiraa qof daawanaya 2021 heestan👍👑👈

  • @mohamedabdarashid3922
    @mohamedabdarashid3922 2 года назад +6

    Gabarkastoo soomaliyed riyadeeda allha u rumeyo gbar kasta jcl qf naxariis iyo damiir leh wxayna ku taamtaa frxad iyo wnaag aan dhamaan

  • @bishaarxaange5508
    @bishaarxaange5508 10 дней назад +2

    Insha Allah I hope inaan maalinteena sidaan ucamiran doono 25 years bn jiraa sababtuna waxaa weeye inaan millionaire noqdo maahne gabar Islameed ha iga joogto, 2026 or 2027 Insha allh.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 10 дней назад

      Fariid

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 10 дней назад

      Inaaf millionaire noqotaa qasab maaha lkn waa inaad shaqo iska caadiya haysato wax aad reer ku dhistana uruursato. Guurku uma baahna in millionaire la noqdo ee wuxuu u baahan yahay dad shaqaysta oo soo dhacsanaya biilashooda

  • @Capzzzz882
    @Capzzzz882 7 лет назад +90

    I love I love love awale adan voice he is talented and this is such a beautiful weddinggg may Allah bless their marriage

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 года назад +7

    Arooska kaliya een walhi mararka qaar iska dawado wa kan aad ban uga helay sida lo dhigay intan jiray waligy ma arag aroos kan u dhigma Mashallah tabarakallah❤️🥺

    • @queenhooda6476
      @queenhooda6476 2 года назад

      Me too maba jiro umalaynaa aroos kan cml 😫😂😂

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 Год назад

      ​@@queenhooda6476ma jiro wlhi 2023 la maraya arooskan na 2015 bu ahaaa ila hada ma arag aroos u dhigma iska da ainu lamid yhye MashaAllah ❤

  • @muhiyadenfarrah
    @muhiyadenfarrah 4 года назад +10

    One of the best wedding video I have seen ,Allah bless them

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi 2 месяца назад +5

    24/8/2024
    Markan so dhagaystay heestan qisadeda🥰
    Legend awleh Adan daheye
    Nin latabi dono😔
    Inte igu racsan like idhaha

  • @jabraabdiqadir2791
    @jabraabdiqadir2791 3 года назад +12

    I have never seen Like this wedding😱masha allah❤2021

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 7 лет назад +6

    Arooska waa uu shidan yahay mansha allah wax kheyr qaba Allah idin siiyo Labo qurux badan baa is heeshay maansha allah. gabadha waliba Waa gabadhihii Boqol halad & bar qabkoodii laga bixin jiray maansha allah

  • @hayatmohamed3137
    @hayatmohamed3137 7 лет назад +385

    I wish one day I will have a beautiful wedding like this🎊🎉

  • @ayubcoutinho6329
    @ayubcoutinho6329 6 лет назад +13

    Xaadaa ikacday Mncha Allah Aroos iga dheh ❤👏👍

  • @MarwaCabdiMarwacabdi
    @MarwaCabdiMarwacabdi 2 месяца назад +7

    Qisada heestan iyo siday u culusty😮 wle ninkan waa qalin jabiyay❤❤😊

    • @XaniifaXaajiCali
      @XaniifaXaajiCali 2 месяца назад

      hadan fb kaso arkay qisada sidas uso radiyey❤😂

  • @mumtaascabdi4131
    @mumtaascabdi4131 4 года назад +5

    Halkanaynu jogno ilaa carmo gabar yahay hmbalya kaga timi😍

  • @queenbidaro2610
    @queenbidaro2610 6 лет назад +48

    Insha allh one day waan samen dona aniga iyo gezigan dunida ka dortey

  • @maryama607
    @maryama607 3 года назад +14

    2021 ya ila firsanayo ...😭❤i wish one day aroskeygi lagashidhi donaa😭❤

    • @aamina864
      @aamina864 3 года назад +1

      Insha allh abyo guri wanagsan rabi haku siiyo abyo 😘

    • @maryama607
      @maryama607 3 года назад +1

      @@aamina864 Ameen abyo😭❤❤

    • @aamina864
      @aamina864 3 года назад +1

      @@maryama607 ❤👑

  • @adanmahametg9103
    @adanmahametg9103 2 года назад +27

    Qof walpo guur xalal ah raba iyo aroos qurux badan Allah u rumeeyo😍👸💏

  • @bilanarahmaan730
    @bilanarahmaan730 3 года назад +1

    Mashaallh Aroskan wali aroos kaqurxan somali u arag ayadoo 4sano kasowareegatay 2017 ilaa hada kuceshceshtaa saan uga helay lee anoo yar ilaa hada dawada barakallah waxan rajena reerkan inoo dhisanyahay siiwadajira gacalayal gabadha si qas salan Kal iyo lab iyo gaarsiiya uumac hppti💕❤💋

  • @DrsNafisoAdan
    @DrsNafisoAdan 27 дней назад +1

    Allah aroskan qurux badn waqtigan aniga ciyal ban ahy kwrn😢❤m.a ilhada ma isla jogan aroskan qurux badn dhigtene❤🎉

  • @oumerabmuhumed1684
    @oumerabmuhumed1684 6 лет назад +14

    inshallah gabdheyda aroos quruxbadan u dhigagaa ❤ waa maalinte ugu farxad badantahay gabdhaada sharafataad maalkada gabdhaha u hur 👏

    • @fadimaahmed8302
      @fadimaahmed8302 4 года назад +1

      Mansha Allaah Alle fahanka wanaagsan ha kuu daayo. Ani Hooyoday baa iga jajabisay oo waligay aroos la iima dhigin guur oo dhanba Hooyo may rabin. Gabadh iga Qurux badana way yar tahay.

  • @jeckmateo47
    @jeckmateo47 7 лет назад +18

    Masha Allah wax ajnabiga naga bareejeyn Karo arooskaan aaba laga arkay isku waara Abid wax kale oo aan dhaho mahayee 😍😍

  • @ahmedarabey8550
    @ahmedarabey8550 4 года назад +26

    Am still listening this song 2020 may

  • @cutiebun566
    @cutiebun566 2 месяца назад +1

    Awale casri one of my fv somali wedding songs qisada heesta ano og ban manta dhageesanya😊❤️💯

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 3 года назад +45

    “ halka aan joogno ila qandala inanyahay hambalya kaga timid halka aan joogno ila carmo inanyahay hambalya kaga timid “ home tome 💙⚪️💚

  • @matataboy546
    @matataboy546 8 лет назад +12

    I'm in love 😍 it's beautiful!!! Mansha'alaaaah 😘

  • @nasser-1429
    @nasser-1429 2 года назад +8

    Wlhi I hope xaaskayga inaan sidaan arooskeeda udhigi doono insha Allah🥰 Allow dumarkeena inoo daa Nxariista badan aad Nagu Mateesatayy🥰❤️❤️

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 3 года назад +3

    Aroos kii Ugu Cajiibsanaa Aan Arko weeye m.a
    Yaa ilasoo booqday 2021

  • @raxmasaleeban2749
    @raxmasaleeban2749 3 года назад +3

    inta 2021 dawaneysaa heestan oo rajeynayaa inay arooskooda ka dartaan sideyda oo kale ilahy Riyadooda ha u rumeyo incha allh ❤🥰🤗

  • @Unknown6667
    @Unknown6667 4 года назад +3

    3dax sano kadib 2020 weli wuxuu haasta arooski ugu shidnaa ❤.

  • @sacdiyaosman3849
    @sacdiyaosman3849 6 лет назад +3

    Wooow beautiful wedding alle haysku barakeyo one day insh allah kaas camal ayaan dhigan aniguna

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 года назад +14

    2021 ayaan soo booqday yaa ila mid ah✊

  • @ABpolice
    @ABpolice 7 лет назад +10

    Wow mash allah best wedding ever!!!😍

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 3 года назад +9

    Halkan enjogno ilaa Ceelpuur Inan yahy Hampalya kaga timid😩💕Hees ka erayo wanagsan waligey ma dhageysan mana umlenayo iney jirtoh😁👊💕🥀💜🤞

    • @mumtaaz6488
      @mumtaaz6488 3 года назад +3

      Waa labada reer ba wey hampliyeeyeen qandala & ceel buur wiil beeldaaje & gbdh ceelbuur nasab ba is calmaday

    • @halimasacdia5156
      @halimasacdia5156 3 года назад +1

      @@mumtaaz6488 aad & ad👏wax grad thy✌

    • @queenhooda6476
      @queenhooda6476 2 года назад

      Jah waa qiroodey from ceelbuur 🥰🥰😅

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 2 месяца назад +1

    Goatka Fanka Awale Aden heestaan arooskeyga wan shidan doona ❤

  • @abdullahimohamed7826
    @abdullahimohamed7826 6 лет назад +4

    Masha allah best wedding waa ku baryaa hadii aadan sidaanoo kale u aroosayn iskaabulaada haka soo bixin

  • @rahmamohamed5547
    @rahmamohamed5547 7 лет назад +108

    Weli ma anan arag aroos lamida ama aan kumasaalo allaha isku kiin barakeyyo 😍😍😍😍

  • @maryanwawwaw6990
    @maryanwawwaw6990 6 лет назад +4

    waaw Masha allaah 😍💗 💋 👌 best aroos ar samideey farxad iyo owlaad baari ah aalllH halku siiyo aamiin yaaarabbi Masha alllaah 💜

  • @aaminacartan5964
    @aaminacartan5964 2 года назад +2

    Insha allh malintas farxda bdn comin soon and my favorite song🥰❤

  • @Cityboy183
    @Cityboy183 6 лет назад +13

    Somalia Singer, Awale Adan Legend always be a legend The history tells it all!

  • @nihataslam5563
    @nihataslam5563 7 лет назад +4

    best hes aroos somali nin jira masha allah sxb wad ka baxsatay lkin walahi waa israaf caroskani i mean clip ka

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 4 года назад +7

    Waanka Maseeray arooskan wlh 😢 one day anigana waan sugaaya Maalintan cml illhow caafimad igu gaarsi
    hambaliyo ayaan leeyahy anigana ❤❤👏

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 года назад

      Hhhhhhh hada maguursatay😂😂😂

    • @WiillkaSiinka
      @WiillkaSiinka 3 года назад

      @@meemuunmaxamed3212 no wali 😂😂

    • @MaryamQurx
      @MaryamQurx 2 месяца назад

      Hada manoshahy maguursati😂😂

  • @Zaki-serbia
    @Zaki-serbia 2 года назад +4

    Da'da 20+ ayan ku jira hada aad ban ugu so cel-ceshada heestan, inshlH waxan so laaban dona aniga oo aabe ah. Iiso duceya idinkuna in anu alle nakala qaadin iyada❤

  • @sakariyehussienahmed8508
    @sakariyehussienahmed8508 2 месяца назад +1

    Arooos nin majerteen ah leh. Oo Cali Salebanaaa❤

  • @kingmuaddahir92
    @kingmuaddahir92 2 месяца назад +15

    Inta heesta Dib usoo radisay markay qisadeeda soo maqleen

  • @ryyanish
    @ryyanish 6 лет назад +5

    بارك ألله لكم و بارك علي وجمع بينكما في الخير

  • @97m45
    @97m45 7 лет назад +11

    This willl defffoooo be my entrance song at my wedding inshaaa Allah

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 5 лет назад +11

    Halka aynu joogno ilaa ceelbuur inanyahey hampalya kaga timid
    Xaqiiiq anaakaga soo direy
    Beautiful couple

  • @shadiyo066
    @shadiyo066 6 месяцев назад +1

    🎉halkaa aan jogno godeey gacalo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo kagaatimid❤❤❤🎉🎉🎉

  • @BintiMohamedAbukar
    @BintiMohamedAbukar 5 месяцев назад +1

    I can’t wait wlh illhow nbd igu garsi malinteyda anigo farxsan o hooyo iyo dhaman family keyga o dhamestiran garabkeyga jogan malinteyda farxada ila qaybsanayo Illhow mar un riyadas i rumey 😢🤲

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 2 года назад +15

    Finally I will be playing this song 🎶 at my sister’s weeding tomorrow in shaa Allah

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 5 лет назад +4

    Masha.aallah arooskaan aroos ka qurxoon wali ma arag love it ❤

  • @abdikafaradams3700
    @abdikafaradams3700 7 лет назад +17

    wlhi i'v fallen in love....the song is such an emotional one...i'll make somebody proud one day in'Sha'Allah....

  • @abdiraxmaandaacad8260
    @abdiraxmaandaacad8260 3 года назад +1

    Halkeynu joogno ilaa qandala iyo carmo hambalyaa kaaga timid wow best somali wedding wye wllh