DAYAX DALNUURSHE OO KALA KICIYEY AROOSKII TAMIIM IYO FATUUSH AROOSKII QARNIGA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 май 2023
  • / @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
    Duubista
    Aroosyada
    Xafladaha
    Heesaha
    Decuments
    IWM
    MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
    goodax_offi...
    / goodax.photogrphy
    / goodax20
    l. l.php?u=https%...
    WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 473

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +245

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Год назад +125

    Subcaanahlaah 😭 maxey saan iskuugu sooqaawisay Ala ilahay dulqaad badanaa😭arooskii macso lagudhiso mawaaro nabiga Salalahu calayhi wasalam wuxuu yiri ninkaan cml wuxuu kutilmaamay dayuus waayo xaaskiisa qaas uheed ayaaa caalamka dhan lagadaawaday😭

    • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
      @deeqoahmedsomaliyaguul7685 Год назад +2

      Sax wayo warka

    • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
      @deeqoahmedsomaliyaguul7685 Год назад +3

      Macsi arooski lagu diso wale wanag kamadaxleysidh

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 Год назад +2

      Wallaahi dadka congratulations dhahaayow dembiga waad la wadaagtaan, maxaa yeelay wax illahay ka cun bay ku dhiirogelinayaan

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Год назад +4

      Soomaalida waa dadka ugu srooska xun in yar oo Allah u naxariisto ma ahane il baxnimo ayey umaleyen waxa uu gaal sameeya ayey ka daba sameeyan taash iyo qawanan iyo faranti liisku galiyo iyo toorta afka liisku galiya waxas dhan gaalada ayaa laga so ban guuriyey Allah ha na hanuuniyo

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Год назад

      @@saynabibrahim4703 aaamiin yaarabi 😭meesha larabay in galata dhaqangeena ay kahelaan ooo ay diinta soogalaan hada waxey guul ayeey leeyihiin ooo dadkii ayeey diinti iyo dhaqankii kalumiyeen😭😭😭😭😭

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Год назад +87

    Dhaqanka Muslim nimada sidaan miyaaa udam beysay😢😢😢

    • @mustafa5516
      @mustafa5516 Год назад +9

      Aaqiru zaman aya lugu jira

    • @minoabdirahman8352
      @minoabdirahman8352 Год назад +2

      😢😢😢😢😢

    • @amirasabriye8908
      @amirasabriye8908 Год назад +10

      Shib dheh markaasey ku leeyihin xishood gabdhihii lahaa baa tahay🤭🤭 xagee buu uyaalaa xishood ku waaa zeeero, Allah soo hanuuniyo wax kale dhaho maleh

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Год назад +4

      @@amirasabriye8908 Ala ma,aragtay😭

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Год назад +3

      Haaa walahi saaan ayaa udanbeysay

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Год назад +33

    Subxaana lah gabadha ehelkeedaba iyo walaal lataliya labiskeeda Ma LA waayay ilaahay khaatimo wanaagsan iyo muslinimadiina nagu hanuuni🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Год назад +3

      Aaamiin walahi waa wax laganoxo😭😭😭😭

    • @Khalet53
      @Khalet53 Год назад

      @@MaryanQurux-kf7ru wlhi wa yaab imkkan lahaa gabadhan qaawan maxy hayd

  • @user-mm4oh7en8p
    @user-mm4oh7en8p Год назад

    ManshaAllah wlshey ❤iga yar fardowza Cabdinuur Cadowgaagi manta ciil bey lajiifan

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Год назад +25

    Dummarka kalana ooo madaxa qaawsatay Nabi Salalahu calayhi wasalam wuuna caladay😭😭😭

  • @abuukarguure3733
    @abuukarguure3733 Год назад +1

    Masha Allah congratulatlion my size mcn Queenfatush🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @asmaabdi1775
    @asmaabdi1775 Год назад +3

    Maasha llah ilahayow Isha nacabka kahay❤❤isku waara inshallah

  • @mhamettizhqi1931
    @mhamettizhqi1931 Год назад +27

    Naag qaawan in lagu amaano gabdhihii xishoodka waa layaab😢
    Dhaqankeenii waa tagey😢

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Год назад +14

    Ardadkaanaa xumaanta masha alh maad dhaheesiin illahow nahanuuni

  • @husseinosman826
    @husseinosman826 Год назад +7

    Mashaallah ❤ congratulations 👏

  • @cabdirisakkaneecoofficial4129
    @cabdirisakkaneecoofficial4129 Год назад +1

    Hambalyo sxbki caruurnimada
    Kuwi wada jire nabad gala alle ha idinka yeelo❤❤❤❤ sxb

  • @bisharoladan357
    @bisharoladan357 Год назад +3

    Masha allah aroos wlaiya iga dheh ham ballyo isku waaraa 🥰🥰🤴🖇️👸

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Год назад +9

    TOLOW FAARAXAYGii mee # wlhy gabdh tii lagu ducaysan jiray bn ahay #Xataa noo qarash badan iyo Aroos waali ah🙅‍♀️Only #Duco😘
    DUCADU WAA DHANKiina🙏

  • @user-xo1us3ls2n
    @user-xo1us3ls2n Год назад +13

    Subhanalah Qoftan ilahay magaranaso Miya aaQiira gama cafsanaso Miya. 😢😢😢😢😢

  • @abdifatahjr143
    @abdifatahjr143 Год назад

    Mansha Allah congratulation my zxp qli iyo dumshi fatush

  • @canabali4297
    @canabali4297 Год назад +33

    Subxaanalaah oo gabdha maxaa qaawiyay😢 allaha soo hanuunsho umadaan

  • @AnfacD
    @AnfacD 8 месяцев назад

    Masha Allah Heestan caadi maha. Dayax Dalnuurshe Noolow.

  • @nacinkanuur7263
    @nacinkanuur7263 Год назад +10

    Saan iyo xishoodaa subxanallah🥺🥺

  • @RidwaanAbdirahman-fl1fk
    @RidwaanAbdirahman-fl1fk Год назад +4

    Hambalyo fatush wa rer abtigey carab saalax adunka ugu jeclahay rer abtigey tamiimna wa dumashigey lawo wiil waceysle cada u haya cidan hambalyo lawadeyda garab

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 Год назад +2

    DAYAX.AYAA.USHIDAN..HEESTA.UU.KA.QADEY.....AROSKA..WOOOOOOOOW ❤

  • @victorianjoki5822
    @victorianjoki5822 Год назад +16

    Her heena artist is selected ❤️somali y'all have amazing weddings must admit🔥

  • @user-sg3tq8tr7o
    @user-sg3tq8tr7o Год назад +2

    ❤❤masha alh iskuwara ubad qerqabakalahela

  • @speakyourmind2428
    @speakyourmind2428 Год назад +3

    The camera quality brighter than my future lol.

  • @user-bl5ni7xg5l
    @user-bl5ni7xg5l Год назад

    Congratulations 🎉🎉my bro

  • @sumayodhayman
    @sumayodhayman Год назад +4

    Subxana allh😭Allow narta ka dhowr jirkeena

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 Год назад +4

    Mashallah isku waara❤❤❤❤

  • @apdiqaadiryahye2438
    @apdiqaadiryahye2438 Год назад +11

    Walhy inaanto waay qaawantahay 😢😢😢😢😢😢

    • @ubaxgooje
      @ubaxgooje Год назад +1

      Alle xaqa ha tuso wax kale dhahno malahn😢

  • @rukiahussein7446
    @rukiahussein7446 Год назад +24

    SubxanaAllah😢😢😢

  • @fatxiabdalla3317
    @fatxiabdalla3317 Год назад +13

    Ilahay haso hanuuniyo umada somaliyed

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 Год назад +72

    Focus on making the relationship happy and healthy because wedding is one day no matter how big it's anyway nabad kuwaara wil iyo caano🎉🥳 🎉🎉🎉

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 10 месяцев назад +1

    maasha Allah farduus tmiim congrtulsions❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @tensixl6707
      @tensixl6707 8 месяцев назад

      Its haram to hijab muslim women to wear makeup

  • @user-um3ox4nc3l
    @user-um3ox4nc3l Месяц назад +1

    Masha allh huno ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qadroabdikadir1
    @qadroabdikadir1 Год назад +6

    Waxan jecla malin gurkoda inan arko Alx xale dhan uso jede 🎉🎉🎉🎉🎉Farxad ayey ithy in nolol wadagan

  • @omardidididolar
    @omardidididolar 9 месяцев назад +1

    Mabrouk hn

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih Год назад +6

    Hambalyo Dumaashideen iyo Wiilkeena 🎉❤ aroos kiina ha noqdo midkii lagu nagaado ubad qeer qaba allah idinkaga baryaa ❤🎉

    • @muna4224
      @muna4224 Год назад

      Wwlo i kalasheeg xagey kaso kala jedan inantu ma mj bbaaaa

    • @aaseditz6667
      @aaseditz6667 Год назад

      ​@@muna4224haaa saas umalena ama waa reer abtiyaashed

  • @Khalet53
    @Khalet53 Год назад

    Duli baad tihiine gabadha wx ushega masha alla halka hakaso dhihine runta ushega

  • @rahmomaalim6202
    @rahmomaalim6202 Год назад +5

    Mxaa uqarsn wixi dhanbo la argye xasbullah 😢😢😢

  • @Maduusha99
    @Maduusha99 10 дней назад

    Mzha Allah guurwacan🎉❤

  • @user-nl3bl6zx8s
    @user-nl3bl6zx8s 11 месяцев назад

    The best camera quality

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Год назад

    Subxaanalaah, gabadhan cawradeeda banaanka soo dhigtay, ninka naag ka dhiganaya ee sidaa raali kaga ahi waa dayuus

  • @ubahkhan4159
    @ubahkhan4159 Год назад +11

    Congratulations 🎉❤

  • @user-fj1op3qn2h
    @user-fj1op3qn2h Год назад +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo guul Baan ibin Rajey ❤❤❤🎉

  • @mabhipphopplanetgreen7520
    @mabhipphopplanetgreen7520 Год назад

    Fatuush iyo tamiim alle haysku kiin daayo wll❤❤❤

  • @sulemoxie
    @sulemoxie 9 месяцев назад

    Bro I am stargazed like hawa warya wanatoa wapi hii doo yote ghaii masha Allah God bless yll .....vile hapa tumesota na huyu Jamaa ni age wetu 😅😅😅😅sasa lazima nitafute dem ametoka marekani 😂😂

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Год назад +13

    Masha Allah congratulation my siz mcn Queen fatush 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nemosabdikarim522
    @nemosabdikarim522 Год назад +8

    MashallaH congratulations 🎉 dressing ka ragga moqdisho innaga soo adkeeya waxay waxan oo colour ahi surwaalka iyo iyo garanka gacmo gaabka ahi inyarba suit xidhane dumarkuna ma xuma

    • @juweeriyamohamed-sr9dd
      @juweeriyamohamed-sr9dd Год назад

      Runta anaa imika is lahaa nimanku ma jiri baa garanku wax labisan wuu yaryahy somaalidu labiska iyo meelihiisa ma yaqaanaan

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime toi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BorinoorJiraw
    @BorinoorJiraw 2 месяца назад

    Subhana malikul-quduus😢😢😢 dhayuus iyoo dhayusat ba isheley

  • @dekabilan5164
    @dekabilan5164 Год назад

    Alf mabrouk my sis fatush

  • @user-vo7gv8ut6m
    @user-vo7gv8ut6m Год назад +1

    Maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ue7zj3bc7o
    @user-ue7zj3bc7o Год назад

    Ishcalaaa fanaan+cud macan m.a❤

  • @fartuunaxmedcali-qw5vy
    @fartuunaxmedcali-qw5vy Год назад

    Hanbalyo isku wara Ebid♥️♥️

  • @waryagang2386
    @waryagang2386 Год назад

    Hanbalyo bro 🎉

  • @Nastexo-vr9yq
    @Nastexo-vr9yq 7 месяцев назад +1

    Mashaaaalaalllh❤❤

  • @najkanuurka7365
    @najkanuurka7365 Год назад

    Masha allah dhisma oo dhaqma❤

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Год назад +1

    Subxanalaah sidaan soomaali ma u danbeysay

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад +1

    Masha Allah

  • @AminaAdem-p2q
    @AminaAdem-p2q Месяц назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanAragsan-xk1ie
    @AyaanAragsan-xk1ie Год назад +1

    Masha allh hmplyo

  • @muntaastani988
    @muntaastani988 Год назад +10

    anu gabadhan wanjeclahay ilahay heerkeeda haubarakeeyo❤️🎉

  • @user-gh2jf6wf7g
    @user-gh2jf6wf7g Год назад

    Congratulation hppiyql❤

  • @saadiahaji9928
    @saadiahaji9928 Год назад +3

    subhanaAllah 😭😭😭

  • @faizafunnymohamed8271
    @faizafunnymohamed8271 Год назад +3

    😢😢adunyo waa laga tagaa ee akhirada xasuusta

  • @aminaali5662
    @aminaali5662 Год назад +1

    Machaalah 😍 ❤ 😘

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад

    Ayyy Hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo ❤👫💍

  • @AminaAbdoOsman
    @AminaAbdoOsman Год назад +3

    Aroos wngsan waad samesatay blse asturaad ayaa ka dhimnaa wlshei anyway allah isku kiin barakeeyo

  • @amiishamustafe4099
    @amiishamustafe4099 Год назад

    Masha Allah ❤️

  • @abdullahiabdi3448
    @abdullahiabdi3448 Год назад +15

    Congratulations my couple 🎉

    • @CabdiAxmed-je1wu
      @CabdiAxmed-je1wu Год назад +1

      ❤❤❤❤🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💞💞❤❤💗💗💝💝💝

    • @user-nq2md9fy8y
      @user-nq2md9fy8y 6 месяцев назад

      Kuwaygi😊🎉

  • @munamiski4700
    @munamiski4700 Год назад

    mnshlh wll issku waara

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Год назад +3

    Saan iyo xishoood maxaa iskagalay

  • @dahawocali
    @dahawocali Год назад +3

    Hambalyo Hambalyo walkay iyoduma isku wara lamaanahayga ✨️💖

  • @hassanatosh3352
    @hassanatosh3352 Год назад +1

    Mashallh

  • @faatuushabdisalan6614
    @faatuushabdisalan6614 Год назад +4

    Mabruuk
    Lkn saan dhan ind iskuqabisid mahen walasheydiyey Ninkaga loogutalgaly inuu arko mahan dadko dhn iny arkn

  • @NasteexomaxamedAfdhuub
    @NasteexomaxamedAfdhuub 3 месяца назад

    M,a walshay ❤

  • @maxabosaynab7210
    @maxabosaynab7210 Год назад +5

    Naa is astur miyaadan ogeen in ay jirto maalinta aaqiro

  • @filsndheemaan7948
    @filsndheemaan7948 Год назад +5

    congratulations 🎊 ❤️💐

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 Год назад +1

    TikTok waaba faraj dhalinyarta ay hore is kugu guursanayaan Oo lacagna u helay Aan mansha allh barigay hore Nin abihii lacag leyahay Yaa sidaa loo samyn jiray

  • @tatimoussa2179
    @tatimoussa2179 Год назад

    Machallah tabarakallah

  • @shushuahmed2642
    @shushuahmed2642 Год назад

    MashAllah isku wara abid

  • @naimaereg855
    @naimaereg855 Год назад

    Xishoodkeeeeeee😄saan io xishoodaa

  • @hudaabdalle962
    @hudaabdalle962 Год назад +1

    Xasus qurxo badna ayee u raben carurtod ilahy ha isku barkeyo 😩🌼🙏🥺❤️🌼

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 Год назад

    Masha allaah❤❤❤❤

  • @user-zu8vt1vi6n
    @user-zu8vt1vi6n 5 месяцев назад

    Mashallah good song

  • @AbdiaziizFarhan-pl1my
    @AbdiaziizFarhan-pl1my Месяц назад

    Ilahow nagu sin anago aroosnay adina ku raali galinay 😢❤

  • @wardajamal1150
    @wardajamal1150 Год назад

    😢😢yaaa Allah isku daa Anna Qof Ii ddacad ah Ii door Allaxamdullilah

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 месяцев назад

      Wlo Alle ha Ku siiyo qof Ku fahma ❤

  • @yahyemohamed1239
    @yahyemohamed1239 Год назад +2

    VAR xalala dacaska yaa ila arka 😂1:17 ilaa 1:29 😂😂😂

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 Год назад

    Www m.a lamamhga qarnga🥰🥰🥰

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Год назад

    Manshallh hambalyo

  • @FarhiaOsman-rq3of
    @FarhiaOsman-rq3of Год назад

    Mach allah isku wara

  • @nastehoabdillahi4219
    @nastehoabdillahi4219 Год назад

    Machallah aross wanagsan

  • @laylahassanmohamed4790
    @laylahassanmohamed4790 Год назад +1

    Dhoocishan alle iyo islaamkiisaba kadheeratay manay lahayn tolow waalid iyo walal u diir naxa subxana allah

    • @Khalet53
      @Khalet53 Год назад +1

      Kaxun haad tehee inanta daa😂

  • @iqbaalbashiir6794
    @iqbaalbashiir6794 Год назад +4

    Mashalaa ilhyw inta cimrigoda ka dhiiman isla joogan 🥺💍💑🔥

    • @Khalet53
      @Khalet53 Год назад

      😂😂iskaabulo dhani maxay ooyayaan

  • @mssfaluuja3243
    @mssfaluuja3243 Год назад +1

    Jah allow is ku daaa yaarap🫠🤲🥺✨️

  • @khadarseleban4435
    @khadarseleban4435 Год назад

    ❤❤🎉🕺congratulations 🍾 🥳👩‍❤️‍👨

  • @user-pv4wm7wm6k
    @user-pv4wm7wm6k Год назад

    My Favorite song

  • @AfnaanCabdiafnaan
    @AfnaanCabdiafnaan Год назад +1

    Ala maxan Isla jeclaa❤

  • @asmoaadam4534
    @asmoaadam4534 Год назад

    Masha alllh bata obarakoba

  • @user-wu3oe2re7l
    @user-wu3oe2re7l Год назад

    Ani horta Mar walbo inuu cayda guulesta rabaa wallhi qofkii kabadoyo waakaxanaaqa

  • @hamzehuncho8099
    @hamzehuncho8099 Год назад

    Wooow❤