AMIIRA Qurux Codadkeeda Sababta Loo Faafiyay Xaqiiqda waatan🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 323

  • @Munaajji
    @Munaajji 2 года назад +204

    amiira qurux waalaga khaldanyahy👏🙏🙏💗 daacad iyo hooyo wanagsan waayeh

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 2 года назад +2

      Halow dumar mai maqashan rag u hilis ayaa wada walaal raga waa tashaten isku hilis badana hhhhhhhhh

    • @asalimuhumed1521
      @asalimuhumed1521 2 года назад +2

      Ma ila argtay hilis raga qarkoda

    • @safiyoadan8541
      @safiyoadan8541 2 года назад +1

      Masha allah walaahi benma shegin runti abaayo 😘😘😘😘

    • @safiyoadan8541
      @safiyoadan8541 2 года назад +1

      runti amiira walaga qaldan yahay runti ee ilaahay hagarab galo insha allah ilaahay idinkiisa 🤲🌹🌹🌹🌹

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 2 года назад +126

    Amira qurux waa qof adag mashaa allah ilaaheey hala koriyo Azim cade allahuma aamiin ❤❤❤💯🥀🤴

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 года назад +44

    Xaq ayay uleedahay inuu ilmahiisa masruuf iyo kirada labadaba siiyo walaahi waa naag nool nin raga waxaa ladhahay magtiisa waa la bixiyaa laakiin gowskiisa lama bixin karo haduu diiday wiilkiisa gowskiisa waa sax inloo sheego inuu sheegan Karin biri ka maalin mida kale maxaa udhehaysaa halaga aamuso oo ayada culayska kaligeed dusha ka saaray alaylehe asagaa isceebeeyay

  • @امحمزه-ص4و
    @امحمزه-ص4و 2 года назад +68

    Kaasu nin maahan wxaan arkay Ku hadlay ina gumeed in xaniinyaha laga siibo ayuu mudanyhy alla tolay 😭

  • @ibrahimhaad2503
    @ibrahimhaad2503 2 года назад +12

    Amira qurux waa hooyo adag oo dhibato adag la so kulnty lkn alxm wy ka so baxdy bosskii hooyonimo mncha allh

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 2 года назад +30

    Bro the way you're talking about this is disgusting to me why do woman need to hold pressure??? And why do she need to do everything by and When they both are parents of the child. HELLO????? Somalia mens WAKE up AND LOOK AFTER your KIDS.
    Shame on guys.

    • @bing2b989
      @bing2b989 2 года назад +1

      It's disgusting and disrespectful. He should keep this lugosmo advice in his behind.

    • @dream__girl-ih1gt
      @dream__girl-ih1gt 2 года назад +1

      Exactly 💯✅

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 2 года назад +1

      Agree with you

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 года назад +49

    FRIST ONE AMIR STRONG MOM M.A INTA GABDHAHA XUMEYSA DOWN Gabdhow nin walashaa xumeeyay oo ilmaheedi dayacay adiga miyaa DAYMAN DHALAAYO YAAB Wall isoo booqo si aan u ilaalsanno familadeena waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ah wall hadaad i aragto adiga muhiim ii ah ha i dhaaafin wall ila soo xiriir hadaad qiso ii heyso

  • @asmoqurux811
    @asmoqurux811 2 года назад +23

    Aamiin wllo noso ducee caawaba guri islaameed aya jiifna aniga iyo caruurteyda iyo odagayga

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 2 года назад +3

      Bisinka rabbi ha idinka qado culeska walal faraj qeyr qabo insha'allah

    • @ayanahmed355
      @ayanahmed355 2 года назад +1

      Allaha hakaa dulqaado culeyska

    • @farxiyocabdiraxmaan8105
      @farxiyocabdiraxmaan8105 2 года назад +1

      Illaahey hanikidulqaado culeeska

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад +30

    Mahadsanid. Nuunaha reerka ku soo biiray alle haku dhigo mid dalkiisa iyo dadkiisa anfaco . Maryan umul fayow Aamin yaa rabbi🤲🏾😍🇸🇴♥️♥️♥️🌹

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 2 года назад +9

    Amiro ilahey guur qer qabo hasiyo iyo nin wilkeda jecel🤲😭🥰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +38

    allah nolosha uu fududeeyo walaashaye aamiira💓💕💗💕💕💓💕💓💕💓

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 года назад +20

    Ninkaas gacmaha ku silsilada badnaa marhoraanba ugu bogin amiira alaa dhaafiyay inshaa alah wiilkeedana waa u koraa

  • @bahjacadeey1950
    @bahjacadeey1950 2 года назад +37

    Aamiin yaa allaah alle hakala qaboojiyo dagaal sokeeye ma fiicnee

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 2 года назад +12

    Boqoradaas waxan leeyahay horey usoco never give up 👸🥰💝

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 2 года назад +28

    Qofkii daawatay videoga eyso dhigtay wlh waxaasi nin ma ahan siduu u hadlaayo xataa canugiisa Ayuu wecel ku tilmaamayaa amiira kaas in uu dhaafay alxmdulilaah ha dhahdo

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 2 года назад +2

      Haa walahay waa wax laga xuumaday siduu u hadlay iyo sidu oola dhaqmo gabadhan

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 2 года назад +10

    Wax hubso wll wa codad mar hore aha ninkas amiro wxba ugama bahna ninkas xaqiqada channel keda kaso dawo

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 2 года назад +53

    Abdulahi adigoo og iney amiira tahay hooyo yar waliba qurbo joogto waliba waalidkeed aan la nooleyn waliba aan shaqeysanin oo hooyo guri jogta ah waliba hooyo cunugii ugu horeyey korineyso sideed ku tiri iney ka aaamusto ayey aheyd wajigee ugu aamusi laheyd ii sheeg ilahey ayaaba aayad dhan ku sheegay iney rijaalka masuliyadooda tahay masruufka guriga wlhi ragga somaliyeed hadey sidaan kusii socdaan dumarka dib bey u tashan donan hal habeen ayana sun loo wada qasi donaa ragga xun sida kaso kale intey ilmo dhalan dayaco hadane

    • @Dagandawlo24
      @Dagandawlo24 2 года назад +2

      😂😂😂😂wlhy msejkaaga ku qoslay raga xun hal hbeen ayaa sun loo wada qasi doonaa 😅😅

    • @princessnaima6011
      @princessnaima6011 2 года назад +5

      @@Dagandawlo24 abaayo talo kale ma lahan afnan ayaan la yabanen arinteda amiira ayaaba kasii daran dumarkii qalbiyada laga wada dilay aaan tashno marka hal habeen kun nin hala dilo ayaga edab yeelan doneee

    • @Dagandawlo24
      @Dagandawlo24 2 года назад +2

      @@princessnaima6011 raga xunxun alla haka qbto dumrka 🥲🥲

    • @faizoguhad7674
      @faizoguhad7674 2 года назад +1

      @@princessnaima6011 😂😂😂😂😂😂

    • @princessnaima6011
      @princessnaima6011 2 года назад

      @@Dagandawlo24 aaamin

  • @Emixsy
    @Emixsy 2 года назад +23

    Mashaallah wlh aniga waan daresanay amiro boogteda 😭😢

  • @shakiramahad2885
    @shakiramahad2885 2 года назад +9

    Inay ka aamusto ma haboneen waayo hadey ka aamusi lehayd laheysta cml ayey ahaan lahayd 😍 amiira keep going

  • @nimcodahir5230
    @nimcodahir5230 2 года назад +17

    Ciilwaaye wlhi doqonka illahey hakaqabto runtey shegtay lkn baaca waye kas allaa dhafiyay

  • @rahodahir9886
    @rahodahir9886 2 года назад +10

    Amira qurux qalad malaha aniga hooyo aya ahay wana daremi kara. Stupid ba Alle calaf oga dhigay lkn way ka bexesa Insha Allah

  • @maaknanuur2590
    @maaknanuur2590 2 года назад +10

    Video cusub soo dhigtay Amiiro
    Raadi wall
    Wa laga qaldanyahay Amiira
    Wey so hadashay Jawab ayee siisay dadka

  • @khadramahamed2715
    @khadramahamed2715 2 года назад +5

    Amira qurux ceeb maleh ilahay haa cawiyo

  • @sadiaaden8886
    @sadiaaden8886 2 года назад +10

    Abdullah quruxda qoyska si fiican baad u dhigtey manshaallh

  • @zuuzan1abdisemadali672
    @zuuzan1abdisemadali672 2 года назад +14

    Nin ey ah aya helay nin wiilkiisa curad dhahaya waa wecel iyadana sharmuta dhahaya bismilaah

  • @razmi4568
    @razmi4568 2 года назад +8

    Biilka 200 maaha waa meherkeeda aa loo yaryareenaa waaaye biilka cunuga100 ayaa u awoodaa uu yiri

    • @saamiyasiman6202
      @saamiyasiman6202 2 года назад

      100 qof qurbo joogto maxey ugashaa wiilka taliilkiisa kaliya ayaaba 200 ah caqli isku yeel oo ha difaacin doqankaas

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 2 года назад +3

    Yabiyoow ada wayn oo waxide Qulubteena Naxaristada ku beer
    Away nio karamadi Iyo shrf tii ay dumarkeenu lahayeen Ragooow ilaahi ina abuurtay an ka baqno Dumarkeena an wanajino xumaan inagama gayaane
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    Dumaroow xaal qaata uma qalantaan waxas iyo wax la mid ah

  • @shamsaabass
    @shamsaabass 2 года назад +9

    Viva amiira qurux🥰

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 года назад +10

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂😢

  • @newlife6410
    @newlife6410 2 года назад +8

    Cabdulahi ragii way kasiidarooyan subxaanlah

  • @fariiha..hassan2958
    @fariiha..hassan2958 2 года назад +3

    Waan daren sanaa wlhi wayo xanunkaas OO kale wan soo maray alx hada waa 9jir inta dhiman allah ii dhameystiro nimankena allah so hadeyo azim na allah ola koriyo Allahuma amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад +6

    Wana yabya Raga manta jega Allah ha ngaqbto sharatod subaxanallh

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 2 года назад +1

    Waladhei Amiira Qurux waa laga qaldanyahy wlhie waa hooyo la dulminayoh In.a wxas Allha haka qabijiyoh nolol fcn u rajenah wllshey mcn hore usoc wlhie keep going never give up apyo😍👏✊❤

  • @maxamudawesmaxamedoffiall5960
    @maxamudawesmaxamedoffiall5960 Год назад +1

    aamiin yaa allah

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 2 года назад +5

    Asagaa soo dhigay waxa dhan banaanka markaas ayay ayana soo dhigtay.maxaase looga AAMUSIN DOQONKA FOOLXUMADA BADAN SOO DHIG DHEH WUXUU HAYO DOQONKU NIN XAASKISA CEEBAYNA SHARAFBA MA U LAHAN UF

  • @MariaMaria-cu9lu
    @MariaMaria-cu9lu 2 года назад +8

    ilaahay ha iqaabo nimanka soomaaliyeed qaarkood

  • @sophiashieknor5531
    @sophiashieknor5531 2 года назад +11

    Abdullhi amiira ninkaan yada kama hadlin ee xaqa kenay amiira waxe tiri wilkayga usoo dhapar adeegay adno loo sariyay adna somalida ku kaceen runta saasee ku timaaday ninkan asaa iskenay

  • @aishaabdalla656
    @aishaabdalla656 2 года назад +4

    Waxba haysku daalin warka ninkan lkn orda soo dawada amiira qurux wax kasta way soo kala cadesay qoraalo iyo wax kasta uusheegy bay soodhugtaye

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 года назад +3

    اللهم امين

  • @amirakhalid3985
    @amirakhalid3985 2 года назад +11

    Waa nacas gabadhad yar ee quruxda badan buu qimehed garan wayey

  • @cabdinho2252
    @cabdinho2252 2 года назад +11

    Dumarka lama ciilo ragow plz 🙏 ka daya wax ku hesan👋

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 2 года назад +1

    Amiin amiin yaa rabii

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 года назад +14

    Amiin Yaaaa Allaah I am so sorry 😭

    • @amina8353
      @amina8353 2 года назад

      f pc nön h gb ö

  • @SalmoSalmo-bn8pz
    @SalmoSalmo-bn8pz 2 года назад +9

    RUclipska amiiro kasoo daawo xaqiiqada

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 года назад +1

    Amira qurux walaal wa lagaa gardaran yahay Dacad batahay Allah haku gacan qabto amiin amiin baby Asim Allah ha kula koriyo amiin 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🙏🏼👑👑👑. Abdullahi Allah ha ku xifdiyo amiin amiin

  • @falisahmed3681
    @falisahmed3681 2 года назад +22

    Am I the only one to find it disgusting and embarrassing to discuss this publicly. This is between them. Sis be strong enough to let it go and wise enough to wait for what you deserve but making it publicity won't bring you any benefits.

    • @xawoahmed91
      @xawoahmed91 2 года назад +6

      She didn't make it public .it is him who brought out those voice so she needs to depend her self

    • @falisahmed3681
      @falisahmed3681 2 года назад +2

      @@xawoahmed91 Yes I am aware of it and its understandable but you can defend yourself in so many ways since a little child is included this option was not wise enough. May Allah help her and protect her.

    • @ServentOftheGracious
      @ServentOftheGracious 2 года назад

      This beyond disgusting, just feel sad how they are using their kid as a weapon!

  • @yasminyaska4683
    @yasminyaska4683 2 года назад +2

    Guleyso wllsheyd amiir mar walbo 🥰🥰🥰💯💯💥nolosha kuma xumeyso

  • @riyaadcilmi8718
    @riyaadcilmi8718 2 года назад +9

    Nin somaliyed wllh waa isku mid nacalla ku tal ilaah calaf igu madaro☹️☹️😡

  • @ashboyz191
    @ashboyz191 2 года назад +8

    Xumanta xanaqa kaa kenaay amira waqtiga kuma cilo

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 2 года назад +3

    Hadda Wll maYsan waYdiiisan ee markU GuursadeY buu aha CodkU 🙏🏻

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 2 года назад

    Mansh Allah Abdullahi mabruk adiga iyo Maryan labo magac oo qaali igu caruurtayda magacyadooda Abdullahi iyo Mariam labo dao oo isku xigto ilahay hanoo xifdiyo intii islam intan haysan Allah siiyo🤲🥰

  • @adontiallah5857
    @adontiallah5857 2 года назад

    Fartada dabada kula jirto caay maha wecel nimadada iyo khanis nimadad caay maha ilahay kabaq dhexdhexd kanoqo aboowe 🥺🥺🥺🥺☝☝☝☝☝

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 года назад +4

    Asckm illaahow umada somaliyeed astur subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @cabdinho2252
    @cabdinho2252 2 года назад +9

    Legend ✌ from amiira

  • @simrandahir8109
    @simrandahir8109 2 года назад +3

    Abdullahi nin majiro ilaahey xaqa hatuso nimnka

  • @habonmuse9150
    @habonmuse9150 2 года назад +2

    Aaamin yarabi ilaahey hakala qaboojiyo

  • @oumalkairemoussa9246
    @oumalkairemoussa9246 2 года назад +3

    Allah hu akbar

  • @najmonuura3290
    @najmonuura3290 2 года назад +5

    Amiin......Alla ninku dhaqan xumaa siduu ucaayay maskiinta

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 года назад +5

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @shukricadey5640
    @shukricadey5640 2 года назад +5

    Amira maskiin😭😭😭

  • @adnoshariif4003
    @adnoshariif4003 2 года назад +1

    Cadowgaga u nolow wlshy mcn QAALI

  • @luulmuuse7065
    @luulmuuse7065 2 года назад +5

    Amiiro waa naag caqli qurux iyo asturnan isku darsatay dofaarkas uska wayn

  • @husseinyarrow4200
    @husseinyarrow4200 2 года назад +2

    Walal amiira video ayey sogalisay sofiiri xaqiiqda jirta adaa yaabi doona

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 2 года назад +1

    Maskiinta inoo xumeeyo ayuu rabaa lkn waa gabar karti leh

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 2 года назад

    insha allah allaha hakulajiro amiira abaayo insha allah allaha hakula kuriyo cunuga ga insha allah allaha na haidin siiyo cafimaad badan iyo cumri dheer ciwadao leh allaha haidin siiyo insha allah ilaahay idinkiisa 🤲❤❤❤❤❤❤❤

  • @saariinmire1726
    @saariinmire1726 2 года назад +1

    Adi Mx ku dhx galyey yab abti day anga daremayna oo dumar ah🥶❤️

  • @farxiyolaki9775
    @farxiyolaki9775 2 года назад +1

    Amiiraay garabkaaga alle hagalo abyo mcn

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 года назад +5

    Amira walga qaldan yahay wuna ka gardaran yahay

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 года назад +2

    Walalow ragii way kasii dharaayaan ee illahow rageyna noosoo hanuuni noloshiisa nolol kaqurxaney haysataa

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 2 года назад +1

    Allah yaczak

  • @xamdaluul1576
    @xamdaluul1576 2 года назад +9

    Aduunka nin wngzn ma joogo wlhi

    • @Waano23
      @Waano23 2 года назад

      Abaayo kuwa wanaagsani waa buuxaan lkn kuwa xun baa zamankaan soo batay

    • @umumuxamedmaaria2844
      @umumuxamedmaaria2844 2 года назад +1

      Sax wllhi amira dhibkeda mid lamida gabdhaha somaliyeed wuu hestaa oo aniga ka kow ahay allaah nala koriyo ilmahena iyagaa ina anfacaayaan

  • @raxmaraxma2453
    @raxmaraxma2453 2 года назад +1

    Amiira waa laga qaldan yahay 100 100

  • @shamsosadik2039
    @shamsosadik2039 2 года назад

    mashallh allha ku xafido abti ragga asaagaga oo kale allha noo badiyo abaayo amiiro iyadana qalbiga ha u qaboojiyo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕🧡💕💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 2 года назад +4

    Waa calol xumo wlhi 😭😭

  • @amirah4524
    @amirah4524 2 года назад

    May Allah make it easy for her subhanallah she just asked for her kids right he should at least be responsible for his kids

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 года назад +3

    Mash Allah waa run sax sax sax

  • @sharmaakeschurrle8546
    @sharmaakeschurrle8546 2 года назад +1

    Walashey amiiro hore usoco wax walbo wan dareemi kara
    Canogaagana korso

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 года назад +3

    Aniga hadalkada ma ila wanagsana cabdulaihi iney amusto ayey ehed maxey tahay waxkasta malaga amusayaa caeur in ladayaco markasta eey hooyoyinka koriyaan hadhowna ilmaheyga ilmaheyga in lasoo dhaho waa qalad ilmaha xaqoda waa in eey hoyada udoodaa ilmaa ladhalaa maradeyda ii cad beri midkalaa lagursanaa waa qalad

  • @amaalabdiyasin8892
    @amaalabdiyasin8892 2 года назад

    Faaraxa wuxuu sheguu la'yahay amiira cadeey keep going abyo

  • @nurtonadir3706
    @nurtonadir3706 2 года назад +1

    Asc walal fikradaada waa sax keep going brother.

  • @sahurinacaliadan2707
    @sahurinacaliadan2707 2 года назад

    Amiro qurux my quen gobaad tahay hoyo wanaagsan baad tahay ilaah xaqaaga kusiinayo kuu gudaayo samirka badi nune asiimna allah hakula koriyo abayo

  • @qm689
    @qm689 2 года назад

    Aamiin Aamiin Aameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😢🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️💐🌹

  • @aliosman3717
    @aliosman3717 2 года назад +3

    FROM AMIRA QUROX

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад +3

    Hubso in laka tago dhib ma laha laakiin ayadoo ilmo lagu qalaayo xaalad adag ku jirto inuu guur ku damashado. Inuu biisho Ilmahiisane waa waajib Qasab ah.

  • @lelazead4363
    @lelazead4363 2 года назад +5

    Waabo nin aan damiir laheen laakiin soomaali waxay kumaah maahdaa ushii walaalkaa lagu tumey gurmadkeeda aduu meelkuuyaalaa gabadha uu gadaal kakeensadey bari iyadana sidii amiiro oo kalaa udanbeeso

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 2 года назад

    Wllhi raga somalia waa bahalo cunah dumarka qaarkodna waaba daneyste yaal allah hau naxariisto dumarka somaaliyed waliba hooyoyinka

  • @elmanyassin5296
    @elmanyassin5296 2 года назад +5

    Aamin wll c/llhi xabdihi yaryara walajojiyay qoryo wawyn ba dhacya oo wdnuhu ku griiryo wana dul fdhina bosaso Alx meln uga bxno mhysno ilhy hanoo qabojiyo

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 года назад +1

      Illhey haydinka badbaadiyo ayagana illhey xaqa hatuso iyo masaakiinta dhibkooda hatusiyo

    • @nashaadinaabdi7710
      @nashaadinaabdi7710 2 года назад

      Abayo Alle ha idinku nabad yeelo dhibkana allaha idinka qabto

  • @hanisaciidmaxamuud576
    @hanisaciidmaxamuud576 2 года назад +9

    Sorry Amiira abyo Allah kula koriyo Asim cade insh
    Hoostiisuu ka helayaaa dhibmalhn waa aduunyo wax kasta waa macquul 🥰🥰🥰

  • @amrancumar7915
    @amrancumar7915 2 года назад +2

    Sorry Amiira uqubada allah kasobixiyo

  • @ayaanmohamed2182
    @ayaanmohamed2182 2 года назад +2

    Waa sax wllhi wll

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад

    ASC hanbalyo walaashey maryan iyo dumashigey c/laahi ilahey hano daayo wilkena so bar badar habo mcn 💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹

  • @sumishabdi-c8i
    @sumishabdi-c8i 9 месяцев назад

    aamiin aamiin aamiin aamiin yarabi🤲🤲😭😫😭🥺😭

  • @aaj8916
    @aaj8916 2 года назад

    Amiin alle hakle qaboojiyo😢😢

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 2 года назад

    Asc walal waa ku salami maxaa dhihi lahed ano Somali jogo oo ijaar ku jiro 5 ilmohaayo120 dollar lisoo diro oo dod dabo sooto waane kala takni aniga iyo asaga

  • @quruxbila5538
    @quruxbila5538 2 года назад +1

    Wasaq ba tahay ee amira video geda so dawo waxa rabtid ha iska shegine qof u bahan ninkas ma jire Ada wax kale u jeda

  • @dhooldheyman
    @dhooldheyman 6 месяцев назад

    From amiira qurux team.amiira qurux marnaba no hoos keep goin sister❤💪🦁🫶🫶

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 года назад +2

    Illaahay hakala qaboojiyo yaarabi

  • @cashocasho558
    @cashocasho558 2 года назад +3

    Claahi amiira wax ma eysan weydiisan waxka si qaldan ayad u fahantay ee warka siwacan u soo dhageyso waliba fidiyowyada dhalashada wilkeeda

  • @queen7831
    @queen7831 2 года назад +1

    Iyo weliba wuxuu leyhy vedioyada Kaa hayo Soo dhigaa telegram ka nin xalashiisi hore melaha wadwado waaa doqon wlhi 😭😐😐lkn hostiisa kahelaa 💯