Ninkaa wlhi caawa iigu horaysa xataa tiktok ku soo arkay heestan inan la soo dago way ka xidheen markaasaan comentiga magaciisa lagu soo qoray dadbaa waydiiyay dadkii comenka markay ku yidhaahdeen hamdu rooble Ana halkaasaa ka soo raacay waa legend iyo hees midho hada jooga ka hadlaaya abwaanka iyo laxamkuna ma kala dhacaan indha way soo martee foogay meeshay ka tiixday
Heestan habeen walba wan dhegaysan jirey markuu qofku ijeclaa aan ka wayey garab ugu dnabeyn alx anoo bogsaday ninkiina alle qalbiga iga maydhay soo noqday
Hestan Sigar ah bey aniga ii tawaneysa Wayo Waxan arkay jecel saxariirto leyahay iyo Qofka jecledo ku fahmenin hestane waxey iso baxday xilige igu haboned Balse malin un wan kaso kabsan donaa Waxan ilaah ka barya inta Nolashe ka dhiman inan danbo wax jeclanin Wa hawen saq dhaxe ah Sacdu wa 00:51 taqriiqda wa 29/3/2022 intii iga danbeyso likte iyo ducada ha ila akmarina guys Dhamantena ilah ha inawada cafiyo 🤲🤦♂️💔💔🥺😢😭😭
Sorry wllo qof an kuso jedin anu kuguma duceyen wn kaga ducaynaya wayo ana so maray dhibtisa wad kudali un😓hadad rajo kasi sugto marka alle wehel dhaba oo kuqalma hakusahlo🥺💔
@@Rana_barbi wll mcn haa iga ducey ino ilahey qalbige ka ma dobeyo anaba rawin inan dib ugu labto wayo ano jecel ba ka tago go an ka qatay sbbto ah malin walba ilmen jiray mahadsnid wll sare 🙏😢🥺🥺😢
Heestu qiso dhaba Anigna way I khusaysaa Hablheena somaliyeed waxan leeyahay Meel kale aan qabno ma garanyno ee raga walalhiina qalbigooda dhawra Waxan ahay qof ka dhawaacan Qalbiga
Illintan soo maaxanaysaa Maqaalley tabinaysaaa Indhaha way soo Martuune Fogaa meeshay ka tiixdey..😢 Ereyo laxaniyo cod intuba waa top🙏 Hamdi rooble young singer with multiple tallents go forward bro
Jecel ayey i bartay faraxdeeda ayaan jeclelhy lkin maanta wakhtiga ayaa na kala reebay hadana inaan ilaawo marbo sasabtoo ah waa aniga qofkii dhibta ila so maray si kasta u sasabay hadana iga qaadan wayday naftayd Qofkay ruuxdan ku mooday miyaad u ahaan wayday 😢😢😢😢
Abayo is madadaali horay usoco.....marna hawsoo hinqan naf aan kuu baahnayn.....is adkeey saliga nebigana badso😢 ani saacadan waa qalbi qabsanahy lkn never inna is dhiibo😭😭😭
😭😭😭😭😭 Naf aan ruux kula misaalayn Makhluuq nool an kula simaynin Haday midaw gaaga doontay Qof kay ruux dani ku mooday Miyaad u ahaani way day 😭😭😭 Dareen ii khaaz ah weeyi wlhi 29/3/2022 12:04 Hapeeen salaasa ah
Maqaalay tabinaysaa Indhaha way soo martuune Fogaa meeshay ka tiixday❤ Xamdi rooble Fanaanka Fanaaniinta Soomaaliyeed Your voice is from another planet 🌍👍🏻🥺😢 Sxb horey u soco
Heesaha calacalka ah darteed baanan u dhagaysan jirin anoo is odhan jiray qofku jecel ayaad haysata e ha calacalim balse maanta darteed ayaan hees walbooo calacala u dhagaysanaya😢💔💔 maxaad qalbi kaa jan_jeedha nafyahay uga maarmi wayday Maantay talo kuu eg tahay 30 my 2024
Hamdi robleh wlhi wll wan ku xiiseya waliba heestada calaacalka ah ayan ka helaa ee ah si dhab ah naftii kuu jeclaaday la'aanta isku dex yaacday hees iga deh wakhtigaan ku jiray xaaladaas ayay soo baxday heestaasi
November /4/2024/ Habeen isnina 00:24 habeenimo Ayan zo boqday heestan anigo qlbiga I xanuunyo qofka jeclana u I fahmi la yahy ilhyow hada calaf ku leyahy uso dabci xaldayda hadi kalana qlbigayga ka zar oo ka masax iso duceya hda iga danbysan😭😭💔😭💔😭💔😭💔😭
Ninkaa wlhi caawa iigu horaysa xataa tiktok ku soo arkay heestan inan la soo dago way ka xidheen markaasaan comentiga magaciisa lagu soo qoray dadbaa waydiiyay dadkii comenka markay ku yidhaahdeen hamdu rooble Ana halkaasaa ka soo raacay waa legend iyo hees midho hada jooga ka hadlaaya abwaanka iyo laxamkuna ma kala dhacaan indha way soo martee foogay meeshay ka tiixday
%-
Hamdi roobleh 💯💯
Qalbiga muuqaaga doona
Haduu mudo baafintaada
Dareenka la muusanaabey
Barkeeda naftii ku moodey
Miyaad u ahaani wayday
Qofkuu miyirkaagu raacay
Adoo u muuqdoo u jeellan
Markuu ku dareemi waayey
Maxaa qalbi kaa janjeera
Nafyahay uga maarmi weyday
Ilintaan soo maaxanaysa
Maqaaleey tabinaysaa
Indhaha way soo martuune
Fogaa meeshey ka tiixday🥲🥲
Nafaan ruux kula misaalin
Makhluuq nool kula simeynin
Haday midowgaaga doontay
Qofkay ruuxdani ku mooday
Miyaad u ahaani wayday
Mataano inaan ahaano
Anaa u muteystay daale
Dareen mijoxaabinteyda
Nafaad mulkidoo ku doontay
Miyaad madadaalineysey
Illintan soo maaxanaysa
Maqaalley tabineysaa
Indhaha way soo martuune
Fogaa meeshay ka tiixday
Abdalla libaax baa tahay nio meel fudud aad keentay erayada sln sre
@@abdirizakabdulle1256 mahadsnid bro💯
Hees daran igu le waxad moodaaba shakhsi ahan teyda inay iga hadlayso 😢💔
Runtii hamdi rooble waa fanaan aad u cod macaan una da.yar suuganta waliba isku filan xaga laxanka axyaa fanaan keep going
Xamdi Rooble waa hiboole fankii Jabuuti geliyay ruux cusub. Codka macaankiisa malabku cawryaayo, iyo laxankan luxdan ee kaa iidaamaaya ereyada ayaa i cajab geliyay. Walaal hore u soco, oo dedaalka halkaas ka sii wad.
Heestan habeen walba wan dhegaysan jirey markuu qofku ijeclaa aan ka wayey garab ugu dnabeyn alx anoo bogsaday ninkiina alle qalbiga iga maydhay soo noqday
Inta tiktoke ka zoo raacday heesta love ❤
Foga meeshay katixday 😭
Aabo Mcne
Allow kunaxariiso kitaabkaga midigta kasii
Qabrigaga beer beeraha janada kamida kagadhig 🤲😭
Qli ilahy hawnxrsto😢😢
Hestan Sigar ah bey aniga ii tawaneysa Wayo Waxan arkay jecel saxariirto leyahay iyo Qofka jecledo ku fahmenin hestane waxey iso baxday xilige igu haboned Balse malin un wan kaso kabsan donaa Waxan ilaah ka barya inta Nolashe ka dhiman inan danbo wax jeclanin Wa hawen saq dhaxe ah Sacdu wa 00:51 taqriiqda wa 29/3/2022 intii iga danbeyso likte iyo ducada ha ila akmarina guys Dhamantena ilah ha inawada cafiyo 🤲🤦♂️💔💔🥺😢😭😭
Inader ninba waa malintii
Qof walba wuu soo maray
Inta an marina way marayaan
Alle haku sahlo
Lkn nafta u baahan dhibkaa
Waxaad arki doonta adigoo aan xata jidh yar naxaa kugu oolin oo qalbi adayg heerka u sareeya maraya
Sorry wllo qof an kuso jedin anu kuguma duceyen wn kaga ducaynaya wayo ana so maray dhibtisa wad kudali un😓hadad rajo kasi sugto marka alle wehel dhaba oo kuqalma hakusahlo🥺💔
@@Rana_barbi wll mcn haa iga ducey ino ilahey qalbige ka ma dobeyo anaba rawin inan dib ugu labto wayo ano jecel ba ka tago go an ka qatay sbbto ah malin walba ilmen jiray mahadsnid wll sare 🙏😢🥺🥺😢
Wll mcn qof walba uu soo maray xitaa amba wan soo maray lkn ducaayso wll mcn qalbiga allaha kuu adkeeyo
2 yr kadib seethy hda wll😢
Heestu qiso dhaba
Anigna way I khusaysaa
Hablheena somaliyeed waxan leeyahay
Meel kale aan qabno ma garanyno ee raga walalhiina qalbigooda dhawra
Waxan ahay qof ka dhawaacan
Qalbiga
Ilinta soo maaxanaysaa
Maqaalay tabinaysaa
Indhaha way soo martuun
Fogaa meeshay ka tiixday
❤❤❤❤❤❤esh calaa hees ❤❤❤
I'm down crying 😢
Qof khiyano la kulmay un
Dareemi kara xanuunka😭😭😭😭
Tas aya been ehen qof qalbi jab last kulmay unba daremi karo abyo
Aad iyo aad walalo kugu racsani wan ukhushucay heesta
😢🤔🥰🥰🥰🥰🥲😍
War nacala shaydaan ku yaale 1M gaadhsiiya heestan.💔
Alx wlhi wn ficnadey🥺marar badn wn iska ciil oyi jiray hadan xamdi roble hesihisa dhan anay iga hadli jiren lknse mnta mar haday hesta saso dhan udarenka badanli ibadali weyday wlhi wan guleystay alle iguma celiyo jidki dhibta badna😓😥
RABBI kuguma rogaal celiyo Rugtaad shalay ka guurtey,KA reyso Rubbada iyo beerka,Rafaadka ilaw ruuxdaada gubbo Raxmaanka u celi,Rabbitaanka Naftoo, Qulluubta ka reeb,Qofku ku Rarneyd....
Quraanka haduuba qalbigaaga farxad galin wayay wale madhawid
Heesaha jaadka aan ugu jecelahay, waa jaadkan!
Illintan soo maaxanaysaa
Maqaalley tabinaysaaa
Indhaha way soo Martuune
Fogaa meeshay ka tiixdey..😢
Ereyo laxaniyo cod intuba waa top🙏
Hamdi rooble young singer with multiple tallents go forward bro
Maxaa qalbi kaa janjeedha 🔥🔥🔥
Qof yahay uga maarmi weyday 😢😢
➡Yaasalaaam 💔💔💔
Habeen ogaaday in laguusanayo ayaan heestan bartay😢
MAANSHA ALLAH WAA HIBOOLE DHABA NINKANI MAR HORAAN SHEEGAY SOOMALIYEEY LAXANKIISUNA INABA CAADI MAAHA
Ilintan soo maaxaynsa maqaalay tabinaysaa Indhaha waysoo martuune fogaa meeshay ka tiixi
Tilmaanta fanaanka iyo tabtaan ahay way isku sidkan yihiin
Isku ekaa Labada jawi
Ilintan soo maaxanaysa
Maqaalay tabinaysaa
Indhaha way soo martuune
Fogaa meeshay ka tiixday❤
Amazing song👌
Wllhi cawa heestan way igaadhY heer udareenkaygu si anan horay ugu arag ukacay
Waxaad modaysa inan ka qay ahaa qisada heestan siday u dhacayso wayo waa wax dhaba midhaheedu ❤
Fanaan hamdi rooble nin aan codkiisa iyo hesihisa jclahay horey usoco boqortooyo
Hesan Xila ayan dhagasan jiraye lkin mant axlmdilah ❤
2022 Boshi sad😢
Allaw wabeen khyrbadane iisahal amuurahyga😭
Wawarey waxan hees way dhaftay legends howraar howl adag umada uhaysaan ilahay ha idin garab galo my brothers first pin 📌
Jecel ayey i bartay faraxdeeda ayaan jeclelhy lkin maanta wakhtiga ayaa na kala reebay hadana inaan ilaawo marbo sasabtoo ah waa aniga qofkii dhibta ila so maray si kasta u sasabay hadana iga qaadan wayday naftayd
Qofkay ruuxdan ku mooday miyaad u ahaan wayday 😢😢😢😢
Hamdi rooble lajan bro wllhi fanaan dhab ah qalbiga taabata runta iyo waayahad wax ka sheegta hawraar 😇🤗🤗🙋♂️
Nolosha Aan Kusugnahey Xiligaan 😥😥😭
wan daaley wlhi lkn ugu dambeyn wxey uegtahy in quusani doono waayo daren latakorey ban inta kaligey latacalaya wan isdhiibey wlhi😭😭😭😭😭💔💔💔
Qofkuu miyirkaagu raacey
Adoo u muhdoo u jeellan
Markuu ku dareemi waayay
Maxaa qalbi kaa janjeedha
Nafyahay uga maarmi weyday
Codkii quluubta rogi jirey 😎Xamdi roobleh🙏🙏🔥legend🙏
maxa qalbi kaa janjeedha nafyahay ugu maarmi weyday
Qofkuu.miyirkaagu raacey😢
Adoo u muhdoo u jeelan😢
Markuu ku dareemi waayay😢
Maxaa qalbi kaa janjeedha😢
Nafyahay uga maarmi weyday😢💔
😪Illintan soo maaxaneysa
Maqaaley Tebinaysaa
Indhaha👀 way soo martuune
Fogaa meeshay ka tiixday.
🤕
Omg 🥺
Illintan soo maaxaneysa maqaaley tebinsyaa idhaha wy soo martuune fogaa meeshay ka tiixday
Waaaaw 😍 hees darenkeda wadata another level waxba lagama qaban karo horey usoco Lipax xamdi Robleh Legend
Macha Allah keep going my barather hamdi wan kowadana hadanahay RUclipsrada Djibouti 💕💘🙏
Shayga officiall
Nafaan ruux kula masaalin
Makhluuq nool kula simaynin
Haday midowgaaga doontay
Qofkay ruuxdani ku mooday
Miyaad u ahaani wayday
Heartbreak 💔💔💔
ax alfanan ruunti erayada waxaan ku tilmamo mayo wlhi balse waxaan ku leyahey hory usoco alfanan hamdi robleh
Ilintan so maxanaysa
Maqalay tabinaysa
Indhaha wayso martayune
Fogaa meshay katiixday🥲😭
Badhkeeda naftii ku mooday miyaad u ahaani weyday 😢💔
Xamdi waan ku wataa keep going
Ashcalaaa Dareen ❣❣
Really really it’s amazing si kadis ayaan udhageystey but this guy’s legend keep going 🤞🏼🤞🏼🤞🏼
Mataano inaan ahaanp❤
Indha way soo martay uune 🥺🥲
Alla Fogaa meeshay ka tiixday 💯🥺
Ilinta indhahakatimid indhahawayso martuune fogameeshayka tiixday😢😢😢
Ala maxaan qalbigayga kuu siiyay tolaay😭😭
First comment axya hees🙋♀️❤️❤️❤️👏👏👏
Weehey qalbigaygow wixi kuso maray ilaw walayalow iga duceya wixi isomaray inaan ilawo😪😓😰😥😢😢😭😭😭😩
Abayo is madadaali horay usoco.....marna hawsoo hinqan naf aan kuu baahnayn.....is adkeey saliga nebigana badso😢 ani saacadan waa qalbi qabsanahy lkn never inna is dhiibo😭😭😭
😭😭😭😭😭
Naf aan ruux kula misaalayn
Makhluuq nool an kula simaynin
Haday midaw gaaga doontay
Qof kay ruux dani ku mooday
Miyaad u ahaani way day
😭😭😭
Dareen ii khaaz ah weeyi wlhi 29/3/2022
12:04
Hapeeen salaasa ah
Maxa qalbi ka janjera nafyahay uga marmi weydey😭😭😭😭
Maxaad qalpi kaa janjeedha
Nafyahay uga maarmi wayday 😭❤️
mxa qalbi kaa jan jeedha
nafyhy uga maarmi wayday💔😓
♾♾♾♾♾
Heestan aniga ayayba iga hadlaysa 💔😓
Hamdi rooble ninka kaliyee quluubtayada ka soo hadla💔
Légend is back 🎤🎹🎧
Maxaa Qlbi kaa janjeera nafyahy uga marmi wayday ax ilahow niyad igasaar 😭😭😭😭
Badhkeeda naftii ku mooday miyaad u ahaani wayday💔😢
Qofkuu.miyirkaagu raacey😢
Adoo u muhdoo u jeelan😢
Markuu ku dareemi waayay😢
Maxaa qalbi kaa janjeedha😢
Nafyahay uga maarmi weyday😢
boqorka codka hamdi roobleh❤️🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Badhkeeda naftii ku mooday miyaad u ahaani wayday 😭 2022/5/29may. Ilaahoow culaska iga dulqaad 😭
Ninkan ha la garab galo, waxa hubaal ah in Fankii heer kale ula kacay! Waa Mucjiso soo baxday!
Hadalkaygaa meel ku qorta.
Fog meeshey ka tixday😢😢😢 xasuus bay igu ledahy heestan 😭😭💔💔
Hamdi roble wa Dareen daren dhafay hesahagu💔😢😢
Heestu waa dhamays runtii 👌
Omg c'est mec ce une légende wlh ils nos surprennent a chaque fois avec ce morceau incroyable bravo hun
Heestan magac kaleH halooo bixiyo
Fananka sanadka xamdi rooble legend 🙌
Maqaalay tabinaysaa
Indhaha way soo martuune
Fogaa meeshay ka tiixday❤
Xamdi rooble Fanaanka Fanaaniinta Soomaaliyeed
Your voice is from another planet 🌍👍🏻🥺😢
Sxb horey u soco
Ilinta soomaxa naysaa Indaha way somartee une foga meshay katixday hees darenkeda wadato qalbigay iga tabatay runtiii 😔 😟 🙁 😥 😞
Wlhi waa hees dareen leh aaax aaax
Iska hees looma heeso ✔💯 hees hees dhaaftay
HAWRAAR MUSIC PRODUCTION ANOTHER LEVEL
Xamdi rooble walal Kay CAADI MA TIHID Wn ku wata
Heesaha calacalka ah darteed baanan u dhagaysan jirin anoo is odhan jiray qofku jecel ayaad haysata e ha calacalim balse maanta darteed ayaan hees walbooo calacala u dhagaysanaya😢💔💔 maxaad qalbi kaa jan_jeedha nafyahay uga maarmi wayday
Maantay talo kuu eg tahay 30 my
2024
Qofkay ruuxdani ku mooday miyD u ahaani waysayy😇🥺😓
Ayyy me xamdi tnx 😫
Ninkan waan wataaa
Kula mid bn ahay sxb
Eesh qiyaasik hamdi rooble my cod dareen leh
The one and only LEGEND XAMDI ROOBLE, TONE-ka uu ka heesayo inaba CAADI MAAHAN, so emotional and Amazing Voice❤
Alla heestu saaamayn xooggaa maxay dareemo ku dhex muquursiinaysaa!
Nice song hamdi rooble
Another level 😢walhi way itaabay😢😢😢2023/4/10 isniin 11:39 pm😢😢😢😢
Mataano inaan ahaano anaa Umeteystay daaleh dareen mijo Xaabinteyda naf aad mulkidoo Ku Doontay Miyaad Madadaalineysay
................😢😢😢😢😢😢.........
Ilintan soo maaxaneysa maqaaley Tabineysaa indhaha wey soo Martay uune fogaa meeshey
.......Tiixday .....😢😢😢
heestaan wxay u qalantaa heesta somaliya ugu fcn
erayo
laxan
cod
music
layaaab aniga waa i shaafisay 🔥😘
2012 Bishii april ayaan soo afjar niic oo dhan
Wow keep going bro
Hees another level ah wlhi 👑💝
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
Matano inaan ahano ana umutaystay dale daren mijo xanintayda naf aad mulkido kudontay miyad mada daalinaysay 💔🥲
Besta xamdi rooble hees ad u macan
➡️Maxaad qalbi kaa janjeedha
➡️Nafyahay uga maarmi wayday
qofkay ruuxdani ku mooday
miyaad u ahani weyday 💔
😭😭 fogaa meeshey ka tiixday 😭
Hes Naf la hadal ah oo darenkeda wadata🙏🏾
miyaad ma dadalineyse 😭😭😭
Hawraar media keep going saaxibayaal 😍✌🏿
ereyo fadhiyo 💯💯💔💔👊
Hamdi robleh wlhi wll wan ku xiiseya waliba heestada calaacalka ah ayan ka helaa ee ah si dhab ah naftii kuu jeclaaday la'aanta isku dex yaacday hees iga deh wakhtigaan ku jiray xaaladaas ayay soo baxday heestaasi
Wlhi waa waali❤🔥🥉👌
November /4/2024/ Habeen isnina 00:24 habeenimo Ayan zo boqday heestan anigo qlbiga I xanuunyo qofka jeclana u I fahmi la yahy ilhyow hada calaf ku leyahy uso dabci xaldayda hadi kalana qlbigayga ka zar oo ka masax iso duceya hda iga danbysan😭😭💔😭💔😭💔😭💔😭
Ax gabigaygiba wan is badaley😭
Dibta haystaàaa
Badhkeda Nafti ku Moody😭💔☹