Deg Deg Xasan Sheekh Oo Ka Farxiyey BFS Kuna Jeeesjeesay Abiy Axmed, Qorshaha Muse Biixi & Ruto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 21

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 месяца назад +10

    A SHABAB AYAA Dec.2024 qabsanaysa Koonfurta Somali Italia.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад +7

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweyne Muuse biixi cabdi xildiid Rooble geesi dalkisa Guusha ugu Hawlan

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 3 месяца назад +2

    Riyads maalina Lama riyoode ee seexda si habeenkii Aad u riyootan

  • @JimcaaleFaarax-l6j
    @JimcaaleFaarax-l6j 2 месяца назад

    Kkk

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 месяца назад

    Sidee baytahay in barlamaanka loo isticmaalo lacaag badan, taasi waxaay huumaynaysa dowladnimada Sonaliyeed iyo anshaxa dowlad wanaaga Somalia.
    Barlamaanku waa inay fiiriyan cadalaada, siinanta iyo horumarka jiritanka Somalia.

  • @musseabdullahi385
    @musseabdullahi385 3 месяца назад

    Hamze guulayso waa muwaadin daacad u ah dalkisa

  • @saidosabriye6379
    @saidosabriye6379 3 месяца назад

    Waryaa garvade gacant shakaalan ee madxweena maxad marwalbo usoo startar edb lagumabari waryaa sohad uqudbeenaaye usoo saar

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 3 месяца назад +2

    1:37

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 3 месяца назад

    Ma somaliyaa oggolaatay in muse biixi tago kiiniya?waa in arrintaa DFS ka digtoonaataa

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 3 месяца назад

    Muse judhan ceeb umadimato miyad, waxkasta bilasha miyu kubixinaya,

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 3 месяца назад

    Abiy wuxuu shacabkiisa ku maaweelinaaya dibadda, dhibaatada ka haysata gudaha dalkiisa

  • @asxaabi
    @asxaabi 3 месяца назад

    xasan sheekh, ma geedka dhilowyahanka la yidhaahba maxaa dhexda noogu maray Somaliland, habaarqabe miyaanu noolaan karin la aantayo, cadaab ayaabu ku jiraa

  • @SiciidShaafici
    @SiciidShaafici 3 месяца назад

    M..........a waad kumahad santahay inaad ixasuusisay. Salaada❤❤

  • @MohamedAbdulahi-np4ks
    @MohamedAbdulahi-np4ks 3 месяца назад

    Xamasa ninkii mooshin ka keeno waa taageero yuhuud

  • @DECOCompany-nf9pt
    @DECOCompany-nf9pt 3 месяца назад

    War odaygan ya naka qabto sagashan jirka ah

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 3 месяца назад

    Benale ayad tahey ha difacin munafuqas

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 3 месяца назад

    Xasan shiiq ilahay ha guuleyo shabab bu naga difacay kharaxi baan ka reysanay Etopi waxba naga khadi meyso anagon hub heysan baan iska difacnay

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 3 месяца назад

    Beenaale

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 3 месяца назад

    Guusha Muuse haddey sidan tahay Guul daradiisu waa sidee............Sorry.............Waa Munaafaq Sarqaansan Xabashada Leefa leefa ..........Uf.....Uf.....Uf