DEG DEG AJNEBIGII LAGU LAYAY BUURAHA PUNTLAND OO LASOO BANDHIGAY IYO REER CARMO OO ISXUREEYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии • 115

  • @Abdi-x4m
    @Abdi-x4m 15 дней назад +15

    Ciidamada difaaca puntland guuleysta shacabku naf iyo maal ba taageera ciidamada cimraan mahadsanid dad reerr puntland baraaruruji shacabka

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 15 дней назад +15

    Laakaha mahadsanid waxaa tahey Soomaali xalaal sharaf badan oo runta ku dhiiradey guul puntlnd 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 15 дней назад +13

    Absolutely guuleysta guuleysta guuleysta geesiyaasha, mujaahidinta ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 15 дней назад +7

    Mansha Allah mansha Allah mansha Allah alle kubarakeeyo reer carmood absolutely guuleysta guuleysta guuleysta Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 15 дней назад +9

    reer Carmo Allaha barakeeyo aad baan ugu faraxsan nahay reer waxay sameeyeen reer Puntlandnow ku dayasho wac hurdada ja kaca oo dakeena aan ka difaacno cadowga ina soo weeraray.

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 15 дней назад +7

    Cimaraanow Reer Puntland magaalo magaalo waa inay isku xil qaamaan isida Carmo una sheeg maagaladi halgankaan ka hadha taariqda qoraysa mugoo magaaloyinka Puntland intaa ka barna cawo Magaalo Carmo la dhoho aan bartay🙌🙌🙌🇸🇴 gull Puntland iyo Somalia Hanolaato 🙌❤️

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 15 дней назад +10

    Cimran thank you Reer Puntlander sharaf karamo badan Carmo Guul gobinimo Puntland

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 15 дней назад +7

    Bisiinka Somalia waa loso tashaday Puntland hanalaato Amiin ❤❤❤❤❤🦁💪💪

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 15 дней назад +11

    Guul CIIDANKEENA GUUL CARMO 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 15 дней назад +7

    Guuleyso lakaha guubaabi kici rer puntland Sweden adiga nogu mas’uul ah❤️🇸🇱❤️

  • @MahadAfdhuub
    @MahadAfdhuub 15 дней назад +11

    Kaga marag cimraan ciidanka
    Cadowga la dagaalama Hallooo
    Kaco yaan laysku fiirsaane
    Laandheere adnah taariikhda
    Kuxusi doonta ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 15 дней назад +8

    Guuleysta geesiyada puntlandow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaytum
    @zaytum 14 дней назад +6

    Guul vivo ciidamada puntland 💪💪❤❤ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin 🙏 Guuleyso laaakaha media🎉

  • @bby6
    @bby6 14 дней назад +3

    Mashallah brother adigana ilahay ha ku hafido inshallah

  • @bintoabdi6229
    @bintoabdi6229 15 дней назад +7

    Guul guul Budaldh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashalah

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 14 дней назад +5

    Barakalah fiikum❤❤❤❤❤

  • @hassanaden9746
    @hassanaden9746 15 дней назад +5

    Cimraanow, Eebe waxaan ka codsanayaa in uu noo badiyo dhalashada wiilal ama rag adiga oo kale ah. All'ah ha ku xifdiyo adiga iyo inta kula mid ka ah ee "Miidda" ah. Guul Puntand.

  • @shukrisaidhassan8830
    @shukrisaidhassan8830 15 дней назад +4

    Maasha Allaa laaka media bra waad mahadsantahay wll dhiiragelintaada dagaalkeey qayb ka tahay ee halkaas ka sii wat

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail 14 дней назад +3

    Puntlander dhab ah baad tahay cimraan baarakalaah fiik

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 15 дней назад +8

    Ka kacaaye Reer Puntlande oo dal iyo Dibadeba kaca oo Isgarabsada

  • @aminam3470
    @aminam3470 15 дней назад +4

    Allah ha gaabgalo geesiyada xaaq u diriirka ah guul guul guul Allahu Akbaar

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 15 дней назад +6

    Absolutely wiilka Somaliyed, hadii laraboh inlagaguleysto daacash, waa inlagasaaroh dhamaan ajnabiga joogah puntland absolutely waayo intaysogalan puntland bay ugudbaan buuraha kadibnah waidinkusojensadan marka please please please wake up now People of puntland all of the 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 14 дней назад +3

    Cimraan nooloow ❤❤❤Guul guul puntliand

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waa sax walaal

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 дней назад +1

    Laakaha wadani dhab ah noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 15 дней назад +2

    Insha Allah guul puntland

  • @Shugri-q3x
    @Shugri-q3x 15 дней назад +3

    Maashallah Kujacliyaa lajan 🥰🥰🥰

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 15 дней назад +3

    Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geeesi wadkumahad santahay sidaa u garistagtey dadkaga iyo downlodada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NurAbulkader
    @NurAbulkader 15 дней назад +5

    Guul iyo gobonimo puntland aan garab is taagno dadkeena iyo dhulkeena iyo ciidankeena geesiyaash ah oo sharafta leh

  • @Ali34388
    @Ali34388 15 дней назад +3

    maasha Alaah laakaha wiil Somali guulayso walaal 🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴👏👏👍

  • @hodanisse3714
    @hodanisse3714 15 дней назад +6

    Lakah midiyaha nolow sida aad ugubaabineysid reerbutlaan(nolow guubaabadaad (oo Macalinka sooguubaabi mahdsanid

  • @abdibishar231
    @abdibishar231 14 дней назад +2

    Adeer guulayso ❤❤❤❤
    Waaa ka xumahay inaan hada ku bartay
    Mar hore inan ku barto ayay ahayd guulayso mar walba shaqo culus baad haysaa halkaa ka hay cidankenna guul guul guul.

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 15 дней назад +3

    Guul guul guuleeysta putinaad dilaa argagixisada isbahaaysatay xaaqa inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 15 дней назад +3

    Carmodeydii Caashaqa 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 14 дней назад +2

    Masha Allah guul iyo gobanimo Allow Cadowga u midooba Naf iyo Maalba 💪

  • @bby6
    @bby6 14 дней назад +2

    Guul iyo gobanimo ciidamada puntland state guuleysta marwalba inshallah

  • @Nasroali1
    @Nasroali1 14 дней назад +1

    Maansha alaah guul Puntland waa inaad u hiilisaan ciidamadii and dowladiina la shaqeeye

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 15 дней назад +6

    Maya caamir waa dadaalaynaa boowe

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 14 дней назад

    Guul Guul Guul Reer Puntland, Fadhiga halaga Kaco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FadumoMaxamed-o9x
    @FadumoMaxamed-o9x 14 дней назад +1

    buntland guul iyo gobanimo cadow ginhajaboo ❤❤❤❤❤❤

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 15 дней назад +5

    carabmaaheewaaree,hebeloooafcarabikuhadlayoo carabsheeganaya😢

  • @abdiwaliJamal
    @abdiwaliJamal 14 дней назад

    Puntlander frest powar vive

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 14 дней назад

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Cidanka Puntland STAAT GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉

  • @KingShibiinYare
    @KingShibiinYare 14 дней назад

    M.s guulaysta Ciidamada Qaranaka Puntiland

  • @hamzaismail3168
    @hamzaismail3168 15 дней назад +3

    Aad iyo aad markay taaliyo markay tumantahey looma kala haro. Ee gododka kasoo baxa❤

  • @KhadroFaarax-b3k
    @KhadroFaarax-b3k 15 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 14 дней назад

    Masha Allah Tabaarakallah ❤❤❤

  • @ardoyusuf6649
    @ardoyusuf6649 15 дней назад +2

    Guul Guul ❤❤

  • @huukunirbad1684
    @huukunirbad1684 14 дней назад

    Waakusalamay.asalbaatahay
    Waasaxtaagarada
    Lajan.mahadsanid

  • @AbshirHassan-k9q
    @AbshirHassan-k9q 14 дней назад

    Ciidamada Puntland Guul 🎉

  • @FatumaHassanali-j2n
    @FatumaHassanali-j2n 14 дней назад +1

    Noolow abow adiguna waa lagaaga fadhiyaa caawinta nin reer puntland ah baa tahy boowe cid kaama xigto Mahdsanid 👍

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 14 дней назад

    ASC wll .Xasbunallah wanicmal wakiil waaba daad meshaa degaan bee 😢. Illaho Rer Puntland cadowga ka qaabo🤲

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 15 дней назад +2

    Guuleesta ciidamadena guul

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA 14 дней назад

    Guuleyso wall cimraan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @muhuboyusuf3191
    @muhuboyusuf3191 15 дней назад +1

    Waa runtaa walaale dadku waxaad moodaa inaysixranyihium

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 14 дней назад

    Jazaakallaahu khayraa

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 14 дней назад

    Kol ba kii ilaahay uu la jiro unbaa guulaysan yaa rabi diinta kor u qaad

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 14 дней назад

    Maashallaah cimraan halyeya

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 14 дней назад

    Guul ciidamada buntland

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 15 дней назад +1

    Sxb waad mahadsantahay dadka maantoo kalaa la kala bartaa, reer Puntland waliba reer Bari asal ah baa tahay.

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n 14 дней назад

    Maash allha guuuuul iyo gobonimo

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 15 дней назад +2

    Dhameeya qawaarijiijta

  • @abdidiriye3432
    @abdidiriye3432 15 дней назад +2

    Account wax lagu shubo majirta?

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 14 дней назад

    Reer carmo warkii cimraan waa qaateen

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 14 дней назад

    Geeeeeeeeesi geeeeeeesi dhalay wa ina khadiijo dhiiiiilood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 15 дней назад +1

    DIYAARADAHA YAA SAMEEYEY? AMASE YAA SIIYEY? MA MAAMULKA SL BAA SIISAY? MISE JABUUTI? MISE XASAN GAWAAD?

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 15 дней назад +1

    QOFKASTA OO DAMIIR LEH GAAR AHAAN D5 AMA HARTI WAA INUU LACAG USOO DIRAA KUWA LA DAGAALAMAYA CADOWGA WAHAABIYADA AMA DAACISHTA AH....!!!

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 14 дней назад

    Laakaha media, Waa ku mahadsan tahay dhiiri gelintaada

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 15 дней назад

    Cimran waan Mahasantahay dhiiri galena aad wado.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 15 дней назад +1

    MEEYE REER LASCANOD BUUHOODLE GAROOWE GAALKACY BADHAN DHAHAR IYO KUWO KALE...!!!

  • @Layaa-r5o
    @Layaa-r5o 15 дней назад +3

    Iiyaagaxiga

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 15 дней назад +1

    MAHADSANIDIIN REER CARMA? MEEYE REER LASCANOD GAROOWE BUHODLE GALKACYO BADHAN DHAHAR IYO KUWII KALE MEEYE???

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 14 дней назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 14 дней назад

    Waxaad tahay wariye dacad ah guuleyso walaal

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 15 дней назад +1

    Dekadaha iyo xuduudaha ilaashta ajaanibta Ethiopia iska ilaaliya Ethiopian ka faro iyo sawir ha laga qaado.eelaay bay iyo bakool ka yimaado tafoona dooda ha labaaro oo isgaansiinta putland hala dhex galo ileen dadkaan wey wada xiriirane oo Facebook ha laga xiro tuugta

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 14 дней назад

    waa gumaysi cusub

  • @bajaja8582
    @bajaja8582 13 дней назад

    Waa sax waa in lasoobaxo xoog iyo xoolo ku bixiya

  • @abdiwaliJamal
    @abdiwaliJamal 14 дней назад

    Waakitaageeraah masuul sare

  • @libanmohamud2674
    @libanmohamud2674 15 дней назад

    Guul

  • @hodanisse3714
    @hodanisse3714 14 дней назад

    Wada mahdsantahey sida aad u guubaabineyso dhamaan dal iyo dibadaba (Noolow

  • @libanmohamud2674
    @libanmohamud2674 15 дней назад

    Guuleysta

  • @FarhiyaMohamedMohammed-s6h
    @FarhiyaMohamedMohammed-s6h 13 дней назад

    Kan wax ma oga war waxa damerada wata wa cidanada puntland ila gari magali karo meshha 😊

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 14 дней назад

    QOFKII LAGU HELO SHAQAALE AJAANIB AH AMA OROMO AH QAA QOF AYAGA LA SHAQEEYO EE HALA OGAADO.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 14 дней назад

    Waa wax laga xumaado weeye

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 15 дней назад

    Asc, khaldakii aan kabaqay waa timid 2014 ki ayaan waxan aad uga naxayey orama aan la qiyasi karin ay ku qulqulayeyn oo dowalda ay u soo dhaweyneysay si aan caadi aheen, waa in Oromo oo dhan wadanka laga safeya.

  • @omararale7962
    @omararale7962 15 дней назад

    Alshabab iyo daicish waxaa lagasoo ababulaa Somaliland

  • @XaliimoNuur-b8g
    @XaliimoNuur-b8g 14 дней назад

    Waa sax

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад

    Nin. Walaalkii. Cadaw. Ka dhigtay cadaw. Ayaa. U. Dambeeya

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 15 дней назад

    War wuxu waa yuhuud iska dhigaayo Muslim oo raba inay isku jabiyaan muslimiinta

  • @Nasroali1
    @Nasroali1 14 дней назад

    Laakaha Midia walee runtaad Ka hadashey Puntland waa ineey isku tashataa

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 14 дней назад

    Nimankaas waa walaalaheyna diinta adigaan qeylada badan iyagaa kaa jeclahy yaa xayawaan

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 14 дней назад

    Waxaa lalayn lahaa labeenta sadka sidii laascaanood loolayn jirey

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад

    Anigu. Waxaan. Odhanlahaa majeerteen. Waxa. Looga baahanyahay inay iskadaayaan islawaynida. Oo. Ay. Soomaali mideeyaan

  • @YasinSicid-o2z
    @YasinSicid-o2z 14 дней назад

    Sxb kakici fadhiga reer buntiland

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 14 дней назад

    Sxb kawaran shurunshuur samaale naceybka puntland ayay intooda kale been abuur isugu sheegaynaysan

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад

    Dawladu. Iyadaa. Buuxdee haysku filaat

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 14 дней назад

    Cimraan wallaahi dhulkaada waad u jihaaday.jihaadka afkaaga aanad marna kaseexan.nooloow cimran.khawaarij waa kilaabta naarta siduu Rasuulku saww noo sheegay.

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 14 дней назад

    Putland guul guul

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 14 дней назад +1

    Mansh c @ubaxaragsanosmaan: Mansh cidanka pundland guul guul iyo gobanimo reer pundland viva pundland

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 14 дней назад

    Waa saas boowe