Tafsiirka Darsiga 286aad MULKI 01 ilaa...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 май 2021
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Комментарии • 74

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 года назад +34

    Waxyaabaha Guud ay ka hadlayso suuratu الملك iyo faaiidooyinka laga Qaadanayo suurada:
    🍃fadliga suurada:
    1.Nebigu wuuxu sheegay iney tahay 30 aayadood oo ay qofka akhrista ushafaaco qaadeyso.
    2.xadiith kale wuxuu sheegayaa in qofkii akhrisan jirey ay u doodeyso ilaa ay janada geliso.
    3.Nebigu markuu sii seexanayuu akhrisan jiray suuradan.
    💥Waxyaabaha Guud:
    1.Awooda alle muuqanaysa ayuu illahay ina tusayaa si aan wax uugu qaadano .
    2.Cidhib xumada gaalada ku dhacaysa aakhiro iyo inaanay dafirayn denbigooda xiligaasna qirashadu waxba ufaaiideyn mayso .
    3.Aakhiro halkay ku danbaynayaan awliyada illahay iyo sida illahay u sooryeenayo ee uu usoo dhaweenayo .
    4. Illahay inuu Adoomaha ogsoonyahay aanay waxba kaga qarsoonayn nicmooyin iyo deeq aad ufara badana siiyay dadka illahay kuwa uu tusayo.
    5.illahay awoodiisa cajiibka ee Adoomaha dultaala iyo taa markhaatigeeda ,markale ayuu illahay gaalada hadidayaa .
    6.Qiiyamaha iyo waxyaabha gaalada ka nixin doona ee kediska ku noqon doona iyo khasaaraha la kulmi doonan.
    7.Nabadgelyada iyo nolosha iyo Arsaaqada intuba inay gacanta illahay ku jiraan oo ay adoomuhu illahay marti uuga noqdaan amnigooda iyo arsaaqda intaba.
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1.waxkastoo barakaa xaga illahaybaa laga helaaa.
    2. Illahaybaa wax walba leh waxwalbana kara cidkastoo tidhaahda waxbaan leeyahay illahaybaa sii leh .
    3. Geerida iyo noloshaba illahaybaa leh wuuna karaaa.
    4.Toban kun ayaa lagu sheegay inta iftiimeysa xidigaha waxa kasii badan inta qarsoon . Waxa saa sheegey dadka falaga baadha .
    5. Haduu illahay ina tusay waxyaabaha cajaaibka badan ee uu abuurey waxa laynaga rabaa inaan awoodaha alle ku qanacno immaan wanaagsan yeelano aan illahay uuga markhaati kacno oo aan is dhiibno.
    6. Xaqiiqadani haday damiirkeena ku sugnaato halka aynu usoconayno ayaynu garanaynaa iyo cidaan mudan iyo marti unoqonayno .
    7. Ifka markaan joogno waxaan nahay arday la imtixaanayo laguma raaxaysanayo aduunka waxaana laynagu imtixaanayaa waa camal , waxaana la eegayaa camalka aad samaynayso intuu daacad yahay intuu diinta waafaqsanyahay markaasu camalkaagu tayo wanaagsan yeelan karaa.
    8. Camalka waxaa la eegaa tayadiisa maaha tiro badnidiisa tayadiisuna wa inuu diinta waafaqsanyahy .
    9. Cadaalada illahay waxay keentay inuu adoomaha aduunka uuga dhigay meeshay kasii sahay qaadanayeen.
    10.illahay wuxuu sheegay inuu caalamka abuurkiisa itqaan ku sameeyay abuur bilaa dhaliilaa , abuurkiisa wanaagsan casharo ayaan ka qaadanaynaa , rasuulku wuxuu sheegay: illahay wuu jecelyahay haduu midkiin camal sameeyo inuu wanaajiyo ) camalkastoo aad qabanayso wanaaji.
    11.laqabsiga aayatka illahay qaflad ayuu keenaa, aayadahan marakad laqabsatay ayay wax caadiyaa kula noqonayaan.
    12.xidigaha 3 faaiido ayay leeyihiin:
    🍃Quruxbay samada uyihiin.
    🍃shayaadiinta ayuu alle ku gubaa.
    🍃Dadkana jiheeyayaal ayay uyihiin oo waa lagu hanuunaa , saadaasha roobkana waa waxyaabaha lagu garto ayadoo awooda illahay marnaba la weydaaraneen.
    13. Aayaduhu waxay ina barayaan illahay cabsidiisa inaan ku dedaalno oo aynaan ka dulboodin, dadkii illahay ka cabsoon waayay cidhib xumadii ku dhacday ayaa inoo muuqata.
    14. Illaahay hadal hoose iyo mid sare iyo mid laabta ku jira illahay wuu ogyahay halaga cabsado alle.
    15.aayada 15 ee suuradan illaahay dhulka wuxuu ku shabahey daabad,waana ayadaha loosoo daliishado inuu dhulku socdo .
    16. Illaahay adoonka wuxuu ka xishoodaa oo ka heybadeystaa markuu illaahay weynidiisa barto oo uu ku qanco.
    17. Kelmada الطير mid keliya iyo jamac markay yihiinba waa loo isticmaalaa.
    18.Dadka cilmiga shinbiraha diraaseeyaa waxay sheegeen wax cajaaiib badan 25,000 baal ayey shinbaraha leeyihiin baalkastaana 100, 000 xiribood ayuu leeyahay waa baalasha waxa yaree gaskaa ee kasii baxa, shinbiraha qaarbaa 17 saacadood oo isku sii deysaa duula ayagaan istaagayn marnaba, shinbiraha qaaradaha isaga gudba qaarbaa 22,000 kilomitir socda, jiheeya ay sitaan shimbirhaa ilaa hada mey fahmin mana anbanayaaan.
    Shinbiraha 8 kilo mitir ayey wax ka arkaan .
    19. Dadka sida loola doodo oo loo qanciyo quraankaa laga helaa.
    20. Nolosha gaalada illahaybaa inaga yaqaan, noloshu hadaanay diin lahayn madaxa mijo urogan.
    21. Kelmada إن waxa loo isticmaalaa wax marna dhaca aan marna dhicin uuna badan waxaan dhicin.
    22. Aakhiro in la tago waa lama huraan.
    23. Qofka wejigiisa ayaa laga akhristaa dareenada qofka.
    24. Nolosha inta raashin loo baahanyahay waxa ka badan inta biyo loo baahanyahay.

  • @saynabcabdilaahi4143
    @saynabcabdilaahi4143 2 года назад +8

    اللهم صلي على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم لا حولا ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @user-cb6cx4di7n
    @user-cb6cx4di7n 3 месяца назад +1

    Mashallah allah hafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @elmibouni
    @elmibouni Год назад +4

    حفظ الله شيخنا

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 3 года назад +3

    Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @DaaciAbdisamad
    @DaaciAbdisamad 3 месяца назад +1

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل وبارك الله

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 10 месяцев назад +1

    Scw yaa rabbi noo naxariiso aduun iyo aakhirana noo gargaar jasakullaah khayr shiikha iyo wallkan tafsiirka noo so gudbiyeyba ajar iyo xasanaad alle haka siiyo ilahay dartii aduun iyo aakhiraba meel wanaagsan iigu so duceeya walalayaal

  • @mohamedhassansir-gullet152
    @mohamedhassansir-gullet152 3 года назад +2

    Dib isu soo noqod wacan, acmaashaan soo gudanay bishii barakeysneyd alle hanaga aqbalo.

  • @aishabilan203
    @aishabilan203 Год назад +1

    Alle ajar lsookobikrin hkusiyo cimrigna ilhy hku brakeyo shiiq mdma wxwliba inoo soo gudbisid jzkllh shiiqyasha dhmn qasatn shiiqan qurnka firisayo suratul mulk 💕

  • @abasmahamoud8657
    @abasmahamoud8657 2 года назад +2

    maasha'allah.sheikh dirir jasaaikallahu kheyr.

  • @AaminoShiikhnuur
    @AaminoShiikhnuur 29 дней назад

    Alahu akabar❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 2 года назад +2

    Maasha Allah sh dirir aduunka nimco ku nooloow aakhiro jano fardawsa aamiin

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 года назад +3

    Masha allah sheekh maxamed jazakallahu kheyr alla haku xafido

  • @shugriadeec-ks1mq
    @shugriadeec-ks1mq Месяц назад

    Masha allah❤❤

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr9753 3 года назад +4

    Mansh allah sheekh dirir alle hakubarakeeyo aakharo iyo aduunkaba alle ayaamahadleh inoo fasaxay inaan markalle sitoosa ubilaabano tafsiirkeenii mansh allaah

  • @tahasalah8315
    @tahasalah8315 2 месяца назад +2

    ‏جزاك الله خير الجزاء غفر الله لك ولوالديك شيخي طول الله عمرك يعطيك الله العافية

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 года назад +1

    Sheekh dirir qayr allaha ku siyo cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siyo

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 3 года назад +2

    MAASHA ALLAAH
    JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW
    Adeer ALLAHA kudaayo aamiin yaarabi

  • @sacdiyoisman7201
    @sacdiyoisman7201 5 месяцев назад

    Baarakalaah shiikh

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 2 года назад +1

    Jazakallahu qeyran shiiq dirir! Anaga Allaha nahanuuniyo 🤲🏾🤲🏾 Adigana Allah kuu siyaadiyo

  • @abdikaadir6896
    @abdikaadir6896 3 года назад +1

    Mashaa alaah ILAHAY Baa mAhadle nagaraiiyey ilaahay noo dhamaystir amiin

  • @bukhari_abdisalan-65
    @bukhari_abdisalan-65 3 года назад +1

    Mnsha allah

  • @sacidradwan7841
    @sacidradwan7841 Год назад +1

    ❤❤❤❤ jazakumulah khayr shekh ❤❤❤

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Год назад +1

    Asc SH Maxamed Dirir jasaka Alahu kheer Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @rahimamohamed2553
    @rahimamohamed2553 11 месяцев назад

    Masha Allah Jasakallahu khayran sheekh ❤

  • @isaacisse6214
    @isaacisse6214 2 года назад +1

    masha allah

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 года назад +1

    Masha Allah jazakallah khair sheekh

  • @nuurshidane5767
    @nuurshidane5767 2 года назад +1

    الله اكبر

  • @apdyrazhetthaibe7752
    @apdyrazhetthaibe7752 2 года назад +1

    JasaakalaH Shiikh💙

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 года назад +2

    Masha Allah jazakaallahu kheyr sheikh ilaahay cimri gaaga iyo cilmi gaaga ba hakuu barakeeyo Allahuma aamiin

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 года назад

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 3 года назад +1

    Amiiin amiiin

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 года назад

    Masha alaah alxamdulilaah isku soo noqosho wanaagsan

  • @AminAbdiAli-tk1ox
    @AminAbdiAli-tk1ox 9 месяцев назад

    Mcha allah sheekh dirir allah haku xifdiyo sheekh

  • @MunaClraxman-bf8ie
    @MunaClraxman-bf8ie 11 месяцев назад

    Manzha Alllh

  • @barakaalehmacdanta8007
    @barakaalehmacdanta8007 10 месяцев назад

    اللهم صلي علا محمد وعلا ألي محمد

  • @DaaciAbdisamad
    @DaaciAbdisamad 3 месяца назад

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل وبارك الله في مالك وعلمك

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi6737 3 года назад +1

    جزاك اللة خير

  • @xamdacabdi3288
    @xamdacabdi3288 2 года назад

    Mnsha allh mnsha allh ale haku barakeyo anagana kuwii kaa faidaysta hadhaga yeelo

  • @maxbubgorad5956
    @maxbubgorad5956 Год назад

    ماشاءالله شيخنا الفاضل رب يحفظك وزادك الله حرسك

  • @filsanabdillahi3512
    @filsanabdillahi3512 3 года назад +1

    Machallah barakallah sheik

  • @mohancadde196
    @mohancadde196 Год назад

    Masha allah allaha ku cafido sheikqow

  • @zamighedi3952
    @zamighedi3952 Год назад

    ما شاءالله تبارك الله

  • @jamaahmedmohamed7359
    @jamaahmedmohamed7359 3 года назад

    Maansha Allah sheekh dirir

  • @bashiircismaan5671
    @bashiircismaan5671 5 месяцев назад

    ALLAAHU AKBAR

  • @MohamedAhmed-ln9db
    @MohamedAhmed-ln9db 3 года назад +1

    Maansh alla brother alle swt haydin xafido dhamaantiin

  • @NIMCAABDISAMAD-yu3ud
    @NIMCAABDISAMAD-yu3ud 25 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @user-bb2rz4mc6o
    @user-bb2rz4mc6o 8 месяцев назад

    M .a

  • @dheemanmuuse7411
    @dheemanmuuse7411 Год назад

    😢Manshalaah rabi swc nasugo

  • @xasanmahamud8697
    @xasanmahamud8697 Год назад

    Masha alh

  • @gabalcawale1321
    @gabalcawale1321 5 месяцев назад

    حفظك الله يا شيخ

  • @gudoonsalam6271
    @gudoonsalam6271 3 месяца назад

  • @nimcoali8911
    @nimcoali8911 2 года назад

    Masha Allah

  • @qadiijoyarey473
    @qadiijoyarey473 2 года назад

    Masha allah

  • @cabdiraxmanmaxamed5447
    @cabdiraxmanmaxamed5447 2 года назад

    Mansh allah

  • @sagalcismaansagalcismana-vz1sn

    Marshall.aah

  • @maxamedcabdikariim2383
    @maxamedcabdikariim2383 3 года назад

    Maazhaalah

  • @faisafarah3289
    @faisafarah3289 3 года назад +2

    m.a

  • @aminaali5806
    @aminaali5806 Год назад

    Masha allaha

  • @xaawomaxamuud3507
    @xaawomaxamuud3507 2 года назад

    M.a ilahay wada tosan xanagu aadiyo qatumadane ilahay xano wanajiyo

  • @naimamumin3044
    @naimamumin3044 2 года назад

    Masha Allah barakallah fikk ❤️❤️ allaha ha ku xafido sheekh 🌹🌹🌹🌹

  • @DaaciAbdisamad
    @DaaciAbdisamad 3 месяца назад

    فيك

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 3 года назад

    Manash allaah

  • @user-mn1dl7jk6k
    @user-mn1dl7jk6k 3 года назад +1

    جزاك الله خيرا
    الله يحفظك يا شيخ

  • @cabdicasiisxasan8858
    @cabdicasiisxasan8858 3 года назад +1

    جزاكلاه أخيرا

  • @sahal9115
    @sahal9115 3 года назад

    Wll maalin walba miyuu tafsiirku jiraa? Mahadsanid

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 года назад

    masha Allah jazaakakallah khyr sheikh 💞💞💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏