Dadka waayeelka ah ee lagu eedeeyo sixirka kadibna loo dilo si loo qaato dhulkooda | Dabagalka BBC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Baaris ay BBC -da qeybta AFRICA EYE sameysay ayaa shaaca ka qaaday dadka waayeelka ah ee lagu eedeeyo sixirka kadibna loo dilo si loo xalaalaysto dhulalka ay ka dhintaan.

Комментарии • 34