masha alah ustaad an ku days to aad baan ku xiseyaa my teacher aad baan ku tabay sido kle aad ayan kaaga mahad celinaya casharada wax tarka leh aad noo soo diyaariso
sxp sidee la isaga deletegareyaa asxaabta fbga ee aadan gareynin ee aad la saaxiibtid micnaha waxaa fbgaga uuba gaarey kasoo qaad 5000 haba yaraati dadkaasi kala bar ama badankooda ma gareyneysid sxp arinkaas kasoo hadal mahadsanid
Ustaad aad baan kuu salamayaa marka Hore. Marka xigta dadka Followers kaaga ah sidee ayaad ku muujin kartaa ama Public uga dhigi karta adiga oo istcmaalaya Mobile ?
Asc sxb marka hore thanks Sxb qli waxaan jeclaan lahaa in aad iga caawiso ama naga wada caawiso fbgayga ayaa iga xadhmay ama password giisii ayaa layga hack gareeyey mana isticmaali karo, lambarkiisiina ma hayo lkn emailkii aan ku smeeyey ayaan ayaan haystaa. Markaa bal hadad nagu yaro dhaanto naga wada caawi. please aad ayn ugu rayn lahaa hdaad naga wada caawisid
Asc wll waxaan ka mid ahay asxaabta ku xiran im25 kama bakhaylo like iyo sher xitaa subscarbka iyo ganbaleelka sxb waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo arin aan ubaahnaa wax iga caawiya aqoonteeda youtubkana aan kawaayay waxay tahay arintaas sidee usoo ceshenkaraa wada sheekaysi ama qoraaladii facebook masenjarka ee aan tir tiray sxb intaa iga caawi fadlan si aan u helo jawaabtayda sxb waxaad igala soo xariirtaa ciwaankayga facebooka khaliif ibnu khaliif waxaan kaa rajaynayaa inaad su aashayda iga soo jawaabidoontid mahadsanid sxb
Sida fudud ee aad u qarsan karto asxaabtaada facebookga goo.gl/iQquX7
iM252 Waxan marwalba Faceboogeyga ku arka comments aan aniga bikinin sideen iskaga joojin kara bro
Maasha Allah Eng Shardi , waa arrin aan aad uraadinaayey Mahadsanid
Way i farxad geliyeen ereyadaada. Guuleyso cade
Horay usoco sxp aaad ayad umahadsan Thy
Mancha allah usdaad waan kugu fanaa noolow in badan waxaa tahay ustaadka kaliya aan casharadiisa daawado long live ustaad
mash aalh ustaad waa mahadsantahay waa muuqaal wax dheef leh oona ka faa ideeysi mudan
ustaad waad ku mahadsan tahay muqalada quruxda badan ee aad nala wadagtay
Waa mowduuc cajiib. FadLan kala soco channelkeyga sida loo horumariyo it fikrafo cusub channelkeyga.
Nin kaa fiican oo kaa faaiido fcn wali RUclips kuma arkin nin culus horay usoco
Ustaad waxaan rabaaa ina youtube lacag kasameeyo inigo mobilkeyga isticmalayo iyo facebok lacag loga sameeyo
Mahadsanid sxb wax badanban kafaaiday casharadaada waadna kumahadsantahay
Mahadsanid sxb waa muqaal waxdheef leh.
+Zaki Ali Shukran cade
you have done a good job
thank you
masha alah ustaad an ku days to aad baan ku xiseyaa my teacher aad baan ku tabay sido kle aad ayan kaaga mahad celinaya casharada wax tarka leh aad noo soo diyaariso
Mr 2526
Selooqariyaa friendska inagadhaxeeyo dadka kale sidooloqarikaraa taaa
Mashaa allaah qofka kaa qarsaday face book ma ogaan kartaa friendkiisa
Wll haye sifiican uma faahfahinbay fb waxaad modaa wligay inaa arag mrka aan daydayno waxyabaha aad shegaysid
Sxp sidee looqarsan karaa storigaaga micnaha qof aadan u oklaeen inuu istorigaaga fiirsado sideen uuga qarsan karaa
wll xgee laga la so xidhi kra whatssapp kaga ma hel krna
shukran aboowe qaali jisaakalah kheer
Samiiro
Wll plz malhn iPhone manage calamada balsta uu leyahy hab fudud dakle isheyg
masha allah runti wa cashar faaiido leh thanks ustaad
Macalin aad baad muhiim noogu tahy caafimad allaaha kusiiyo sharta allaha kaaqabto
Sxb wxaad natustaa ayadaa mobile ah ileen labtob mahasto
Thnx bro 💗
Ha
Mansha Allah wll Allah haku xifdiyoh
Shukran zxp
Waxbadan ayan kaa faaiidnay ALLE HAKU SHARFO WLL QAALI🙏🙏
Aad iyo aad umahadsantahay macalinka information tecnolega
sxp sidee la isaga deletegareyaa asxaabta fbga ee aadan gareynin ee aad la saaxiibtid micnaha waxaa fbgaga uuba gaarey kasoo qaad 5000 haba yaraati dadkaasi kala bar ama badankooda ma gareyneysid sxp arinkaas kasoo hadal mahadsanid
Tnx
Wll ma Google croum ayaa laga gali karaa kaliya mise waa dhaman meelaha fb laga isticmaalo
+Abdirahman Dualeh midkastaa ka geli kartaa sxb qaaliya
waxaan jeclaan lahayn inaad casharada noosoo badiso sxb isbuucii labo cashar aad noosoo dhigto
waad mahadsantahay
Freind kaa aad adigu tabanayso anaga way nadiiden mrkaa maxaa khaldan
Mahadsanid
Zaaxip facebooga See options ah sidee logo darsadaa ama loo codsan karaa isheeg zaaxip
Thankz zxb _ zxb youtube na kasoo hadal sida lacag looga sameeyo zxb qali
M.a waad mahadan tahay sxb inbadan ayaa i caawisay
Ustaad aad baan kuu salamayaa marka Hore. Marka xigta dadka Followers kaaga ah sidee ayaad ku muujin kartaa ama Public uga dhigi karta adiga oo istcmaalaya Mobile ?
Asc sxb marka hore thanks
Sxb qli waxaan jeclaan lahaa in aad iga caawiso ama naga wada caawiso fbgayga ayaa iga xadhmay ama password giisii ayaa layga hack gareeyey mana isticmaali karo, lambarkiisiina ma hayo lkn emailkii aan ku smeeyey ayaan ayaan haystaa.
Markaa bal hadad nagu yaro dhaanto naga wada caawi. please aad ayn ugu rayn lahaa hdaad naga wada caawisid
Masha Allah saxp illahey ha Ku barkeeyo
Qof wax laga faaiido oo RUclips leh qof adiga ku dhaamo ma arkin
Asc wll seden labo vedio isku xera plz adigo iga xuman iga so jawab
wllkay maanu lahayn telefoonka..j.7 ..
marka hore wan kusalamay ha ila yaabin sxb sidee watsappka saaxiibo ugu darsan kartaa sxb si dhakh so ah iigusoo dheeg plzz
Masha allah😘
Kuma sheegayo adiga im252 waa nin kale
Abaayo kuwa instgram kana see loo qarsadaa
Hambalyo 200k
Wll adoo rli su ashan isla hda iga jwb ,,,,,mrkn friends kayga tago wax qlin ah umawa jedee jwb wll
Hafso Honest aniga xiita sidas ayan kula ahay
Zhp wllhi waqtigeyga adiga leh hkrey usoco zhp zreH
Legend
waxaa jecalaa inaa nood sheegto sida tag loi xero
Zxp Facebook qof aad friends tahiin numberkesa maka helakara fadlaan icawe
Asc sxp aadbad u mahad san tahay in badan nolow mahdsnd thank you
Ok thanks bro
Sxb mahadsanid
Keep going
Thank u bro
masha Allah sxb
Asc iM252
waan ku salamyaa walalayka somaliled sida aad nooga faa idaynayso casharada Muhiim ka ah manta waxaan kaa cod sanayaa inaad noogu sooo darto cashar ku saab san sida layska xidho dadka ku soo cod sanaya faecbooka casharkaa ayaan kaaa so gayaaaa waad mahsan tahay na
Mutual friends sidee lo qariyaa sxb
ad bad umahad san tahay mudane im252 ilah ajir dembi dhaf hakaga dhigo wanaga ad noso gudbido malin kasta mudane jog o jir weliga
+nuur sxb qaaliya, ii faraxsanow, muhiim ayaad ii tahay. Guuleyso
Thanks bro
Keeep going lph
Mashaa allah
Waxan ma arkee maxa dhacey sxb
Ala ma aqaano waxaan kugu awaal gudo Mahadsanid
Shug ran sxb sare
thanks b tut o
Wll xagee jogta ado raliya
Friends iska qariyeeee igu soceli waa codsi
Good idea
walalo calamadaba wn ka wayg mblk
Mash'allh
wa cashir iqan ciyayba
wuu diiday waa A70
sxb waa fahmiwaaye
Sidee loo sameeyo followers inoo keen sxb
ALLA HAKA APAL MARIYO ZXP QLI
taleefanka gacanta noogu dhig barnaamijkaan
nice
galaxy
Sxp waad kibirtay
Sxb see Facebook loo jabsadaa
Tuuk mino miyad rabtaa huno
Mahad sanid sxp
jazaaka llah
wlhi ani wxbo ma fahmin
telgeyga
sxbow
Asc wll waxaan ka mid ahay asxaabta ku xiran im25 kama bakhaylo like iyo sher xitaa subscarbka iyo ganbaleelka sxb waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo arin aan ubaahnaa wax iga caawiya aqoonteeda youtubkana aan kawaayay waxay tahay arintaas sidee usoo ceshenkaraa wada sheekaysi ama qoraaladii facebook masenjarka ee aan tir tiray sxb intaa iga caawi fadlan si aan u helo jawaabtayda sxb waxaad igala soo xariirtaa ciwaankayga facebooka khaliif ibnu khaliif waxaan kaa rajaynayaa inaad su aashayda iga soo jawaabidoontid mahadsanid sxb
Fecbok ayaa lekajabsa sawira xun ayaa leeka saray sidee iku dajikara
Beeeen looow beeen loooow
thnk u ustaad
Thanks bro