Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Caasha cige geedi ilaahay haku xafido in badan hooyo
Caasha cige geeddi
Heestan iyadoo dhamays ah
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒;#Page:1➪𝐐𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐨𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐞𝐢𝐠𝐡𝐭 𝐢𝐲𝐨➪Sida qoorihoo kale➪Arin Laba quruumood➪Qalabka isku haystaan➪Oo guurti qaadiyo➪Guddi qaybsha loo diray➪Iyagoon gartii niqin➪Haddii ay si qaab daran✍︎Qalin ugu saxeexaan➪Qalalaase mooyee➪Nabad Laguma qaatee➪Qota dheeraa xaajadu➪Hilba qarad la' weeyoo➪Qof dhan baad i moodee➪Qalbigiyo waxay maqan➪Qasnadii jidhkaygee 𝐀𝐀𝐁𝐄➪Ma Qumaniye hay bixin!#Page:2➪Qormad iyo rugtiisii➪Nin qasaare gaadhoo➪Laga qaaday geelii➪Oo qaylo doon ihi➪Qorigiyo hubkiisii➪Qolo kale ma siiyaa➪Nafta shay ku qaaliya➪Quus geeriyeed iyo➪Wed ka qariya mooyee➪Qasab Loogu diidaa➪Qancis maw ahaadaa#Chorus:➪Qota dheeraa xaajadu➪Hilba qarad La'a weeyoo➪Qof dhan baad i moodee➪Qalbigiyo waxay maqan➪Qasnadii Jidhkaygee AABE➪Ma Qumaniye hay bixin.================END. ➪Hees xus iyo xasuus mudan.➪Mid ka mid ah Xulka heesaha HirgaLay. █▀ █▀█ █▀█ █░ ▁▂▃▄▅▆▇ 100% ✍︎𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ█▄ █▄█ █▄█ █▄ ▬▬▬.◙.▬▬▬ ▁▂▃▄▅▆▇ 100% ✍︎𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ
Good voice
Caasha cige geedi ilaahay haku xafido in badan hooyo
Caasha cige geeddi
Heestan iyadoo dhamays ah
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒;
#Page:1
➪𝐐𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐨𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐞𝐢𝐠𝐡𝐭 𝐢𝐲𝐨
➪Sida qoorihoo kale
➪Arin Laba quruumood
➪Qalabka isku haystaan
➪Oo guurti qaadiyo
➪Guddi qaybsha loo diray
➪Iyagoon gartii niqin
➪Haddii ay si qaab daran
✍︎Qalin ugu saxeexaan
➪Qalalaase mooyee
➪Nabad Laguma qaatee
➪Qota dheeraa xaajadu
➪Hilba qarad la' weeyoo
➪Qof dhan baad i moodee
➪Qalbigiyo waxay maqan
➪Qasnadii jidhkaygee 𝐀𝐀𝐁𝐄
➪Ma Qumaniye hay bixin!
#Page:2
➪Qormad iyo rugtiisii
➪Nin qasaare gaadhoo
➪Laga qaaday geelii
➪Oo qaylo doon ihi
➪Qorigiyo hubkiisii
➪Qolo kale ma siiyaa
➪Nafta shay ku qaaliya
➪Quus geeriyeed iyo
➪Wed ka qariya mooyee
➪Qasab Loogu diidaa
➪Qancis maw ahaadaa
#Chorus:
➪Qota dheeraa xaajadu
➪Hilba qarad La'a weeyoo
➪Qof dhan baad i moodee
➪Qalbigiyo waxay maqan
➪Qasnadii Jidhkaygee AABE
➪Ma Qumaniye hay bixin.
================END.
➪Hees xus iyo xasuus mudan.
➪Mid ka mid ah Xulka heesaha HirgaLay.
█▀ █▀█ █▀█ █░
▁▂▃▄▅▆▇ 100% ✍︎𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ
█▄ █▄█ █▄█ █▄ ▬▬▬.◙.▬▬▬
▁▂▃▄▅▆▇ 100% ✍︎𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ
Good voice