Wuxu Moodayey In Shaqo Securitya Uu 2K Bishii Ah, Dagaalka Russia & Ukraine Afka Laga Geliyey😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 28

  • @omerhassanmba1626
    @omerhassanmba1626 3 часа назад +1

    Maansha Allah. Cod Macaan.
    Allah Ha Kuu Barakeeyo Codka.

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 часа назад +2

    Dont t argue with fools like them😊

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 2 часа назад

    Walee waa run gabar baan waxaan ku dhahay Masato iiga soo dhiib soomaaliya waxaa la ii keenay mid xun sida burka is ugu dhagaysa qadhaadh. Meel baan dhigay bal siday isu badasho ayaan eegi hiih.

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 59 минут назад +1

    Way dhacda dad
    caruurtodi kufsaday ba la sheegayey
    Qofki fiicani lkn isma qariyo

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 2 часа назад

    Manshallah maxa cusub calaamka Alahuma Amiin

  • @Nej-mj7fk
    @Nej-mj7fk Час назад

    He should fight for them he might be honored if he survives.!

  • @omerhassanmba1626
    @omerhassanmba1626 3 часа назад

    Sister,
    Don’t reply to wrong persons who like to trigger your anger. These aren’t at your mature level. They just intend to spoil your day & happiness. They’re sadists. 😂

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 4 часа назад +1

    Asc abyo waaakaa sugayaa karemkii indhaha korkoda & hoosatoodaba fadalan yurub ama jarmalka no soodir si uu noga ba oa Madawaga fadalan

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 52 минуты назад

    I agree with Farxiyo 😂😂😂😂

  • @Mohamed-m2b8y
    @Mohamed-m2b8y 3 часа назад

    Wcs inaabti farxiya cabsiiye ❤❤❤

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 3 часа назад

    I don’t understand why they always say apologize to Faarax but not to anyone else..first of all he was accused to the crime and always it’s innocent until proven innocent..

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 4 часа назад

    Beautiful voice 👸

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 часа назад +1

    Lkn aad waxaad u aaminsaneeyd oo waalina aad ku murmeeysay inuu sameeyay codkaagii wuu yaalaa. Inuu sameeyay ayaad u badineeysay.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 часа назад +2

      @@sumadqaran Qod baniaadan ah wax walba waa ka suurtoobaan ee baadhitaanka ayaan sugayaa macnaheedu maaha wui sameeyey. Fahanku haduu idinku yar yahay waxba kama bedeli karo

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 4 часа назад +2

    Fathia abaayo is ilaali waa dad ku nool magaaladaada ee is ilaali Wlhy waa kuu cabsanayaa sis 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I 😂😂😂😂😂

  • @maxamuudhirka2845
    @maxamuudhirka2845 4 часа назад +1

    Wixii ajanda kuu saarnaa mahee wax la soo dhaafay baad wakhtigii ku dishay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 часа назад

    Dadka african ka xaabo ayay ba u haysaan oo jiida hore ee dagaal ka ayay gaynayaan

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 4 часа назад

    Walaashey waxaa la yiri wiilkas maaha dembiile oo waxaa la heley vidio uu baabuur yaaley baa duubey waana la heley inuu gelty yahay sistar u are right why? Waa runtaa hada wuu sheegey oo wuxuu yiri waa qaladkiisa marka wey baridey waxey tiri waan cabsanaya waliba wuu soonana marka fathia waa runtaa ma dhihin waa dembiile Anaa joogey habeenkaas sis sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 часа назад

    Iam Shia

  • @suudi-qx3hc
    @suudi-qx3hc 2 часа назад

    he is Ethiopian because he doesn’t want bring bad light to his country so he is using Somali. it is like john somali did. insulting japanese people to bring bad light to somali. Ethiopian hatred is deep

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 часа назад

    🤲😒🤔😢

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 3 часа назад

    From Ethiopia, he’s not from Somalia