Allah sxb Xikmad ayuu ku siiyay lkn waxaan rajaynayaa garaad kaaga koraya waxaa ka qayb qaata inaad buugaagta Aad Akhrido Allah caqliga ha ku barakeeyo wll
Asalaamu caleykum walaale aadanow waxaan kaa codsan lahaa haddii aad kartid, inaad umadda soomaaliyeed u soo turjunto سلسلة رحلة اليقين ee د. إياد القنيبي.
Mansha Alah Lkn Adanow waxaan Jeclaan lahayn inaad live noso hor fadhiisato oo video yadan Codka ah Dhaami laha Janaalkana kor bay u qaadi laahyd dadku waa indho ku graadle mahadsanid qofkii igu raacsan like 👍
Masha allah aqoonyhan
Allaha kaa abaal Mariyo
Aqoonta aad la wadagayso wlalahaga soomaliyeed.
Muqalki Ugu wanagsana aan daawado sanadkan sii dhamaanaya, thanks ustaad.
Allah sxb Xikmad ayuu ku siiyay lkn waxaan rajaynayaa garaad kaaga koraya waxaa ka qayb qaata inaad buugaagta Aad Akhrido Allah caqliga ha ku barakeeyo wll
Mowduuc Aad & Aad Muhiim U Ah Ayaad Nala Wadaagtay Mahadsanid Al-Ustaad...Jazaakalaahu Kheyraq
my motivator jasakallahu khyr ustaad
Waa video gii 2aad ee xaalad aan si dhaba ugu jiray ka hadlayaya intii aan ku xidhnaa kanaalkaaga 💯 Tnkz brother 🤴👍
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh sidoo kle
M.a wllo aadanow wax badana Waynu ka faaidnay mowduucaan midda kle illaahay haku caafiyo waayo codkaga wxaan kadareemaya inaad yara xanuunsatahay 🤲
Masha Allah Edo wow🥰💯
Macalinbaa martabad wayn leh
I appreciate you 💝
Masha allah adan sahan keep going
Mahadsanid walal
Waa xaqiiq wllo Aadan khadar Cali (Aadan Sahan)
Wow mansha allah 😍 good advice.keep going brother 😊
Jazaaka laah ustaad 🥰
Jazakallah wll aadan
Mahadsanid ustaadii🙏💯
Ustaad meel lo baahana bd ka hadashe alle ha ka jazaaid siiyo dadalka aad nuugu jirto🌼
𝘎𝘶𝘶𝘭𝘦𝘺𝘴𝘰 𝘈𝘢𝘥𝘢𝘯 ❤️❤️❤️✊
Scw😍❤
Asalaamu caleykum walaale aadanow waxaan kaa codsan lahaa haddii aad kartid, inaad umadda soomaaliyeed u soo turjunto سلسلة رحلة اليقين ee د. إياد القنيبي.
Good ya boss
Mahadsanid macalin
Masha Allah
جزاك الله خيرا
Jazaakallahu khayr walal aadan
Waa mowduuc muhiim ah shugran walaal
Alla wllkayoww sidad noogu aQli celisid cidna kama helno wligeed
Rabbi ha kaa abaal mariyo wanaagaas ❤
فن التقبلً والتغافل
Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyra
Aadamoow wllo waxan jeclaan lahaa inad ka soo hadasho buuga fakar oo hodan noqo sirtaa la hodantinimada ahna aad ka soo waranto
Aadanow Fanka ismoogeysiinta aniga ayuu igu dheelay, waxyaabaha aanan jecleysan saa isaga indha/dhiga tiraayay xad wxn marayaa waxa hareeraheyga kasocda aan qaflad kaga suganahay inta bdn.
Maraka waxkasta xad syey leeyihiin ee taasi kudar.
Rabi ha ku barakeeyo libaax waa talo dhaxal gal ah
Mahadsanid walaal Aadan
Ilaahay khayr haku siiyo wll
Aqoon socota aya tahy bro keep going
Wlh ustaad wax badan ayaanka fahme mahadsanid qof walba sidiisa ku aqbal xeer i anfaci doono
My teacher 🧑🏫
Ustaad si gaara maad vedio oga sameysid buuga ismalure
MahadsaniD,
Horey uu soco sxp adan .😇
Teacher keep going mar walpa heegan ku nhy
Forward. Horay ha loo socda. Rabbigeena aan talo saarano .
Waxaad noola hadashaa si ay adag tahey inuu qofkaloo Somali ahi noola hadlo mahadsanid walaalo
Keep going wll alle hakunaxariisto
Zhugram wll0 waa tal0 wall nim0 Alle haka abal mariy0 waxd noso gudbinayso ee fa iidada leh mar walbana waan kula socdaa💯
Jzk khayran 🌹
Thanks bro❤❤
Let us consider that matter!
MahaDsanId UstaaD
Qalbiga ka tager❤❤
Aadan zxp mahadsanid
Waa halkii ay inantii maansoonaysay lahayd “ha raadin dhaliilahayga
Bal arag dhinacayga fiican.”
M.a uztaad
Walee ma'aqaano wax aan ku tilmaamo videogan ruunti lama filaan ayu ugu nogday hasayeeshe ariintan wan dareemaayey lakin maanta iyaado fahfaahsan oo cilmiyeeysan ayaan lakulmay. Ruunti lacag ayaan ku dorsan lahaa. Si kal iyo lab ah ayaan ku mahad naqayaa ilaahay kadiib ii ogolawna inaan so dajisto sabaabto ah aniiga hal kayga qaali buu ugu yahayee hogtaniye.
Uztaad fahankaga alle ha ku siyadiyo
Asc wll waad mahad san tahay sidaad wax noofahan siiso su.aal wll malaga yaa hadii manhajka waxbara shada lagu soodaro taariikh da soomaalida wayn inay dhalin yarada soomaaliyeed fakar koodu isbadalo mhd wll waxan rajay nayaa inaad iisoo jawaabto
Keep going zxp qali
M.a wllo 😍😍 Alle hakunax riisto adiga anagabo adun iyo aqirobo
1. Qaanuunka Aqbalaada
2. Qaanuunka Ismooganeysiin-ta
Wlhi wll Aniga ayaa practical ahaan kuarkay hadalkaaga🥺🙏
M.a ustad
Cumar ba yiri ba lashegaa adanow wll hadalkaas ahaa 70 cudurdaar usamee wllkaa
Wall adan waxaan kaa codsanayaa inaad buugta ablikeshin kasameee 🥰🥰
Application shaqo yar maaha inaa la dhisaa ee buuga wxaa ugu fiican inaad caadi u akhriso yacni buig print garaysan mahadsaniD
waan kusoo laabtay dagalkan xooga aan RUclipska Cidleeyey mahadsanid shp
Buugaas ayan rabaa inaad ka soo hadasho ilana soo aqriso
Aadan zxp qliya tahy
hadii aadan sifiican u baran fanka ismoogeesiinta waxaad qasaari doonta wax badan oo ay ugu horeyso caafimaadkaaga
Wll waxad noso galisa qisoyin dhirigalina
Aadam✊💯🙏
Khayru amuru wasduha adanow noloshu waa dhexdhexad
Wll aadan fankaan wan fankaa ku dhaqmo qofka ii dhow hduu xuman sameyo qiil unbaan u raadshaa una sabra Wana ku qaataa
M.a adan
Alle haku dhowro
M.a Waxaan Tahay Mr dhiiri galiye
Mansha Alah Lkn Adanow waxaan Jeclaan lahayn inaad live noso hor fadhiisato oo video yadan Codka ah Dhaami laha Janaalkana kor bay u qaadi laahyd dadku waa indho ku graadle mahadsanid qofkii igu raacsan like 👍
Muuqaalkii sodohda kasaar kAas ma fiicneyn
jzklhu qeyrn
❤❤❤❤❤
Markan oo kle wxy carabtu dhihi jiren waa marduud Ee BAXZI HALA SAMEYO
Waa in aad wax kasta dhinaca wanaagsan ka eegto
Izo boqo zhp
Aadanow wll waxaad iso sheegta meel aan ugu hagaago buuga ismalure oo afsomali ah hadii aad ogtahay
M.a wllo qali❤❤❤❤
Güzel bir fidyo
Wll markasta waan ku dhageysan jiray lkn ani waxba igama badali jirin markaan Wax ayaa kaa fii aday
Dadka qaarba neceb in lala taliyo
Ana hadeer naftayda ayuunban u taliyaa wlhi nio adna wad mahad san tahay
Walaal anigu waxaan ahay 15 waxaan ka helay ciwaankii jiilka jilacsan walaal buugaas baan doonayaa hadda waxaan walaalkey ka qaatay buuga loolanka
Hye garaad
Wall adan bagaagtad turjuntaan xageen kaheli karaa
👌👍👏
Buugga halkan linkgiisa inoosii dhig
😊
Mhdsnd ustd aandan
adan sahan 👋
Wcs
Maanta ayaan xogtii ugu mugaweynayd kaa helay. Hada laftarkeeda ismooganaysiin baan wadaa aanad fahmayn
👍👍👍👍
M.a
Macalin Naga wayo aragsan
Sxp muuqaladan camal noo soo sameey adiga mhdsn
Buugas maalin uun iibsan doona i.a ismalure
❤
Kepgoing aadan sahan