Wall Allah kudhowro waxbadan ayan kafa iiday talo bixintada masha Allah walwal cabsi shaki kalsoni dark dabecadaheygo badalmay dhaqankeyga oo kudhaw meeahi ugu xumeyd waxan sabab saday qofxun oo anoo aad uyar dhaqan xumadiisa kashogay subxanalah waa wax aan ilabi wayay xanuuna igu noqday Dr xata dadki anigey imoodan qofxun sideen wax yeela mar marka qaar waxan kusigta dhiig muslin i an galo walh Dr
Sahra Gacal abyo mcn maxa darent ani mudo laba sana ah maskxda aya ka xanusnhy hurdo laan maskxda kama hurdo ano dalan so kaca rafaad kanini anti depression aya ley so qoray waxba kama faidn
jassa-aallah khayr Dr
qalbiga waxaa xasiliya Digriga ALLah oo kaliya markaaa waa inaad adkysaaaa
alla ha caafiyo inta qabta
Waxan ku waydinaya waxan ahaay hooyo uur laah wax lagu sheegay cunugayga xanuunka
fetal brain anomaly plz maxa keena ama cunuga maxa dhibto uu gaysan karaa Thnks
Wall Allah kudhowro waxbadan ayan kafa iiday talo bixintada masha Allah walwal cabsi shaki kalsoni dark dabecadaheygo badalmay dhaqankeyga oo kudhaw meeahi ugu xumeyd waxan sabab saday qofxun oo anoo aad uyar dhaqan xumadiisa kashogay subxanalah waa wax aan ilabi wayay xanuuna igu noqday Dr xata dadki anigey imoodan qofxun sideen wax yeela mar marka qaar waxan kusigta dhiig muslin i an galo walh Dr
Wll isdawe qado dawoyinka antidepresska
Dr ka allaha xafido
maxaa daawo u ah debressionka
Waa run waale
Ruunti anguba wan qaba xanunkan alah ka daweeyoo
Waa isku buuqay sanadkii hore, hada se waa fiicanahay Illaahay mahadiis
Sahra Gacal abyo mcn maxa darent ani mudo laba sana ah maskxda aya ka xanusnhy hurdo laan maskxda kama hurdo ano dalan so kaca rafaad kanini anti depression aya ley so qoray waxba kama faidn
Daawooyin antipsykotika ah aa cunaa wexeyna iga baa basheen shakigii iyo welwelkii Illaah baa mahad iskaleh
Sahra Gacal abyo Mcn ma qalajiye aya qadaty xage jogta ila so xarir abyo isnabchat zamzam818
@@nawaalofficial_5838 kiniiniyaasha anti depressants anaa u baahnaa dhaqtarkee kuu qoray abaayoy
Walaalow
dhakhatar wuxu tiri wa inlailaliyo maskaxda dhakhatar kawaran ani geerinaxdin leh baa igudhacdey markaa maskaxda ihurta
Ilahoow naga qad ya rabiii