Masha allaah ayaney shaley wad iga nixisey lkn caawo ma nixin lkn wiilka sutu jinki ugu magac darey malaha waxasa wili u sababa mcnto dhib malaha waqtiga fursad hesho no so gali hooyo wan ahey waana ku dareemi kara mahadsanid xabibti
ayaney marti aya ila jogte waxanba sugii laa,aa intey iga tagayaan an qisada dageystee bufiis war jecel ah cml😂😂😂😂😂😂 alx martidii sii sharfaan ayan kuqabile kuna sagotiye ano mel deer la adin 😂😂😂😂😂 sidan chanelka ogu xirme shaqada aya ifududatee 😂😂😂😂😂shukraan walashey qali am nadia from mombassa kenya❤❤❤❤❤
Acuudubilaah alle ayaa ka magan galnay lkn Abayo gabadhii sodohdeed fadhiisisay iyadana intee ku dambeeysi gadaaalaa ka sheegaa halkee ku dambeeyso gabadhaan ina dhahday oo aad ilowday ayaa u maleeynaayi
Walshy ayaan
Ayaan qurux Masha Allah
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤mnshaaallh wll nolow guul ayan ku rAjenay ayaan
Ayaaney hda channel firiyey wlhi qisadan 3qeeb 1mar dhagestay xiiso iiyelaty shalay dhagestay❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
San u sugaayey 😢 Mhdsanid qali ❤🙏🏼
Ayaan quruxey wlh qosolkaa ika dameysay hayeey dooliga kulahaa si daacad ayaan u qosley 😂😂😂😂😂
Masha Allah Tabaarakallah ilaahey ha ku xafido sida aad qisooyinka u sheekeyso ka helay taasa dadka ku soo jidaneey runti
Walhi nafta iga dhici lehed rabi noma kaso😢😢😢😢😢😢😢😢
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
Alla cabsi badnaahee ayaaney😮
Dhib ma leh abaayo xilligad awoodid noo soo geli hanaga maqnaan uun 🥰🥰
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Ayaaney shukran ❤❤❤ياعمري❤❤❤❤احبك في الله❤❤
Thanks hormar wacan abyo wanakudulqadaneyna hili walba wankusugeyna hbbti familkagna Allah hakubarakeyo adigna Allah hkusharfo ❤❤❤❤love you❤❤
Wallhi san usugaayaey shukran ❤
anaaa u horeeyo maanta❤
Asc xabiiti wacaadi ilmaadadkuxariiro abaayo asxaatada caawimaad uweydi maamo xanuunsan cabdi caziiz riyali janelkisa kujirtaa caloosha buro aad aad uweyn kagataalaa shukran
Ala hoyooy mcn cabsibadanaa
Masha allh Ayan ❤❤❤
From Hamdi❤❤❤
❤❤❤ mahad sanid mcnto kan kalana so boqo mahad sanid kun jeer❤❤
Wow❤❤❤❤
Masha allah❤❤
Thanks abayo adaba no dadala marwLba❤
Ana uhoreya❤
Waan Usoo Noqonaa Walee Ano Jidka Taagan Ayaan Arkooya
Wcs ayaney qisada markey iso dhaceysay gabdh saxibteyda ah ban ka codsanay iney iso ka boqato
Thanks again 😇 ☺️
Ayy ayaaney ma ogeed inaa guri kugu tirtiran rabo 😅😅 jazakallah mcn badan 😊❤❤❤
😂😂
aayy manta aniga uhoreyo m
abyo ayaaan waxa ka codsanayah video xiiga ina asxbtada duco i weydiso murad ayaa leyhy abyo plz😢
Ayane
Masha Alah dhamada qurux badan ay ku dhamaata
Maasha allaah hbo ayaan xiliga aad rabtid noosoo gali oo jaanis heysit ❤ qisada waa cabsi cawa hurdo la'aan igu dhici doonto
Mar walba wan kuku dul qadanynaa ayan abyo mcn
Ilahey nooma kaso wax na sixro ialhey neh nooma kaso inaa anaka neh qof sixrano wlh aduunkaan wax la arkeenin ma leh wlh guur iyo jaceel xaal qaada yaa nin lee inoo ku hoos imaado darteet ayee noloshaada sidaas foosha xun iskuku badashey kaaka sii taran masiibo ayaa wax xun kukula talisey ilaheyow hano kadib asxaab saas u xun xun oo jidka qaldan noo hor seedo yaa rab asxaab fiican oo naka fikira aduun iyo aaqiradeena no ilaaliyo no sahal yaa rabbi wax kasto xun neh adaa kaa magan galney
Masha Allah ❤
Abayo ayanay si wlbo anaga wan kula jirna o wan ku daremi karna madama an hoyoyin nahay ❤❤❤🎉🎉
Xppti inoo soobadi qisooyin kaan cml ❤❤ waa Qiso cabsi badan waaye wall hi 😮❤
Cabsi😢 habena dawanayay hafa ku joojiyay waino biri😭🤌🏽
Subxanallah Subxanallah
Manta dhan channelkaga dabagidinaye ar away qeebtii 4 Anigo isweydinayo🤣ileen qeebtii 3 aad hada dhanestay, thanks
Masha allaah ayaney shaley wad iga nixisey lkn caawo ma nixin lkn wiilka sutu jinki ugu magac darey malaha waxasa wili u sababa mcnto dhib malaha waqtiga fursad hesho no so gali hooyo wan ahey waana ku dareemi kara mahadsanid xabibti
23:37 xilligan dawanya landhera nimo 😂 wana baqayaaa wana is adkynayaaa
Wcs ayaanay abaayo
Abyo keep going ❤
Haye
Ku saliya NNK SCW SCW
SCW SCW SCW SCW
Thanks habo macnto 🥺🫶🏻
Ayaney xamilaah ahay inaa soturo maaa rabtaah hayey doliga waaa iga nixisay
Ayaaney sahro ku soo qaado❤🎉
Iyaa Ani wllhi mar Hore ayaan nimanlahaa🤣😦
Dhib malahan abaayo❤
❤🎉 hura usoco🚶🏻♂️
Queen ayaan❤❤❤
Subxanallah 😢😢😢😢😢😢
M.a aby ayaan
Dhibmlha xppti wan ku fahmi karnaa allah hakula garab galo howlahaga
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍
Xalqadaha sheekada waan biirsaday cawan kimis kugu dubtey😂❤
Asc
Qisadaan cibro qadasho badan aya ku dhax sugan illahey kuwii ku cibro qaatay hanaga dhigo
Lkn qoftu gesisanaa ayadu meesha nucaan ah may ka carartu
❤❤❤
ayaney marti aya ila jogte waxanba sugii laa,aa intey iga tagayaan an qisada dageystee bufiis war jecel ah cml😂😂😂😂😂😂 alx martidii sii sharfaan ayan kuqabile kuna sagotiye ano mel deer la adin 😂😂😂😂😂 sidan chanelka ogu xirme shaqada aya ifududatee 😂😂😂😂😂shukraan walashey qali am nadia from mombassa kenya❤❤❤❤❤
Haa wllhi howsha Fudeed kuu noqonee Shekada mcn😂
@@cudooncudoon mailaa aragte hader, armajo ayan hagajinayaa hhhhhhh
❤❤❤❤🎉
Xiligad rabto soo gali raali banu ka nahay
Noso bade abayo qisoynkan camal cabsi Cabsi aha
Cabsi badnah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
💪🏽💪🏽💯
kulamid ayan nahay abayo gulayso
Asc walashey
Acuudubilaah alle ayaa ka magan galnay lkn Abayo gabadhii sodohdeed fadhiisisay iyadana intee ku dambeeysi gadaaalaa ka sheegaa halkee ku dambeeyso gabadhaan ina dhahday oo aad ilowday ayaa u maleeynaayi
wxan dawanya 12:33am hordada dhan aaigahady ayany 😂
Wcs abayo mcn ❤❤
Cabsi cabsi😂
Ayaney ani maba cabsanaye qaybaha dhan jabayn ayan dhegeystay 😂 lkn gabadhan kanaxay mesha ay kunoshahay
😢mahadsanid
Aroortaan daawanayaa intii halkii ka danbaysa cabsi ayaan dareemay acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim 6:09 . Iyadu may aroortii nadiifiso waa xay meel jinay habeen ubadheedhaysaa
Cabsi cabsi waaye wlhi😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaney sadexda qeyb habeen aa daawaday cabsina ma dareemin maxaa waye cabsida dadka sheegayaan horta😂😂😂 yaab lee u arkaaa qisada
Ninki dhimaybe dad muuna ka dhalan
Cbsicbsiwayewalahi😳😳
😂😂😂
😭😭😭😭😭
Waa sugi waayey
Wn ku dhici waayy qisadan inaan habeen dhagysto wlhi cabsi cabsi waa dhaafty 😂😂😂
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤