Wlhi. Hooyo ma aqani in ay katahy cann lkn markasto hayo way idulmisaaa oo cay iyo aflagato. Aan dhamanaynin aniguna ma ihi qof caasi ah ee uma dulqadankati cayda iyo bahdilka allow hooyaday qalbigeeda iigali jacayl 😢
@@QisasChannel abaayo dana badan ayaan leeyahay. inuu ilaaheey iisahlo. Muraadkeeyka aan macaasi laheeyn insha allah waa codsi. hadi 40 qof. illaaheey ii aqbalo. sharafeey 🙏🙏🙏
Ana u horeeya manta ayaan like I saar habo❤❤
❤️❤️
Asc wlle sharafeey xageen kalaso xiriiraa
Jj Khan yyyyyyyyyyyyybhh 21:15 21:18
Abayo love ka muxu Tara nh ii sheg😂
Ayaney anigu qaylo kuguma arag wlhi shaqada guriga aad ilaqabtaa shukrn xbbti aniga dhowe mel waxkama dawankro alle qadrtii 1mel len laqbsada qalaas adiga wankuheysta abyo abalan wankaga haya❤❤❤
Ayaan quruxey allaha ku caafiyo shartana iyo shiidaanka allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi indha'urooney
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Amin Amin ya rabi
Habo❤ qisooyinka qaar waa xanun 😢
Dadaalkaaga waan kaga mahad celineynaa caafimad buxa Alle subxaana watacala ha ku siyo amin❤
Masha Allah sister ayaan ❤❤
Ayaaney codgaada leeba iku socda muqal aad ledahay on daawan majirtoh tageero number 1kuu ahay❤
Aamiin aamiin
Amiin yarabi
Aamiin
Ma sidaabaa codkaagu ugaabanyahay
Naa smmi qeyli anigu intaan meel saartaa shaqada qabtaahe qofkii raba wuu gaabsanaahe
Aamin aamin yrabi❤❤❤
Supxaanlaahu 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ayaanye abaayo coodka dheereey aniga ahaan haldhaaga leekadhageesta oorfoonkaha marka coodkaaga dheeereeye qeer allhakuseeye ❤❤❤❤❤
Waan saare LIKE mahadsanid ayaaney Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah
Ayane codkag anig cadi o yahy ma dhero ❤
Qisooyinka siestan baad usoo gudbisaan codkaagana waa daganyahay ❤qolka raba in uu iska gaabiyo telkiisa hagaabiyo
Wcs xbbti waaban kuu xiisee ma caafimaaday qli❤❤❤❤🎉
Habartii dhashay ayaa u sbb eheed
❤❤❤
Wacalay kuma salam ayaan qali
Wlhi. Hooyo ma aqani in ay katahy cann lkn markasto hayo way idulmisaaa oo cay iyo aflagato. Aan dhamanaynin aniguna ma ihi qof caasi ah ee uma dulqadankati cayda iyo bahdilka allow hooyaday qalbigeeda iigali jacayl 😢
Jcele ku qabto le wye abyo
@@sumayaaxmed6445 hye abayo wan dul qadana
Ana kula mida
Subxanalah❤❤❤
Ayan abayo qiso jecel oo tahano nogan hada awodo❤❤❤❤
Eeddo macaan ka xaaladda caafimaad dhammaan caruurta Khaalid,Ibraahiim iyo Cimraan allaha kuu caafiyo kuuna xafido allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs ayaney waa codsi abaayo isoo duceeya adiga iyo. Asxaabta ama. walalaheey aan halkaan ku walaaloownay abayo. Biin igu qabo waa codsi 🙏🙏🙏🙏🙏
Maxaan kuugu ducaynaa abaayo soo qor intaan pin kuqaban waayoo hadaa kuqabto markale wax sooma qori kartid
@@QisasChannel abaayo dana badan ayaan leeyahay. inuu ilaaheey iisahlo. Muraadkeeyka aan macaasi laheeyn insha allah waa codsi. hadi 40 qof. illaaheey ii aqbalo. sharafeey 🙏🙏🙏
Ilahey haku sahlo abaayo murad walbo ledahay anaga sidokaleh
@@Hidanhuda allaahuma. aamiin yaa rabbi.
@@Hidanhuda 🙏abayo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Naa ayaaney like iyo comment in la iga habaara mooda maba bixiyo waan hilmama wllhi waan jecla inan bixiye igu ducee 😂😂
Aniga wax wayla ah Kama arag abaayo noo wad sheekada indha weeyneey iska keey cafi hadii aad dhibsato
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢
Thank you abayo si walbo raali ayaan kunahay ❤❤❤
Ayaneey qelii wlley aniga tvka ayan kashidtaa wanakushaqestaa wlley codka koor noguqaad plz 🥰
Asc ❤❤❤❤❤ayaan
😭😭😭😭😭😭😭
Maskin 😢
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Qayalada mahoro fadhidi ama moobelle ama tv baya ku daawanayan maya iska gaabiya arsoomaali dhibi badan👁️
Abaayo codkaga waa cod dagan❤❤❤❤❤
Shukran qaali
Ayaan sharafey qaali Alle haku xafido 🎉❤❤❤❤
Walaahi wan kanaxay ine noqotay qof dila ah siwalbo laidhibo waliba heer hooyadey inacdo Walaahi majeclan laheyn ina qof dilo tan kaleh wiilka hada jeclahay uuna guursanayo wan sabri laha waayo lagayabe ine noqon weyso qofo kuqanco koley waxaan sugi laha malinka ilahey iigu talo galo qofna majecli ina dhibateyo aniga walaahi dabcigas ilahey idhaliyay alxdulilaah dil iska dhaafe wax kaleh xitaa masameyn laheyn arinteyda ilahey usheegan laha waayo qofka sabro ugu danbeyn mirahiisa ayuu gurana tan kaleh hade gabadh disho masaas ayuu kudhaafa naag ino guursado caqliga ino iska kaa hoos qado mafiicno qofka rabto wala sugta laga yaabe inoba qof kaqiimo badan ilahey kugu badalo
Ayaany manta flim cdiyaa noga shekeysee waxy sunta la isku qoshayo midakle hoyadeed iney dishaa ka ilaawday😂
Ilahay ubad caffimad qabo hanagu irsaqo
Amiin
Adoo umacanyhy codkaga
Abyo ddka yeye ku walin meye iska gabiyan hadi u ku dheeryhy codaka
Ayaan indho weyn aaway sheekooyinka channel ka kale.
qisada hdda isoo dhacdy my sister ayaan ❤❤❤❤🎉🎉
Asc abyo ayaan codkaka dheera jeclahay cod gaaban ma jecli ha gaabinin codka dheerey dadkan yee ku waalin ku haayo yarey codka
Codka no dherey abaayo family walan la joga qeylo lee
❤❤❤
Koko bulle muqdishee imaaday yas😂
Waa caadi saa id uma qeylisid ❤❤❤
Suunta goormey sodiyarsadan
Abaayowakuqancsanahysikatoonoogusoogudbiso.duruftaakugukalifeyso.haisdoxin.wakulafahmeynaa❤❤❤❤❤
Dadkan xaasidinta ee leh codka ha gaabiso maxa idinka qaldan
Qofka 4noqday waa kuxisay ayaneey
𝑨𝒚𝒂𝒂𝒏𝒆𝒚 𝒂𝒏𝒊 𝒎𝒂𝒒𝒂𝒂𝒚𝒂𝒅 𝒊𝒍𝒂 𝒔𝒉𝒊𝒅𝒂𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒌𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒎𝒂𝒂𝒍 𝒉𝒂𝒂𝒚𝒂𝒂𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒏𝒂 𝒌𝒖 𝒈𝒖𝒅𝒊𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒂𝒓𝒌𝒐 𝒂𝒃𝒂𝒂𝒚𝒐 𝒎𝒄𝒏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤