Don't Be Silent Ifrah - Somali Short film 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2021
  • Synopsis:
    A schoolgirl is raped by a man from a wealthy family, then the family pays the girl who was raped by her uncle to settle the matter, then the girl decides to seek legal redress and sues the rapist.
    gabar school dhigato ayaa waxa kufsanayaa nin ka dhashay reer lacag leh, kadib reerka waxa ey lacag sinayan gabadha la kufsaday adeeraded si arinta lo xaliyo, kadib gabadha waxa eey go'ansanesa iney sharciga donato waxa eyna dacweyneysa ninka kufsaday.
    A film by: Feisal Bille
    Lead Actress: Pasra Mohamed
    crew:
    Cinematography: Isse Abdukadir
    Assistant Director: Sabir Sharma'arke
    Production Design & Makeup Artist: Malag Oslo
    Script Supervisor: Khaled Mohamed
    Executive Producer: SomAction FIlms
    '"Do Not Re Upload This Video"
    contact film director
    / feisal_bile
  • КиноКино

Комментарии • 772

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall 3 года назад +825

    😥😥 darenkeyga wa is badalay 😥✊🏽guul idin rajenaa dhalinyaro

  • @amaniqueen6813
    @amaniqueen6813 3 года назад +309

    Liicato ayaan ka soo arkay intii ila mida like isku muuji✌️

    • @zaamistudio7314
      @zaamistudio7314 3 года назад +2

      Meel kaste Like maa karadinee😰😰

    • @amaniqueen6813
      @amaniqueen6813 3 года назад +1

      @@zaamistudio7314 ciil maa kaa hayo jclka walalken Lii hadaa u qireyno waa run isagan ka soo aragnay ismarji ee sakin laq🤪

    • @caanomaleh9475
      @caanomaleh9475 3 года назад +1

      Aniga xita

    • @najmasaid8473
      @najmasaid8473 3 года назад +1

      Sax team liicato hadan nahay wan grabtaganahay

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 3 года назад +192

    From licaato waliba anoo soo dhameysan muqaalkiisa ayaan soo cararay inta from liicaataaa is muujiya

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 3 года назад +304

    Nasab maaha ruuxii haween nacab u haystaayee
    Ninbaa maaha ruuxii hablahaa nabar u gaystaayee
    Nacas weeye ruuxaan cisayn naaskii uu jaqayee 😭
    Waanku farxay dareenkaad soo bandhigteen team somaction xaqiiq badanoo qarsoon bananka soo dhigteen kufsiga sidiisana qiil malahan my brother feisal bille dadalka halkaada kasii garabkaaga nahay insha allah

  • @saadaqlove6451
    @saadaqlove6451 3 года назад +25

    Wiilasha dhan mawada xumo qaar waxa jiro dharka nala xirto oo Ragnimo Nalasheganyo ...Naga raali Noqada🙏😢 Gabdhahena wn idin jeclnahy❤🙏

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli 3 года назад +171

    waa Wax jiro.Qaabka uso.gudbisen aabo kahelay Murugo walahi😳🤔😰

    • @d__bl0ckwaaye563
      @d__bl0ckwaaye563 3 года назад

      Talye abdihaliim ✊🏻

    • @BukhaariQaal
      @BukhaariQaal 3 года назад

      Abdihalim wilka abdihalim wadad dagoysaa maystiri cml 🤣🤣

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 3 года назад +65

    I couldn't hold back the tears. Keep Going ✔😭✔
    Director 100%
    Cinematography 100%
    Locate 100%
    Motivation film 100%
    Emotion 100%
    Actor's 100%

  • @samiitabbe8967
    @samiitabbe8967 3 года назад +43

    From lii caato 🤘axsan filim midkiii lagu jojin laha kufsiga ee wiilashena ku wana qadan lahayen alle haka dhigo I.a keep going dhaman inta filimka ka muqata❤

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 3 года назад +162

    The Best Move Film

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 года назад +12

    Wlhi waa ilmeeyey 😭😭 wiilka xoogay iyo wiilka guurka u soo bandhigtay labaduba waa soomali marka dad xun iyo dad fiican ayaa nagu jiro inta ficn wiilasheena ❤❤❤👏👏👏👏

    • @mulkiahmed1979
      @mulkiahmed1979 3 года назад +1

      wiilka marku dhahay ma I guursana ilin ayaa iga so daadatay ooh 😭😭

  • @anisomuuse4536
    @anisomuuse4536 3 года назад +69

    Lii caato qofki ka so aragtay like i saar

  • @najahmohamedyusus2549
    @najahmohamedyusus2549 3 года назад +7

    Best filim soomali waa filimkii ugu horeyey ee soomalia laga sameeyo www m.a thanks wlhi dadka sameeyey waxn filaya inoo gari doono filimkan 1m iyo kabadan allow dhowr gabdha soomaliyed 😥🤲🏾❤

  • @mohamedsuleimanmrk3064
    @mohamedsuleimanmrk3064 3 года назад +22

    The best film wan qiirooday wllhi 😭😭😭😭 keep going everything

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 года назад +5

    Waa Film Qiiradiisa Wado Oo Baraarujin Fiican Leh Sidaan
    Iyo Si Ka Fiican In Aad Umada Somaliyeed U Baraarujisaan
    Waa Idinka Sugeeynaa Gabdhana Waa Ka Soo Baxday
    Booskeedii Waliba Si Heer Sara Ah Masha Allah Horay U Socda ✌🏾👏🏻

  • @haniomar9374
    @haniomar9374 3 года назад +40

    😭😭ilahw gbdhahena Somaliyed amaanso😭❤

  • @Suheybalpha
    @Suheybalpha 3 года назад +7

    Runti waa Film xaqiiqda jirta ee dhabta ka hadlaaya runti waan qiiroody oo waan ooyey hadii midkastoo sidaas dambi ugala laguna ciqaabo runtii dumarkeena mesan ciishoon laheen waad ku mahad santihiin Fariinta quruxda badan ee bulshada aad usoo gudbiseen horey usocda hana ka cajisina👌👌👌👏👏👏

  • @zuhuurqueen396
    @zuhuurqueen396 3 года назад +8

    From lii caato ❤waxn usocday farmashi cabsi darted waa iska joogay wlhi😥🤸‍♀️

  • @hoodonuur9210
    @hoodonuur9210 3 года назад +30

    Walhi waan Ilmeeyay Inta Liil Caato kasoo daawatay like

  • @diriryare6034
    @diriryare6034 3 года назад +5

    Runtii waxaan dhihi karaa waa Qiso dhab ah Film kaan Waxaan leeyahay Gabadha heenu waa dheman ❤❤🇸🇴

  • @sabirinisse3684
    @sabirinisse3684 3 года назад +18

    Waxan Aad ugu faraxsanhy iney jiran wiilal jecel gabdhahoda kana wacyi galiya xumanta ay sameynayan damiir laa wayasha 😘
    Feisal bille our director wll mcn wxan ku leeyahy halka ka sii wad shaqadada Aad bulshada u hayso alle hakula garab galo ❤
    #Team som act❤✌

  • @andhigoalgaming534
    @andhigoalgaming534 3 года назад +4

    Absolutely wlhi amezing ilaahow gabdhe heena noo dhoor war gaarsiiya oo sher gareeya doqon waliba oo caadesta xumaanta gabdhaha io kufsiga guracan ee masaakinta hablehena somaliyed ugeesanayaan si ee ugu tusaale qaataan👏👏👈😭

  • @sacdamaqosle4499
    @sacdamaqosle4499 3 года назад +5

    Walahi wan ilmeeyay illahay ha inika dhigo kuwo dhibkayaga neceb oo noo diir nax ❤️filimkuna waa mid gudbinaya wax jira ✌🏼

  • @hamdiabdiahmed9449
    @hamdiabdiahmed9449 3 года назад +7

    Wlhi wa ayaan daro inaad wadankena xurnimo ugu nolan karin allh ha amaansado gabdhaha Somaliyeed😭😭😭😭😭😭😭😭guul idin rajeynaa waladey

  • @alonewalker1622
    @alonewalker1622 3 года назад +6

    Hadii qofna uusan iska indha tiren xaqiiqda, waxa hubaal ah in kani usan aheen kaliya film ee uu yahay xaqiiq dhab ah oo bulshada lo sawiray m.a
    Xita filmkan wa film anu qofina malen karin in dhalin somaliyed fikrad ahan io so gudbinba ay leyihin waa talaabo horey aynu u qaadnay.
    Wxn dhirigalinaya our director Faisal oo ah shaqsi dadaal io hawlkarnimana eebe iskugu dheeli tiray, rabi haku xafido horena usii wad hoshaan aad u heeso bulshada.

  • @husseinabdullahihassan5574
    @husseinabdullahihassan5574 3 года назад +11

    This was great movie. Also this movie deserves an Oscar 😍

  • @daadirxasanrooti3797
    @daadirxasanrooti3797 3 года назад +13

    Masha allah wad ka baxsaten team som action films qasatan gabadha jiliin keda waa top level Guuleyso ifraah

  • @inamaxamedtajir8983
    @inamaxamedtajir8983 3 года назад +6

    Xaaaax wlhi waa qiso xanun badan wan iga ilmisey runti alle has xanusho wilsha gabdha dhibka u gesto yaa rabi

  • @drs.nasriita1888
    @drs.nasriita1888 3 года назад +2

    Wlhy filimkan xaqiiqada jirta ayuu ka hadkayaa waana dhibaatada gabdhaha somaliyeed haysta alle ha inoo gargaara umada somaliyeed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 3 года назад +10

    Wilka guurka uso bandhigayaa😰 imagine that feelings 😭😭

  • @ahmedmaxamed7483
    @ahmedmaxamed7483 3 года назад +14

    Filmkan waxaan diyaar u ahay inaan idin kula so xiriryo qoloyin filmanta nocan dunida uso bandhiga haday maal galin kale iyo hormarin noqoto qarashka ana diyaar u ah

  • @officialmacaruf9779
    @officialmacaruf9779 3 года назад +3

    Iam from jigjiga 💯🇸🇴🇸🇴Wlhi aaad dareenkayga u badasheen horeey usocda

  • @queenafnaan4517
    @queenafnaan4517 3 года назад +48

    From liicaato waa film murugo leh waliba dalkeena laku dhigay

  • @anasnaasir6874
    @anasnaasir6874 3 года назад +2

    Wlhi si xaqiiia ayn u ooyay hadertan waa jiliiin kwrn hdey run ahaan lahyd yaa lllaah gabdhaheena noo xfd wilasheenana hnuuni yaa rbi

  • @zamhussein7956
    @zamhussein7956 3 года назад +4

    Qalbiyadaa na holcaya maalin kasta gabarbaa sidaa looga qiiq siiya illaahay xaakin iyo xukun nimankaas gbdhaha uga aarguda hana tuso 😢😭😭

  • @zakiaadamelmi5170
    @zakiaadamelmi5170 3 года назад +4

    War Ninkan koodhka wayn nin hawlyar maaha isaga iYo teamkisa Guulaysta markasta 🌍🏆🥀

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 3 года назад +5

    Alle ha sharfo teamka soo saaray filmkan waa wax lagu farxo runtii filimantan oo kale waa wax loo bahan yahay weli comment kama bixin film ama waxayso dhigan somalidu waxan ku qanco bulshada faa’ido iyo wng ah mhe lkn wuu ii qanciyay xaqiiqatan don’t be silent wai soo afjarmi isha alah wax walba keep going teamka oodhan alle hawgargaaro hablaha somaliyeed

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 3 года назад +5

    😭😭😭😭😭😭😭flimkan wuxuu ka hadlayaa xaqiiqo jirta 😭nasiib xumo odayaasha somaliyeed waxay kaqayb yihiin in uu sifaafoh falkan xun 😥waayo ayagaa dadka dibta gaysata ufudeeynayah hadan ayagu ma oga mana fahan sana 😭 cebta ma aha in cadaalada lahor geeyoh danbiilaha 😥ee washaraf 👏 waxay mudanyhiindhigalin dhalintani

  • @shadyamohamed6898
    @shadyamohamed6898 3 года назад +5

    Inta ilama ee liicaato ka soo aragtey like film qiiradiisa wata😭

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 3 года назад +4

    The message of this film is very necessary for our society today. Thank you for guys!

  • @dheymanaweis9592
    @dheymanaweis9592 3 года назад +1

    Wadankena Somalia waxa kaliya uu ubahanyhy in uu helaa xaquuqda haweenka somaliyeed in ay xaquuda helaan anigoo kamida dumarka somaliyeed waa in aan cadaalad🙏🥺🥺🥺

  • @ikkybella5199
    @ikkybella5199 3 года назад +7

    I can't stop crying 😭😭😭😭keep going dhalinyaro♥️

  • @abdirahmanosmaan4895
    @abdirahmanosmaan4895 3 года назад +2

    Alla muxuu darenkeyga is Badalay markey dhahday ifraax ha aamusin ilaahow sharfta gabdhahena ilaalo 😭😭😭😭

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 года назад +7

    Walahi Goor Uu Dhamaaday Baan Garan Waayey Waxuu ahaa Filim Cajiib ah Oo In Lagu Dhaqmo U Baahan Fariin Aad u Wanaagsan Weye👌🏾🔥

  • @cayni1560
    @cayni1560 3 года назад +4

    😭😭😭the best somali movie i have ever seen M.a Wlhi oohinta wn celin kari wayeyy guuL bn idin rajynyaa dhmntin😥

  • @naaj2846
    @naaj2846 3 года назад +13

    Omg 😱 what a great story 😭😫 thanks 🤩

  • @HassanHero77
    @HassanHero77 3 года назад +21

    Saxibadayda sorry waa qasab in laga hadla dhibaatoyinkan aniga wan so bandhignay kaliya run igama ahan ha ihabaarina le

  • @nemageenyo5094
    @nemageenyo5094 3 года назад +3

    I'm crying 😭😭😭😭Alla maxaa xaqiiqda soo bandhigteen 😭😭illah ajar ha idinka siiyo❤️

    • @HawaHawaabdi
      @HawaHawaabdi Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rahmomohamed6690
    @rahmomohamed6690 3 года назад +1

    wilkan wa qof wanasan xaqiq asago kale ayay somali u bahanta lii caato kaga socona ilah hakula garab galo wll🥰🥰🥰

  • @mariamabshir5009
    @mariamabshir5009 3 года назад +2

    Omg this made me cry sooo bad 🥺❤️I can’t even sleep 😴

  • @amiiryaxyeofficial5124
    @amiiryaxyeofficial5124 3 года назад +8

    Pasra was so brilliant masha allah😍😍

  • @fathimohamud6661
    @fathimohamud6661 3 года назад +2

    Gabadha jileeso isku iskuul baan eheen basro miss you wall qalia

  • @checkmattee222
    @checkmattee222 3 года назад +4

    Just came from lil baasto. Ma shaa Allah brother may Allah reward you for what you're doing because it has become a great issue that many are silent about cause they're afraid of shame and judgement. May Allah make your intentions pure and your road on this journey blessed. Ameen

  • @nasriinnajax7339
    @nasriinnajax7339 3 года назад +16

    From Liicaatao 💪💪🙏🙏❤

  • @zhabliinahppeih7336
    @zhabliinahppeih7336 3 года назад +1

    Another level 😱amazing vedio🥰 somali wey tagtay keep up🇸🇴💋❣💪

  • @osmanksalad2052
    @osmanksalad2052 3 года назад +5

    Great story, ma dawan Flimkan oo kale😪, Sisters Allah ha idin ilaaliyo ee fojignada

  • @zeynabmaxamed625
    @zeynabmaxamed625 3 года назад +2

    Ah wadnaha ayaa ixanuunaya ah yaa rab runaaba umaleeyayay
    💗😪😭😭

  • @abdihassanmohhmed3758
    @abdihassanmohhmed3758 3 года назад +5

    Best movie in this year go ahead guys 🥰🥰🙏

  • @Sumaya_iran
    @Sumaya_iran 3 года назад +4

    Good Job Fesial bille and whole team of this film 👏

  • @fardowsaabdullahi4285
    @fardowsaabdullahi4285 3 года назад +3

    Best film keep going guys may Allah protect our ladies

  • @yahyeboss2068
    @yahyeboss2068 3 года назад +1

    Ilahow gabdhahayna somaliyed No xafid🥰🔥✊🤲

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 2 года назад +1

    I’m crying walah marku funanada tusay 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 well done

  • @samiiraabdi1327
    @samiiraabdi1327 3 года назад +2

    ♥️♥️♥️👌 best short movie I ever watched m.a 👏👏👏

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 3 года назад +9

    Wlhi Ilmada Waan isku Celin waayey IlaaHow Ugargaar hablaheena soomaaliyeen😭😭

  • @aishaothman1261
    @aishaothman1261 3 года назад +1

    Waaaw filnkan wan sugayay dhabtii
    😥😥😥😥😥
    fiicnaan lahaydaa dalkeena in ay sidan cadalad uga jirto 😪😪😪😪dad Bdn oo dhibatesan way ciil bixi lahayeen waan su gayaaa in ay dhacdo cadaalada dadka dhibanayaaasha insha Allah 💯🤲
    Dhaman wan Idin mahad celinayaa dhalin yarada filimka jalay iyo daraktarka soo hindisay filimkan qofkasta tabanaya ilhay ha kuu ziyaadsho wax ka sii wanagsan ayaan ka sugayna Asc waraxma Baaay dhaman AQaristayaasha we love All my people 💗💯

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 года назад +3

    Muuqal Laga so shaqeeYay
    Dareen gooniya Runtii😘😘

  • @salmaroble2240
    @salmaroble2240 3 года назад +1

    Gabdo ha amuusin😭😭😭gabadhaan geesiga cml noqda inshallah waa noqon doonaa. Waxaa u rajeynaa inee soomaali ficnaato inshallah🇸🇴💯😤😔

  • @chainchains8711
    @chainchains8711 3 года назад

    This was so emotional and motivational , well done keep going

  • @muscabaadan
    @muscabaadan 3 года назад +2

    Wow wow wow wow action' real story' and complete story
    Wxa u mahad celinaYa cid walba oo film kaan ka qayb qaadaTy 💙🥰

  • @mamadaganofficially9849
    @mamadaganofficially9849 3 года назад +4

    From liicato waan ka helay walal runtaad ka hadasheen iyo waxa ka jira dalkeena maanta meel kasta oo Soomaaliya ka mid ah

  • @xawohodon786
    @xawohodon786 2 года назад

    Dhibaatadas gabdhaha soomaaliyed wy hysataa wiilasha mawada xuma inta lunsan xaqa allah tuso idinkuna waa matashen allah idin shrfo 👏👏

  • @ahmedomarmohamud376
    @ahmedomarmohamud376 3 года назад

    wa flim wax wlbo oo qarsoon ama public ah u dhaca ka turjumaayo dhibaatada hawenka lagu haayo❤️🔥 Written and directed with fiesal bile will maskax badan waqtigisa ku bixiyey go forward ever✋

  • @najaharaale6202
    @najaharaale6202 3 года назад

    M.a dhalinyaro aad ayaad u mahadsntihin wax jira muhiimna ah ayaad so bandhigten rabi maskaxdina haydin barkeyo horumar wacan inshallah

  • @sazuumoha4270
    @sazuumoha4270 3 года назад +11

    From liicato keep going❤

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 3 года назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭 wlh ilinta waan ceshan waaye anoo ineey waxaan yihiin fillim arintaan waa arin xaqiiq ah oo dalkeena ka jirta yaa rabi noo gargaar🤲🤲🤲🤲

  • @muniiraomer7797
    @muniiraomer7797 3 года назад +1

    From the best one liiban adan cali❤️😘 waa filim dareenle keep going dhalinyaro😭😭

  • @mohaaanshuur8371
    @mohaaanshuur8371 3 года назад +2

    Wooow congrats Mrs fiesal best of the best

  • @nawalitainayusuf2823
    @nawalitainayusuf2823 3 года назад +8

    Filin qiro leh wlhi wan ilmeye😪 allaha naga qabto cadowga nagu dhaxnool

  • @Qaraaxo_media
    @Qaraaxo_media 3 года назад

    Muuuqaal xiiso leh waan ka helay wlhi m.a waad ku mhdzn tihiin zidaad noogu soo gudbiseeen shukran

  • @haykalofficial9258
    @haykalofficial9258 3 года назад +2

    Best film Somali 2021🔥🔥🔥

  • @ruunyuusufmacow7909
    @ruunyuusufmacow7909 3 года назад +1

    Wllahi waa filim dareen wata wan iska ilmeye walaaladey horo usocda

  • @safasafi6046
    @safasafi6046 3 года назад

    This is the best film waxan jeclan laha film dheee inu noqdo but wa inta ugu muhiimsan xalada tagan manta horey usocda my bloody brothers and sisters fikir aad uwngsn iyo waqti ayad bixisen thnks for this film

  • @canabgenyo1156
    @canabgenyo1156 3 года назад

    Daren keygu wuu isbaladay xald jirta iyo mar xald tagan oo gabdhah lagu hayo ayuu ka durjuna illha hana xifdiyo dhamanten Feisal iyo Mohammed allh Aqliga iyo karadka ha idn xifdiyo horay u socdo wangsn

  • @gashaanleguureeye4779
    @gashaanleguureeye4779 3 года назад +1

    runti gabdhaha somaliyeed sharci adag iyo in halmeel loogaso wada jeesto raga ficilkas caadeystay ayey ubahanyihin actorska jilaya dhamaantod wey kabaxsaden kal iyo laab The way filimka loodubay waa top level😍
    Inshallah waxan rajeynaya 1m inuu gaaro

  • @farhiyaabdulahi942
    @farhiyaabdulahi942 3 года назад +1

    i,am crying😰 gabar kasta sidaas ayaa lokufsafaa ehelkeedana lacag yar ayaa lasiinaya allow gabdhaha ugargaar wadankena cadaalad majirto xaqiiqdi waliba odi dhaqameed aya wax haleynaya

  • @mohamedciltire4814
    @mohamedciltire4814 3 года назад

    Omg the best Filim Wlhi 😭😭😭 Allow Dadkan Xunxunka ah Naga Qabo Aamin Yarabi

  • @abdinajibmohamud9869
    @abdinajibmohamud9869 3 года назад

    Runtii wuxuu ahaa move waqti iyo maskaxba kubaxday oo aduunka kuwa lagafiirsado ah go forwards all

  • @hansareofficial2550
    @hansareofficial2550 3 года назад

    Waaaw best filim 2021 ka soomaali ahaan hormar wngsn my team

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 3 года назад +2

    BEST MOVIE IN 2021 MUUQAALADAAN SIDAAN AH WAAN BOGAADINAYAA WALAALAHEENA INAY BADIN DOONAAN😪😪

  • @sabrinelmikhalif9364
    @sabrinelmikhalif9364 3 года назад +3

    Wlhi kan Film Dhafyey 😭😭1m mlintu Kaaro like dhac

  • @DekowMohamedofficial
    @DekowMohamedofficial 3 года назад +4

    So sad. This is the reality within our society after a girl is being raped then it's solved trough maslaha. This should not happen. Rappers deserve Life imprisonment. May Allah protect our somali girls

  • @baarigaming1438
    @baarigaming1438 3 года назад +3

    WAAAAW AMEYZING ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sml3858
    @sml3858 3 года назад

    Respect wallhi sida lo duubay vidio lamid horay uma arak oo somali eh hormar wacan👍👏👏👏

  • @fadumoladan
    @fadumoladan 2 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭 waa waxa halkaas nadhigay ceebtiisa aan asturno iyo xeer baan lahaan jirney oo nimnkii bahalo gabdhaha cunaya u noqdeen runtii hadii qofkastoo xun lamariyo cadaalad iyo ciqaabtiisa sidaas dhan maynaan noqon lahyn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 года назад +2

    Alla Sheekadu Runbadaanaa Allow Hablaheena Inoo Dhawr 💯🙋‍♂️

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 3 года назад +1

    Faysal bile cali, shaqo wacanbaa qabateen adi iyo teamkaaguba guulaysta jaalleyaal👏👏👏

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 3 года назад +2

    Waa film 🎞 laga shaqeyey oo hab duubiskiisa lag dheehan karo dumarka caqabadaha heesta keep going inta isku howshay waxa mudan tahay abaal marin bilad

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial864 3 года назад +2

    Mashallah Wlhy waxoow kahadlaa filimkaan .
    Arin dhacda .
    Waaku Mahadsantihiin sida Qiirada leh oo aad usoo jisheen film kaan .
    Horay usocda waana ini dhiirigalineeynaa.👍👏❤✅💯💯

  • @bahjamohamedelmi1015
    @bahjamohamedelmi1015 3 года назад +3

    😥I like this video 👌IfraH Cml wa inan noqonaH gesinimo MujinaH inta Short filmkan Ka qeybqadty 🙋‍♀️salmNtihin

  • @ibrakadarba8263
    @ibrakadarba8263 3 года назад

    This is gonna be the best🔥

  • @youngsheeno8942
    @youngsheeno8942 3 года назад

    Axsan film waa film loobaahnaa waa film baahi badan looqabay waxaan urijeenaa millions dadyow iney daawa doonaan kuwaasoo kahortag unoqodoono mahadsanidiin somali action films