Xirfadaha ugu fiican Sanadkan | Talo Muhiim ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 176

  • @jamasalah613
    @jamasalah613 2 месяца назад +25

    14year ayaan shaqo la'aan ahay waxa aan bartay BBA. Illaahay waxa aan ka magan galaa niyad jab iyo in aan is dhiibo.

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 2 месяца назад +11

    bishii hore video editing nala wadaagtay imika bil ayaan wadaa meel wanaagsan marinyaa alx thanks ustaad

    • @AhmetUpdirahman
      @AhmetUpdirahman 2 месяца назад +1

      hore u soco wll, Idam Alle waad guulaysan

    • @maxamuudisack
      @maxamuudisack 2 месяца назад

      wll lacag imisa la eg aad dhiibtey

    • @XamdiMuuse-jd4qq
      @XamdiMuuse-jd4qq 2 месяца назад

      Xage ka barata walalo soo free ah igu cawi

    • @AhmetUpdirahman
      @AhmetUpdirahman 2 месяца назад

      @@XamdiMuuse-jd4qq wll youtuberka ku qor (Barashada Video editing) waxaad helaysaa isagoo Somali ah

    • @guleidgallery
      @guleidgallery 2 месяца назад

      @@XamdiMuuse-jd4qq luuqa wl wixi kugu dhmo kugu shegi chanelkana eeg @pablo quesada

  • @abdirahmanmohmud703
    @abdirahmanmohmud703 2 месяца назад +7

    Gelle ive taken ur advice a year ago rn am software developer and AI genrator

  • @AbdirizakSafwan
    @AbdirizakSafwan 2 месяца назад +4

    Thanks my teacher

  • @aswanabdikadir9475
    @aswanabdikadir9475 2 месяца назад +7

    Aad bad u mahadsanthy ustaad waaa kaa gudoonay dhaxalkan alle hanagu anfacee xilkagii waa gudatay 🥰

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 месяца назад +1

      adaa mudan wll

    • @FaizaHasan-d5p
      @FaizaHasan-d5p Месяц назад

      Ustad qofka baranyo bank and finance xirfada Ugo ficin an baran kara kaso hadal adigo mahdsan

  • @AbdiHakin-wr4rl
    @AbdiHakin-wr4rl 2 месяца назад +8

    Xirfadaha aad sooshegtey sedee lobarankaraa masuul Abshir Gelle🫡

  • @WLLKEynaanLiii
    @WLLKEynaanLiii Месяц назад +1

    Thanks dear prother❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +9

    Aad iyo aad
    Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto Xirfadahana ha la Barto

    • @Eza-boss
      @Eza-boss 2 месяца назад +3

      Xgee ka barta abowe😢 xirfado dumarka ku hboon meel ka barto iisheg

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 2 месяца назад +3

      Mar ka hore xirfadda aa rabto waa inaa go aan sataa

  • @HousseinOmarDjama-eo8pt
    @HousseinOmarDjama-eo8pt 2 месяца назад +1

    Is very important to learn all this skills

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 2 месяца назад

    Adaa mudan macalin runtii qof qalbi wanaagsan baa tahay wax hadana waan kaa faa'iiday

  • @MohamedIsmail-hi9wl
    @MohamedIsmail-hi9wl 2 месяца назад

    Macha allah geele bashir ilahay haka abal mariyo cawimada ad cawinaysid umada soomaliyeed.merci macalin

  • @abdikadir202
    @abdikadir202 2 месяца назад +61

    كارهين إسرائيل👇

  • @ikraanmahadxasan7379
    @ikraanmahadxasan7379 Месяц назад

    Alle shaqo qayr qabtoo an ka barinay😢❤

  • @osmanmohamed-u1l
    @osmanmohamed-u1l 2 месяца назад

    you have best editor keep going you bro

  • @adnaademawil3913
    @adnaademawil3913 2 месяца назад

    Mahadsanid ❤ilaahay hakaa Amaal mariyo

  • @hassansaidnour3013
    @hassansaidnour3013 2 месяца назад +3

    Macalin guuleyso I'm nm1

  • @daacadashkir6884
    @daacadashkir6884 2 месяца назад

    Geele bashir ustad waad mahadsantahay

  • @maxamuudisack
    @maxamuudisack 2 месяца назад

    Maclin thanks

  • @abdihakimhusseinisseabdiha8644
    @abdihakimhusseinisseabdiha8644 2 месяца назад

    Exactly bro precious point ❤

  • @cusmaanraageahmedleadercus1876
    @cusmaanraageahmedleadercus1876 2 месяца назад

    Ustaad🎉Guled bashir Guul wcan ❤

  • @HodansalaatHodansalaat
    @HodansalaatHodansalaat 2 месяца назад

    Ustaad galle Bashiir Mahadsanid in badan

  • @abdirahmanbakal001
    @abdirahmanbakal001 2 месяца назад

    Thanks dear brother ❤❤

  • @axmedabdi9705
    @axmedabdi9705 21 день назад

    Ok geelle

  • @Abdanyu
    @Abdanyu 2 месяца назад

    2:48 Su'aal Miliyan u dhiganta! 🎉 Mahadsanid ustaad.

  • @footballsports4958
    @footballsports4958 2 месяца назад

    This is a brilliant video

  • @abdillahieleyeh3262
    @abdillahieleyeh3262 2 месяца назад

    Waa taloyin wax ku gal ah ustaad mahadsanid waa diyarsanahay

  • @suliemanmursal8987
    @suliemanmursal8987 2 месяца назад

    masha alaah wlle Geele Bahsiir waa talo wax ku ool ah

  • @JIMCAALEMUUSHassan
    @JIMCAALEMUUSHassan 2 месяца назад +3

    Thanks wllo

  • @ADANABDILLEBULOW
    @ADANABDILLEBULOW 2 месяца назад

    Dhiragaliye thanks

  • @abdullahimuhumed-o2p
    @abdullahimuhumed-o2p 2 месяца назад

    Ustd thanks

  • @Otinpoi
    @Otinpoi 2 месяца назад +2

    Hye macalin thanks

  • @CumarMuhumed
    @CumarMuhumed 2 месяца назад

    Tnx brother gelle

  • @maxameddhalal986
    @maxameddhalal986 2 месяца назад

    Waad mahadsanthy zxp geele bashiir

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 2 месяца назад +3

    Mnzhalah ❤wll alaha ku karaaameeyo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 месяца назад

      thanks wll

    • @Mohamuth_khalif
      @Mohamuth_khalif 2 месяца назад +1

      @@GelleBashir wll waxan rabay inaan video editing ama graphic design laptop kygana hp waye ramkisa wa 4 ma is anfacayaan wll

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 2 месяца назад

      Graphics design baro​@@Mohamuth_khalif

    • @IkraamMoha-gp5hf
      @IkraamMoha-gp5hf Месяц назад

      ​@@Mohamuth_khalifMya pro ram 8 lo bahanyahy

  • @AxmedTyping
    @AxmedTyping 2 месяца назад

    Thanks 🎉

  • @HousseinOmarDjama-eo8pt
    @HousseinOmarDjama-eo8pt 2 месяца назад

    Asc Mr Abshir Gelle.

  • @Kafiaali5281
    @Kafiaali5281 2 месяца назад

    Ilaahy ha ku fudedyo wlalky

  • @mohamedyussuf8449
    @mohamedyussuf8449 2 месяца назад

    Talo wanagsan allah kaa abaalmariyo

  • @ahmedcabdijibaar2959
    @ahmedcabdijibaar2959 2 месяца назад

    GuuuLeYzoH MoaLimu👏🏻

  • @axmedmaxamer6298
    @axmedmaxamer6298 2 месяца назад +2

    Guled bashiir🎉

  • @CabdisamadIbraahim-dn5nq
    @CabdisamadIbraahim-dn5nq 2 месяца назад

    Thnaks pro

  • @MohomettAbdirisaaq
    @MohomettAbdirisaaq 2 месяца назад

    Zxp xagee kaala soo xiriiraaa

  • @LovelyBird-zm4zq
    @LovelyBird-zm4zq 2 месяца назад +3

    Geelow sxb waxn ahy 16 jir waxan diyaraiyey shahada ccna, wxnn ahy network engineer sidoo kale ieltska ayaan wadaa , intro to cybersecurity na certified ayan ahy, alxamdululah

  • @khadarnuur4153
    @khadarnuur4153 2 месяца назад

    Su aala rabay ustaad

  • @CraxmaanMaxamuud-o7e
    @CraxmaanMaxamuud-o7e 2 месяца назад

    Ustaad garac

  • @barkhadsahardiid4150
    @barkhadsahardiid4150 2 месяца назад +2

    Hore usoco bro

  • @Muslimeditor338
    @Muslimeditor338 2 месяца назад

    Ustaad sharaf iyo karaamo 😊❤

  • @AsmaDjibrilmahamed
    @AsmaDjibrilmahamed 2 месяца назад

    Merci

  • @khaalidjaamac8115
    @khaalidjaamac8115 2 месяца назад +2

    Guuleyso pro

  • @MudalibAlcazal
    @MudalibAlcazal 2 месяца назад +1

    𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐖𝐥𝐋 𝐒𝐚𝐑𝐞

  • @XasanYare-w6z
    @XasanYare-w6z 2 месяца назад

    Waakowataa taliye 💪🇸🇴

  • @AnisYusuf-t5z
    @AnisYusuf-t5z 2 месяца назад

    Wll xirfadaha ugafican ee aad igulatalin lahay isheeg wll

  • @ShaaficiApdiraxmaan17
    @ShaaficiApdiraxmaan17 2 месяца назад

    Thanks wll

  • @youtubettik6632
    @youtubettik6632 2 месяца назад

    And much more skills like ''high-income skills''

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 2 месяца назад

    Masul wa ku tageera ina xirfadaha barto aya rabaa adiga oo kle ina noqdo iyo ka sii fiican

  • @abdiqaniak6553
    @abdiqaniak6553 2 месяца назад +1

    Ustad muqaalada noocan cml nasoo badi👍

  • @cabdicaziizcabdifataah386
    @cabdicaziizcabdifataah386 2 месяца назад

    Ustaad Sidee ku baran karaa
    BASIC forex
    Please ika caawi

  • @ahmednuuribraahimabdichann3243
    @ahmednuuribraahimabdichann3243 2 месяца назад

    Cypersecurity waa maado weyn soomaahin as skill miyaa loo baran karaa

  • @faaraxxaajiabdi8752
    @faaraxxaajiabdi8752 Месяц назад

    Sxb aad baad u mahadsantahay

  • @YakubOmar-e6b
    @YakubOmar-e6b 2 месяца назад

    Ustaad data analyst kawarn xirfadaas

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 месяца назад

    Waa arin wanaag san wllo

  • @whizzhazanawi6844
    @whizzhazanawi6844 2 месяца назад +1

    Wanku salamay zxp geele bashiir
    Waxan ka raba ina kaso hadasho cyrto io forex mida fiican iyo waxa ay ku kala duwan yihiin

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 2 месяца назад

    Ustaad Tradingka mustaqbal maleeyahay

  • @anfalahmed4677
    @anfalahmed4677 2 месяца назад

    Thanks ustad gelle bashiir please waxad kaso hadashaa IA coin decentralized ah sida Oisas Rose oo kle waxan naga sii saa warbixin ustad?

  • @mohayare3219
    @mohayare3219 2 месяца назад

    Koorsada muqaal sameenta cupcut naga caawi mr gelle

  • @HabonOsmanAli
    @HabonOsmanAli Месяц назад

    Affiliate marketing please kasoo hadal

  • @AbdiqaniMohamed-ct9ej
    @AbdiqaniMohamed-ct9ej 17 дней назад

    Vedio Editing ma bilaabi karaa anoon photoshop baran?

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 2 месяца назад +4

    Asc ustaad course yadaan qofkii laptop haysan mobile ka maku qaadan karaa mauna ma ugu shaqay naysaa intuu waqti ah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 месяца назад +1

      Haa wll , mobile wd ku baran karta

  • @AwomohameTt
    @AwomohameTt 2 месяца назад

    Xirfad wacno dhanka technolgya ahoo habluhu baran iso sheega

  • @zihaamapdisalam1045
    @zihaamapdisalam1045 Месяц назад

    @free code camp yaa waxy bixisaa course bilaasha ka faa'idysta❤

  • @Ahmett_Zaki
    @Ahmett_Zaki 2 месяца назад +2

    App development course ma hehsaa nio

  • @gelinhore5182
    @gelinhore5182 2 месяца назад

    Saybar security maxaa laga wadaa maxaa lagu qabtaa?

  • @YuusufJama-l9i
    @YuusufJama-l9i 2 месяца назад

    Ustaad xagee kabartaa

  • @CabdulaahiFaarax-h8s
    @CabdulaahiFaarax-h8s 2 месяца назад

    Keba wanagsan inlabargo forex iyo crypto

  • @cimraanxuseen3377
    @cimraanxuseen3377 17 дней назад

    Cyber security waa noocya badantahay soo teebaa isleedahay waa laga faaiideysan manta jwb please 🙏

  • @AsmaDagan-q3x
    @AsmaDagan-q3x 2 месяца назад

    Ka waran akashx ustaad

  • @MuniirSiciid-p3t
    @MuniirSiciid-p3t 27 дней назад

    Taliye inaa fariin khasa kureeba rabay hlkee kugu shegi karaaq

  • @abdinour
    @abdinour 2 месяца назад

    Adeer hala tahriibo

  • @maxamedManuel
    @maxamedManuel 2 месяца назад

    Macalina premier bank iyo IBS bank 🏦 keeba fiican labdeyna muuqal nooga soo diyaariye

  • @MdAarka-mz4hw
    @MdAarka-mz4hw 2 месяца назад +3

    Macalin xir fadee ugu fiican een hada alif ka bilaawi kro😢

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 месяца назад

      video ku sheegay dhoor xirfad , mid ka dooro mudane

  • @Anasbaashi-s5d
    @Anasbaashi-s5d 2 месяца назад

    Gele

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 месяца назад

    ustaas forex kawaran skills mustaqbal leh soo ma, ahan

  • @xasanqowdhan1946
    @xasanqowdhan1946 2 месяца назад

    Ustad forex maku jirta xirfadaha labaranayo

  • @khaalidxasen3020
    @khaalidxasen3020 2 месяца назад

    Wd mahad santahey ustaad lkn muuqaalada yaa ku edit gareeya

  • @skills-ho7mm
    @skills-ho7mm 2 месяца назад

    problemka ugu weyn ee dhalinyarada haysta waa in aanay hilin costomer ay u shaqeyaan

  • @NaimaHassan-p6l
    @NaimaHassan-p6l 24 дня назад

    Lkn wadanka gudiha way adagtahy inad baratod IT waxyalaha la xirira lkn si online wad ku baran karta blse prefect maku noqonaysid
    Lkn xirfad waa muhiin
    Hada waxn bilabi raba jamacda accounting majecli blse danta igu qasbtay wan gari dona mary noqotaba I A isoo duceye inu ilahy iifudediyo

  • @AbdihakimIsmail-s3q
    @AbdihakimIsmail-s3q 2 месяца назад

    Zxb anaa jamacad ka baxay sidee uga shaqaystaa internetka inaad i caawiso doonayaa

  • @qadarmaan-qf1ue
    @qadarmaan-qf1ue 2 месяца назад +2

    Going

  • @Nageen1234
    @Nageen1234 2 месяца назад

    Sorry, this question is not quite on topic, but how can I transfer USDT from OKX wallet to card if there is only the phrase: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive? There is no other data.

  • @Axmedcumar12
    @Axmedcumar12 Месяц назад

    Anigu mar dhow ban dugsi sare ka baxay xifrad an dortana wan ku wareray hal talo isii an xifrad ku dorto boss🙆‍♂️

  • @MahamudMahamed-p3c
    @MahamudMahamed-p3c 2 месяца назад

    Cidi rabta in video lo edit greeyo ana diyara inbdana kaso shqaynyeyy

  • @OptimisticOrbitingSatell-xw3pu
    @OptimisticOrbitingSatell-xw3pu Месяц назад

    Ustaad waxaan jeclahay wlhi cyber security wax la xiriiro ma noola wadaagi kartaa Ado mahadsan ustaad

  • @AbdallahRooble
    @AbdallahRooble 2 месяца назад

    Ama waqica wadanka ka socdo kama war heysid

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +3

    🎉🎉🎉🎉

  • @Anasbaashi-s5d
    @Anasbaashi-s5d 2 месяца назад

    Gle zxb meel maledhy oo logu parto inta xirfad aa noosheegte midkamid ah 😢

  • @mustapheilyas9995
    @mustapheilyas9995 2 месяца назад

    Asc. wllo waxaan doonaya inan kula soo xidhiidho si aan arimo muhiima wax kaga yara waydiiyo plz isoo jwb

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 2 месяца назад

    Ai sxb sideh lobartaah

  • @Barre66
    @Barre66 11 дней назад

    Sxb lacag $5000 sidee ganacsi ugu sameysan karaa

  • @secmastery
    @secmastery 2 месяца назад

    Wlhy cyber security ayaan dhmaad iyo meel wacan wadaaa hadaaanan waxba ku helin marka hore ragaaa cadaan kaa ayaan position ku fashil8nayaa marakaasaan ka shaqaysanayaa miyaan xuneeeyay somali kulaha laguma aamino sugida amniga

  • @maxamedManuel
    @maxamedManuel 2 месяца назад

    Macalina ka soo hadla trade zero