Koorso Xirfadaha Ugu Lacagta Badan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 121

  • @SahalAyusuf-os1cg
    @SahalAyusuf-os1cg 6 месяцев назад +31

    Sory wll xiligii dahabigu waa xilligii nabi muhamed scw

  • @AMIIrkhadar-vw5ci
    @AMIIrkhadar-vw5ci 6 месяцев назад +18

    Ustaad aduun aragayga ayaad badashy mahadsanid 🫡

  • @JrA2003
    @JrA2003 6 месяцев назад +3

    I started Forex learning this month, after 6 months, I will see the result that I get during studing and experiencing Forex.❤❤

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 6 месяцев назад

      The golden skills

    • @sakariyeebrahim7623
      @sakariyeebrahim7623 6 месяцев назад +2

      Forex is Best sxb guuleyso ana bishan aya ka shaqo bilaabaya forex waan soo dhamaystay barashadeeda Alx

    • @mjofficial820
      @mjofficial820 6 месяцев назад

      ​@@sakariyeebrahim7623wll xagee kabarateen😢

  • @Cilmiproduction
    @Cilmiproduction 6 месяцев назад +11

    Dhiirigalintu waa shidaalka nolosha🤞

  • @Maxamedcalicarab-l3d
    @Maxamedcalicarab-l3d 3 месяца назад +1

    Ustaad mhdsnd

  • @hmacaan
    @hmacaan 24 дня назад

    Mahadsanid lataliyaha dhalinta somaliyeed🥰❤

  • @MohametAbdirashiid-yy4rm
    @MohametAbdirashiid-yy4rm 6 месяцев назад +1

    Video-gan 2023 ma duubtay ustaad

  • @CaaqilSamafale-r8j
    @CaaqilSamafale-r8j 6 месяцев назад +2

    ustaad aad ayaa u mahadsantahay si aad ahna waan kugu xiranahay waxyabo badan waan kaa faaiday allah ku sharfo

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil 6 месяцев назад +3

    Salaam Ustaad.

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 6 месяцев назад +3

    Waxaa daqiiqo waxaad sheegeso dhamaan 👏👏👏👏
    Mahadsanid 🙏❤️👍

  • @ayanmohamed8232
    @ayanmohamed8232 6 месяцев назад +1

    Alle haku dhawro wlo warsame dhiirigaliyahayga

  • @Azmarvlogrman
    @Azmarvlogrman 6 месяцев назад +3

    Warsame bade wll waxa aan ka fa iday ma yara inta aan kugu xidhnaa ale mahada iska leh

  • @saaxibkanolosha
    @saaxibkanolosha 6 месяцев назад +3

    Ustaad thNks🎉

  • @AminoMohamud-fy2mf
    @AminoMohamud-fy2mf 6 месяцев назад +1

    Maan sha allaah wll allaah hakuxifdiyo

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 6 месяцев назад +1

    ماشالله تبارك الله الله يسعدك ويوفقك يارب العالمين اللهم آمين آمين آمين

  • @AhmedHussein-yt5wt
    @AhmedHussein-yt5wt 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid wll warasme allane ha ku barakeeyo

  • @MohamedAbdixaashi-l1n
    @MohamedAbdixaashi-l1n 6 месяцев назад +2

    Ustaad Xage ka bartaa marka ❤❤❤

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 6 месяцев назад +2

    wll warsame best youtube ❤

  • @Qaayowayne
    @Qaayowayne 6 месяцев назад +2

    I like your encouragement bro

  • @QaaliIbrahim-qk6yr
    @QaaliIbrahim-qk6yr 4 месяца назад

    Wll waa waad mahadsantahy wax badan ayaan kafaa,iiday 🙏👍

  • @saabiriinmahamuud5753
    @saabiriinmahamuud5753 6 месяцев назад +2

    Thanks teacher 😘

  • @Waxaadan.ogeynogow
    @Waxaadan.ogeynogow 5 месяцев назад

    Gar iyo gardaraba,waan kuwataa❤❤❤

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 6 месяцев назад +1

    جزاك الله خيرا يا ولدي

  • @abdullahisiyad7406
    @abdullahisiyad7406 6 месяцев назад +2

    Good topic

  • @mohamedfarah1978
    @mohamedfarah1978 6 месяцев назад

    Aad baan kuu salaamayaa sxb warsame

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 6 месяцев назад +3

    warsame is not easy❤

  • @asiayusuf3445
    @asiayusuf3445 3 месяца назад +1

    Afsoomaali kuhadal fadlan

  • @cashuurmedia1929
    @cashuurmedia1929 6 месяцев назад +2

    Mahad sani saxb

  • @XamseKhadar-t7i
    @XamseKhadar-t7i 6 месяцев назад +2

    Ustaad warsame bade koorsoyi miyaad bixisaa zxb

  • @fathimohamud3348
    @fathimohamud3348 6 месяцев назад

    Hadalkada waxaa ka fahmy book think and grow rich inaa waxbdn aqrisey waayo anaa aqriyey good teacher

  • @cafiyomohamed7623
    @cafiyomohamed7623 6 месяцев назад +3

    Asc wllo mel an kaga so xariiro rbaaa plz😊

  • @abdulkadirnoorahmed8281
    @abdulkadirnoorahmed8281 5 месяцев назад

    Jazaakallah khayr bro. I soo xusuuso adeer

  • @GureyAxmed
    @GureyAxmed 6 месяцев назад +3

    Asc
    Wll sharaf iyo karaamo korkaga ha ahaato.
    Monk mode kasoohadal Buug miyaa?
    Igusharaf wll waan waayey asagoo afsomali ah .

    • @ENG_Mowlid_Hagiaden
      @ENG_Mowlid_Hagiaden 3 месяца назад +1

      Monk Mode waa go'aanka lagu xirayo dhammaan carqaladaha dibadda iyadoo loo door bidayo diiradda saarista hal fikrad oo muhiim ah

  • @xooshyare4201
    @xooshyare4201 6 месяцев назад +3

    WARSAME SXB HORE UU SOCO SXB ❤

  • @MuxiyadinAbdulahi-y7c
    @MuxiyadinAbdulahi-y7c 6 месяцев назад

    M.allha
    Allha Ku Barakeeyo ustaad

  • @DHIGASHO
    @DHIGASHO 6 месяцев назад +2

    Muuqaalka wuu quruxbadan yahay
    Lkn fadlan effect ka kayareeya

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 6 месяцев назад

    maanta kugu soo biiray wll thanks

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 6 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @selmamohamett
    @selmamohamett 5 месяцев назад

    Brohh say 2024

  • @sahraabshir4961
    @sahraabshir4961 6 месяцев назад +1

    Thanks ustaad

  • @abdulkadirnoorahmed8281
    @abdulkadirnoorahmed8281 5 месяцев назад

    Ustaad i caawi Alle haku caawiyee. Aqoon iguma yara balse aad baan kuugu baahanahay Wllhi.I caawi. Sideen kuugu sheegtaa dantayda? Pls do something

  • @jamiilajamiila7696
    @jamiilajamiila7696 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid wll

  • @nimanomar5852
    @nimanomar5852 4 месяца назад

    thanks teacher

  • @Nasrobxersi8266
    @Nasrobxersi8266 6 месяцев назад +1

    Madadsanid macallin

  • @AliOmar-mt6qx
    @AliOmar-mt6qx 6 месяцев назад +1

    Shpfy warkiisa inaga dhaaf

    • @sakariyeebrahim7623
      @sakariyeebrahim7623 6 месяцев назад

      Sabab sxb maxa ku dhacay shoppify maanu shaqayn imika

  • @mukhtaarindhoh9998
    @mukhtaarindhoh9998 6 месяцев назад +2

    Ustad waxd Ii sheegta xirfad aan barto oo aan lacag Ka shaqeysto iyo meel aan Ka baran Karo oo wngsan 🤚🙏

  • @SafiaHaji-l9d
    @SafiaHaji-l9d 6 месяцев назад

    Asw mashallah can I ask one think if you can make your clip subtitles so my sons are deaf and they learn all about websites and it will help them a lot thank you so much

  • @ladnahassan4333
    @ladnahassan4333 5 месяцев назад +2

    Believe in your self is most important thing in your life😮 hey ka sheekeya taladeyada guys😅

  • @BarwakoKeisa
    @BarwakoKeisa 6 месяцев назад +1

    Good

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 6 месяцев назад

    2023 ama 2024 legend 😊

  • @fakateshortos
    @fakateshortos 6 месяцев назад +2

    👏👏👏

  • @mohameddeq5190
    @mohameddeq5190 6 месяцев назад

    Thanks bro

  • @FADXIYACABDILAAHI
    @FADXIYACABDILAAHI 6 месяцев назад

    Halke layska Diwan galiya

  • @maxammadqatharcabdiraxman6192
    @maxammadqatharcabdiraxman6192 6 месяцев назад +1

    Asc ustaad suaalo yar ayaan qabaa ee xageen kaalasooxiriiraa wllo🙏

  • @blueprogramming8366
    @blueprogramming8366 6 месяцев назад

    clip kani wuxuu meesha kasaaray rag waakii soojaba qofba waxa buu ka fahmayaaye anu waxan kafahmay ninkii aan wax baran ayaa larartaa mahadsanid ustaad

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden 3 месяца назад

    algebra helps to develop your critical thinking skills.
    ha oron faaido maleh marka niyhw

  • @farduscabdi7891
    @farduscabdi7891 6 месяцев назад

    Masha allah ❤

  • @MR.X1Y3
    @MR.X1Y3 6 месяцев назад

    Yaa igu caawinaya youtube monetizatio in aan furto ❤

  • @QaaliqueenQaalimaxamed
    @QaaliqueenQaalimaxamed 6 месяцев назад +1

    Warsame video kaaga speedka ayaa ku badan mana laha deganaaan si fiican oo dagan loo fahmo editing wax baa ka qaldan

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 6 месяцев назад

    Ustad waxad so dhigta videos cusub

  • @SakiMustapha
    @SakiMustapha 6 месяцев назад

    M.allah ustaad ❤

  • @sheakotourist
    @sheakotourist 6 месяцев назад +1

    waxaan waxaan tailor man waxaan u bahanahay meel aan ku xayaysiiyo dharka aan tolo

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 6 месяцев назад

    Thanks wll

  • @NasroAbdulqadir-f9o
    @NasroAbdulqadir-f9o 6 месяцев назад

    Thanks

  • @MaryamoAbdinur
    @MaryamoAbdinur 4 месяца назад

    Asc wallo inaa wax iga caawisaa rabe

  • @CabsyyMonyyy
    @CabsyyMonyyy 6 месяцев назад

    Alle hayna fahan siiyo adigana alle hakaa abaal mariyo wallhi vidoa aad uqimo badan buu ahaaye

  • @RidwaanCabdi-k3p
    @RidwaanCabdi-k3p Месяц назад

    Xirfad ayan raba oo lacag fican kasameyo qofki idhamo haishego meshan kabaran laha

  • @IbraahimCabdulaahi-ky6dg
    @IbraahimCabdulaahi-ky6dg 6 месяцев назад

    شكر

  • @omarabdi9254
    @omarabdi9254 5 месяцев назад

    2023 miyaa mise 2024 waayo video 3 week

  • @khaalidali914
    @khaalidali914 6 месяцев назад

    Ustad wxbn rapa inan Ku suaale xge klaso xiriri kara

  • @mohamedabdirizak8148
    @mohamedabdirizak8148 6 месяцев назад

    Ustaad trello sharaxaad kasoo samey qaabka loo isticmaalo iyo muhiimadiisa

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 6 месяцев назад +1

    Is it 2024 or 2023 ???

  • @ahmedi_zakid
    @ahmedi_zakid 6 месяцев назад

    Sidee AI qof lacag uga samayn karaa?

  • @yussufasmer7561
    @yussufasmer7561 5 месяцев назад

    Courses free eh dadka kugu xetan mararka qaar kaga faaiideey kaliya waxbarta ha orane sxp

  • @ridhwanyussuf9386
    @ridhwanyussuf9386 6 месяцев назад

    We are not in 2023

  • @ismahanOsman-rq5xw
    @ismahanOsman-rq5xw 3 месяца назад

    Ai mxa kawada

  • @farhanabdullah2991
    @farhanabdullah2991 6 месяцев назад

    Too much talk so gaabi xoogta mahadsanid

  • @munadubad3629
    @munadubad3629 5 месяцев назад

    Waxaan ka mid ahay aradàyda qaatay course yoonkaga sandakan bilawgiisi markasata cawimo idinka bahado idinkama helayo kaligii qofku isma wadi karo waxay ahayad inaad noqoton meel lagula so noqada coursed aad ibisan

    • @warsamebade
      @warsamebade  5 месяцев назад

      Waad ku mahadsan tahay walaal Feedback Insha Allah waan ka shaqeyneynaa sidii ay ardeydu u heli lahaayeen caawimaad

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 6 месяцев назад +2

    ❤❤

  • @hawalula7963
    @hawalula7963 6 месяцев назад +1

    14:02😂😂😂😂 magaadhibaa wadi jirtay

  • @ikranahmed360
    @ikranahmed360 6 месяцев назад

    Ustaad adigoo raali ah inta badan waxaas isticmaashaa ereyo english ah fadlan soomali noogu badal

  • @SaladinQasin
    @SaladinQasin 6 месяцев назад

    Lbh hada drobbshipin ma bilaabi karaalbh

  • @YayaSaid-ne5ws
    @YayaSaid-ne5ws 6 месяцев назад +1

    Waar mana 2024 lagu jirin mise Ana moodaya sawkan 2023 ka shekaynaya muqalkuna 8 days ago uso galiyey 😅

    • @cabazinhoyt5781
      @cabazinhoyt5781 5 месяцев назад

      Lagayaabee inuu miuqaalka duubay 2023 OO soo galiyey 2024😂

  • @engsalebansaedbidaar6595
    @engsalebansaedbidaar6595 6 месяцев назад

    Libaax waad fiicantahay laakiin faanbaad nagu waashey😂

  • @MashuushAbdi-jc7yj
    @MashuushAbdi-jc7yj 6 месяцев назад +1

    Zxb dhibyar baa iheeesto halka aarbana adaa hada joogo zxb meel aan wakabilaawo baan la ahay eee inteeen wax kabilawaa wado iifur xataa taloyin aan wadada iku Tolstoy isii intee kabartaa xifrad 16 jitna waan ahay nolashana wey iku adagatahay qof wax ilatosiyo baan uabahanah😢

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 6 месяцев назад

    Nio inan dadalno wey naga go antahay lkn melan wax kabilawno garan la nahay

  • @Abdala-adam
    @Abdala-adam 6 месяцев назад +4

    The first comment 🎉🎉🎉❤

  • @laylaadan
    @laylaadan 6 месяцев назад

    Waxaso dhan waxa naga hor tagan aqonta English ka bila English ma baran karno shaqoyankan

    • @kalidmalik2299
      @kalidmalik2299 6 месяцев назад

      Luqadas anaa ku ficn wll diyar ma u tahy inan ku baro❤

    • @muqtaarmaxmuud3892
      @muqtaarmaxmuud3892 6 месяцев назад

      ​@@kalidmalik2299Haa wll

  • @MoScabAsair
    @MoScabAsair 6 месяцев назад

    Siden u Barta video editing ma baran karo mala neio

  • @fosiyamukhtar9222
    @fosiyamukhtar9222 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 6 месяцев назад +1

    AI
    Web design
    Video editing
    Content creation
    Sales and marketing
    Social media marketing

  • @Elsololobo2
    @Elsololobo2 6 месяцев назад

    Ma film baa daawanaynaa marka 44 minutes maxay thy mida kale codka wuh dhahaya marka sawir kle soo galayo kasaar too much wye

  • @ogaalso
    @ogaalso 6 месяцев назад +2

    Koofida madoow iyo backmadoow isma qaadan karaa sas awgeed madaxaga lama arko.
    Sxb ninka muuqalka kuu naqshadeeya ha isku dayo in uu kala saaro midabka dharkaaga iyo midabka duleedkaaga (background) waayo hadda qayb kamid ah intaada kore looma jeedo sababtuna waa duleedka dambe ee laguu saaray marka isku daya in aad kala saartaan dharkaaga midabkiisa iyo khalfiyadada dambe. ‏
    ‏‪0:00‬‏

  • @NimcoAbulkadir
    @NimcoAbulkadir 6 месяцев назад

    M .a

  • @Kalimataanimedia
    @Kalimataanimedia 6 месяцев назад

    Uu

  • @Mustaqbal0
    @Mustaqbal0 6 месяцев назад

    Beenlow weeye sxbayal yuusan idin waalin waxaba kama jiraan waxuu sheegayo anuu ilugooyay wlhi 🦝😢

  • @JANAAT-i4m
    @JANAAT-i4m 5 месяцев назад

    hadàn kudawadey oo kuso follow gareeyay

  • @maryanosman-gd7dz
    @maryanosman-gd7dz 6 месяцев назад

    😂😂😂😂

  • @championsleaguematches
    @championsleaguematches 6 месяцев назад +2

    asc ustaad magacyga waa maxamed waxan mudo 4 sano kuso jiray editing-ka io graphic making ka labadaba , waxaan isleeyahy muuqaalkaaga wuu qurxoon yhy edit fiicanna waa loo sameyay , lkn waxaad moodaa in speed uu ku jiro muuqaalka io transitions badan oo isdaba yaala , taasoo keeneysa in fariinta sidii loo raby aysan u gaarin dadkii loo rabay . sidaa daraadeed waxaan kaa caawin karaa muuqaaladaada inay qurux bdnaadaan si la mid ah degenaan laga dareemo muuqaaladaada . thanks @warsamebade

    • @warsamebade
      @warsamebade  6 месяцев назад +1

      Wcs Sayidii wa.link/t7ji7y Numberka teamka la xidhiidh waxaad ku tidhaahdaa Warsame igu xidha iyaga igu kaa soo xidhi doona IA.

    • @championsleaguematches
      @championsleaguematches 6 месяцев назад

      @@warsamebade mudane waa la xiriiray welina igumaa xirin

    • @warsamebade
      @warsamebade  6 месяцев назад

      WhatsApp. wa.me/252905616363
      Hada nagala so hadal wll

    • @quizunlimited1
      @quizunlimited1 6 месяцев назад

      Asc sxb inte kala soxariira

  • @queenliza596
    @queenliza596 6 месяцев назад +2

    Asc ustad marar badan wan kula soo xariiray balse farinka ma wa iso jawabin
    . Waxan rabay inaa dropshipping bilawo balse cawinad wan wayay course marar badan waan qatay .
    Inaa icawiso rajiynaa
    @warsamebade