DEEQA AFRO 2017 ARGAGAXISO MAAHIN OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • HEESTA: ARGAGAXISO MAAHIN
    CODKA: DEEQA AFRO
    ERAYADA: ABDIRISAK BULQAAS
    LAXANKA: ABDIRISAK BULQAAS
    MUSIC BY: JEEKEEY
    DIRECTED BY: BULQAAS STUDIO
    Copyright Laws and Treaties. Any unauthorised copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify RUclips ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @BULQAASSTUDIO2009
    @BULQAASSTUDIO2009  7 лет назад +271

    FADLAN SUBSCRIBE GAREE BULQAAS STUDIO SI AAD U NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE ARKA MUUQAALADAAN SOO GALIYO

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 лет назад +10

      BULQAAS STUDIO maxaaan ku diida marba hadaan arkayo iidle iyo deeqo afro 😀😀👍

    • @cabdiraxmaancabdillaahi229
      @cabdiraxmaancabdillaahi229 7 лет назад +6

      BULQAAS STUDIO horta deeqa afro intay heesaysay ee aan arkayey weli iyada oo bananka hees ku qaadaysa ma arkee ma guri ayey ku dhex xidhantahay

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 лет назад +5

      cabdiraxmaan GALOOL MEDIA way ku qaaday heesa heeda mid bay banaanka jogta xitaa waad arki ayago cadaanka egayan .waa heesta halo hadanan qaldin heesta magaceda 😊

    • @cabdiraxmaancabdillaahi229
      @cabdiraxmaancabdillaahi229 7 лет назад +3

      Maria Jamac hhhhh lkn wllo 90% guri ayey ku dhex qaadaa halka fanaaniinta kale ku qaadaan banaanka

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 лет назад +5

      cabdiraxmaan GALOOL MEDIA haa wan kugu raacsanahy ta hal ban arkay anigu hhhhh

  • @prince-fr7nm
    @prince-fr7nm 7 лет назад +223

    mirahaan wlhi waa asal waxaa fiicneed inee fanaanita kle ey ubadalaan luuqada kle oo latuso dadka aan la noolnahay waxa aan nahay
    hadaad ila qabto like saar somali guul 😍😍😍😍

    • @nafyarofficialtv2986
      @nafyarofficialtv2986 2 года назад +3

      Im gonna translate in to English this song soon insha allah with beatifull clip wll🥰

  • @OneState_277
    @OneState_277 7 лет назад +321

    Somaali baan ahay asal dhalad baan ahay taariiqduna ogaalkey argagaxiso man noqon duul islaam baa nahay Astaantena waa nabad dad ilaasho dariskoo ixtiraamo baa nahay umadaha illahey dad amaan gasha nahay
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
    respect full deeqo afro

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +11

      Burjiko Girl
      😍😍😍😍😍😍😍😍
      nasap kamila kal iyo laap slm😍👌
      deeqa way kaa baxstyy yaah

    • @OneState_277
      @OneState_277 7 лет назад +4

      Ibraahim Shakul Yare salan la mid ah boqorkeyga 😍 se i tahay

    • @nashaadcadey9566
      @nashaadcadey9566 7 лет назад +5

      Burjiko Girl nice

    • @bmnofficial1
      @bmnofficial1 7 лет назад +6

      Burjiko Girl meeshana ma joogta shiikh umal😃😃

    • @abdow4104
      @abdow4104 7 лет назад +2

      Burjiko Girl 😅😆💃💪👏👌👍

  • @ibtisammohamood231
    @ibtisammohamood231 7 лет назад +295

    inta somali awowgis yahay oo qabil neceb like balhalaisaro manta umad melkunoloo African ah baan ahy abtirsigayga waa Somali 😘😘😘😘😘

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 7 лет назад +642

    full respect deeqa afro
    qoftan waa Qof jirta
    wax Kasta ka heesta
    hadad ila taagerTo ama iGu raacdo
    like saara
    nolow deeqa afro
    fananada QaaLiYa

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +6

      Abdulaziz Sentina SSB
      my KiNG yaa kula dhafi karaa waa kugu sharfyy nasap💖💖👌kal iyo laap slm💯✋

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 лет назад +5

      Ibraahim Shakul Yare
      Boqortooyo sxb mcne
      Qalbiga kaa slmY
      mazul wn ku aminsanhy

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 лет назад +17

      dhamaan inta like SaarTaY ee IGU raacDaY Wd ku mahadsan tihiin

    • @inaantajecelinaankanacebwa1999
      @inaantajecelinaankanacebwa1999 7 лет назад +2

      Abdulaziz Sentina SSB saaas waaye

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 лет назад +2

      nayram run muuse
      Haa HeeY caadi mahan

  • @ayaanitasweetgirl7978
    @ayaanitasweetgirl7978 7 лет назад +264

    somaliyey hesatan hadad ka hesheen sideydo kale like itabo

  • @donotraisememoneyraisemepeace
    @donotraisememoneyraisemepeace 7 лет назад +70

    qof jirta deeq afro Intan dhihi lahaabo adaa yiri fananada 2017 inta afro tageerto like igu cazuuma

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 7 лет назад +49

    gbdhan fankeeda
    waakuhystaa
    waxaykahadshaa
    waayaha iyo wakhtiga jira
    anaa kujecel huno
    afro argagixiso
    madna noqon sax😍😍😍😍

  • @nolashadhabtaahtube7863
    @nolashadhabtaahtube7863 7 лет назад +118

    Waw big respect Viva 5 somali xigmad dadban Masha Allah Intaas amaan nagaaga filan inti igu raacdey like Sara

  • @xamdaaqalanjo7732
    @xamdaaqalanjo7732 7 лет назад +230

    Am so happy plz intaa igaa dabeysoo likee hala saroo

  • @ahmeddallapro
    @ahmeddallapro 7 лет назад +388

    wlhi heesta meel ayay i taabatay way i qiiro galisay hadad sidayda uga heshay like i saar

  • @bahjajaaheey2342
    @bahjajaaheey2342 7 лет назад +81

    geeska afrikada bari NFD anaa iska leh hore aade sii soco jabuuti anaa daga DDSI aga gaarka xamar iyo ilaa iyo waqooyiga anigaa iska leh abtirsimaheyga iyo waa dhaxal awowgey xaqiiq aafro

    • @aliyaahabasheikh4643
      @aliyaahabasheikh4643 7 лет назад +5

      mustaqiin abdikarim manta iiisha afro heees qiiiro leh aay qaaaday mais dhahday

  • @AhmedHassan-fs6kn
    @AhmedHassan-fs6kn 7 лет назад +39

    deeqa Afaro Wax walba weey Ka Heesta Waa Gabar Xushmad iyo ixtiraam Naga Mudan👍

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад +52

    ddsi iyo agagaarka xamar ilaa iyo waqooyiga aniga iska lahoo waa dhaxal awoowgeey
    Woooow caadi ma ahn wlhi heestaan

  • @ducowaalid1751
    @ducowaalid1751 7 лет назад +254

    deeqo afro qof jira iga dheh inta iga danbeysa waad is garanaysaa ma lacag ayay kugu qoreysaa like ii saar plse

    • @ismailhassan6146
      @ismailhassan6146 7 лет назад +15

      Duco waalid kkkkk waa iga badisey runtii

    • @shugriahmed9170
      @shugriahmed9170 7 лет назад

      Duco waalid 👆👍👍👍👍👍💟💟👍👍👍👍👍

    • @madineyow1749
      @madineyow1749 7 лет назад

      Www msha allha deqo afrka

    • @mojo-vl3en
      @mojo-vl3en 7 лет назад

      Duco waalid waa wadaninimo gabadhu mashallah.

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie8968 7 лет назад +106

    amizing song
    ABDIRIZAK BULQAAAS iyo AFRO hadaad taagero u tahay
    hit the like my comment habarwadaag

    • @OneState_277
      @OneState_277 7 лет назад +3

      mzz smile wiilasha walashood shine qortay halahan dhan cadeey😂😂😂😂

    • @mzzsmileuggie8968
      @mzzsmileuggie8968 7 лет назад +3

      Burjiko Girl eheh RUclipska waan dhex taaganay xbbti
      waliba isla chennalkan

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +5

      mzz smile wiilasha walashood
      kulaman dhafiiin eee waaku sharfy walal😍👌

    • @OneState_277
      @OneState_277 7 лет назад +3

      mzz smile wiilasha walashood 15 second arkay ma ahoo iyo commentikaga 😂😂😂😂

    • @mzzsmileuggie8968
      @mzzsmileuggie8968 7 лет назад +8

      Ibraahim Shakul Yare
      shkrn wllkiz

  • @axmed-ruush-1999
    @axmed-ruush-1999 5 месяцев назад +2

    Yaa salam bulqaas studio hooyga Bulshada ❤❤❤❤❤❤

  • @dmunaas158
    @dmunaas158 7 лет назад +61

    www hesta somalinimo ay kahadlee MA, A-ha qabiil 😩😩respect deqo Afro 😍😍😍

  • @abdijibarabdilahi4781
    @abdijibarabdilahi4781 5 лет назад +18

    Guuuul intii jecel somalia 🇸🇴 like iisaara

  • @omarmohamoud380
    @omarmohamoud380 6 лет назад +12

    Deeqa afro kaalay beledwayn, halkaas ayaan caano geel kuugu lisi lahaa waaw thankz sister for your wounderful song.

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад

      Gabartu buhodle ka helaysaa
      Caano geela lol

    • @XamdiYusuf-mo1hm
      @XamdiYusuf-mo1hm Год назад

      ​@@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905isla way nida wax khalad musan dhihin wilka mise waxad qarinaysa inay wali gedka kaso dagin😂

  • @abdijibarabdilahi4781
    @abdijibarabdilahi4781 5 лет назад +10

    Deeqo afro aadbn ku jclhy huuno 😍😍🌹🌹💞💞🌺🌺 Respec from Borama somalia 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪🇮🇷🇵🇰

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 7 лет назад +8

    Somali asal ba tahay really full respect we are Africa dadka carabta isku maleeya ayan u shegayaa

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +64

    Qubuux quuubuuxley😜😜🤔
    umaad mel ku nolo africanba 😍
    ahaayy😍manta wadka baxtaay😍
    😍ina abo 😍alaw ku dhawr darwish safiyay😍😍😍👌

    • @asadaden
      @asadaden 7 лет назад +2

      Ibraahim Shakul Yare war Gobaad iyo Haataf kuguma arag. maanta dhan baan kaa dhex raadinayay

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 лет назад +4

      Naag nooL waYe
      deeqa afro qoftan Cadi mhn

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +1

      Asad Aden
      kkkkkkkkkkk kķkkķkkk
      manta waa is qariiyay hadan soo dhaacaayy😂😂KAL iyo laap slm Queen😍😍👌

    • @sagalosmaan944
      @sagalosmaan944 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare
      war you tubeka miyaad ka dhex shaqeysaaa Afka u dhace😏 commenti kasta aan furo adaaa soo fadhiya😏

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +6

      Abdulaziz Sentina SSB
      waabaa naag 100ley ahh kkkkkk

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 лет назад +18

    wlhi gobonimada gabadhaan ku jirta naag somaliya o lamida Ma jirto deeqo afro sado alida mantaay inolow qurux

  • @hassanmacalimmohamud6172
    @hassanmacalimmohamud6172 6 лет назад +14

    Aaaa aad io aad ayay iiqiiro galisay hadaa tahay Somaali waad qiirooti waan hubaa Deeqa afra

  • @qosoliyoqaraxo8820
    @qosoliyoqaraxo8820 7 лет назад +9

    hadii ad ka heshay heestan fadlan like isaaar king and queeen
    respect full

  • @nasridigaale1011
    @nasridigaale1011 7 лет назад +39

    Wlhi deeeqo afro waa gob
    waanku hystaa Aniga Ahaana Malin walba Waxaan yutube ka raadiye wax cusub oo ay soo saarto
    zxpday deeeqo caday

  • @ahmedzaki602
    @ahmedzaki602 5 лет назад +11

    Yaa dhagaysanaya 24oct 2019 9.35am liketa. Ha ila dhaafin

  • @shaxariyadaxafada9752
    @shaxariyadaxafada9752 7 лет назад +82

    ●Somali ban ahay
    ●asal dhalad ban ahy
    ●dariiqda ogalkeda
    ●argaagixiso Man noqon
    #deeqo afro nasab waye wlhi😍😍👏👏💓💓

    • @fartunrike6793
      @fartunrike6793 7 лет назад +4

      Śhãxâřiýądâ Xáfądă qoftan xaqiqdi bey ka hadashaa 👏👏😍😍💝💝

  • @maahirhassan2479
    @maahirhassan2479 7 лет назад +14

    Deeqo afro faro ayaa iyaga yaala please intii ila tageerta like ta halaygu dhag siiyo hhh

  • @abdihamiddanti4661
    @abdihamiddanti4661 7 лет назад +13

    woooooooow deeqo afro fanaanada kaliix oo xalada jirto kahesto waaye Allaha nokadayo fanaanadena afro iyo abwan bulqaas ya igu racsan like kahee guyz

    • @golldengirl6588
      @golldengirl6588 7 лет назад +2

      mashalah hees macan iyo muqal macn wan ku haystaa heestan alle haku dhowro al fananad deeqa afro

    • @abdihamiddanti4661
      @abdihamiddanti4661 7 лет назад +2

      Farax Khadar saaas waye bro fanaanada 2017 👌👌👌

    • @golldengirl6588
      @golldengirl6588 7 лет назад +2

      Abdihamid Danti 👍👍👍👍👍👍👍

  • @osmanmohamedali6424
    @osmanmohamedali6424 7 лет назад +16

    The best SONG in the world DEEQA AFRO... BIG RESPECT

  • @sharmarke1010
    @sharmarke1010 6 лет назад +13

    Best Somali patriotic song ever since "dayaxii madoobaa wali nuur masoo diray" Love everything about the song except the party of "ilaa iyo waqooyiga " she should have said "ilaa iyo Somaliland " .... other than that one of the all time best somali patriotic song. I hope my concern will be corrected one day insha ALLAH ☺

    • @rooblejama2701
      @rooblejama2701 Год назад

      War waad walanTahY 😊😅😢

    • @normohamed6466
      @normohamed6466 Год назад

      @@rooblejama2701 waa waalan yahay

    • @normohamed6466
      @normohamed6466 Год назад

      Sxb Dayixii madoobaa wasidii nuur ma soo dirin a naana leh NFD ,DDS AGA GAARKA XAMAR ILAA, WAQOOYIGA ANAA ISKA LEH Djaboutine anaa dagooo. Don't forget to have remember it that.
      You also shouldn't say her she should say ilaa waqooyiga

  • @abdirahmanaliabdullahi8427
    @abdirahmanaliabdullahi8427 7 лет назад +10

    Big respect my sister!.Gabadhaan ilaahay hanoo daayo, wax wanaagsan bay heesaheeda ku saabsanyihiin.!!!.

  • @mustafaahmednorali5281
    @mustafaahmednorali5281 7 лет назад +11

    Ddsi iyo agagaarka xamar iyo ilaa iyo wuqooyiga anigaa iska lahoo waa dhaxal awooow geey Argagixisa ma ahi iyo ISIS farac ma ii galin alqacidana ma aqaan umad meel kunooloo africana baan ahay
    runtey abaartay wleee deeqo afro best song in 2017 hore usoco

  • @abdihafitabdi3144
    @abdihafitabdi3144 4 года назад +6

    hestan 2020 ba arke ya ila mid ah oo hda arke hestaan like saar qoralkan hda ila mid taahy

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 2 года назад +1

    Abwaan ka sameeyey bilad sharaf ayuu u qalmay Bulqaas Guulayso sxb😘

  • @faizabeela5731
    @faizabeela5731 7 лет назад +5

    umud meel ku noolo African baa nahy beenta mahiin deeqa afra jiir o joog abyo guuul Somalia😘😍❤❤❤😘😍😘😍❤

  • @abdulahiabdirisakbashir3761
    @abdulahiabdirisakbashir3761 7 лет назад +44

    way dhaanta kuwan intaa jacaylkaa maahe aan wax kle ku heesin waa naag dhiig leh ma dhulbahanta wuxu tolow like iisaara inta iga dmabysay 😍

  • @adem6963
    @adem6963 7 лет назад +61

    ar deeqo afro igeeya ar ma iigeeysiinoo

  • @hodanali5677
    @hodanali5677 7 лет назад +5

    wa hees qiro leh qoftaan Deeqo Afro ah marka arko runta ka hadsha waxan xasusta marxuun saado Ali warsame ilaahay ha u naxaristo Ale ya raxmaah Amiin ya rabi😂👍

  • @liibanza4531
    @liibanza4531 7 лет назад +23

    masha alah heestan we ika gadan tahay deeqo afaro wan ku taagersanahay

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad 4 года назад +2

    inta somali nimada ku qiiroota oo jecel dadkooda iyo dalkooda like dhac igu dheh

  • @shuune1
    @shuune1 6 лет назад +23

    I love this song. It makes me 😢 I hope our country comes back together inashallah

  • @haboondeeqa7932
    @haboondeeqa7932 Год назад +2

    Somalia o nabad ah illhey ha ino kaso alx hada nabad wan hesana plse wax yar no dhiman illhey haino dhamestiro😢🤲🤲❤

  • @HassanAhmed-uj1jj
    @HassanAhmed-uj1jj 7 лет назад +52

    Hobalda Qaranka Somali u soobaxday Saado Cali ka dib

  • @lobahanali1146
    @lobahanali1146 7 лет назад +22

    Waw what a patriotic song 4 every East Africa Somali . Utmost respect for her "DEEQA AFRO". VIVA SOMALI NIMO.

    • @xafsasaleban3171
      @xafsasaleban3171 Год назад

      😊0o0p0ll00l
      0l0l
      Pl00lp
      Lpp
      0
      0l
      l😅0
      p
      L00
      0p😊
      00l0ll00ll0p.
      😊😊😊😊

    • @CabdishakuurCabdi-pz5ex
      @CabdishakuurCabdi-pz5ex 8 месяцев назад

      😮😮😢😅😮😅😮😅😮😮😮😮😮😮😮y😮😮😮😢😢😮😢😢😢😢🎉😮😢😢😢😢😮😮😮😢😢😮😢😮😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😢😢🎉😮😢😢😢😢😮😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢9

  • @zamiryare5135
    @zamiryare5135 5 лет назад +33

    Xili walpa dad paa daawada blhi yaa daawanaya 2019 feb 🤣

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 2 года назад +2

    waa hees marxalad iyo culays mugwayn xanbaarsan , runtii erayada iyo laxanka musiga , wakhtibay qaatayn , somaalia 🇸🇴 hanolaato guul iyo gobanimo , Africa dhan hanolaato ,.

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 лет назад +37

    deeqo afro shidanthy bilahaan one mounth sadex hees lamarooya waawareey #respect👏❤ wll caato inta iga danbeysa ee ani cml xiligAn #youtube wareegee @like

  • @qalbidhayadhaya9377
    @qalbidhayadhaya9377 7 лет назад +3

    Umad meel kunooloo Africana baan nahay 😘😘💋💋❤️😍😍😍💙💙💙 🇸🇴

  • @ramadaanahmedhassan9058
    @ramadaanahmedhassan9058 4 года назад +3

    Waaaaaaaw ishcalaa Hees macaan dadka ka ilmeenaysiineeso Allow inta Naceb naga qabo magaca somali aduunkoodhan waa laga nacay Allow cadawga naga qabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🎈🎈🎈😭😭😭😭😭😭

  • @abdibanadir953
    @abdibanadir953 7 лет назад +38

    umad mel kunolo africana ban ahay hashac hashac hes iyo bar👏

  • @yooniscabd233
    @yooniscabd233 7 лет назад +24

    bulqas sxb ku jecliya wlhi wan kuku fana waku baryaa deqo malin walbo hees nogu sodhiib haben walbo hees ay ledahay sodhig

  • @umuanisa7327
    @umuanisa7327 4 года назад +2

    fanaanad aan ku faano mar walba inta taageerto like

  • @rihaamqueen2567
    @rihaamqueen2567 7 лет назад +26

    mashalllh wlhi qoftaaan waaa aminsanahay well done cadey wlhi runta uuunbay ka heesta iyo marba xalada taagan

  • @FanTube0001
    @FanTube0001 4 года назад +2

    I love her for this song... We are Muslims, peace keeping, African iyo daxal awowkega

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 5 лет назад +6

    Du har en stor kärlek till folk, och stark själ📺📻🎼🎶🎺🎷🎸🎧🎄🚶💐👍👍👍👏✌

  • @yasminmohamed9641
    @yasminmohamed9641 7 лет назад +7

    DDSI iyo agagarka XAMAR ila WAAQOOYIGA anga iskalahoo abtirsimahayio waa daxaal awowgeeeeey caadiii maahaan afro

  • @kiin5871
    @kiin5871 7 лет назад +22

    wlh blh naagtan wa ka wahsan jiray inaa video yaasheda furo heestaan mrka maqlay mcnkeda caloosha i xanuuntay ilinaa iga timid

  • @nadanuura734
    @nadanuura734 4 года назад

    Nfd aniga iskale waxan dawanay 1/8/2020 wakhti aan nayirobi kenya aan soo baqday ayaan dawanay heestan aad ban oga helay xaqiqi somaliya guul insh allh

  • @abdiwaliomar6350
    @abdiwaliomar6350 7 лет назад +6

    Wlhi hees aan la meel dhigo wayadan maan arag
    Wlhi waxay uqalantaa hestaan in dhawr luuqadood lagu qaado waa xaqiiq dhaba
    Mahad sanid abwaan bulqaas
    Iyo deeqaba

  • @nuuraladan6475
    @nuuraladan6475 7 лет назад +11

    Deeq afro waa fananad jirta wax dhex yal bulshad baay soo qad tageer aniga adn like igu soo raca

  • @somalisgirl9014
    @somalisgirl9014 7 лет назад +19

    full respect deeqo wadaniyad alla hakudhowro adiyo abwaankeena qaliga bulqaas guuuuuuuuuuuuuullllllll

  • @yasskacadeofficial7597
    @yasskacadeofficial7597 4 года назад +2

    Deeqo afro waa wa daniyay lkn xijaapka kadhiman iyo calanka Somali full respect

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 лет назад +5

    😢😢😢😢😢😢😢😢 🇸🇴 hanoolto. .... farxd warto adun iyo akhirba amiinyrbi MY best home 🇸🇴 ❤👌👏🏿👍😍😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 6 лет назад +1

    Waaw mashallah walee caadi ma ahan wlhi dhiiga ayey i dhaqaajisey alla yaa cizaak deeqo afro thanks waxey tiri umad meel ku nool oo afrikan ayaan nahey waaw afkaaga caano iyo malab afkaga lagugu qabey....

  • @ceroimmobile8409
    @ceroimmobile8409 7 лет назад +6

    wlhi she deserves to be somali best female artist

  • @xayaatqaali898
    @xayaatqaali898 7 лет назад +2

    Waw Waw nice song my walaashay deeqa Afro waad ka baxsaty bayo abwaan keena Bulqaas Studio noolaada inbadan 😍😍😍😍😍😍

  • @amiiraamran8892
    @amiiraamran8892 4 года назад +5

    Deqo afro allaha noka daayo ilove you
    ❤💋🙏😍

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 4 года назад +1

    Deeqo Afro Wa Fanaanad Qaran Wllhi Wxaa Jira FANAANIIN Iska Caana Hda Aan Wxba La Joogin

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 7 лет назад +25

    Waaaaw nice song qofta aad bay udadaalesa abwan bulqaaas salan sare sxb sare 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 лет назад +1

    Deqo Afro xabibti waa jirtaa wale 😍😍😍Nolw shrfy 😗

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 7 лет назад +15

    #bulqaas good job sxb wax badan baa ku aqaan ilaa bosaso Somalinimada ayaa kugu wayn hal.abuurka waa mid Allah ku siiyay, #Deeqo iyada good job Cod iyo Qurux ba waa leedahay horo socod.

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 4 года назад +2

    Wagaan deqo afra wa tageri jiray 2020-9jn o la jogana matagero😢😢😢

  • @saciidyaasiin8407
    @saciidyaasiin8407 5 лет назад +14

    THIS SONG RESPECT 💙💙💙💙💙

  • @Amy-maman
    @Amy-maman 7 месяцев назад

    Asal heesa Somalie dhamaan meel kastey aye dhaganyihii allah xifdiiye inagana yeel kuwii miidowa😊😊on n'est fière des africains

  • @mrmalow9690
    @mrmalow9690 7 лет назад +7

    Duul Islaam baan nahay#astaanteenu waa nabad

  • @King_Daud
    @King_Daud 6 лет назад +1

    Like ii Saar maxey ahey?!!!
    Umad meel ku nool afrikan ah bn ahey.
    Carab bn nahey ha iga harto.
    Hees hit ah weeye dhabtii

  • @saskahashi9029
    @saskahashi9029 7 лет назад +5

    Fananad an ku haysto she is so beautifully woman masha alah im proud to u abyo nolow💘

  • @Xisbullaah118
    @Xisbullaah118 8 месяцев назад +1

    🇸🇴 🇸🇦 🇹🇷 🇮🇷 🇦🇫 🇪🇬 🇲🇦 🇵🇸🇲🇷🇧🇭🇩🇯 🇸🇩 🇾🇪 🇱🇾 🇩🇿 🇹🇳 🇹🇩 🇴🇲 🇶🇦 🇸🇾 🇯🇴 🇱🇧 🇮🇶 🇵🇰 🇰🇼 🇹🇲 🇺🇿 🇰🇬 🇹🇯 🇰🇿 🇮🇩 all muslim ☪️ allaha mideeyo oo hal dowlad ka dhigo allow dhamaanten dhamideeh😢😢🤲🤲

  • @abyanhajjiahmed5582
    @abyanhajjiahmed5582 7 лет назад +3

    www afkaaga caano iyo malab lagu qaway runt hestan waa hes nadaren galisay abwaanka tiriyay abwaan iga dheh iyo codka mcn ee ku laran afro guul wacan

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 7 лет назад +1

    Wwwwww Walaahi Been Laguma Dhaartee Deeqa Afro Heesa Ay Qaado Kuli Waan Ka Heley Absolutely Abdirizak bulgaas Broer Illaahey Maskaxdaada Hakuu Daayo Adiga Ka Hor Aniga Abwaan Ma Arkin Asal Marka Laga Reebo Abwaaniinti Hore Sida Sangub 🙌🙌🙌 Heesahaad Abuurtey Kuli Runtey Ka Hadlayaan🙌🙌🙌🙌

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 6 лет назад +9

    Heestaan waxaan codsanayaa in la turjumo oo la tuso caalamka waxay ka hadlayso deeqa afrona ay muqal kan kabadalan ku soo qaado sidii iyadoo latakoorayo oo laga cararayo kadibna heesta bilowdo qiiro iyo cadho isku jirtana muujiso waxan ay isku xidh xidhaysana iska dayso heestan waa hees sumcadeena ku xidhan ninkii sameeyay waa veesi geesi dhalay heesta muuqaal kale haloo raadiyo waa cidsi mahadsanid

  • @khadramohamed241
    @khadramohamed241 7 лет назад +1

    👑🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷😍😍😍😍😍😍 inta fannan hees qaday heestan kahor marag ilin iga kentay viva Deeqa Afro

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 7 лет назад +10

    Abwaan Abdulriisaq Buulqas in the house. Axya waddani 😊😊

  • @mohammudjama9635
    @mohammudjama9635 3 года назад +1

    March 15 2021 ayaan deeqa afro jiibta heesta la jiibinayaa anoo jiifa

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 7 лет назад +6

    DEEQO MASHALLAHA ABAAYO QURUXU IYO COD BUU RABI KU SIYA MASHALLAHA INLOOW AFKA CANO MACAAN LAKU QABIYE

  • @saacidyare143
    @saacidyare143 4 года назад +1

    Geeska afrikada bari NFD ana iska leh
    Horay ado sii soco jabutina anaa daga
    DDSI aga gaarka xamariyo ilaa iyo waqooyiga anigaa iska laho abtirsi mahaygiyo waa dhaxal awoow geey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Soomaalaay midooba midooba 😥😞

  • @mohadam6331
    @mohadam6331 7 лет назад +8

    Now I am landing planet earth to meet Deeqa. love you keep grooving.

    • @mohadam6331
      @mohadam6331 7 лет назад

      I am close to planet earth now. Where is the best place on Earth to land?

  • @hassanyoussouf8180
    @hassanyoussouf8180 7 лет назад +2

    deeqo Afro waa kugiu heeysaa noolow all Somalian Viva good song all Somalian enemy down thank you bulqaas

  • @abdirisakofficial2760
    @abdirisakofficial2760 7 лет назад +16

    sax waan qiirood wlhy thanks afroo and bulgaas

  • @naimafeysal6733
    @naimafeysal6733 7 лет назад +9

    Full respect Deeqa Afro

  • @wizz1072
    @wizz1072 7 лет назад +1

    Ax Yaa Hees wadaniyad baad tahay wlh deeqa afri Tnx bulqaas deeqo waan kutaageeraa huuno Somalinimadaa kugu wayn

  • @nasroahmed3094
    @nasroahmed3094 4 года назад +1

    2020 yaa dawanaya 😍🇸🇴💗💋💋💋somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 лет назад +4

    She is kinda my fav haha. I love her soo much... best ciyaalka xaafada = Deeqa Afro.

  • @suleiman1537
    @suleiman1537 7 лет назад

    Nacam Nacam, Argagaxiso farac nooma galin, waa fikrad shisheeye dalkeena iyo dadkeena meelo kale looga soo waariday.....👏👏👏👏Deeqo Afro👏👏👏👏👏

  • @saciidyaasiin8407
    @saciidyaasiin8407 5 лет назад +5

    THIS SONG 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @hasannor3599
    @hasannor3599 6 лет назад

    Deeqo afro laandheere waaye kor u kadiso viva afro kama dhergo xata hada I dhaxdo

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 7 лет назад +10

    samaroon ayan ahay asal dhalad ayan ahay tariiqda xogalkay argagixiso maan noqon dul islama banahay astan tenu wanabad dad ilasho darisko ixtirama banahy qabilada kale somaliyed dad aman gashanahy walhi hestan waxan moda inay qabilka ka hadlayso iga ma aha in aan fanayo lakin manta somali qabilka la odhankara sifadasu leyahay waa Ree Sheekh samaron inta igu racsan like intakle Raali hala noqdo

    • @abdilahisadiq4270
      @abdilahisadiq4270 7 лет назад +1

      axsan wankugu racsanhy

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 7 лет назад +1

      Hhh sxb nin dhulbahante ban ahay waan jecelahay samaroon iyo somali oo idil se nimanka kaliya awooda inay wax xasuuqan waa dhulbahante oo idoor iyo MJ oo ay gaalo ka xoreyen daandaansiga ku wadan marka taa walaga mudan yahay

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 лет назад +1

      Daariq Ahmed Mazuul Aad Ban Ku slmya Marka Hore WA LA idin Ciilay Ila Xad Wlhi Adinka iyo Owdal Stete Khaatumo Stete Waxa Tihin Labo Reer Oo Dagan Oo Nazabkii Zomaliyed ah Me From Putlaad Hadana Iyaga Dadka U Xun Marka DUL QAATA Sheekh Samaron slmulaah And Aptiyall Sare Reer Khaatumo