Dhaqdhaqaaqa Laafyaha by Nuur Eebo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2010
  • Somali love song.
    Sound (Mastering), video and search promotion by Faysal Jeero, Owner of The Venus Channel, the best sounds.
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 370

  • @ahmedmohamed-ww6ux
    @ahmedmohamed-ww6ux 4 года назад +15

    Allaah hakuu Naxriisto. Aniga oo aan waligeey Arkin ayaan haddana si walaalnimo ah u jeclahay Nuur. Allaah qabriga ha u waasiciyo.

  • @AbdiqadirHassanDuuliye
    @AbdiqadirHassanDuuliye 4 года назад +84

    Waxaan xasuustaa Walaashay Oo laguursaday 🧖‍♀️xilligaas Oo wiil yar ahaa waan ka xanaagsan lamana hadli jirin sababtoo ah majeclayn inay guursato 😹 markay guriga timaado way isasabi jirtay lacag ayayna isiin jirtay 🧕 markii dambe waan lahishiiyay waxayna iiwaday gurigeeda xilligaas waxay Dagnayd Ceelasha Biyahay Muqdisho iyo Afgooye dhaxdeeda, xilligaas 2005 cml ayay Ahayd Oo sidaas looma dagnayd meel cidlo ah Oo dadka ku yaryihiin ayay ahayd .
    Walaashay ayaana dhagaysanaysay Heestaan Wallaahi waa xasuus Hana waa 2020 00 maalmo dhiman .
    Oday wayn anigoo ah Oo ilmahayga magaalada marayaan ma hilmaamo wixii dhacay xilligaas Alla walaltinimada waa Qaalli.

    • @alimoha9431
      @alimoha9431 4 года назад +1

      wararka Maanta 😂 istagfurulah

    • @saadaqcali2237
      @saadaqcali2237 3 года назад +4

      @wararka Maanta afxumo yaan lagugu cadabin sxp wuu yaraa wax is aroosayo iyo waxkle waxba kama ogeen

    • @jannah5330
      @jannah5330 3 года назад +1

      Wll fcn ayaa aheed wllnimado waa shey qaali ah

    • @amaalmohamed5071
      @amaalmohamed5071 3 года назад

      Hhhhh walaaashaaa ilfuuur Ku noqotayaaa in la guuursado ma jecleeen aaaaa🤣🤣🤣🤣😎

    • @akrammina4071
      @akrammina4071 3 года назад

      Man sha Allah illey ha ku dhaafo walaasha wllmino wa cajaaib

  • @usan6927
    @usan6927 2 месяца назад +2

    This album was released in 1994 and this artist died on july 1999 in Toronto Canada

  • @mohadekanshur2467
    @mohadekanshur2467 5 лет назад +22

    Rabi Janatul Fardowso ka waraabi Nin aan si walan u Taagero ayu ahaa Nuur Eebo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +5

    Heesaha gabdhaha lagu amaanin tanaa ugu Qurux badan o ugu cajiibsan wlhi Allah ha unaxariisto #Nuur Eebo

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 года назад +16

    Hees Gabar lagu amaano Hees kaqurux badan ma arag😍Allow kunaxariiso #Nuur Eebo

  • @upirashid
    @upirashid 7 месяцев назад +4

    Nur eebe was and will always be my favorite Somali singer RIP. Having been listening his music since my boyhood early 2000s up to now and I still can't get enough.

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 2 года назад +8

    Allaha unaxariisto nuur eebo🙏😭
    Thursday/November/04/021

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 лет назад +62

    One of the Somali legends. No question

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 года назад +5

      Rabi ha u raxmado. Magaaladaa deganahay ee Toronto ayuu ku duuganyahay marxuumka.

    • @abdirizakahmed7855
      @abdirizakahmed7855 Год назад

      ​@@waryaawariiri1812 ❤

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 3 года назад +3

    Allah ha u naxariisto nuur eebo haduu noolaan lahaa dad aan ogahay oo fanaaniin ah maanta inayan heeseen ceebtooda nuurna inuusan adduunka ku noolaan qof isagoo kale ah way cadayd hal buu iftiinkaasi libqay

  • @Yahyekaldaweye
    @Yahyekaldaweye 8 лет назад +70

    ilahay ha u naxariisto koley intaaan aan dhagaystey nin cod ku gaadhaayo iyo hees lagu xaragoodo cid ku gaadheysa ma soo bixin ilahay qabriga ha u nuuriyo janatu farduusa haka wraabiyo aamiin aamiin aamin

    • @ismacildaahir897
      @ismacildaahir897 5 лет назад

      Ilahay haw naxaristo

    • @suadabdalla9863
      @suadabdalla9863 5 лет назад +3

      DEEQSI FILMS thanks 🙏 walalo abtigey weye allaha u nazariisto nuur eebo janatul fardows allow ka waraabi abti mcne

    • @xiisahachannel6297
      @xiisahachannel6297 4 года назад

      DEEQSI FILMS walaal goormu dhintay xililigii siyaad bare miyaa

    • @salmanyare2103
      @salmanyare2103 3 года назад +1

      Aalto channel maya walaal waa 2000 ayuu dhintay

    • @princejuba
      @princejuba 3 года назад

      Amiin

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 лет назад +22

    Jannatul firdows Allaha kuugu deeqo brother Nur ebow

  • @ayaaniitappemuxidiin9565
    @ayaaniitappemuxidiin9565 5 месяцев назад +1

    Heestaan waxaa horay uqaaday fanaankiwynaaa alaha unaxariisto cumar nuur cabdule

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 7 лет назад +12

    Allah ha u naxriisto nuur eebe run ahaantii album kan waaan xasuustaa waagii aan yaraa waxa uu ahaa top album waagaas fan kuna sidan hada muu ahayn .waxa waagaa heesi jiray
    nuur eebe (AHUN)
    Nuur cade
    jaamac yare
    c/laahi boqol
    waxayna ahaayeen dhalin yaro dhamaantood wada cod macaan
    khaasatan nuur eebe (AHUN) waxa uu ahaa xidigii wakhtigaa,waayo waayo iyo wakhti tagay

    • @dahirmahamud687
      @dahirmahamud687 7 лет назад

      alla maxa xasuusata! afkeyga kala baxday album yadas

    • @shakraisman9773
      @shakraisman9773 7 лет назад +1

      Nuurudiin cali jaamac ina adeer ma iga caawin karta ereyada heesta dhaqdhaqaqa laafyaha wan.fahmi wayaye isoo qor pls

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 7 лет назад +1

      shakra isman walal heesta an qoraal keda waa diyaaar waxaa soo galiyey mudug boy ayadoo qoraal ah oo abahiis ku luuqeynayo

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 9 лет назад +14

    Haa wlh farhiyo beentaa mahan fanaan la cod ma jirin mana jiro doono ilaaheey ha u naxariisto nuur eebo

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 4 года назад +12

    15-10-2019 xili fiid ah ayaan dhageysanayaa inta IGA danbeyso like bacbac igu sii

  • @ahmedabdi3366
    @ahmedabdi3366 3 года назад +4

    Allaha u raxmado Nuur ebbow
    yaa wali dhageysanaya heeskan aadka u sareeya 17 march 2021 18:49 pm mogadishu
    ✌✌🚣‍♂️🚣‍♂️ my day ugu horeysay e aan gadheysto 2009 aheed galab 4:13

  • @abdullahiadan5644
    @abdullahiadan5644 6 лет назад +118

    1/3/2019 yaa wali daawanaya fadlan like 😂😂

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 года назад +6

    my allah bless him I know this brother from seattle Washington 1998🇺🇸🇸🇴👋🏾

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 лет назад +14

    Nuur eebow wardhiigley and all over the world legend

  • @Wllcomando
    @Wllcomando 3 года назад +9

    Caaawa ayaaaan iska jeclaaaday inaaaaa dhageysto heestaaaan waxaaaan mooodaaaaaba iney dhiiigeeygu ku shaqeyso

  • @hashimabdi7680
    @hashimabdi7680 7 лет назад +9

    nuur cabdulle qaaday heestan nuur eebow waxuu ahaa xidigi wardhiigley

  • @yasinahmed931
    @yasinahmed931 4 года назад +2

    Wuxuu ahaa cad-ceed mudh usoo tidhi fanka sagaashamaadkii Allah ya raxma NUUR EEBO

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 лет назад +34

    08/04/2018 xilli xasuus igu leh baan dhagaysanayaa erayadan macaan iyo codkan malabka ah ❣️❣️❣️ alle ha kuu naxariisto Nuur eebo fanaan heesaha copy ga ah kaga cod macaan wali fanka masoo maran 😍😍

    • @ibrahiimhassan9572
      @ibrahiimhassan9572 5 лет назад +1

      Abdirahman Yaare saas waaye sxbnaa ninkan waa fanan weyn

  • @aducaale328
    @aducaale328 2 года назад +6

    RIP Legend Nuur Eebo ❤❤❤

  • @steelhunter05
    @steelhunter05 12 лет назад +105

    When music is good, I guess it doesn't matter where you're from. I'm a big fan of Somali food too. I think Im the only American that loves goat. Also, can someone help cadaan out here with the lyric translation?

  • @irfanshekeeye3944
    @irfanshekeeye3944 5 лет назад +5

    5/6/2017
    Nuur eebo allaha ku naxariisto
    Aamiin

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 года назад +10

    Heart touching song i have ever seen😭 when i listen this song i feel illness

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 года назад +7

    My Allah have a mercy on him nor eebo waaberi legend😢

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 года назад +7

    Legend always Legend The memory of bigg singer omar noor abdulle noor epoo good singer

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 лет назад +17

    Nuur eebo mucjisada fanka
    cod xasuus ka samaysan iyo qiiro
    Musicga cida tuntay qofkii sheega waa Legend

    • @KhalidAhmed-vn4nw
      @KhalidAhmed-vn4nw 5 лет назад +1

      Wiilka Reer Cigalle TV beenta ma.ahan xasuus ayoo codkisa ka samesan yahay

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 2 года назад

      Cabdisalaan Siciid Xasan jiimi ayaa tumay walaalo e lacag soo dir waanigaa KU sheegaye

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 года назад

      @@awaarechannel1758 Waadku dhacday sxb
      Musicga NUUR EEBO cida tuntay qofwalba ma sheegikaro
      Research iyo xisaabaad ayaad kusoo heli karaysaa loolz
      DAJIYA - hassan aadan samatar musicgan dhagayso ruclips.net/video/aSMW2oqyVgc/видео.html

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 года назад

      @@awaarechannel1758 Kadibna Heestan NUUR EEBO musicgeeda isku fiiri ruclips.net/video/wRJ9SWDiSsI/видео.html
      haday isku mid noqdaan waxaa tumay …………..

    • @mahamedaroone1075
      @mahamedaroone1075 2 года назад

      Sheegoow bishaar

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 7 месяцев назад

    Ale ha unaxariisto
    Nuur eebo

  • @imanbashir8630
    @imanbashir8630 4 года назад +5

    2020 Still listening Heestaan My Ex Sagal baa kusoo xasuustaa😭😭

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 7 лет назад +10

    alleh ha ubraxaristo nuur eebo hestay 2000 ila hada an jeclahay الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته

    • @dayaxofficialstudio726
      @dayaxofficialstudio726 6 лет назад +1

      1997 ayuu ahaa albunkani ciyaalo 2000 kun

    • @abdikarimissa9394
      @abdikarimissa9394 2 года назад

      @@dayaxofficialstudio726 haa 2000 shayl Umbau ahed lkn time an maqlay hestan

  • @ahmedjama7368
    @ahmedjama7368 7 лет назад +22

    Yaa daawanaya . 02/03/17.ask son ugu laabo 16 sano kahor.heestan waxay igu celisay xusuus hore 2001 waxaan dhex joogaa Magaaladan Somalia kudhashay Laascaanood anoo Kujira Dugsiga hoose dhexe waaga Album kan meelaha heesaha lagu dhagaysto maqaayadaha aroosyada wayka bixi jirtay waxaan soo xusuustay Dhalintii aan soo wada kacnay oo Yana dhagaysan jiray.....i miss Somalia.. AHUN..nuur eebe..

  • @abdifitahbisle4979
    @abdifitahbisle4979 Год назад +2

    Big legend 🙌 nuur EEbo

  • @RaxmaRaxma-ic8fy
    @RaxmaRaxma-ic8fy 5 месяцев назад +1

    Still gold 2023❤️ Rip 🥹 legend nuur eebo

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 Год назад +2

    Alla Yaa raxma Weston @ Lawrence Hall of Fame

  • @Tube8Fei
    @Tube8Fei 13 лет назад +2

    Nuur Eebo ilaah ku naxaristo anna janada ku rajeyna

  • @taaha1680
    @taaha1680 Год назад +1

    Nuur Eebo is a legend 🙌

  • @user-pi5xs9gn8m
    @user-pi5xs9gn8m 5 лет назад +1

    Allah yaa raxma adeerkay nuur eebe eedo fardowsa cimri dheer

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 5 лет назад +13

    True legend R.I.P Nuur Eebo you will be always in our hearts.
    Xasuustii R.I.P Cumar Nuur Cabdulle

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Год назад +1

    Waa marka keliya aan xasusta galo
    Dusha timaha guudkee 2008
    Alle how naxariisto nuur eedo
    Fanan xasusu mudan ayaan dhihi karra happy new year 2023

  • @MOENOOR509
    @MOENOOR509 5 лет назад +6

    Waa 2018 heestan walina kama daalo dhageysigeeda

  • @MOHAMEDMOHAMED-er2qi
    @MOHAMEDMOHAMED-er2qi Год назад

    Ilahay haw naxriisto oo qabriga haw nuuro janadina ha geeyo inshallah.

  • @bureqaismaacil3920
    @bureqaismaacil3920 Год назад +1

    15/7/2022 7:20 fiidnimo weeye hestan waxan dhagaystay in ka bdan 50 jeer safar baan ku jiraa 😩❤

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 5 лет назад +2

    Abti Nuur Eebo Allah Naxariisti Janna ka waraabsho, Aamiiin .

  • @hasanalisaid9287
    @hasanalisaid9287 6 лет назад +1

    Allah Unaxariisto Al Fanaan Nuur Eebo Fanaan Nuur Eebow Hakaa ahaado

  • @mkali4230
    @mkali4230 5 лет назад +6

    Still golden💯unique song

  • @SARA-xh9zr
    @SARA-xh9zr 2 года назад +6

    2021 AND STILL LISTENING TO THIS SONG

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 месяца назад

    Markuu soo baxay nuur eebe waxaa labyaabay Maxamud singub wuxuu lama calfandoono fanka nuur eebe sidii bey noqotay

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 6 лет назад +18

    ERAYADA WAXAA LAHAA CABDULQAADIR XIRSI YAMYAM HEESTANA WAXAA KU QAADEY MACALINKI CODKA MACAANAA CUMAR NUUR CABDULLE, NUUR EEBOOW AYAA CANADA KASOO QAADEY KUNASOO QAADEY CUMAR CODKIISI MID SOO DHAWEEYEY DHAMAANTOOD WEEYKA HULEELEEN ALLAH HA U NAXARIISTO.

    • @mohamedadam8816
      @mohamedadam8816 4 года назад

      Aad iyo aad wll waxaad tahay shaqsi fanka waxbadan ka yaqaan alle haku xifdiyo meelkasta oo aad joogto

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 5 лет назад +2

    June 2019 yaa ila joga nuur eebo alow kui naxariisto

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 года назад +5

    I’m still listening in 2019
    Best ❤️

  • @abdrahamanilias285
    @abdrahamanilias285 8 лет назад +1

    Allh yaarahma Nuur eebow allh aya ugu deeqay cod macan

  • @Officialmohamed24
    @Officialmohamed24 3 года назад

    Musigaa iyo heesta wàa is wataan wàa fanaanka keliya ee sameeyay saas waàaw. Naxariista eebe

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi Год назад +1

    Nasiibku ha igukaa daro 5 jenvier 2023 ayaa iga danbeeya

  • @EatRight2TheWorld
    @EatRight2TheWorld Год назад +1

    2022 best Somali song ever made Nuur eebo ilaahay hakuu naxariisto boqorki codka

  • @natureenvironment6699
    @natureenvironment6699 6 лет назад +16

    2018 yaa wali daawanayo aax like Saar 😎😘😎😘😎😘😎😘

  • @missxayati640
    @missxayati640 8 лет назад +1

    Allah Raxma Raaximiin yaaa rabi..
    heestan jeceyl ayey sii galisaa

  • @BrotherWarsameh
    @BrotherWarsameh 12 лет назад +1

    Eebbe ha naxariisto fanaanka weyn Nuur Eebo.

  • @kaarladeeq835
    @kaarladeeq835 8 лет назад +15

    marka hore rabi naxiista jano hasiiyo (Alfanaan Nuur eebow ) heestaan Min biloow nolosheeda ilaa iyo hada wey imashquulisaa alla maxaa dad lajeclaa kahayaamay dunida

  • @deeqdeeqow2458
    @deeqdeeqow2458 5 лет назад

    ilaah ha unaxariisto nuur eebo asiga iyo asxaabtiisa waxey ahaayeen dhalin yaro soomaalidii qaxa ahaa qarowgii dagaalada kabaabi'iyay
    Jaamac yare
    Nuur cade
    Cabdulaahi boqol
    Nuur eebo
    macalinka musiga looga haray cabdi salaam jiimi
    canada toronto waayo tagay

  • @user-he2zk8ve2l
    @user-he2zk8ve2l 4 года назад +3

    Still listening 2020 😢

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 4 года назад

    Alle ha unaxariisto marxuumka nuur eebo waa fanaan cod haleeysi ah leh waaye

  • @MrATMSONGS
    @MrATMSONGS 11 лет назад +3

    alaha u naxariisto both nuur eebe iyo fanaankii original ka lahaa cumar nuur cabdulle.

    • @shafieegah6047
      @shafieegah6047 6 лет назад

      الله يرحمه ويسكنك الفردوس الأعلى

  • @Cadde1432
    @Cadde1432 2 года назад

    Heestaan asalkeeda wxaa lahaa alaha u naxariistee Abti Ama adeer Cumar Nuur Cabdulle oo aan deris ku aheynay Madiino Ceelqalow

  • @mustafeahmed9991
    @mustafeahmed9991 8 лет назад +3

    ilaahy haw naxariisto amen yaa rabbi

  • @marwosihaam6148
    @marwosihaam6148 5 лет назад +2

    Xasuustii Aduunka cod Darren leh IGA dheh illahay ha,u naxariisto nuur eebe

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 4 года назад +1

    "Cumar Jano...gal.... "dhagdhaqaaga laafyaha dadyahow anigu yaabeyee".....

  • @AHMEDDHAQAN-gy1qp
    @AHMEDDHAQAN-gy1qp 9 месяцев назад

    Naxariista Eebe allow ku waraabi❤

  • @ahmedabdala9769
    @ahmedabdala9769 8 лет назад +1

    alle ha u naxaristo fananka wuxu nin qaali ah

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 4 года назад

    14/01/2020 yaaa ila dhageysanaaya wali nuur eebo alaha kuu naxariisto

  • @deekcumar4298
    @deekcumar4298 7 лет назад +3

    ilahaay how naxaristoo Amin

  • @samatera123
    @samatera123 8 лет назад +8

    best song. God bless you

  • @AhmedAli-ks9hq
    @AhmedAli-ks9hq 4 года назад +1

    Allaha ha unaxariisto heestan Waa xasuus

  • @mahdiahusen
    @mahdiahusen 4 года назад +4

    So underrated 😌. Rip nuur eebo.

  • @fathiaobsiye4182
    @fathiaobsiye4182 6 лет назад +8

    Allah haunaxariito marxuunkaa naxariistiijana Allah hageeyo anigu waxaan waan arkey magaalada Toronto Canada ayuu daganaa wiilyar ayuu ahaa axuuna katagey gabar xaaskiisaana ayaan adadhiganjirey School

  • @ismailabdullahi2290
    @ismailabdullahi2290 3 года назад +12

    Released
    in 1990s listening🎧 in 2020
    These are called real songs🎶

  • @ciiseduraan3197
    @ciiseduraan3197 6 лет назад

    nuur axmed warsame Ina eebo Kil Kil
    allaha qabriga nuur uga dhigo aamiin
    aamiin aamiin insha Allah

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 4 года назад +1

    2020 yaa il daawanaaa kama daalo

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 Год назад

    Wardhiigley legend the goat Aun nuur eebo😭😭

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 2 года назад

    30/3/2022 dhagaysanaya Xasuuus adna🥺✋🏽

  • @barmudoproduction4733
    @barmudoproduction4733 4 года назад +8

    126 dislike Gareyay Wa Al Shabab Goodka jilocow Ayana Sugayo How you gonna dislike a song of Waberi legend Nuur Ebbo😍

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 года назад

      Sacadaan qaarkood ameey is qarxiyeeen lee

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 2 года назад

      ķkkkkkkkkkkkk

  • @djprince1164
    @djprince1164 7 лет назад +2

    the legend nur ebe AUN he was great singer

  • @faysalali817
    @faysalali817 6 лет назад +7

    December 2017 hadi ad dawanayso like I 👍

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 лет назад

    Amba-waa yaabe . janadii rabi ka ku geeyo. Amin

  • @abdikarim7208
    @abdikarim7208 8 лет назад

    mashaallah AXyaa fanaan Fanankii qarniga Alle hakuu Naxriisto janatul fardawsa

  • @munacadeymunacadey2291
    @munacadeymunacadey2291 8 лет назад

    allaya raxma fanaaan jiro buu ahaaaay ilahooow qabriga u waaasici yaa allah

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 лет назад

    allaha u naxatisto marxunka janadi fardoso alllaha ka waraniyo amiin nuur eebow

  • @umusuldan4062
    @umusuldan4062 4 года назад +1

    2020 yaa ila dhageysanayo

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 6 лет назад +2

    saxib fananka sawir iyo muuq laga maa hayo codkisa waa top saxib

    • @ismaelismael3525
      @ismaelismael3525 6 лет назад +1

      sawir waa laga hayaa lkn muuqaal video ah lagama hayo

    • @abdiqanihassan2212
      @abdiqanihassan2212 5 лет назад +1

      Sxb videoclip waa laga haaye Aroos badan ka heesayo

  • @kamaaraak7226
    @kamaaraak7226 2 года назад

    nuur eebo alle haku naxristo wlh hes u qaday ann jcleyn ma jrto codaa ku dhmaday wlh allow jantul frdosa gey 2022 ✊❤️

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 2 года назад +1

    Mudo sadix sano ah markasta oon waqti hello ilahay amarkiiis heeskaaan ayaan xusuus kasoo raaadsadaaa nuur eebow alaha kuu raxmado wll

  • @dheymancadeey8527
    @dheymancadeey8527 6 лет назад

    alle ha unaxariisto nuur eedow wlhi wan jeclahay fanankan heesihiisa nah kama dhargo

  • @hassnaali9864
    @hassnaali9864 5 лет назад +2

    الله يرحمه ويغفر ويسكنها فسيح جناته يا نور

  • @maxamedxassan1976
    @maxamedxassan1976 5 лет назад +1

    wow nice walaal I now that yes u tha Best ever🙌🙌👩‍❤️‍👨🍅🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @shekeyeahmed9688
    @shekeyeahmed9688 4 года назад

    Allow ku naxariiso
    Fanan weyn ayu ahay

  • @ajhimself7431
    @ajhimself7431 3 года назад +2

    Yaa dawanaya 2021 like saar 👍

  • @HaniHeloS
    @HaniHeloS 3 года назад +1

    Heestaan markaa maqlo jawi farxadeed ayaa Iska daremaaa aniga oo Og qalbigeyga waxa uu daremayo ayaa farxada nafteyda la raadiyaa xitaa hadii aa murugeysanhay ileen farxadu Waa wax adiga isasii karo ✌️