Waxa jira wax kuu daran Haddana kula wanaagsane Afka hadal ka weynbaa Inanyahay wadaayoo Kaa weecan waayee ++++❤ Jacayl baa i weeraray Wakhti samadu furan tahay Anigoo war ma qaba ah +++❤❤❤❤❤❤ HA ii qaban waayaha Hana noqon looma Weheshan Looma soo hor doortaa !!!❤ ++++❤ Waligeed looma ayaan Naftaa wehel ku moodee . Alla weger waxaanad filan Adduun waayo badanaa Wagii baryaa iyo qoraxdii Wareegtaba waa wax yeelo joogtee
2017, 18, 19 ayaan dhagaysan jiray aniga oo la buka qiso bilaabatay waqtigaa sanado badan ka hor. Una diray midii aan wehelkeeda filayay kuna iri; afka hadal ka waynbaa inanyahay wadaayoon kaa weecan waayee.. balse way i maqli waysay waxaanse isku samir siiyay '' waxaa jira wax kuu daran hadana kula wanaagsane'' Maanta anigoo wehel aan isku faraxsanahay haysta💞 ayaa qalbigii bar i maqan yahay💔 Dhaawacyada qaar ma bogsadaan, waqti badana laguma bixiyo bogsiintooda ee la noolaashiyahooda ayaa la bartaa oo horay ayaa nafta loo qasbaa.... Sawirka heesta saaran oo kale ayaan meel ku arkay oo xusuustan igu soo dhex tuurtay 09.2024
I second you, yes it’s , Do you believe me that am listening now while am traveling between texas and Illinois America and am chewing Kawaran 😂! Waa hees shidan waana kahelay.
Waxa jira Wax Kuu daran Hadana Kula Wanaagsan Afka Hadal Ka Waynbaa Inanyahay Wadaayo Kaa Weecan Waayee Jacayl Baa I Weerary Wakhti samadu Furantay Anigoo War Maqabaa Ha iqabanin Waayaha Hana Noqon Looma Weeshan Looma Soo Hor Dortaa Waligeed Looma Aayaan Naftaa Naftaa Wehel Ku Moodee Alle Waxaanad Filan Aduun Waayo Badana Waagi Baryaayiyo Qoraxdii Wareegtaba Waa Wax Yeela Joogtee
2024 oo dhamaad ah baan dawanaya
Mazha allaah nuur cade axsan yaa fanaan. Fanaaninta dambe adiga iyo c.fatax yare ayaan taageeri jirey oo aan heezihiina dhageyzan jirey mazha allaah guul iyo gobanimo
Wlhi waa run wxa jira wx ku daran hdna kula wngsn wxan dawanya Malin arbaco ah 22/02/2023 balan dhaqtarka ilkaha u socda 😊😢
Caawa taariikhdu waah 29/2/2024 dheereyah wawtigu 😢😢😢
Heestan waxa laiso direy manrto arbaco ah 17/7 /2024 kl 20:16 micnahedana ma fahmin?? Jaceyl baiwerarey😁
😢Nooca ugu xun ee xanuunka waa marka aad dhoolacadeyneyso si aad u joojiso ilmada kaa daadata...... 🥀💔
Jacayl baa I weeraaray ❤️🔥
Wakhti samadu furantahay🥺
Anigoo war maqaba❤️
Waxn dawanoya 10ka bisha 11 2020 hada iga danbyso lik iisar
22/4/2023 ayaan halkaan soo maray❤
@@bella-xb1ug 11 /6/2023 baan halkan so maray❤🌸
KAma danbeeye wa loso noq noqdaa heestan 😂😂❤
omg hees shidan weeye fanaankaan aad ayaan uga helaa ❤❤
Waxaa jira wax kuu Daran Hadana kula wanaagsanee . Taas Been maahan . This song 🎵 makes me happy 😊 and feelings 🎉
Heestaan cabdi tahliil iyo faaduma duur ayaa iska lahaaaaa
Alla weger waxaadan filan
Adduun waayo badanaa 😌
5/1/2025🫡
Wooow walalkey my prothar
Nuur cade nolow wllo
Amazing lyrics. 👌
2025. New year.
❤❤❤
Same wan kusalamay 🤪
Waxa jira wax kuu daran
Haddana kula wanaagsane
Afka hadal ka weynbaa
Inanyahay wadaayoo
Kaa weecan waayee ++++❤
Jacayl baa i weeraray
Wakhti samadu furan tahay
Anigoo war ma qaba ah
+++❤❤❤❤❤❤
HA ii qaban waayaha
Hana noqon looma
Weheshan
Looma soo hor doortaa !!!❤
++++❤
Waligeed looma ayaan
Naftaa wehel ku moodee .
Alla weger waxaanad filan
Adduun waayo badanaa
Wagii baryaa iyo qoraxdii
Wareegtaba waa wax yeelo joogtee
Waxan dhagysanaya 18 /12/2024 wana mrki igu horysay hesta io fanankba
jacaylbaa
iweeraray wakhti
samadu furantahay anigoo warmaqabaa ax 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
My first time seeing this song lakin codka wa fanan caan ❤
12, MAR, 2023, 8:50 AM HABEENIMO, MUQDISHO HODAN TALEEX. 🔥 🎶
Xasuustii cabdi tahliil
11/9/2019 waxanu is baranay cadnaan maxamuud maxamed Diriiye 💔😔 waxaan heestan baratay wakhtigan isaga wada soconay hadana waa 29/9/2022
Ma is calfateen
Kkk maye indr
xusus goniya ayay kuu ledahay hada heestani
@@nawalziciidali2457❤❤
Heestan xanun ban ku dareema wayo waxan dhagesan jiray jaceylkii kowad markan isku dhacno ama isfahmi weno mar wlbo xasuus ahan ban u dhagesta😰💔😭
Wow mazha allaah. Shukriyey mohamud #jacaylka dhabtah laguma guuleyzto. Waanan dareemi karaa xazusta gaar ka kuu ah ee ay kuu leedahay wll qli
Ana manta aya so boqde manta
Ax! Isku dareen iyo waayo
2017, 18, 19 ayaan dhagaysan jiray aniga oo la buka qiso bilaabatay waqtigaa sanado badan ka hor.
Una diray midii aan wehelkeeda filayay kuna iri; afka hadal ka waynbaa inanyahay wadaayoon kaa weecan waayee..
balse way i maqli waysay waxaanse isku samir siiyay
'' waxaa jira wax kuu daran hadana kula wanaagsane''
Maanta anigoo wehel aan isku faraxsanahay haysta💞 ayaa qalbigii bar i maqan yahay💔
Dhaawacyada qaar ma bogsadaan, waqti badana laguma bixiyo bogsiintooda ee la noolaashiyahooda ayaa la bartaa oo horay ayaa nafta loo qasbaa....
Sawirka heesta saaran oo kale ayaan meel ku arkay oo xusuustan igu soo dhex tuurtay
09.2024
Ala weger waxaanad
Filan aduun waayo badanaa
Waagii baryaa iyo qoraxdii
Wareegtaba waa waxyeelo
Joogtee🙄
walal heeestaso dhagysiya mahaysa
iyado dhamaystiran qoodha iyo xerada
Wow xazuus qaaliya marwalba oo aan marqamayaba waan dhagyzta heeskan! Aniga oo aan marqamin bil iyo 15cisho ayan cawa oo ramadan tahay 21 ku marqamayaa oo aan fhagyzanayaa wow
Heesaha ninkan Mirqaanka way Kululeeyaan Caawan ku Giijinayaa😂
Waxaan dawanayaa. 29/8/2024. Hadaad iiga danbeesso like iisaar wllo❤
Waxan dawanaya 23 April 2023 maalin axad maalinkii sadexad eidal fidriga ❤ ceerigabo ❤
Kkk ana hada ayaan dawanaya bishii shanaad 2023 ka maalin arbaca 10 bisha
The lest Saturday 2024 l leson this misic❤
2024 is my❤❤❤ next lucky 2020 after
Jacayl ba i weeraray wakhti samadu furan tahy anigo war ma qabaa🥺🤕
Waa habenimo soo galeyso khamis 23/8/2023 sacatu tahay 9:52
Amazing songs
I second you, yes it’s , Do you believe me that am listening now while am traveling between texas and Illinois America and am chewing Kawaran 😂! Waa hees shidan waana kahelay.
axsan hees nuur cadi
Waxaan dhageysanayaa 15/05/2024
Anoo jiifo ee igu soo dhacday
Allow noo danbi dhaaf
heestan waxn dhagstay 2024 11 2 malin sapti ah anigu xasusty qof anan ad ujacela balse anna hada haysan 😢
Waxa Jira wax Ku daran Hadana Kula wanaagsaneen❤
Wakhti iyo waayahaga kabogo🤗🤗🤗🤗🤗😍
Loma weheshan loma aayan ❤❤
Xusuustii cabdi tahliil
Heestan oo aan soo boqoday wed/17 April 2024 .angia aad oga walbarhsan inan aya eday dhashay😢
Maanta axada 2023 2.00 duhurnimo
Looma weheshaan
Man garanin
Alla wager wax anad filan aduun waaya badanaaa 😢😢
Waagii beryaayiyo
Qoraxdii wareegtaba
Waa waxyeelo joogtee
20may2023
🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
Heyehey
Nafta wehel ku moode qof aan jacayl isku fahanaba wali ma arag 😢 waxan heestan dhagaysanaya 14 .5.2013 🤍
2023 😂wax baro lagam kro 😢
Wllo iska ba daa 😂😂😂
@@mohamedahmedqasaali3243 hye ugaz🤚🥺
😂😂😂😂😂😂@@AhmedNuurcabdi
😢
Love you 😘 bakar,♥️♥️♥️
Jaceyl baa i weeraray
Wakhti samada furan tahay
Anigoo war maqaba Ahaa!
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Waxa jira Wax Kuu daran
Hadana Kula Wanaagsan
Afka Hadal Ka Waynbaa
Inanyahay Wadaayo
Kaa Weecan Waayee
Jacayl Baa I Weerary
Wakhti samadu Furantay
Anigoo War Maqabaa
Ha iqabanin Waayaha
Hana Noqon Looma
Weeshan
Looma Soo Hor Dortaa
Waligeed Looma Aayaan
Naftaa Naftaa
Wehel Ku Moodee
Alle Waxaanad Filan
Aduun Waayo Badana
Waagi Baryaayiyo
Qoraxdii Wareegtaba
Waa Wax Yeela Joogtee
2025 new year. Dawana
2015 xasus
waxaan daawanayaa 23 /8/2023 maalin Arbaco ah 5:31 galabnimo⏰🎧
xasuusti abdi tahliil jacaylba iweraray
waqti samadu furantay anigo war maqaba
19/8/2023 baan dawanayaaa
Xusuus 😢
7 26 2022 maalin talaada
Boyer Square
👍
Waxan hada dawanaya 2023 ilaa 2010 😄
29/09/2024 xasuuus landrs
very interesting
Alla wager waxanad filan 05-jan-2025
Waxa jira wax kuu daran hadana kala wanaagsan.
Nafta weheL ku moode🤍
Waligeed looma ayaan nafta nafta nafta wehel ku moodeee
💥💓❤💟💕💞💓💓
2007 dii ban xasuustay
2024😢
Sep 28/2022_talaada ✌
👍👍
Nour ade from
2018 ayaan si aad ah udhageysan jiray heestaan manta ooy tahay maalin arbaca ah july 26 11:06 am xasuus ayaay ii tahay