MESHAN WAXA TAGI KARTA KALIYA HOOYO NAFTEDA JECEL. CABAYADI . LAWADA SUGAYAY WA TAN 🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 32

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +8

    Team hamda one like 👍 ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 месяца назад +7

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 месяца назад +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 🌹

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 2 месяца назад +1

    Masha Alllah shukran Hamdi, gabadh quruxbadan om is jeceel 💖💖💖

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 месяца назад +1

    Masha allah allah kubarakeyo
    Xabeet 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @idileabshir2977
    @idileabshir2977 2 месяца назад +1

    Masha’Allah abaayo luv it ❤ beautiful well deserved abaayp

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 2 месяца назад +1

    Abaayo xamdiyeey anagana cabaayada madoowga waa nacay runtiii allaah ha ku amaansado

  • @IfrahDaud-x1o
    @IfrahDaud-x1o 2 месяца назад +2

    Favourite girl. 😍🌷💕
    {Hamda}👸🏻

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb 2 месяца назад +1

    Masha allh 🎉❤my queen

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 месяца назад +1

    Masha allah ❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 месяца назад +1

    Manshaallah cabaayada nice 👌 ❤❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 2 месяца назад +1

    MashaAllah ❤❤

  • @QadraAdancabdi
    @QadraAdancabdi 2 месяца назад +2

    Lguma cuno lguma cowryo qalanjo❤❤❤❤

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 2 месяца назад

    Woow waa Cabaayad magaalo lhurux

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 2 месяца назад +4

    Hooyo lacag heysato dheh abaayo hooyo an nafteeda jecleen ma jirtee❤

  • @ayannurguhad1417
    @ayannurguhad1417 2 месяца назад

    Cabayadaha colorka ku qurxontahay madowga naftirkisa kuma xumid lkin wad badsatay jwiga badalo❤❤dhiri galisadeena

  • @وردةالجور-ل2ز
    @وردةالجور-ل2ز 2 месяца назад

    Waaaaaaw qatar 🇶🇦 aadaganaa jawigeeedi baad isoo xusuusisay ❤
    Ilahay hakuu ziyaadiyo
    Waali waaye cabayada caadi maaha
    🤣🤣🤣ninka hindiga runtuu kuusheegay
    Cabaayadaha way kala duduwanyihiin

  • @Dunianalka_2020
    @Dunianalka_2020 2 месяца назад +1

    Ma noo ogtahay inaad roll model noo thy akhwaan😊

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 2 месяца назад +1

    Nice vlog 😊😊😊

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 2 месяца назад +3

    cabaayadan designkeegu waa iska simple waana daily use cabaya ilama shidno buunbuuninta intaa leeg uma qalanto 😂😂😂

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 2 месяца назад +5

    Cabaydii an so oga usogeynay geesyar lee cagar lagayhy 😂😂😂

    • @ayannoor8511
      @ayannoor8511 2 месяца назад

      😂😂😂

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 2 месяца назад

      Anaaaba yaabay 😂

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 2 месяца назад

      @@maryamahmed6009 abyo decin Qatar ah waye m.sha alah xoga rerbadiya ahy gacaar badana sugaye lkn waxyabaha an kabartey kamidtahy xamdi dharka isasosaro m.sha alah

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 месяца назад

    ANIGA WAXA KALIYA OO II MUUQDO MARKA AAN KU ARKO
    IN AAD FARUURAHAGA U DURATAY SI AAD GUS U DHUUQDO
    MECNO KALE MA LIHID

  • @queenraqiyo4151
    @queenraqiyo4151 2 месяца назад +1

    Me fast😂🎉

  • @SadiyaMohamed-q5g
    @SadiyaMohamed-q5g 2 месяца назад +1

    Waa naxay xamdaay yaa kuu sheegay inaa muuqaalka jiidaayo kkkkkk

  • @hodmanibraheem4718
    @hodmanibraheem4718 2 месяца назад

    Qaal magaca mesha nososheeg

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 2 месяца назад +1

    Cabayada madowgi ama laqaatay tan maryihi hurdada lamoodo ninba doq leyabay

  • @naima745-k7h
    @naima745-k7h 2 месяца назад

    Masha allah ❤