Subxaanallah, (Illahi anfacna bihi anta awalu). Intaasi waa sax laakiin turjubaanku wuxu leeyahay (hanuun aanu Illaahyada ku hanuuno)eeg 7:50-8.00.. waana shirki cad oo uu qasidada dhex galinayo. Acudu billah ha laga digtoonaado in aqoon daro lagu turjumo ama lagu dhegaysto wax kasta. Illahay cid laba ama saddex ku ahi ma jirto waa kaligii. Nebigu csw Wuxu inoo sheegay in aan xumaanta gacanteena ku badalo haddii kale afka haddii kale aan qalbiga ka nacno.
Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
Masha.Allaah barkallaahu madad yaa ziraajal Awliyaa sayidiiiii siral wali Suleman
Maanshallaha allaha,
Subxaanallah, (Illahi anfacna bihi anta awalu). Intaasi waa sax laakiin turjubaanku wuxu leeyahay (hanuun aanu Illaahyada ku hanuuno)eeg 7:50-8.00.. waana shirki cad oo uu qasidada dhex galinayo. Acudu billah ha laga digtoonaado in aqoon daro lagu turjumo ama lagu dhegaysto wax kasta. Illahay cid laba ama saddex ku ahi ma jirto waa kaligii.
Nebigu csw Wuxu inoo sheegay in aan xumaanta gacanteena ku badalo haddii kale afka haddii kale aan qalbiga ka nacno.
ما شا ء الله اللهم نفعنا
سيدي سلمان سر الله ❤
مدد یاسلمان یاسراج الاحبابی
مدد یاسلیمان
Subaxana allah kada benata kkkkk
Maanshallaha allaha