Wxn aad leedahay umaan soo diyaar garoobin mana aha talo aniga sida uu iisaameeyay videogan ma Malaysan kartid iyo sida uu ubadalay hab fikirkaygii aan nolosha iyo future ka ka lahaa noloshayda haday wax iska badalaan oo riyooyinkayga ii rumoobaan sida ugu dhakhsahaaa ogow videogaagan ayaa sabab u ah wll kuma ilaawi doono u are unique girl and very smart 🧠 in somali girls thanks alot 🙏🏼
Wxaan amin sanay anigu (Qofkastaba sidu u jecelyhy in u isku nadiifiyo oo isku qurxuyo ayuu u jcelyhy inu qolkisuna nadiif u ahaado una qurux badnaado)❤😊
Brilliant idea wlhi aad bu isameyey aniga oo ka mid ah dadkad shegtay ama cajisnimo hayga ahaato amba qanacsanan la’aan hayga ahaate aad bad u mahadsan tahay quruxey❤😊
Waxa jirta qaacido tidhaahda اجعل واقعك إلى توقعك . Taas oo ah u baddal waxa aad ku fikirayso waxa aad maanta haysato. Macnaha ha isku xidhin wax aanad hubin in uu iman doono hana sugin mustaqbal aanad gacantaada ku haysan, ha sugin farxad aad rajaynayso se aad xilli, shay ama shakhsi ku xidhay. Sidaa darteed maaha muhiim in aynu ku xidhno nolosheena wax inaga maqan se waa in waxa inaga maqan waxa aynu u haysanno in aynu u eekaysiino inta aynu ka gaadhayno halka aynu rabno. Mahadsanid @zuhours
Ale ha ku sharfo. I like your thought process Abayo Mcn. You put yourself first. No, you're are not overthinking. Taking care of yourself is a way of being grateful to God tbh.
Walahi aniga kaw ka ah dadka aad sheegtay wax kasta o niyadayda ku soo dhacda waxan idhaah mustaqbalkan la suagya mahadsanid wllo sidaad noogu soo jeedisay manta ka dib waa inaan fadhiga ka kaaca of course ❤️💞
Waxa haysatid quruxso, wa arin eey somalida badana ku litaan maba arkan waxey hastan waxa umuuqta waxa kamaqan, runtii wan ka hela qabka ad wax uso gudbineysid wa si wanagsan dadkada wad ufaideysay adne allaha qeer ku siiyo
Am Happy for your Education Good For Myself Like Me Atlantic and UN University of Chicago University of USA 🇺🇸 Difficult Time End To End Inshaa ALLAAHU TACAALAA AMIIN AMIIN AMIIN
Runtii waa fikrad aan aad uga helay yaa salaam😊. Waxaad markaa haysato si fiican u dareen oo ku raacayso, waaba nolosha waxaa qurxinaya. Nolosheeni waxay noqotay rajo ku nool. Thanks.
Wlhi video gii loobaahnaa iyo waqtigii loo baahnaa waaye apyo aniga kaligey ahaay hda wxaan sameeyo magaraneynin iyo meel wx kabilaabo lkn kun fikir kladuwan kujirte maskaxdeeda shukrn mhdsanid wlhi hdaan dhaqaaqayaa wxaaba moodaa in aniga lee iga hadleese iyo dhaqamadeeda like wxaa kuu mahadceliyo ma aqaan ❤️❤️👸🤝👏✊🤗
Wxn aad leedahay umaan soo diyaar garoobin mana aha talo aniga sida uu iisaameeyay videogan ma Malaysan kartid iyo sida uu ubadalay hab fikirkaygii aan nolosha iyo future ka ka lahaa noloshayda haday wax iska badalaan oo riyooyinkayga ii rumoobaan sida ugu dhakhsahaaa ogow videogaagan ayaa sabab u ah wll kuma ilaawi doono u are unique girl and very smart 🧠 in somali girls thanks alot 🙏🏼
Wx miya iska ka badly wxa kaso wregty hda 1 year 😍
Wxaan amin sanay anigu (Qofkastaba sidu u jecelyhy in u isku nadiifiyo oo isku qurxuyo ayuu u jcelyhy inu qolkisuna nadiif u ahaado una qurux badnaado)❤😊
Macalimad qiimo badan ba tahy runtii wax badan ayaan kaa bartay kaana faa'iiday mahadsanid macalin❤
Suhuur fikrad aan adiga talo kula muuqan ayaa boqolal qof wax utaraysa حفاظ الله عنك يا أستاذة❤
Waxad haysatid kufarax waxa ka maqam inad gadhi doontid ilaahay aya og marka farxadeenu waxay ku jirta inatan haysano ❤ peace ✌🏿 & love
Gabadh Noocan ah markaan arko waan farxaa wlhi waaa sida aan la jecelahay inan kasta inay noqoto .somalida dad sharafleh bay noqon lahaaye laakiin nasiib darro baraha bulshada waxa isticmaala kaliya inta somalida sawirta xun ka gudbinaya halka dadka fiicani is qarinayaan.
Inta fiican luuqa kasoo baxa si aad uqarisaan inta xun
mawduucan maantu wa relatable, in badan baan iska dhex arkay tusaalayaashad soo qaadatay.
keep up the good work walaal.
I have to give my support as a very impressive young somali Muslim doing stunning things to its awesome people.
Brilliant idea wlhi aad bu isameyey aniga oo ka mid ah dadkad shegtay ama cajisnimo hayga ahaato amba qanacsanan la’aan hayga ahaate aad bad u mahadsan tahay quruxey❤😊
Kama daalo fiirsashada muuqalada aad halkan nagula wadaagtid in badan waan iska dhex arkaa iyaga ku mahadsanid suhuur ❤
Talo bixintaadu waa wanaagsan tahay xata hadaadan u diyaar garobin, videos kaaga aad baan ugu riyaaqa mahadsanid ❤❤
Mahadsantahy in badan😊
Wan ka helay kalsonidada
Wayo waxad noola wadagta fikirkaga sidii macalin iyo ardygiisa
Waxana kenay qalbi wangaga ❤
Waxa jirta qaacido tidhaahda
اجعل واقعك إلى توقعك .
Taas oo ah u baddal waxa aad ku fikirayso waxa aad maanta haysato. Macnaha ha isku xidhin wax aanad hubin in uu iman doono hana sugin mustaqbal aanad gacantaada ku haysan, ha sugin farxad aad rajaynayso se aad xilli, shay ama shakhsi ku xidhay. Sidaa darteed maaha muhiim in aynu ku xidhno nolosheena wax inaga maqan se waa in waxa inaga maqan waxa aynu u haysanno in aynu u eekaysiino inta aynu ka gaadhayno halka aynu rabno.
Mahadsanid @zuhours
Waa su'aalo aad u qiimo badan.Naftaadu xaq bay kugu leedahay waa in aad xaqeeda siisaa.❤Mahadsanid.Hore u soco.
"Waxaad haysato hagaagso" that is good idea. 👍 🎉
I'm ready impressed the way you organize your ideas 💡. You're brillant girl.
Ale ha ku sharfo. I like your thought process Abayo Mcn. You put yourself first. No, you're are not overthinking. Taking care of yourself is a way of being grateful to God tbh.
Thank you 🥹💛
Muuqaladaada waxbadan ayaan ka faaiday thanks wallo❤
arrinta qurxinta iyo qanaacado waxay kusoo xasuusto "suuqa markaad joogo waxaan arki jirey kooryoonle kooryooonkiisii qurxiyay, qaabeeyay, biro ku dhejiyay, ubaxyo ku sharraxay waxaan dhihijiray inay is-moodsiiyeen kooryoonkooda gaadhi oo kale". Balse intiisaa yar ayuu ku qanacsayahay oo quruxsadey.
حبيت أسلوبك وكيفية تقدميك للكلام رآئع❤
Huuno shukran, aaadban oga helaaa fikradahaaada iyo hab so jedinta ,almuhim alllhuma baarik💙
Mahadsantahy huuno💛
Xijaabka ku qurux badanthy inder ❤
Midho faraqaaga ku jiro, midho geed saaran looma daadiyo.
Keep up the good work wll❤
Walahi aniga kaw ka ah dadka aad sheegtay wax kasta o niyadayda ku soo dhacda waxan idhaah mustaqbalkan la suagya mahadsanid wllo sidaad noogu soo jeedisay manta ka dib waa inaan fadhiga ka kaaca of course ❤️💞
Congratulation for 40k
Mahadsanid walalo marwalba oon videoskaaga dhagaysto motivation ka helaa.
Thank you sweetheart💛🫶🏾
Masha,alh abyo waa muuqaal kahadlaya sida badanaa aan sameyno mahadsanid dhiiragalintaada❤ muuqaalo badan oo sidaan oo kle waan kaa sugeynaa
ASC maashaa allaah fikrad cajiiba waad nabaraarujisay kheyr allaah. haiku siiyo adoo Kalana hanoobadiyo. Sidaad naftaada ugu kalsoontahay xijaabka ugu kalsoonow qurux oodham isagey kudhantahay wsc
masha allah gabar asturan qurux badan caqli badan way adag tahay gabar nocan la helo
Thanks huno zuhour waa video aad ii anfacay ❤
Jasaaka Allah ♥ ♥ ♥ ♥
Mashaa Allah sister suhur fakir wanaag
Wax fican bad ka hadashay thnks walal alle Haku barakeeyo
Waad mahadsan tahay runtii waxaa tahay gabar fikrad fiican leh hor usoco
Zuhour Your are good with ideas wlahi, thanks dear sis . Like I say you always fan's from hargeisa we love sister 😊
Thank you Khaalid💛
Masha allah tabarakallah❤
Masha Allah Xijaabka waad ku qurxan tahay waana Astur sidaan Ahoow markasta
Masha Allah apyo ilaah baa ku hibeyey maskax xaga positive kafikirto horey usoco❤
Waa fikrad cajiiba ..unolow sida ugu farxada badan hana la sugin farxadada wakhti adan garaneyn gortuu kusoo marayo.naftada casuum ayada quruxiso adoo asxanka bini adanimana adan katagin .haka barto self love.
Waceleykum salaam allahuma baarik shukran❤
Intaan inantan dhaygysty baan cabaayad aan sanad kahor and iibsady xasuustay then xidhay bal maan ku eido xtaa ala mxn isla yaaby😮thanks sis
Mansh alah tabarka raxman wlo qali mahadsanid
Wax yar oo qurux oo caqlibadan 🎉🎉🎉mahadsanid faaiidada aad noo soo gudbisay
zuhour maan riyyonaya mise muuqaalki hore anigoo daawanaya oon dhamaysan baad mid kale soo dhig
walah i love your contents walaalo😍
🥹 thank you sweetheart 🫶🏾
Thanks wllo zuhuor
My queen sister thanks soo much waxa thy qof an waxa badan ka fa idey❤❤❤❤❤❤❤
💛💛💛💛💛 much love sweetheart
Great content ...I love it.
My life style suits yours ...God bless you
Waxan soo xasuustay book gii welcome home ee najwa qortay ❤
Thank you huuno
💛💛
فيديوهاتك صارت ادمان استمري حبيبتي الى امام❤❤
مشكورة حبيبتي 🫶🏾😊💛
Well said dear, amazing content hands down
I miss you my queen taydii ❤
Màsha Allah waad xijaabantahay maanta
Mahadsanid wll❤
Waxa haysatid quruxso, wa arin eey somalida badana ku litaan maba arkan waxey hastan waxa umuuqta waxa kamaqan, runtii wan ka hela qabka ad wax uso gudbineysid wa si wanagsan dadkada wad ufaideysay adne allaha qeer ku siiyo
Wllhi runtii I'm waayaabay You really right 💯
Masha Allah xppti beautiful hijab❤️🥰mar walba saan usoo xiro❤️❤️❤️
Qurux badanaa xijaabka mar kad xidhato soo xidho mar wlbq qaali🖤🖤🖤
Mahadsantahy huuno 😊💛🫶🏾
Thanks, my sister waxyaalo badn ayaan ka faaidy really ❤
Video-ga 12 minutes ah waxan ku dawadey 20 minutes zidan Marpa inyar ugu ceshanayey 🤩 🙏
M.a abyo inan wangzn bathy nlow abyo❤👸🏾
Ila magac aya thay xbbti🥰🥰manta igu ka horaysa hormar wacn wan ka helay vedio gan wlhi
Zuhurey abyo noso badi video yada wlh waan ku sugaa video gadana waku farxaa saaid🥺❤👍
Wllshay qali runtii aadban kutagera kuna jeclay aadban usuga muqalkaga waxa dhici karta inta muuqal ee soogalisay inan muuqalkaste dhawrjeer dawaday jecaylan jeclayty muqalkaga sogalisay runtij dabeecadaheena ayaa aaad isku shabaha waad mahdsanty xppt balse ibadan waxaan kaa codsada nooyara badi sogalinta wiigi hal vedio noso gali please ❤❤❤❤❤❤😊
Whenever i search your youtube i sometimes thought how if she changes her youtube name so i saved your videos now to my playlist 😅
ala zuhuurey thank you qli fasaxu waa caajise maadamo video iska soo daba tuurtay waanu u baahnayn wllhi plz noogu wad 😘
Waan soo dadalaya my love💛🫶🏾
Waa runtaa gacalo aad baad ii qancisey mahadsanid abaayo❤❤❤❤❤
💛💛💛🫶🏾
I like this girl ❤️
Yes that's what l ,m saying any time
weelka dhoobada adinka malihidin😂 keep up the good work❤
Hey lovely zahoura , I always always love ❤️ your videos ..... do you love 🎨 🖼 arts like is that your hidden talent !!! .....
Not a talent 🤭 just expressing
Thank you sweetheart💛🫶🏾
Keep going my dear 🎉😢
Waxyaabo riyaala tiyaha ayaad kawaran Tay thanks 😊
Masha Allah fikradaan aad baan uga helay
Waan kuwataaa indr from gobolka raga 👌👌👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏🙏❤️🔥🖤🖤❤️🔥
waxyaabaha waaqacaha ahi in si kaftana lagu sheego ku qurux badanaa well done sis👍
Am Happy for your Education
Good For Myself Like Me Atlantic and UN University of Chicago University of USA 🇺🇸
Difficult Time End To End Inshaa ALLAAHU TACAALAA AMIIN AMIIN AMIIN
Somtime.just you need real Enjoy life
Thanks 😊 🫂
Her voice 😊
walashay wllhi kufaraxay markaan ku arkay wll marksata nosooduub ❤❤❤kubaryaynaa
I love 💓
Tnx qali quruxey❤
Beautiful idea ❤
Thanks xbbty waxan sugayay in ay martidu qolkyga ka tagaan kadib aan hagaajisto laakin waan sameynaya waxaan niyada ku hayay❤ thanks xbbty hore usoco
Gabdha kaliya videos keda jclhy ❤ noso badi abyo😊❤
Runtii waa fikrad aan aad uga helay yaa salaam😊.
Waxaad markaa haysato si fiican u dareen oo ku raacayso, waaba nolosha waxaa qurxinaya. Nolosheeni waxay noqotay rajo ku nool.
Thanks.
Mash allah tabarkallah ❤
12:20 gadashada siin ka muqato yanyuur ma kuu jogta mize wa wxkle🫣😲
Good Awer Lady Am Happy To See you On RUclips video
hbbti 🎉😮 so amazing❤
Wow... interesting.
Sharafey waan ku salaamay 😊
Waan kaa qaadey huuno💛🫶🏾
Masha alaaah wlshy wan jeclahy fikradahaga faniga ah
Suhureey mashllaaah nice idea
Love your self ❤💕✨
Waa hadal wanaagsan
My favorite girl 🩶 wlhi adan kujeclahy mcnteyda nolol quruxbadan kunolow 😊
Mahadsantahy huuno. Anina sidoo kale ku jecelahay 💛🫶🏾😊
Fikrad waan hayaa lakiin lacag mahaysto
Wlhi video gii loobaahnaa iyo waqtigii loo baahnaa waaye apyo aniga kaligey ahaay hda wxaan sameeyo magaraneynin iyo meel wx kabilaabo lkn kun fikir kladuwan kujirte maskaxdeeda shukrn mhdsanid wlhi hdaan dhaqaaqayaa wxaaba moodaa in aniga lee iga hadleese iyo dhaqamadeeda like wxaa kuu mahadceliyo ma aqaan ❤️❤️👸🤝👏✊🤗
Ciwaankaagaa iga lumay whi cabaaraan raadaayay abaayo mcnto waankutaageeraa❤
Mahadsantahy huuno. 💛🫶🏾
2:34 Eraygaas waa dembi
Good Information about Today
I become so excited when you apload a new video 😊❤
You're the best!😊