Anigu alxamdulillah muslim suni baan ahay lkn shiico qalbigaaan ka jeclahay waa nimanka kaliya u hiiliyay reer gaza waanan ka xumahay dagaalka ka dhex qarxay muslimiinta ilaahay swt hakala qaboojiyo
sck nadaara shaw intaa ka dib horta waxaan nahay suni diiniyan soomalidu waa suni sidaad ogtahay laakiin markii la dhaho tageerida marxalada maanta taagan aduunka dhamaanteen waxaan tageersanahay oo dagaalka jihaadka ah kula jiraa hadaan helaynana aanba aadi lahayn si walba shacabka dhibaataysan ee la xasuuqayo la godoomiyay si walba loo baabiiyay ee reer falastiin waxaan ognahay in suniyiintu iska indho tiren ka gaabsadeen u hiilin waayeen dawladahooda iyo dadkoodaba shacabka gasa xataa damqasho waliba dawlado suniya ayaa ku jira xasuuqa gasa oo jawaasiis ah u adeega kufaarta waxaa reer gasa u hiilinaaya waa shiico waxa garabtagan waa shiico markaa hadii shiicadii u hiilinayasay shacabka gasa dagaal lagu furay oo suniyiintii ay yuhuud iyo maraykan adeegsanayaan dawladahoodiina ay awalba jawaasiis u ahaayeen kufarta gumaystaha ah oo reer gasa hiilkoodii la dhibaataynayo soo suni oo dhan jawaasiis ma noqon maxaa xal ah hadabo kuwa dagaalka hada ka wada suuriya way khaldanyihiin aad iyo aad mar hore hadii lalaayay maxay u dagaalami waayeen gasa ka hor mamarkii gasa in la xoreeyo la rabay ayay dagaalami waan canbaraynaynaa mana taageerayno waana khaldanyihiin waxaan taageeraynaa af iyo adinba cidii u hiilinaysa reer falastiin afna muslin laguma noqdo haday muslin suniya yihiin kuwa la xasuuqi waa walaalahood oo suniyiin ah reer gasa way ka damqan lahaayeen cidii yuhuud racda oo la hadafa waa mujrimiin murtadiin ah oo mac la ah yuhuuda muslinimana nooma sheegan karto cidii reer gasa tagerta jihadka la gasha oo garab joogsatana rabta in gasa iyo masjid alaqsa laga xoreeyo kufaartana waa muslimiin muminiin mujaahidiin marka waan tagersanahay iiraan xisbulaah xuuti iyo inta jecel reer falastiin lana dhimanaysa kuwa wada tafaraaruqa iyo in aan la xorayn gasa iyo alaqsa waan canbaaraynaynaa kufarta iyo maceeda muslin beena ma rabno waxaan walaal la nahay reer gasa iyo inta jecel insha alaah
Waryaa ilaah yaqaano ha taageerto mucaaradka hadey rabto qof walba qofkuu rabo uu taageeraa laakin yuhuudka maa xakumo suuriya ma isagaa iskaleh lubnaan ma isagaa iskaleh lagama soo dagan karo wadan walba isaga dhahaayo see camal walhi dhiig kar aan ka qaadeynaa hadaan iska daayn weyno dhageysiga dagaaladan war gardaro badanaa yuhuudka meel mala saari waayey aduunka asagaa qabsaday lubnaan falastiin suuriya urdun masar intaas isagaa maamulo ha is duugaan god intey qotaan carabta iwm yuhuud intaas dal isagaa xakumo mucjizo waa tanoo kale cajiib
Ilaahayow baryadayada naga aqbal yaa allaah Yaa cassiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Anigu alxamdulillah muslim suni baan ahay lkn shiico qalbigaaan ka jeclahay waa nimanka kaliya u hiiliyay reer gaza waanan ka xumahay dagaalka ka dhex qarxay muslimiinta ilaahay swt hakala qaboojiyo
Hypocrites not sunni
Yuhuud ilaahay swt ha idin baabiiyo Amin
Kusali nabiga scw
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Nadar habeen wangsn ban kuleyahy suruya wayab insha allah Guul Guul Guul Guul way Guul sanyan insha allah Guul Guul Guul Muslimita dhamantod
Waad nagu daahday. Wll hada kadib 11pm kadhig
Suni maaha waa kuwa sheegta waana shaydaamo ayagoo calanka filistin ku tutumanaya ban arkay oo masjidil aqsa sawirkisana dajinya kuwana calan Israel haysta baan indhahayga ku arkay waa shaydamo yuhuda lashaqeeya.
🥺.🥺.🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Mucaaradka naxariis uma haayaN. Markey guuleytaan ayay rabaan in ay argagiso ugu yeeraan oo ay bambooyin ladhacaan😮
WALEE XUUTIGU RAG WAA KA SOO BAXAY. ALLOOW SUG.
Illaahow colaada illaahow naga qabooyin oo maslaxa khayr qabto yaa allaah
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 iyo reer Somalia 🇸🇴amiin amiin amiin
Wacan oo wanaagsan walaalkeen
Allha guuleeyo xamaas iyo sanuyiinta suriya
Nadarow video baa jidha maxaaa usoo dhigi wayday wlhi si fiican baan u soo bunaystay askar badan oo israiliyiin ah baa la,qararamsaday
Adeerow please alarm battery gali xayeey siiska somalidana naga jooji please!
sxb nadaara bateriga ka badal alarmiga biqda haayo waa nawaaley
Isra'iil SOW MA AHA OWLADDA U MAREYKAN KU ILAASHANAYO BARIGA DHEXE, U DHIGANTA, SIDA XISBIGA UU U ILAASHADO IRAN, WAXAY KALA HELAAN HA LA ARKO.
❤ haye sida maxa cusub Nadaraw sitti dir dhaba somaligalbed
Asc haye haye yahuuda iyo suniga iyo mareykanka mawaxey uheshiiyen matada suniga llaguxasuuqayo fallas tiin suni ma aha miyaa nasiib daro weeyen weye
Thanks adeer nadaara, waxbaa salag leh
you are best nadaada
Alaylehe suuriya waxay noqotay halaq mareen
Machaallah
Cofiyayar kalama jecla suniyiinta Falastiinba waa suni ee Dan kaleyleeyihiin waa ayaga isku mashquuli
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Kalaqabo Jiyo Musliminta Suriyaa Israël iyo Macalinka wen Iskudiraya Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Tolbeelay manaa yuhuud la socon kara aduunka genocide Netanyahu iyo xulufadiisaan ugu necbahay hay tusin yuhuud
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan qeyr sheeg insha allaah
Wa xaqiq yuhuuda ayaa wadata
Kooxdan waxay u shaqeeyaan
Yahuuda waana argagixiso😊
❤❤Wcs habeen wacan ❤❤#Sabaax
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉
Naaroo ilhybaudirye suunig waldh algarabjgalo
Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no gudbiso, dagaalkan suuriya looma bahaneen runtii waan ka xunahay
Xutiga Allaha soo hadeeyo
Allaha u gargaaro muslamiinta .
🥺🥺 🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Mashaa xutuyiinta guul xamaas guul
Israa iil halkaas mar waan soo dhoweeynayaa sababtoo ah suniyiinta ayeey uhiilisay
Ruushka Iran iyo turkey ha iska kaashadaan arinka suuriya yuhuud iyo maraykan yaan la siin jaanis ay ku fahiistaan suuriya
Asc nadaara tv habeen wanaagsan
Netanyahu qoraygii holcaayey ee uu ku shidaayey bariga dhexe waa u suura galay lkn carab bilaashey walaalahood ugu fiirsanaayaan ayagana waa gaaraa holaca
👍👍
xusbulaah waa jabtay xsb wala soo afjaray xusbulaah iiraana waxba masamaayn karto
❤❤❤❤❤
🇵🇸🇮🇷🤍✌🏻
Wa ceeb in sunnigu maanta taageer kaqata israel ufffff.long live Iran and the resistant.
Waa laysku direy israil & mareykan ayaa isku direy ilahow kala qabooji🥺🥺🥺
Qofkasta oo aqli leh inoow moqifkiisa cadeeysto waalama huraan cidkasta oo mareeykan iyo isra'il gadaal katagan yahiin mataagersani mana tageeri doona cidkasta oo falastiin uhiiliso ayaan taagersanahay
Waa yaab sunnigu waxay noqdeen gacmaha yuhuudu islaamka ku laynayso
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
Waxlayaable maaha waa munaafaqadii sunigu lahaanjiray
Asc wrx wbr. Walaal Lacag ha iska gayn Kenya. Waa iga talow.
Guul urajeynaa walalaha suniga ee gurigooda laga qixiyay inay dib uqabsadaan dhulkoodi oo xoog looga barkiciyay lagu xasuuqay shiico ka timi Pakistan iran Iraq lasoo dajiyay, cidee doonta ha caawiso
Waxba yaan laagu daaliin wa akhiiro samaankii wana xaagii ama wabigi isu badalayay dahabka iya agaa kadhaw
WWW❤❤❤
Carabta suniga ahi Maaha adoomo ilaahay lkn waa adoomo maraykan iyo yuhuudeed ayaa dunida ka cidhib tira waayo waxba kuma roona adhaxda ayey ka jabiyaan islaamka iyo muslimiinta mar kasta
Yaab oo yahuudu hada ma iyadaa ka talisa hawada kubnan ..suriya... masar....😂😂😂😂
Turkigu doqonmiya iiraan inay dhiigyacabku is garab istagto ma yeeli turkigu inay iiraan tagerto
Wasirki ka dagay 😂siriya wow❤
Netanyahu wuxuu isku laynayaa muslimiinta ee Suniyiinta meelna ma ku leynayasn meelna maka help gareynaan
Wale reer galbeed mantay guushoodi garen dagaal sunni iyo shiico berin inta kaso hartay dagaalka waa argagaxiso Allow munafaqiinta diinta ku qarabanayo shartooda adan ka magen galnay Amiin Allow guule muslamiinta xalasha ah Amiin Amiin
Ruushku muxuu ka qabtaa suuriya ma dilaa ma nooleeye bilaash xayte Suniga carabta ahi waa adoon yuhuuda iyo maraykanku ku shaqaystaan waa calooshood u shaqaystayaal waxba fahmin Tayo caqli iyo damiir midna ma leh allaw maraykan yuhuud iyo carabta suniga ah naga qabo waayo waa isku mid
Ruushka ayaana waxba ahayn maaha xulafo la isku halayn karo carab dadnimo xumaa oo caqli xumaa diinta carabi ehel u tahayna ayaan daranaa
Scenes
Oo hawad siriya ma yuhuda hesato 🇮🇷 hadabo mexey😂ka gashay 🤯
Asc
Inkastoo sixun oo ka daran falastiin loo laayey suniyiinta siiria
Hadana waxay ahaayd inay samraan inata falastiin
Ay waxka tuur tuur yaan😮
Carabtii naagaha aaway🤔🤔🤔🤔🤔
Dimishiq waxaykutala unadhawdahay burahagolan hayt eqaybkamida amaintodabadan inrailqabsatay xogakuhaysato qarirada fiiri dimishiq intayujirto xududa israil dhulkisare golan qabsashadisa waxaykarabta inayradaradeda dhigto lubnan iyo dimishiqna hawada kalasocoto
Il n’orienta trouvé un aveugle 😂
A
Adiga miyay ukala dues yihiin maxad ka buun buunin dulmi dulmi kama duwana Dadka Muslim maha miya inay shiico isugu tagto miyad rali KU tihiin
sck nadaara shaw intaa ka dib horta waxaan nahay suni diiniyan soomalidu waa suni sidaad ogtahay laakiin markii la dhaho tageerida marxalada maanta taagan aduunka dhamaanteen waxaan tageersanahay oo dagaalka jihaadka ah kula jiraa hadaan helaynana aanba aadi lahayn si walba shacabka dhibaataysan ee la xasuuqayo la godoomiyay si walba loo baabiiyay ee reer falastiin waxaan ognahay in suniyiintu iska indho tiren ka gaabsadeen u hiilin waayeen dawladahooda iyo dadkoodaba shacabka gasa xataa damqasho waliba dawlado suniya ayaa ku jira xasuuqa gasa oo jawaasiis ah u adeega kufaarta waxaa reer gasa u hiilinaaya waa shiico waxa garabtagan waa shiico markaa hadii shiicadii u hiilinayasay shacabka gasa dagaal lagu furay oo suniyiintii ay yuhuud iyo maraykan adeegsanayaan dawladahoodiina ay awalba jawaasiis u ahaayeen kufarta gumaystaha ah oo reer gasa hiilkoodii la dhibaataynayo soo suni oo dhan jawaasiis ma noqon maxaa xal ah hadabo kuwa dagaalka hada ka wada suuriya way khaldanyihiin aad iyo aad mar hore hadii lalaayay maxay u dagaalami waayeen gasa ka hor mamarkii gasa in la xoreeyo la rabay ayay dagaalami waan canbaraynaynaa mana taageerayno waana khaldanyihiin waxaan taageeraynaa af iyo adinba cidii u hiilinaysa reer falastiin afna muslin laguma noqdo haday muslin suniya yihiin kuwa la xasuuqi waa walaalahood oo suniyiin ah reer gasa way ka damqan lahaayeen cidii yuhuud racda oo la hadafa waa mujrimiin murtadiin ah oo mac la ah yuhuuda muslinimana nooma sheegan karto cidii reer gasa tagerta jihadka la gasha oo garab joogsatana rabta in gasa iyo masjid alaqsa laga xoreeyo kufaartana waa muslimiin muminiin mujaahidiin marka waan tagersanahay iiraan xisbulaah xuuti iyo inta jecel reer falastiin lana dhimanaysa kuwa wada tafaraaruqa iyo in aan la xorayn gasa iyo alaqsa waan canbaaraynaynaa kufarta iyo maceeda muslin beena ma rabno waxaan walaal la nahay reer gasa iyo inta jecel insha alaah
Waryaa ilaah yaqaano ha taageerto mucaaradka hadey rabto qof walba qofkuu rabo uu taageeraa laakin yuhuudka maa xakumo suuriya ma isagaa iskaleh lubnaan ma isagaa iskaleh lagama soo dagan karo wadan walba isaga dhahaayo see camal walhi dhiig kar aan ka qaadeynaa hadaan iska daayn weyno dhageysiga dagaaladan war gardaro badanaa yuhuudka meel mala saari waayey aduunka asagaa qabsaday lubnaan falastiin suuriya urdun masar intaas isagaa maamulo ha is duugaan god intey qotaan carabta iwm yuhuud intaas dal isagaa xakumo mucjizo waa tanoo kale cajiib
لتفسد ن في الا رض مرتين
بنيي اسر اييل
بعدين
.يخر بو ن بيو تهم با يد يهم وايد المؤ منين فا عتبرو ا يا الو االا بصا ر
Wayab hadiba suni israIl tagereyso yala amina
Ruushku syriya kamadifaaco israiil balxita maogola indifaca S300 usiyay syriya lagagahortago israil maqan sababta lakin koxrayida muwadinina dagalsokeye kulajirta dawladoda waxasuqaya meshan musliminey waxban baqarson toosa
Beenlowyaal xagee shacab siiriya Ku taageraan shiicada calawiyiinta ah ee tirada yar ayey rabaan iney Ku dul hayaan dadka suniyiinta ah
Sunni meesha ma joogo ee waa wahaabiyo iyo yahuud dhinac ah iyo shiico dhinaca kale ah
🥺 🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
🥺🥺 .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.