Kiis Xasaasi || Aabo dahir iyo dahir Alasow oo indhaha isku shitay yaabka aduunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 55

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 Месяц назад +2

    Daahir Calasow wlhi waa naxariis badan yahay

  • @Cadeey12234
    @Cadeey12234 Месяц назад +7

    Ninkaan gaabadha yaan laagu celin ma fayooba wuu ka aaarsan rabaa jooga miskiintaas yaaan la qalan

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Месяц назад

    Mxuu jecel yhy 😮😮😮😮 waawareey 😮😮😮😮😮😮😮

  • @ahlamyoutube1149
    @ahlamyoutube1149 Месяц назад +3

    ‏الفتنة اشد من القتل ‏ ‏اتق الله🙏

  • @kawzarjama
    @kawzarjama Месяц назад +1

    Maxamed waa isdifacay 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Месяц назад +2

    Hooyo hadaa caayso naag makaa furanto daahir adi xataa diinta soo baro soo baro waxyaabaha furiinka keeno diinta hala barto qaasatan reer habiqleeyso

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc Месяц назад +2

    Daahir aa gurigaan dumiyey. Daahiroow ilaahay kacabso

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 Месяц назад +1

    Walaahi waa yaab daahir calasow maxaa ka qaldan see ninkaan gabadha loogu celinaa soo tuu lahaa xaaskiiska nin beey la seexatay ayadoo uur leh walaahi waxaan joognaa aduunyo lacagti meel xun kagashay

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl Месяц назад +1

    Wuu ku cayay dahir runwaaye

  • @FarhanaAbdi
    @FarhanaAbdi Месяц назад

    Dahir wilkani wa goudafad

  • @FarhanaAbdi
    @FarhanaAbdi Месяц назад

    Nin kani ma dhano

  • @HassanAhmed-i6w
    @HassanAhmed-i6w Месяц назад +1

    Dahirow nin xaskisa cay, miyad ku celin

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Месяц назад

    Dhilooyinkan maa daahir alasow aya xaaran ku wada haysta

  • @hibo_longingali8228
    @hibo_longingali8228 Месяц назад +2

    Waar qofkani miyuu waalan yahay?!!! Oo hadaa miyuu caafimaad qabaa, ileen wuxuuba doonayaa gabadhii uu ku arkay iyadoo ninkale saartay, acuudu bilaah waa Siduu yidhi ninkan waa in dhakhtarka caqliga loo tarxiilaa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад +1

    Anigu xitaa waan dhagaystay

  • @HassanAhmed-i6w
    @HassanAhmed-i6w Месяц назад +1

    Haaa ku celin ninkan gabadhas

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl Месяц назад

    Dahir Kan iska daa warkiisa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад +1

    Ninka gabadha miskiinta ha u geeynina

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 Месяц назад +1

    Ninkan wuu khiyanaya khadijo iska jir

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl Месяц назад

    Asaga ifurtey ayuu dhahay

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 Месяц назад +2

    Waar haysku celin naftu dhaafinayaa sheekadu wey xumaatay sidu u caayey baa xun dahiroow ka joog

  • @abdibareabdule3441
    @abdibareabdule3441 Месяц назад

    Daahir naagtan iyo ninkan isma heyn karaan ee ninkan naag kale u raadi

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Месяц назад

    Paranoid schizophrenia halaga badho Niinka

  • @SADAAAMLakiboy
    @SADAAAMLakiboy Месяц назад

    Kan bilaa ficiksanaa maxamed lagu dhahaaa

  • @naimaali2677
    @naimaali2677 Месяц назад

    Ninkaan Gabdha walidkeed buuba cayaya gurigaan Daahir baa dumiyay

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад +1

    Ninkan waa dayuus

  • @kawzarjama
    @kawzarjama Месяц назад

    Cabdilahi meshan wax dacadaba adiga jooge maxamed haku xadgudbiin

  • @FarhanaAbdi
    @FarhanaAbdi Месяц назад

    Dahir nin kani ma dhano

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Месяц назад

    Yaab bdnaa mxaa 2dan qof loo dba scdaa musalsal beyba ka dhigeen arimhooda caawinaad ummadda baahn oo salixa ah baa u baahne

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад +1

    He needs to see psychiatrist

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад +1

    Daahir waxba ha u xalin masuul maaha ninkan

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 Месяц назад

    Dadka maan dad dhalin maxa celintooda iyo kala furkooda gashay

  • @Geellemediaofficial
    @Geellemediaofficial Месяц назад

    Subxana Allah war Ninkan xabeeb halo keeyo wlhi

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    That’s true

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Месяц назад

    War hedhe nin dhulka miyuu ka so baxay Soo dad malahan war isaq ma dhamaday

  • @MasbalMohamed-r1b
    @MasbalMohamed-r1b Месяц назад +1

    Nikaan maalin dhawayd. Wuxuu ku cel celinayay gabadha,intay ka dhalayso hadaan taabto way igs furantahay,waliba wuu ku celcelinayay marka hadu taabtay wayba ka,furantahay

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 Месяц назад

      Urban male wl dadkan wa afasiqin ismaadhaman walaba fadaro

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Месяц назад

    why need this woman?

  • @Niceone_love
    @Niceone_love Месяц назад

    Kuligiin waa isku wada caqli isma dhaantaan

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Месяц назад

    Gabadhana la hadla ha u dhaqando Sida dumarka Aqlaaq ha Yeeladu fatlan

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm Месяц назад

    Sudaasi kuma furanto lkn wa mamnuuc in hoyoyinka la caayo

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet Месяц назад +1

      Vedio gu kadubay naa zinadu ku cayay asna kufaanayna 😊

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 Месяц назад

    ADahir nin rujala aya.tahey.mashada.fasahatka ka.dhaf

  • @Koorre
    @Koorre Месяц назад

    Oo markoodi hore miyey is qabeen ?

  • @aaminajibriil2645
    @aaminajibriil2645 Месяц назад

    Kani garacsanaa

  • @hodanabdi7819
    @hodanabdi7819 Месяц назад

    Dahir alaha kaqabto ninkan waa miskin uu walanayaa hadu qolka dahir deyn waayo

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Ninka wuu waalan yahay

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Family fadaro

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Wey ka furan taa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Dayuuskan warkiisa iska dhaafa

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 Месяц назад

    Muwalad waxab haka rumeeyasa nina

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Beenaale

  • @naimaali2677
    @naimaali2677 Месяц назад

    Ninkaan Gabdha walidkeed buuba cayaya gurigaan Daahir baa dumiyay