Ducayso ilahay wu ku so celin bila adanka ilahay ayaba ka adag oo maskaxdoda iyo caqligay wax ku qabanaya xukuma. Gacantay wax ku qorayan iyo hadal kay dhahayan ilahay ila u fasaxo maa samayn karan Gal iyo muslimba ilahay aya awooda u haya marka rabbi isku dhiib dambi dhaf badana waydiso. way ku so labanaya stay strong sis Istiqfar badan akhriso malinti kun jeer ugu yaran. Hasbunallahu wa nicmal wakeel oo kun ah. Salliga nabiga (scw). Adiga arki naatijada. Cadow ayey gacanta u galen. Ilahay aminsanen oo isku haysta inay awood leeyihin balse ilahay aya awooda uu haya. Marka adiga waxa la kaga bahan yahay inad rabbi la saxibtid inta ku sheegay same. Soomali iyo bila adan kale waxay ku dhahan ha isku mashquulin energi kaga oo dhan tasbiix iyo salaad gali plz waay ku so labanayan ale si yaaqiina u bari inu isaga mooye awood kale jirin. Yagu awooday ku sheegten taan rabbi aya ka wayn , yaga yaa abuurtay? rabbi marka rabbi aya ka wood wayn waxay ka qadi karan male.
Insha Allah ayagoo iyo idinkoo nabada Allah ha isukiin soo celiyo Allah huma amiin , inta waxmagaratada ahma waxaa kabadan inta kuu soo duceeyneyso ee ha u joojon 😘😘😘
Masha'alah Alow ilmahada ku so celi Faduma iyo inta la mid ka ah.Basta mamma lycka till.,Gabdhaha Adega jiidaya Oo heysan,nin 'u adeega u ducee, duruuf aa ku qasbeyso bacaha ay jiidayaan. wl waa iga talo.
Masha Allah great siz you are strong mum insha Allah they wil all come soon . don't listen negative peoples. May Allah swt protect all of them and accept our prayers
We must help this mother she seems to be a loving mother i am not in sweden and i dont speak swedish but i think the way we can help her is to tweet her case and link those videos to both the swedish media and the office of the child walfare department . Meanwhile i appeal to the somalis who are familiar with the swedish law to help her in matters of legislation. Honestly i believe we can win this case because there is no anyway a child like salman who is crying for parental love can be left like that any humanbeing who has an iota of blood in his veins can really sense and hear the cry of that baby . inshaAllah we must dedicate our course for this mum . Meanwhile i will also advice mum fatuma to be strong and she should know that we are equally sharing her pain even those of us who are far from there are with her in this trials . Waa idhin salamay aniga oo saan aah 🤣
Mashaa Allah Allah ku barakeeyo Sister hori soco sabirkaada iyo wanaagaada Allah ku siyaadiyo ha ubixin danlaawayaasha iyo xasadka umudda Soomaliyeed oo dhan ayaa ku soo duceyneyso weeyna soo noqon Bi' idnillaah dhawaan Amiin amiin Allahayoo💗💗💗💗💗😁😁
Aldi iyo lidel Garbaha laba bac iga ma goyn irayadaasaa iga gadan Amazing! from uk 🇬🇧 anee labada garbod igoeen sidaa pushcher u reexaayay ilaahow iga saar sharci aan ciilka uga baxana igu Risaaq xaajigeyga hadhicin idhihi jirayna Allas isu kaama keen adinkana iisoo duceeya wallaaalaayaal😭😭😭😭😭
Haday walan yihiin iyo hadi fiyooqyihiinba xaq uma lahan in la dulmiyo oo xuquuqdooda biniaadamnimo laga xad gudmo. Somalida warka jecel ee xumanta wada sharkooda Ilaahi umada ha dhaafiyo
Abayo intaba ka aragnay ba nagu filan awladeena alaah hanaga so qado galada adiga iyo abahood samir jimla alaah ha iden siiyo somali oo dhana wa kuu taganyihiin insha alaah wan gulaysanaynaa
Walaasheey Somali Lama Qancin Karo Adiga Ayaa Dhiban In Lagu Caawiyo Waaye In Lagu Dhibo Maaha Allaha Ku Caawiyo Waa Kuu Soo Ducaynayaa Walaahay Indhaha Biyo Waa Ku Celin Waayey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilaahay walaalo ha kuu gargaaro cadawga ilaahay ha kaa qabto walaalo caruurta ilaahay ha nooso calayo salmaan ha guulayso salmaan 💕❤️🌷🌹we love you habo 💕🇸🇴🌹😍
Yaa rabbi shafeecada nabigena muhamad SCW adunyada idinku sii iyo akhiraba ilahow fadliga u leyahay saliga nabiga SCW ugu gargaar amin yaa rabbi
SCW
Scw Scw Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Asc
Masha allah guul wacan walal ishii ka nadow naxus oo nafda waa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Your best mum and keep going Allah protected all of you
Sister you are an example for the world wallahi. Allah is with you inshallah. And the world is watching you.
You are strong mum give everything to God take it easy siz they will come back In sha Allah Aamiin ya Rab
Yes inshallah they well come back 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️
Qalbiga ixanuuna markaan gabadhan arko waayo waxaan isweydiya kawaran pain / ama xanuunka ay dareemayso hadii aad dareemi lahaa markaaasa damqasho iyo qalbi hur dareema balse imtixanka dunida sidaana ee rabiyow usoo celi awlada gabadhan oo anaga dhibkan hana tusin aamiin inshaa allah
If you have Allah you have everything alhamdulillah 🥰
aad iyo aad
Ducayso ilahay wu ku so celin
bila adanka ilahay ayaba ka adag oo
maskaxdoda iyo caqligay wax ku qabanaya xukuma. Gacantay wax ku
qorayan iyo hadal kay dhahayan ilahay ila u fasaxo maa samayn karan
Gal iyo muslimba ilahay aya awooda u haya marka
rabbi isku dhiib dambi dhaf badana waydiso.
way ku so labanaya stay strong sis
Istiqfar badan akhriso malinti kun jeer ugu yaran.
Hasbunallahu wa nicmal wakeel oo kun ah. Salliga nabiga (scw).
Adiga arki naatijada.
Cadow ayey gacanta u galen. Ilahay aminsanen oo isku haysta
inay awood leeyihin balse ilahay aya awooda uu haya. Marka adiga
waxa la kaga bahan yahay inad rabbi la saxibtid inta ku sheegay same.
Soomali iyo bila adan kale waxay ku dhahan ha isku mashquulin
energi kaga oo dhan tasbiix iyo salaad gali plz waay ku so labanayan
ale si yaaqiina u bari inu isaga mooye awood kale jirin.
Yagu awooday ku sheegten taan rabbi aya ka wayn , yaga yaa abuurtay? rabbi
marka rabbi aya ka wood wayn waxay ka qadi karan male.
Never loose hope sister , you are very Strong. MashaAllah keep going. Insha Allah you will succeed one day.
Masha allaah walaal allaah ha ku barakeeyo quruxdaada ilmahagaana wad heli doonta walaalo.
Hoyo qimo badan ayatahy ilahy hakuxifdiyo ilmah ilahay gacantada rabi hakusoceliyo
Amiin
Maanta waa jumca waxan Alle weyne kabaryaa in caruurta dati oo nabada kuusoo celiyo 🤲🤲
AMIIIN yaarabi
Allah ku soo celiyo caruurta ☝😢dadka hadalay ha ubixin walaalshay Allah ha ku asturo Aamiin YA Allah walaalshay 😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🕋🕋🕋🕋👌♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🕋🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Inshallah way kuu imaan doonaan ayagoo bad qaba, laakiin sabir waa aduunyo waa imtixaan.
Your amazing , strong and patience. Ma shaa Allah.
I'm feel your pain sis i love u stay strong soon your kids come soon
Mashaallah tabaraka raxmaan hooyo qali ayaat tahay oo geesiyat ah markaat dhahdey alxamdulilaah waxaat ibartey inaan mahdiino xalad kasto oo adag mahadsabit hooyo macaan
don’t give up you will get your kids back inshaala ❤️
Mashalaha tabarkalah ilahay hakuxafido
Inshalah xabibti
Wad ficantahay haysdhibin
Aaaaaamin aaaaaaaamin yarabi
Maansha allaah Faduma abaayo Insha allaah way imaanayan wayna nala ciidayan ciidan yaa rabii yaa raxmaan Adiga awood leh ku baryeena Faduma ubadkeeda u soo celi iyo farxadeedii
ilahey hanosoceliyo ayago nabad ah iyo walidkodo nabada haskuso ciliyo amiin amin amiin
Mashaa Allah. Jazaka Allah. Ilaahay carrutaada haiku barakeeyo.Ilaahay haiku soo nabad celiyo.Amiin yaa Rab
Masha Allah, way soo noqon walalo,imtixaan yar ayuu Allah kuu qadaray sabirkiina Allah wuu ku siyey ان مع العسر يسرا ❤
Maashaa allaah Ilaahoow soo nabad celi allaahuma Aamin Aamin Aamin yaarabi 👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Saas Waaye
Guriga Quruxdiisu.waa ilmaha iyo odayga
Wada Jir.isu hela oo mar Kala dib u Midooba In sha Allaah
Maansha allaah. Wlo. Allaah. Baynu. Sugaynaa iyo. Ducadaanu uducaynayno. Allaah. Hanaga aqbaolo. Insha allaah. Way. Imanayaan.
faadumo gaari nimada iyo kartida waa laysku cunaa ee qarso quruxda gurigaaga lama moodo guri 8 cunug ku noolayd mashallah abaayo
Masha'allah tabarakallah allah idinma dayacayo in sha allah gadaalsamadii nabi yuusuf.
Habo mcn waxaan ahey gabadh yar oo somaliyed waxan dhigtaa school wali walidkey faraqyadodii kama bixin waxaad sameyneysona waan kugu tagersanahey habo ilaahey dartii ayaan aniga iyo hooyadeyba kuu jecelnahey habo inta ku neceb inta ku jecel ayaa kabadan horey usoco habo RUclips kaaga kujir cadowga ha ujabin insha allah ilaahey waxaan weydisanayaa inuu 8 dedaadii cunug oo caafimad qaba kukeeno insha allah noloshu kuu wacnaato mareykan 🇺🇸 ayaan ku noolahey xaley waxaan iskudayey inaan Salmaan cabashadiisa tuso police ka mareykanka insha allah sidaan tabno ayey noqon dontaa insha allah habo mcn ha walwalin wax magaratadu yeyna ku noyad jabinin
Masha allh hbo macaan illh haku dhowro aduun iyo aqiro lawadaag hbo mcn oo usheeg in eycawinaad ubahan yihiin
Thank you Habo allaha kudhawro❤💔💞💘💓👍
Mansha allah ♥ 🙏
Abaayo hooyo fiican aya tahay, shaqsi fiican aya tahay, ilaahayow u gargaar
Mnsha laha ilaahaya ha ku xafid HBO qli aqliga masha laha dad badan Ayaan dhamantaa
Insha Allah ayagoo iyo idinkoo nabada Allah ha isukiin soo celiyo Allah huma amiin , inta waxmagaratada ahma waxaa kabadan inta kuu soo duceeyneyso ee ha u joojon 😘😘😘
Subxanallah 😥 wlhi hooyo qiimo bdn ayaa tahy strong mum ❤️ ilaahey wuu kuso celinayaa insha Allah Sabra sadkisa hela wan kula dareemeynaa xanuunka markaad faraxdana waan kula farxeynaa 🙏wararkaas ha ujoojin
Mansha allah waxad tahay hooyo qaaliya ilahay hakuu soceliyo yaa rabi mcnto
I can wait when Salman back to home and said home sweet nothing like home. Salman oo sofa haa isku kala bixiyay oo happy ah ilaahow natus Amiin 🤲
Aamiin
Siz you are strong mum.may Allah swt protect them nsha Allah they wil all come back soon wish you happiness all in youlife
Waa qaday .Rahman.One day Inshaallah you dream came true. Inshaallah.keep going beautiful family
Ilahay caruurtaada ha kusoo celiyo quruxey ameeen
Masha alaah
Rabiyaw casiisaw adigaa awood lahe gurigaan sidii uu u buuxi jiray ku sooceli
Aabo iyo hooyo macaan baatihiin
Inta surayo uwayntahay iimaan u yar tahay Rabiyaw dugsigoodii ku sooceli ayagoo nabad ah Amiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️🥰🌹😘
Amiiiiin Amiiiiin yaaraxmaaan
Aamiin aamiin aamiin yaa allah
Aamiin yaa rabbi
Masha Allah ilaahoow gurigaas qurxoon soobuuxi yaarabiii🤲🤲🤲🤲🤲
Habo mcn allah hku soo celiyo caruurtaa 😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Cadaan iya madoow gurigoodi baa camiran casiisoow nagu caawi inuuw gaalku soo celshaa fadumool ana istaas alifay🙏❤️🙏
Masha'alah Alow ilmahada ku so celi Faduma iyo inta la mid ka ah.Basta mamma lycka till.,Gabdhaha Adega jiidaya Oo heysan,nin 'u adeega u ducee, duruuf aa ku qasbeyso bacaha ay jiidayaan. wl waa iga talo.
Mashallaah sister allah will be help you for everything
Ilahay ilmahada hakuu sooceliyo haboo😭😭 Dadka negative kana dhag jalaq ha usiin
Daruufta cidna lama dhalan wana laga baxaa Insha alaah
Rabiga raxmaanka hakaaga soo qaado ilmahaaga adinkoo cafimaad qabo rabi ha idin kulan siiyo sabarka alle haku saaidiyo
Dhag ha udhigin abyo waa xaasid alle qalbiga hakuu qaboojiyo
Masha Allah great siz you are strong mum insha Allah they wil all come soon . don't listen negative peoples. May Allah swt protect all of them and accept our prayers
Aamiin xabibti illaahy haku fududeeyo
Abaayo fatuma Imaan ayaa allah kugu irsaaqey ee allow anaga dhig kuwii iimaan leh iyo samir Faatuma waa guuleeysan doontaah insha allah.
Rabi subxaana watacala oo laada nawad iyo caafimat qaban haku soceliyo walaashey docada waan ku watna niyada qeer usheg qalisharaf 🥰🥰🥰
We must help this mother she seems to be a loving mother i am not in sweden and i dont speak swedish but i think the way we can help her is to tweet her case and link those videos to both the swedish media and the office of the child walfare department . Meanwhile i appeal to the somalis who are familiar with the swedish law to help her in matters of legislation. Honestly i believe we can win this case because there is no anyway a child like salman who is crying for parental love can be left like that any humanbeing who has an iota of blood in his veins can really sense and hear the cry of that baby . inshaAllah we must dedicate our course for this mum . Meanwhile i will also advice mum fatuma to be strong and she should know that we are equally sharing her pain even those of us who are far from there are with her in this trials . Waa idhin salamay aniga oo saan aah 🤣
Manishalah waan ooyay markii aan maqalay hadalkag manta oo jamco ah 12.03.2021waliga qofa anan aqoonin wax um qor sck
Wax kastaaa waa qadar alle rabi ilmahaaaga gacantaaada haku soo celiyo🤲🏻
Strong Mum never Give up
Scw gurigaan quruxda badan ubadkii lahaa allah nabad hawgu soo celiyo aamiin yaarabi
Hoyo carurteda nadamsan inad ahed shaki kumajiro hwo fadumoy inshallah cadawaha wadka guleysan🥰🥰👏❤️
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Mashaa Allah
Allah ku barakeeyo
Sister hori soco sabirkaada iyo wanaagaada Allah ku siyaadiyo
ha ubixin danlaawayaasha iyo xasadka
umudda Soomaliyeed oo dhan ayaa ku soo
duceyneyso
weeyna soo noqon
Bi' idnillaah dhawaan
Amiin amiin Allahayoo💗💗💗💗💗😁😁
Waan kula daremya wll xanunka Alle ha inoga so qado carurta galda🤲🤲
Wll mcn in shaa Allah wey ku so labanayaan hadu rabi yidhado n very soon 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Aldi iyo lidel Garbaha laba bac iga ma goyn irayadaasaa iga gadan Amazing! from uk 🇬🇧 anee labada garbod igoeen sidaa pushcher u reexaayay ilaahow iga saar sharci aan ciilka uga baxana igu Risaaq xaajigeyga hadhicin idhihi jirayna Allas isu kaama keen adinkana iisoo duceeya wallaaalaayaal😭😭😭😭😭
Amazon UK maxa kawada abayo
Xaguu ka aadey abayo ninkaagi
Allah ku sahlo amuraaha
Wll qali mesha kaa cabanayso adigon filahy ilahay baan kuu barya inu faraj kaga furo adiguna ducayso. Umadana haa kaa aman hesho ilhay marka barido kuu kalsonow tasbixda badi 🤲🤲🤲💝🤲💝🤲🤲
ILLAAHAY HAKU CAAWIYO
Masha Allah wall awlaada allah hakuuseeceliyo sabirkana allah hakuu adkeeyo codkaagana allah hakuu barakeeyo
Aamiin aamiin aamiin 😭😭
Masha allah tabarakalah rabi kahuso celiyo awlaadadi dhamaantod wllo
Ax ya rabi noga so qaad ilmaha yaryar cadowga 😭😭
Masha Allah Allah ku barakayo
Duco ilmahada allah ku soo celiiyo.
Waan ku la socda.❤️
Ilaaheey hakaaga soo qaado gsslada ciyaalkaga iyaga oo nabad qaba aamiin
😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲 Allah ah ku celiyo insh allah
Aamiin aamiin in shalaah way soonoqon aamiin aamiin
Abaayo allah ilmahaaga cadowga kaga keeno ayagoonabad ah
Mashaa i allhaaa allha ku soo caliyo xasisdka warkeda iska daa hore u soco
Wllshay khary insha Allah
Mnzha allaah alle haydin kulmiyo adi iyo ilmahaga idinkoo nabad ah
ASC abaayo waan soomanahey ee ilaahoow faadumoow culeyskana in Aallah kaa qaado in Aamiin yaa rabi
In shALLAH kheyr huno
Maasha Allah hoyo sharaf iyo qiima leh ayaa tahay ha Bixin inta kujecel kabadan insha Allah mardhw wan rajeynaa caruurta kusoo noqdaan mar dhaw
Ilaahow caadil codsigeeda u ajiib ilohow qalbiga kuu adkee ilahow ciyalkaa baradooda ku soo Eli🙏🙏🙏
Ameen
Insha allah xbbti weyku imaandoonan caruurtaada allaha kuso celiyo salaad walbo oon tukado wankuso duceeyaa allaha naga aqbalo aamiin
Haday walan yihiin iyo hadi fiyooqyihiinba xaq uma lahan in la dulmiyo oo xuquuqdooda biniaadamnimo laga xad gudmo. Somalida warka jecel ee xumanta wada sharkooda Ilaahi umada ha dhaafiyo
Amiin ya rabi
Abayo intaba ka aragnay ba nagu filan awladeena alaah hanaga so qado galada adiga iyo abahood samir jimla alaah ha iden siiyo somali oo dhana wa kuu taganyihiin insha alaah wan gulaysanaynaa
😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allah hooyooy beerkaa ixanuunay siiba buraanburka waan ooyay Ilaahayow Raxmaanaw Rabbiyow Qaadiraw ugargaar caruurtaas nbd noogu soo celi
قدر الله وما شاء فعل صبر ان شاءالله حبيبتي
Allaha ha kuu so celiyo abyo mcn inshallah allaha so celiyo ayago nabad qaba inshallah
Walaasheey Somali Lama Qancin Karo
Adiga Ayaa Dhiban In Lagu Caawiyo Waaye
In Lagu Dhibo Maaha
Allaha Ku Caawiyo Waa Kuu Soo Ducaynayaa
Walaahay Indhaha Biyo Waa Ku Celin Waayey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilaahay walaalo ha kuu gargaaro cadawga ilaahay ha kaa qabto walaalo caruurta ilaahay ha nooso calayo salmaan ha guulayso salmaan 💕❤️🌷🌹we love you habo 💕🇸🇴🌹😍
INSHAA ALLAH WALAAL WAAD GUULEYSAN DOONTAAN
Mashallah mashallah tabaraka hooyo fican baanahy
Masha allah habo mcn qofna ha u cadeyn wanagaga Alle ha kula jiro Alle ha isku kiin soo celiyo adiga iyo Abad laga
Insha Allah Allah hanosoceliyo waad guleysan dontaa
Abayo masha allaha way ku so noqonayan qof xun warkiisa una ku danqinin we love you abayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘💖❤️😘 faadumo waad guuleysan walshey culeyska fuded kadmbeyo qaali qurxey allow qurtu ceynkadii kaaga Soo qaad qowmka galed oowad qaboobi haduu qaadirken yiraah barydeni kumaqadeno qalbigada taas kuqabo inshallah inshallah faddumooy farxad ayaanku filaaa day day inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
Ilaahoow isku kiin keeen
As.Ca.walaashey Allaaha ku soo celiyo Nabad ayagoo caafimaad qabaan.(Amiin iyo Smiin.).
Markaad hadlayso qalbigaan ka ooyaa Ilaahy haku so caliyo
Ilaahoow noo soo celi adaa wayn oo waaxid ah aamiin yaa rabi
Samirkaaga aaad ugu qushuucay masha allah alle hakuuso dhaweeeyo caruurtasi inaga wada maqan
Ilahy waxan ka baryi inu ubadkagi kuso celiyo ilahyow adontadas uso celi awladedi ilahyow galda kaso celi adiga awod leh ruunti adan kaga naxay mamo ilahy bari o saqda dhexa habenki ale bari 😭😭
Amin amin amin Allow
Mash Allah tabaaraka.allah horey usoco abyo mcn Allah ha kuu hiiliyo
Buranburkaas waxaa ka dareemay xanuunka dareemayso 😭😭😭....Ilaahow Rabiyow adiga awood leh uu gargaar qoyskaan dulman
Mashallah tabaarakallah Ilahay hakuu xafido hana kuu soo caliyo gantaada Ameen
Anaa warqad ilmuhu ii dhajin jireen xaasid ayaa iitashtay ii quuri waayay ilmahaaga maxay warqada ha kuugu dhajiyaan albaabka ishooday nala tuureen markaas ayay gabar iga jaajuuseen allow kuusooceli waan kudreemayaa
Waxan ilhay kagabara in ilahay kuusoocaliy waxan ilhay kagabarayya nihooyoiyoilmahee meelwadajooga haidinkadhigo Amiin cadaga catahoosteedgaliyo
Masha allah Fatuma Don’t worry about what are the other people say in’s allah One day you’re Children will come back ❤️❤️❤️💯🌹
Hada ilmahada dayacesid sided canug halnin uma dhali lahen taas waxe caden u tahay family isku kalson ina tihin m.a
Sax Waa ruunta Abaayo Waa gabar dulqaad badan oo ciyalkeeda haysato waana heleysaa hooyo soomaliyeed wax ka macaan maleh Waa hooyoyinka ugu adag dunida ilahayow carrurteeda uu soo celi iyagoo nabad ah Ameen ya rabb!
Sax runta waye
@@nickmic3728 aamin abyo ayago nabad qabo ilahy si dagdag ha ugu so celiyo i.a
@@maryanmuseofficial1178 Ameen abaayo allah uu soo celsho
Abaayo anaga dhan ayaa ku jecel horay u soco waliga ha is dhiibin aduunka waa imtixaan samir insha allah ilmahaga waad helesa dhawaan
Ilahow nooga soo qaad ilmaha cadowgan😭😭😭😭
Maasha allah allah guriga qurxoon quruxdiisa siibadi oo caruurti kusowada aruuri ... yaa rabb
Masha Allah
Maanshaa alaah ilaahey ha isku kiin xafido dadka warkiisa ha dhageysan waligaa.❤️❤️❤️
farxadini alehadinso ciliyo walashey wankula jecelnahay iney kuso noqdan i
Waa la ilmeey allh ha ku soceliyo owladada oo dhan i.a 🤲🤲🤲🤲🤲