Qaabka loo diyaariyo geedka Showriga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Chanelkan waxaad ka heli kartaa casharo dhanka IT iyo Beeraha, fadlan ku xirnow

Комментарии •

  • @kanyoninja2720
    @kanyoninja2720 2 года назад +1

    Ustaad aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay casharkaaga. xagee ka heli karaa geedka hadiyad ahaan.

  • @mohamedapdirashedali4405
    @mohamedapdirashedali4405 3 месяца назад

    Jazakallah Ustaad Abdirizaq

  • @abdikarinalishaah1224
    @abdikarinalishaah1224 3 года назад +2

    Cabdirisaaq Yacqub shaqsi hal abuur leh runtii aadban ku taageersanahay ustaad horey usoco wad guleysan I.a

  • @hassanmohamedyuniss6348
    @hassanmohamedyuniss6348 3 года назад +1

    MashaAllah, very educative. Shukarn Mr. Abdirizak.

  • @Shawiir2
    @Shawiir2 3 месяца назад

    Maasha Allah

  • @maichannel1
    @maichannel1 3 года назад +1

    Masha Allah Ustaad

  • @liibenzaniofficial
    @liibenzaniofficial 3 года назад +2

    Mansha allah ustaad sharaf baad naga mudan tahay howl loo baahanyahay ayaad heysa

  • @zakarieabdirizakabdi6579
    @zakarieabdirizakabdi6579 3 года назад +1

    Jazaakalah yaa ustaad

  • @MaxamedSomali1
    @MaxamedSomali1 3 года назад +1

    Abti horey u soco

  • @Yusuf-xi7mo
    @Yusuf-xi7mo 3 года назад +1

    Alle ilaahay waa barnaamij muhiim ah oo waxbadan kusoo kor dhinaayo bilicda degaanka🏝🏕🏡🏡🏞🏞🏞

  • @mohamedhassanabdullahi1693
    @mohamedhassanabdullahi1693 3 года назад +1

    Masha allah

  • @salmamohamedabdullahi603
    @salmamohamedabdullahi603 3 года назад +1

    thnkz ustadow

  • @arabyare9058
    @arabyare9058 2 года назад +1

    Shukran masha Allah aada umahadsantahy

    • @marwaazacademy1000
      @marwaazacademy1000  2 года назад

      adigaa mudan walaal

    • @mohamedmohamud5789
      @mohamedmohamud5789 11 месяцев назад

      ​@@marwaazacademy1000ustdwa nambrkaaga ino sodir mie massenger kaga su,aaan ku weydina rabaa a

  • @MaxamedOK
    @MaxamedOK 3 года назад +1

    Masha Allah ustaad horey usoco I.a

  • @kismachannel
    @kismachannel 2 года назад +1

    Mahadsanid wlaal

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 2 года назад +1

    MashaAllah dadkena adookalay ubahan yihiin.

  • @adduun
    @adduun 3 года назад +1

    Ustaad ka soo hadal geedka ubaxa ee bougainvillea la yiraahdo sida loo abuuro

  • @a.razaqahamed8459
    @a.razaqahamed8459 3 года назад +1

    Aad baad umahadsantahay ustaad cabdirisaaq

  • @azuuzofficial
    @azuuzofficial 3 года назад +1

    Good job 👌👌

  • @kismachannel
    @kismachannel 2 года назад

    Thanks macalimuu

  • @NashaadOfficial
    @NashaadOfficial Год назад +1

    ❤❤❤😊

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 2 года назад +3

    Geedkaan anigaba waan jeclahay, faaiidooyinkisana aad bay ubadan yihiin. Waxuu leeyahay dhuxul aad ufiican waxaa kaloo lagasameeyaa xaabada, playwood iyo buugagta. Waxaa kaloo loobeeraa bacaad celin iyo inuu dabaysha xooga usocota qabojiyo ( windbreak tree ).

    • @marwaazacademy1000
      @marwaazacademy1000  2 года назад +3

      aad iyo aad walaal, alwaax ahaan xitaa waa loo isticmaali karaa.

    • @mohamedmohamud5789
      @mohamedmohamud5789 11 месяцев назад +1

      Asc ustdow aad bad ubahsanthy wxaan ku weydiina meel lagu soxeriiro aan rabnay
      Tedakle geedka showroga inte meter la isku dhahysiinaayo labada geed iyo cudurada so werraro nambrkaaga inoo sheeg

    • @abeleli2651
      @abeleli2651 11 месяцев назад

      @@mohamedmohamud5789 ; wcs Ustadka asagaa nooga jawabidona inshaAllah. Lkn intaan anigu akhriyay waxan arkay inay cuduradisu yaryihiin ama asan jirin. Magaloyinka qaar luuq xiran buu iskiis ugabaxaa. waad geed adkaysi badan. Hindida baa aad uberatay oo youtube ka aan kala socdaa. 😁

  • @maslahmohamed234
    @maslahmohamed234 3 года назад +1

    Masha Allah Ustaadi

  • @mohamedibrahimgeddi1912
    @mohamedibrahimgeddi1912 3 года назад +1

    Masha allah

  • @MaxamedSomali1
    @MaxamedSomali1 3 года назад +1

    Masha Allah