Shirib ku Kaftan iyo Shir part 1
HTML-код
- Опубликовано: 4 дек 2024
- Shirib ku Baashaal iyo kulan mideeyay laaashimiin waaweyn oo qaarkood geeriyoodeen Allah ha u raxmadee,waxaa laashimiintan ka mid ah Cabdulle Raage Taraawiil,Maxamed Gacal Xaayow,Maacallim Aybakar Cusman Jimcale,Dhaqane,Carabow Maxamed,Cali Yebar iyo Xasan Cabdi Maxamed.
cabdule ow muuse, canbdule raage taraawiil, carabow maxaad axmed, maxamed gacal xaayow. the most heavy weight of poetry history in somalia.
Ilaahey ha naxariisto aderkey xasan abdi ayaa ugu jeeda
Sxb Adeer Kaa Xasan Cabdi Dheere Markii ladilayay Waxaa Lagu Kahay Aniga Aabehey Abwaan Caraboow Wiliba Adaacadda ayeey Kasheegen in Aay Dileen Abwaan Caraboow Maxamed axmed Wuxuuna Joogay Beydhabo Aniga Aabaha Waa ladikay Markaan Maqlay Waan Naxay lkn Nasiib Wanaag Waxaan Wacay Walalkey igaweyn Oo Xafaddii Aabe Joogay xiligaa x2 Ayaa ladhi Jiray Telephone ka Alle Ha,uraxmado Dhamaan inta Kuu Muuqato Wey Dhinteen Aabehey ayaa ugu Danbeeyah 9/4/2021 Ayuuna Geeriyooday isagana
Allaha naxariisto dhamaantoda
@@liibaancaraboow9861
Raggaan wadanka dhaxal ayay oga tageen
cabdule ow muuse, canbdule raage taraawiil, carabow maxaad axmed, maxamed gacal xaayow. the most heavy weight of poetry history.