Waxbarashada Turkiga | Wax walba oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaatid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    Shrkada SomDream Agency.
    Whtsapp No: wa.me/90541608...
    Whtsapp No: wa.me/25261539...
    www.somdream.com
    Facebook: / somdreamcom
    --------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

Комментарии • 214

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 года назад +79

    Somdream Agency
    ___________________
    Whtsapp No: wa.me/905416085042
    Whtsapp No: wa.me/252615395749
    Facebook: facebook.com/somdreamcom
    www.somdream.com

    • @vandhaboy3789
      @vandhaboy3789 4 года назад +3

      Wll dugsi sare ma heysaan?

    • @marwamaxamed459
      @marwamaxamed459 4 года назад +2

      Thanks

    • @abshirchannel456
      @abshirchannel456 4 года назад

      masha allah keep going pr0

    • @zharkamanka7193
      @zharkamanka7193 4 года назад +4

      Zxp NumperkaGa Maheli karnaa Nin dhalinyara oo JaamacadaHa turkey rabay baan ahayee

    • @mohamednasri7759
      @mohamednasri7759 4 года назад +1

      Asc wll waxaan haysta degree of civil engineering
      Waxaan ubaahnahay inaan master degree diyaariyo Turkey
      Sidee u heli kara +97455942058
      Waakaas number kaygu
      what's up number

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 года назад +3

    Sirdoon: Basaaskii xubintiisa taranka geliyay Qalabka wax lagu duubo ee la kulmay hogaamiye dilaa ah ruclips.net/video/CYQoy9FfHf4/видео.html

  • @maxamudmaxamed1610
    @maxamudmaxamed1610 4 года назад +2

    Waan wad jecelnah turkiga 😍😍😘🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 legend

  • @wanaagawalalkaaya1076
    @wanaagawalalkaaya1076 4 года назад +16

    Waxaan ahay imika four three waxaan aad jeclahay inaan markaan dugsi sare idhmamaado inaan jamacada ka dhigto Turkey inshala

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 4 года назад

    Nimankii malukulmowtka arkay
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    ruclips.net/video/814-F_7hQFA/видео.html

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah8844 4 года назад

    Waan soo dhaweynaya somdream agncy

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 года назад +10

    Anaa kamid ah ardaydaas u hanqaltaagaya waxbarashada dalka turkiga insha allaH waan imandona sannad kadib iminka waxan maraya class ka form 3

    • @mushtchannel7293
      @mushtchannel7293 4 года назад

      @Hiç değilse Bakın Izmir Turkey information ma iga siin kartaa

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 4 года назад

      @Hiç değilse Bakın imisa lagu daga guryaha bachelor apartments ka. Xaga aaminka see waye. Gabr kaligeed ma dagi karta

    • @themovlog4682
      @themovlog4682 4 года назад

      Asc wll

    • @mushtchannel7293
      @mushtchannel7293 4 года назад

      Ardeynimo iyo nolosheeda maceeshadeeda kirada guryaheeda

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 года назад

      insha'Allah anigu F3

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 года назад

    Maxey Yurub u necebtahay Erdogan? ruclips.net/video/watP0MahlYk/видео.html

  • @ajakisadde8651
    @ajakisadde8651 3 года назад +4

    Wll aad ayaad u mahadsan tahay maxaa yelay waxaad isii warbixin ii muhiim aheyd ❤️🇹🇷

  • @crisaaqmaxamed4235
    @crisaaqmaxamed4235 4 года назад +3

    Aad umahadsantahay wll Abdirahman Omar. Codsi [Saaqey7246@gmail.com] igala soo xiriir

  • @mahadwarsame5685
    @mahadwarsame5685 4 года назад +1

    Sxbka wanagsan mahadsanid 1 qodob an ku darsado meesha uu inanka yiri yurtada waxay u dhaxeysa $150 ila $200 ee waa sidas anka warqabo inta badan $50 ila 100 waliba macquul inad hesho Yurta free ah
    Tan kale wiil ila dagan yurtada intu turk baran lahaa #Somaliga si fiican u baray hhhh

  • @Ozla252
    @Ozla252 4 года назад +6

    Waberi media keep going sxb aad iyo aad u mahadsan tahay mar dhow ayaan usoo socdaa insha'allah

  • @akramchannel1234
    @akramchannel1234 3 года назад +1

    Lkin Wll Hadu Jiro Qof Imka Turky Imaday Su Ku Heli Kara Dalin Yar Ay Qol Wada Kireztn

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 4 года назад +1

    hadaad doonayso inaad barato carabiga iyo ingiriiska isku mar. maxaa kuu diidaya inaad soo booqato janalka
    إذا كنت ترغب في تعلم اللغة العربية والإنجليزية في نفس الوقت. ما يمنعك من زيارة القناة
    if you want to learn Arabic and English at the same time. what prevents you from visiting the channel

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 года назад +1

    waa walaalkaa oo muslim ah khayrna kuu sida ee ku taageer waa chanel diiniya ee khayrka aynu is muujino ilaahay ajar ha inaga siiyee nagu garab sii subscriBe

  • @AWDALGEMSTONES
    @AWDALGEMSTONES 4 года назад +2

    Gold Rush part 5 dabagalka macdanta Somalia dahabka iyo dhagaxda qaaliga barnaamijyo taxane ah 👉🥳😎🤣👍♥️♥️💎💰💐
    ruclips.net/video/xSCT3WJYT9I/видео.html

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 4 года назад +1

    hadaad doonayso inaad barato carabiga iyo ingiriiska isku mar. maxaa kuu diidaya inaad soo booqato janalka
    إذا كنت ترغب في تعلم اللغة العربية والإنجليزية في نفس الوقت. ما يمنعك من زيارة القناة
    if you want to learn Arabic and English at the same time. what prevents you from visiting the channel

  • @anushkamohamed4214
    @anushkamohamed4214 4 года назад +2

    Welipa Ma Dhamayn AzkuuLkiiYe Maxan ka qayp Qaata 3 Qofe Ugu Horeya 😔😔😔

  • @tg_manaf9732
    @tg_manaf9732 4 года назад +2

    Keep going lagend

  • @5soomaaliwaadadkaygi635
    @5soomaaliwaadadkaygi635 4 года назад +5

    Waad ku mahadsantahy howsha wacan ee aad noo hayzo

  • @Katiiitoow
    @Katiiitoow 4 года назад +3

    Wllkey ma aqaan wxaan kgu mhdceliyo ❤️🙏

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 года назад +1

    waa walaalkaa oo muslim ah khayrna kuu sida ee ku taageer waa chanel diiniya ee khayrka aynu is muujino ilaahay ajar ha inaga siiyee nagu garab sii subscriBe

  • @Time_Money.
    @Time_Money. 4 года назад +21

    One an only we got in istanbul go forward legend ✊

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 года назад

      Fadlan Subscribe Igu Caawi Walaal

  • @nuurdiinjayjay7703
    @nuurdiinjayjay7703 3 года назад +1

    Sxb FREELANCE SI FAAH FAAH SAN uga soo hadal please 🙏🙏🙏

  • @liibaanmuuse5981
    @liibaanmuuse5981 4 года назад +1

    Wll haye noso nadi muqaalada sidan o kale ah waan ubaahanahay maadaamo %90 dhalin ay ku daawadaan arday u badani wllo marka noso badi waxna nogaso ogow BRUNEI Dalkas la dhaho ilahay haka abaal mariyeh wan daremaya dhibkay ledahaye alena hakugu gulego hilinka guzha by

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад +1

    Afturkiga hada ayanba bartaa anoo jooga jigjga rajo an ka qabo inan mar uun tagi doono dalkaas 🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @ahmet9_809
    @ahmet9_809 4 года назад +1

    Abdirahmn abi şey özel üniversiteler en fazla ücreti 2000-5000$ mi? Biraz yanlış var bence 🥰

  • @akrambayk8018
    @akrambayk8018 3 года назад +3

    Turkey is my dream and I love learning about it

  • @sakariyesaleban695
    @sakariyesaleban695 2 года назад

    Wll itc ga mudada lagu baranayo iyo lacagta labixinayo bal noosoo sheeg

  • @alaahirisky9008
    @alaahirisky9008 3 года назад

    Nio turki waxbarasho mataashee dadka haka waalin

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 года назад +7

    Hada kahor transit waxaa ku ahaa Turkiga stanbul .. kadib dukaan yar oo ii dhawaa ayaa aadey si biyo uga iibsado English ku hadley lkn ninkii ima fahmin waxuuna ku hadley turki Isfahan waa badan kadib ayaa gacanta kula hadlay kkkkkkk😂😂😂 waligeey ma arag dad sidaa luqadooda u jecel🙏

  • @dr.fatimaeid3729
    @dr.fatimaeid3729 3 года назад

    Ilove to the turkiga ilove study university the turkiye

  • @IqramaxamuudMaxamed
    @IqramaxamuudMaxamed Год назад

    Wall waxaan rabay inaa maclomaad iga siiso xiligaan 2023 adiga oo raliya

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 года назад +6

    Wll wxan ku weydiin lahaa secondary scholarship kii aad soo dhigty goorme la furayah sandkan wll
    MahadsaniD

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 года назад

      Fadlan Subscribe Igu Caawi Walaal

  • @ayoubkey5276
    @ayoubkey5276 2 года назад

    Wll ka so hadal qaybta luuqada Turk
    Si fudud adku baran kartid

  • @Nassir8535
    @Nassir8535 4 года назад +10

    I'm a Kenyan student still in high school and after my graduation I would like to continue my University education in Turkey...is there any scholarship may be I could apply??

    • @abuukarxaamud8501
      @abuukarxaamud8501 4 года назад +3

      I think is better for u to save that nomber on the link and ask them on WhatsApp then my be u will get your answers there

    • @marwaansacad7725
      @marwaansacad7725 4 года назад

      Hhh war magacaagaa laga fahmayaa inad somali dhakoweyn thy

    • @ismacilabdullahi7130
      @ismacilabdullahi7130 3 года назад

      @@marwaansacad7725 lakayabaa inoo passport kenyan inoo wato

  • @abdullahiyussuf7484
    @abdullahiyussuf7484 4 года назад +12

    Its my dream to study my further studies in Turkey 🇹🇷

    • @mohamedabdikadir1144
      @mohamedabdikadir1144 4 года назад

      Weeey Ibnu Yussuf Frm Kenya
      WllcMe to #Turkey
      I guess ur Frm there

  • @nazicabdullahi
    @nazicabdullahi Год назад

    Waa riyadeyda inaan aado turkey 2026 i.a

  • @abdirahmanabduwali8928
    @abdirahmanabduwali8928 4 года назад +2

    first view LIKE IISAARA👍

  • @abdirazakyusuf7849
    @abdirazakyusuf7849 4 года назад +1

    Wll waxn ahey ardey jamacada imika galey sanadkii 2020 walipana fresh aha jecelna inuu jamacadaha turkeyga kaparto waxparashada inta uhadhey .insha allah

  • @omarladane4546
    @omarladane4546 4 года назад

    Waan lahadlay waa lay jwaabi waayay mrka mxay taraayan👎

  • @Koke-bv5on
    @Koke-bv5on 4 года назад +1

    Abdirahman powe sideeh baan ubarankaraa luqada turkiga

  • @zulthaanxaliye2402
    @zulthaanxaliye2402 4 года назад +1

    Ana ugu horeya fiyuuska muuqaalkan zxp alla yacizzak horay usoco

  • @mohking3126
    @mohking3126 4 года назад +3

    Inzha Allah halsano kadib sanadkii u dambeeyay oo aan ku jiro dugsiga sare awgii wxan rajaynayaa in aan ka mid noqdo ardayda somalida ee Turkiga wax barasho ahaan u taga Alx luuqada Turkiguna wxey ka mid tahy dhawrka luuqadood ee aan iskay isku baray anoon school ama cid kle u daba fadhiisan
    Inzha Allah Ducaduna waa xagiina My Team Wabari Media

    • @abdilahimahamud6965
      @abdilahimahamud6965 4 года назад

      Sxb waan ubaah naaye seed isku bartay xageedse kabaratay plz iga soo Qabo WhatsApp Kaas Aan sifiican uwada sheekaysanee 00251929251755

    • @maxamedcilmi7934
      @maxamedcilmi7934 3 года назад

      Nala wadaag buugtad akhriday

  • @yuusuffarah1352
    @yuusuffarah1352 4 года назад +1

    Waxbarashada Dalka England or UK
    Barnamij nooga soodiyare plz mi poi

  • @abdilahiali4668
    @abdilahiali4668 4 года назад

    Sxb nogaa soo DiYaari
    MADINA ISLAMIC UNIVERSITY

  • @zaalimsuways7403
    @zaalimsuways7403 4 года назад +4

    Masha allaah keep going

  • @fardowsokhalif6225
    @fardowsokhalif6225 4 года назад +1

    Wllkey adii aad aragto commentigeeyga muqaal kasamee waxbarasha dalka russia jaamacadaha ugu fican gobolada yay ku yaalaan iyo sida loo xaraysto ama loo ga helo waxbarasho dalka russia

  • @footballAsfa
    @footballAsfa 4 года назад +2

    War noi caan thy marka
    Keep going lph

  • @ayuubahmed8164
    @ayuubahmed8164 4 года назад

    Bro nambarka ma iso diri karta

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 4 года назад +1

    Ilaahow ii fududee waxbarashada dalka turkiga waa hamigayga aamiin yaarabi

  • @user-um5un1dd6b
    @user-um5un1dd6b 2 года назад

    Insha allah one i will go turkey

  • @MAANSHIIL
    @MAANSHIIL 4 года назад

    Fadlan booqo channelkeena haddi uu ku qanciyo subscribe dheh mahadsanid🙏❤🇸🇴

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 года назад

    Basaaskii Bedelay Taariikhda Adduunka- Sirdoon (Qeybta 1-aad) ruclips.net/video/DAnZE-rhor0/видео.html

  • @REALSHAAKIR
    @REALSHAAKIR Год назад

    ❤keep going my pro only the legend

  • @mohaziabdi7857
    @mohaziabdi7857 4 года назад +1

    Wll waxaan rabay india information plz adoo mahadsan inaad video ku sameysid

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 4 года назад

      war muslinta dhgx bay kudilane mesha ha isku dulin
      Bosnia
      Sungapore
      Brunie kuws ba kudhama anigana so tijabiyay

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 4 года назад +1

    Mansha Allah wabari media Hore u Soco bro

  • @sadekdahir8614
    @sadekdahir8614 4 года назад +4

    First masha allah wlal wxaan rajayn inaad subscribe ii sartan

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 года назад

      Fadlan Subscribe Igu Caawi Walaal

    • @updiazizsiso2648
      @updiazizsiso2648 4 года назад

      ruclips.net/video/vqesNt-w0iM/видео.html CHALLANGE QOSOL BADAN 😂
      MUQALKAN HADAD KA HAESHAU SUBSCRIBE NO SAAR

  • @sakariyemaxamed1937
    @sakariyemaxamed1937 4 года назад +1

    Macha allah
    Thanks bro abdirahman omer

  • @tuketube9492
    @tuketube9492 4 года назад +1

    Fadlan Subscribe Igu Caawi Walaal

  • @saacid2003
    @saacid2003 4 года назад +2

    Keep going brother 💪👊💪👊🙏👊💪

  • @anwarsheikhsharif5684
    @anwarsheikhsharif5684 4 года назад +1

    Mazha allah wll c/rahman shukran
    Wn jclhy inaa waxka barto turkiga maclumad muhim ahne waa nasiisay

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 года назад

    Maclumaad Sirdoon: Sidee loo dilay Gabadhii Wariyaha aheyd? (Qeybta 1aad) ruclips.net/video/_2l2KF6yO_g/видео.html

  • @cabdixaliimcawil4193
    @cabdixaliimcawil4193 4 года назад +1

    Walahay niyadayda bay ku jirtaa inan waxbarasho u aado waan sugayay muuqalkan mahadsanid waaberi keep going

  • @aliyonis5933
    @aliyonis5933 2 года назад

    Thanks bro

  • @fardusyasin8754
    @fardusyasin8754 4 года назад +1

    Warn aadi doonaa inshallah is ok duceeya

  • @saidasad3654
    @saidasad3654 4 года назад +1

    Sir Indonesia nooga soo diyaari Insha Allah

  • @zakarieabdullahiali3655
    @zakarieabdullahiali3655 4 года назад +2

    First comment

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical 4 года назад

    M.a fadlan like dhac igu sii

  • @matchdayhighlights7674
    @matchdayhighlights7674 4 года назад

    Malaysia kasoo hadal bro
    Turkey waxee noqotay musqul cml wlhi

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 4 года назад

    Mid walba ma wxu raba inuu turkiga aado
    Aaway wadamadi kle
    singapore
    Brunie Bosnia Albania -Azerbijan . Kazakhstan
    Indonesia . Nio wadan kaliya in lagu wada xomo maaha xalku

  • @rafcatrac7853
    @rafcatrac7853 4 года назад

    Somalida sidee wax loogu sheegaa waa yaab ,inankan wuu idin tusiyey numberada kii somalia iyo kii Turkiba haddana wuxuu kuu sheegey shirkadda magaceeda iyo wareysiga inuu bilaash yahey ,marka ma ii sheegi kartaan sababta aad u weydiineysaan numberkiisa asaga ma ahan kii nootaayada ama caqaariga.

  • @fadumomaxamuud2952
    @fadumomaxamuud2952 3 года назад

    Wan raJeynayah inan imaDo Turkiga I.a alle ha ifuDudeeYo🤲🤲🇹🇷

  • @princeshucayb4469
    @princeshucayb4469 4 года назад

    Sxb goormee labilaabayaa xareesashada minxooyinka turkiga adoo mahadsan

  • @cawoileena9609
    @cawoileena9609 4 года назад

    Wabri wll xagan kala soo xidhidhna waxad se no soo gudbisa dhamaan fakaltiyda lagu dhigto jamcadaha

  • @karaama1320
    @karaama1320 4 года назад +1

    Full information
    Thanks

  • @guliedsuleiman7337
    @guliedsuleiman7337 4 года назад +1

    جزاكم الله خيرا جزاء .

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 4 года назад

    Asc wllky
    Codsi : taariikhda madaxweynihii hore ee uruagay ee mujica

  • @mohamedkhadar2644
    @mohamedkhadar2644 4 года назад

    Mudnaan abdirahman xog wacan ayaan na siiisay.mansho allah alla.hakunsharfo mkhadar478@gamil.com waxraba in an si gaar ha kaag warasyto hadiirn ii rebi karto waa khyr ciwaankaas mudane

  • @updiazizsiso2648
    @updiazizsiso2648 4 года назад

    ruclips.net/video/vqesNt-w0iM/видео.html CHALLANGE QOSOL BADAN 😂
    MUQALKAN HADAD KA HAESHAU SUBSCRIBE NO SAAR

  • @naikzakir6125
    @naikzakir6125 4 года назад

    Waxan waxba kama jiro waa been ... lakiin dadka haa walinaa.... sidee dadkaa aad madax uka kadaysaa... waxa jiira dad anaan awodiin bendadan

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 года назад +1

    Mahadsanit ustaad

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 года назад +1

    Mahadsanit ustaad

  • @apdiaziizjr2680
    @apdiaziizjr2680 4 года назад

    Wll arday secondary dhigta ayaan ahay gar ahan takhasus accountyga secondary dheexdisa ayaan wada marka surtagalnimada aan ku heli karo minxo wax barasho ii so sheeg wll thanks 🤗

  • @sonofparkito
    @sonofparkito 4 года назад

    Secendery school maan imtixaan luguugu qaadi karin

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 года назад

    maashallh waxan ku noolahay ingiriiska waan jeclahay inaan usoo dalxiiso dalka turkiga

  • @himiloyoutube9186
    @himiloyoutube9186 4 года назад

    Walaalahayga soomaliyeed Waxan idinka Codsanayaa inaad Subscribe ii igu caawisaan.

  • @nacuumi8187
    @nacuumi8187 4 года назад

    Wuxuu kusoo beegmay xili aan bishan sagaalaad utagayo waxbarasho mahadsanid wll

  • @juweeriyasiciidibraahim2265
    @juweeriyasiciidibraahim2265 2 года назад

    Alle hayguguuleyo incha Allah in aan galo jaamacd turki Ku taal

  • @abdirahmaanmohamedali64
    @abdirahmaanmohamedali64 4 года назад

    Hubaal waxad tahay qof qiyaasi kara waxa ka guuxaya maskaxda daawadayaashiisa. Waaberi Media jir oo joog💯💯💯🙏❤❤♥️♥️

  • @abdilhayalimohamed811
    @abdilhayalimohamed811 4 года назад

    Mashallah shukran aquuy a/rahman Omar nin aan ku faano apoowe wallahi wan jeclahy inan Istanbul turki aan imado lkn weli school ma dhameynin inshallah wan imaan doonaa hadu eeppe ka raali noqdo

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 4 года назад

    Mahadsanid zxp waxad ii iftiimisay xogo badan oo muhiim ii ahaa inan ogaado waxaan ahy arday waxaan rajaynaya inn imaado dhawan Turkey🙏

  • @Mrudkbd
    @Mrudkbd 4 года назад

    Szb c/raxman jamacada masterka sidee lagu helaa i.a 2021 ayaa dhameen rabaa ee muqaal kasoo sameey adoo rali ah

  • @abubakarmuhudin1680
    @abubakarmuhudin1680 4 года назад +1

    First one💯

  • @ridwanfurre304
    @ridwanfurre304 2 года назад

    Waxaan aad ugu mahad celinaya Waaberi team aad baad ygy mahadsantey war bixinta aad ka mihimka iigu ah aniga shaqsi ahaan laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad inoo qodobayso ama aad kolba mid u dul istaagto mowduucyada fadlan video ahaan mahad
    sanid

  • @marwamaxamed459
    @marwamaxamed459 4 года назад +1

    First views

  • @maxamedcabdikhadir2728
    @maxamedcabdikhadir2728 4 года назад

    Sxb inaan aado ayaan rabaa wll no soo fudeedy wll wax yabaha bisha ka bixi kara kharashadaka iyo kiradavl iyo wax walbo wl

  • @abdullahiyusuf6948
    @abdullahiyusuf6948 4 года назад

    Abow militariga kwrn inaad militariga gasho

  • @wakeupreality145
    @wakeupreality145 4 года назад

    Wll Abdirahman
    Muuqaal nooga soo diyaari barashada luuqadaha qalaad

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah 4 года назад +1

    Wallaahi sxb xilli aan ubaahnaa ayaad kadhigtay allaah kheyr mid aduubyo iyo mid aakhiraba Haku siiyo

    • @haamitmedia1487
      @haamitmedia1487 4 года назад

      Walaal anagaa fududeeno waxbarashada dalka Turkey

    • @haamitmedia1487
      @haamitmedia1487 4 года назад

      Nagala soo xiriir 617655573 WhatsApp