JAZIIRA DHUL LA MAALKASHTO DHULKI UGU HABOONAAY ALLA WEYNAA NIMCADA DALKEENA TAALLA 2/9/2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 80

  • @shukrih1404
    @shukrih1404 2 года назад +3

    MashaAllaah. Runti wa dhul qurux badan. Jklq hyar. Allaha no ka xifdiyo.

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад +5

    Deeganka kudhashay oo aan welina deganahay waye meel wanaagsan magalada uu dhow hawo wanaagsan leh ee yaa leydinka hormarin. Cidi rabta dhul mustaqbal leh iyo degaan qurxoon waa hee abay dhaxaan/ jasiira Xamar daye.
    Mashaallah Hormar wacan walashen
    Maanta deegankeyga aya taktay.
    Mahadsanid.

    • @cabdisalamcabdulaahi
      @cabdisalamcabdulaahi 2 года назад +1

      Bro meel an kala so xariiro ii sheeg jaziira dhul ku leyahay inan ka wareysta raba

  • @omarabdi2910
    @omarabdi2910 2 года назад +3

    Dhulka 5000 maku jirtaa cashurta iyo sobralogo map leh o 20×20 ah wa inte mesha laga bixinayo cashurta sanadka dhanka konfur galbed mise gobolka banadir ka tirsan yahay fah faahi mahadsanid

  • @deekjr7872
    @deekjr7872 Год назад

    Dhul maxsharka saaran qiimihiisa hada ila wadaagi karto aad ban ugu baahna hooyo iyo caruurta ila dhalaty ban u gadi lahaa replaygagu wa ii muhiin thankz abaayo

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 2 года назад

    Mahadsanid walaalmacluumaadk qaaliga ah

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 2 года назад

    2 boos ka rabaa. Ma la heli karaa?

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 года назад

    Mashaa allaah thanks information sister

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 2 года назад

    wcs Xabibti jazaakillaahu kheyrah juhdiga iyo waqtigaa inookelisay Allah hakaa awaal mariyo

  • @mohamedmuhudin6153
    @mohamedmuhudin6153 2 года назад +1

    Walaasheey Macshar ma ahane Maxjar ka xoolaha dheh #Var looooool

  • @khadijojibril3884
    @khadijojibril3884 2 года назад +2

    Ruxa Muminka God Labajeer lagama Qaniino 1991 Guriyagii Xamar hada now ayanu helnay Thanks God mahadsanid Moyar Xamar Cumar Finish Walee iyo bilee Been danbe Maya No No?

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 2 года назад

    Ajmal aniga waxan rabaa guriga vilada kaligiis meesha ka dhisan boos ku dhagan aagas ayaan rabaa nala wadaag adeer haday macquul tahay

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 года назад

    Masha Allah walaal

  • @fjriams
    @fjriams 2 года назад +2

    What is finti by finti is it 20x20 or 50x50? Please reply 🙏

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 2 года назад +1

      Its 20x20

    • @7TH-JUNE
      @7TH-JUNE 2 года назад +2

      20 lagu dhuftay 20 = 400 meter square.

    • @zafaquen8976
      @zafaquen8976 2 года назад

      @@7TH-JUNE 40 isku weer

    • @7TH-JUNE
      @7TH-JUNE 2 года назад

      @@zafaquen8976 40 x 40 =400sq.

  • @zudeeshero5680
    @zudeeshero5680 2 года назад

    Wll numbarkada no so qor

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 года назад

    Keep going ajmal dagan best nice go forward 💘💪💯

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 года назад

      This is stolen public land after 1991 by Moryan! Moryan have stolen all public lands by the beach

  • @suleimanyalahow1810
    @suleimanyalahow1810 2 года назад +1

    MAX-JAR aa la dhahaa MAC-SHAR lama dhoho adeer

  • @اممحمدجمال-ذ5ب
    @اممحمدجمال-ذ5ب 2 года назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 2 года назад

    Milkiyadiisa hadeer yaa leh

  • @hodancali228
    @hodancali228 Год назад

    Dhulkan hada waa meeqo wan u bahnaaa

  • @zafaquen8976
    @zafaquen8976 2 года назад

    😭😭😭ala hadee jiin gada kadhaafi lahaayeen

  • @mohammedaminabdythahir2179
    @mohammedaminabdythahir2179 2 года назад

    Finti per finti maxa laga wada huuno? 50 by 50 miyaa?

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 2 года назад

    Suaal walaal dhulkan lixdanka bois ah yaa leh

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 года назад

    how can we contact to you baayo mcn

  • @maxamedmaxamuudahmed9007
    @maxamedmaxamuudahmed9007 2 года назад

    GABAR WANAGSAN AYA TAHAY RUNTII ABAYO HORUMAR WACAN AYA KU RAJEYNA HALKA KASII WAD🙏

  • @mohamedaljunaibi2281
    @mohamedaljunaibi2281 2 года назад

    بلادكم جميله وشعبها طيب رجأ الترجمة للعربية عشان نفهم ونتابع ولزيادة عدد المتابعين والمشتركين تحياتي

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 года назад

      شكرا على المتابعة الله يسعدك ويوفقك في كل خير

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 2 года назад

    Abaayo WhatsApp ma leedahay?

  • @fadumomahamudali17
    @fadumomahamudali17 2 года назад

    Mahad sanid abayo waxad so bandhigtay dhuul nolosha iyo caxada ku fican wan degeyna inshaa allah🥰🥰🥰

    • @aashom7779
      @aashom7779 2 года назад

      Asc habaryar see tahay qeer illahay ha ku siiyo maasha allaha habaryar WhatsApp ma qabtid miyaa

  • @sofiyaaweys9419
    @sofiyaaweys9419 2 года назад

    Asc habaryar Allaha ku Xafido waa Maslaq eemacshar lama dhaho

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 года назад

    Geedka Garanwaga dhulka ka iibsanya.
    Wayo dhul lagu tabcay Somali malaha.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 года назад

    Qofba $5000 Iska doonaya dhulka dhirtu ka baxday ee bahalaha galeenka kudafada ah noqday.
    Somali way wareersantahay indr.
    Good Video Thanks 😊

    • @7TH-JUNE
      @7TH-JUNE 2 года назад

      Qiimaha badda mataqaanid.

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 2 года назад

      @@7TH-JUNE Dhulka Bada saaran wa kula ogahay qimihisa.
      Lakin Somalida dhulkan cidlada ah weliba maxjar xoolo saaran qiimaha malaha sxb.
      Weliba Jasiira degankan la dhaho waxa ku socda Saxaro aan cid wax ka qabanaysa jirin iyo mulkiyadaha dhulka Somalida oo in badan muran ku jiraaan..
      Meeshan haday $1000 ku helan nasiib bay leeyihin hadan dadka la khiyameyn.
      Waka warku.

    • @Isbatooraha
      @Isbatooraha 2 года назад

      Ceebta ee leedahay waa Maxay wll?

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 2 года назад

      @@Isbatooraha
      Wa dhul an tacab la gelin
      Gaar uma aha halkan dhulka Somalidu iibiso inta badan wa iska sidan.
      Kuwo waxay ka iibinayan jeexyada bahaluhu joogan.
      Xaalada dhulku ku simanyahay wa inay qiimaha ka muuqata.
      Dhulka la kala iibsanayo ee hareeraha magalooyinka inta badan shaki ba ku jira ruuxa mulkiyada haysta sidu ku helay?
      Wayo wa dhul an la calamadin oo la degin oo tacab iyo tamari gelin.
      Marka kolay qas weyn ba jira sxb.

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 года назад +2

    Abayo ma biyamaal dagan mise abgaalka

    • @updullahishiine_8086
      @updullahishiine_8086 2 года назад +1

      Somalia dagan huno qabiil qalbigaaga ka tiritir

    • @adamosman4185
      @adamosman4185 2 года назад +1

      Abgaal, biyamaal shaq kuma lahan meeshaan

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 года назад

      Cajacib 2022 nigga is like which beel runs the show?

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 года назад

      SOMALI ayaa degan qabiil maxaa ku faleysaa

    • @ayanwarsame7044
      @ayanwarsame7044 2 года назад +4

      Aniga aa jasiro dhulal kuleh bimal iyo abgal a mahi somali oo dhan baa dhulall kuleh somaliya somali baa leh joji cidheblo maleh cidii lacag hesato oo gadato baa leh qabil ka iska daa qabri qabil kula galimaa dhulku wuxuu fican yahay marka laysla wada dagan yahay oo uqimo yeshaa

  • @7TH-JUNE
    @7TH-JUNE 2 года назад

    Marwalba badda horteed inaad kunoolaato wax kafiican malaha.

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 года назад +2

    This is public land stolen by Mogadishu Moryan after 1991! Stop selling this things

    • @sadiyohassan4396
      @sadiyohassan4396 Год назад

      Dadba dhulka u dhashay oo leh. Goofkii awoowgeey miyaa ila sheega kartaa 😂😂😂

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 года назад

    20 ila 50 Hectare oo miyi ah ban raba cidi haysa.
    Muqdisho ila 50 KM uu jirta.

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 года назад +2

      No problem bike/fish lacagta soo Dir we got plans for you mel aan dhir iyo bahal joogin oo back and beyond ah ayaa laguu helaa! We know how to skin Qurbojoog proper

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 2 года назад +1

      @@bongasasa3895 Thanks for the offer, but not all qurbajoog are that gullible.

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 года назад +1

      Beeraleey miyaad noqon rabtaa??

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 2 года назад

      @@musemuse1507
      Ha.

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 года назад +1

      @@BikeAndFish1hami fiican ayaad leedahay

  • @faisalmohamed4028
    @faisalmohamed4028 2 года назад

    Wuxuu u egyahay salraarac