Siyaasi raali gelin ka bixiyey hadal uu jeediyey Cali Cosoble.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 ноя 2024

Комментарии • 254

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 6 дней назад +16

    Jazaa’kallah kheyr illahay raali haka ahado from puntland🇸🇴❤️🇸🇱

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 4 дня назад +5

    Mansha allaha siyaasi aqoon ulah dalka iyo dadka soimaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 5 дней назад +5

    Waan qaadanahay xaalkaa thanks mudane

  • @AliMohamed-oc8sf
    @AliMohamed-oc8sf 6 дней назад +61

    Kkkkk cali cosoble, wali qof majeerteen ah uma soo jawaabin taas ayaana ku filan, cali waxaa ka dhex hadlaya xasan sheekh, beesha xawaadle waa reer sharaf leh calina looqaban maayo.
    Mahadsanid saaxiib raalligalin taada. Waa kaa guddoonnay.

    • @libanbariyoow8327
      @libanbariyoow8327 5 дней назад +1

      4xabaa tihiin runta waa qaraar

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 5 дней назад

      ​@@libanbariyoow8327Ninja laandheeraha ah dhulkiisa lagmbtaliyo cabirkiisna soo baro oo chogray soo baro daarood dadka ma dulmiso kiwi dulmiyana ma liibaano

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 дня назад

      Caki cusuble waa runtiis ina gumeedoow

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 4 дня назад

      laangaab ciilan baad tahaye soomaliya waa 18gobol 9anaaleh 9na soomalida kaloodhan xagaad dagtaa ood leedahay ina amisoon laangaab hablihiisii gondhob 4xaboo shabaab ahi kuwasaan baa ilahadlaya inagumeed

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 дня назад

      @shaficimohamedomar-d6b Ina gumeedoow waxaa ku timid doin oo yaa yaqaan ab iyo isirkaada..
      Soomaaliya waxaa leh 9ka Samaale, ee aamus oo noqo marti edeb leh saqajaan baa tahaye..

  • @ibrahimadanafrax2734
    @ibrahimadanafrax2734 5 дней назад +12

    Mahadsanid adeer waad namatashay raaliginta beelweynta daarood ismail ❤ dadka soomaaliyeed kuwa ugu sharafta iyo karaamada badan ayaa tihiin guuleesta xawadle wanaag iyo xushmad ayuu idinku ogyahay hauqabana odogaan laga soo dhaxhalay ee la isticmaalay af xawadle kuma hadlikaro rubaciisa ayuu uhadlaa ee raali ahaada from xl boys

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u 12 часов назад

      MashaAllah xawale boy waad mahadsatahay

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 6 дней назад +46

    Waad mahadsantaha Inadeer wan kaa aqbalnaay
    Raaligaliintaas
    Wan ognaha in an beel waynta xaawadle asan laqabiin adiguna thank you very much

    • @farhanabdi1102
      @farhanabdi1102 5 дней назад +1

      KKk xasan sheekh baa u sheegaye asagu mayaqaan daarood

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 дня назад

      Raali galin ma mudnid oo been baa ku nooshihiin...

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 часа назад

      @@IRIR-SAMAALE_114Adiga Cidkaa Weydiineso Maleh Fuustada Idinkaa Usoo Dhiibay Ex MD Cali Cosoble Ninkan Wax Garadkana Wuu Idinku Fahmay Wuuna Mahadsan yahay❤❤❤

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal 4 дня назад +4

    Maasha allah adeer waadmahadsantahay

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 4 дня назад +4

    Maasha allaha mahadsanid walaal

  • @JamaAbdala-ix2km
    @JamaAbdala-ix2km 5 дней назад +7

    Marshall alla ilaahay caqliga iyo cimrigaba hakuu kordhiyo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 5 дней назад +6

    Masha Allaah Adeer,Inta Caqliga u Saxiibka Ah Allow Runta iyo Xaqa U Hiili Amiin🤲 Adeer.

  • @HuseinShukri
    @HuseinShukri 5 дней назад +12

    Raali ban nahay mudane way ogayn in cali cosoble hadalka qadafka ah beeshiisa xawaadle ayna la qaban xawaadle waxa naga dheceeyo daris wanaag from og 🇬🇲

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 5 дней назад +7

    Mashaa Allaah Tabaarakallaah. Mattagaa walaalkiisaa u afdhaqa...Xaqiiq. Jazaakallaahu khayra.
    Subxaanallaah...Akhayaarey ducadda aynu badino..Wadanka Allaha noo xasiliyo. Shacabka Soomaaliyeed waa gobe Allaha xifdiyo...Allaha nasiiyo Madax Caadiliin ah oo Muttaqiin ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba ...Allaahumma aamiin yaa Rabbi yaa dal JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN.

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 5 дней назад +13

    Mahadsanid mudane waa qaadanay raaligelitaas

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 дня назад +4

    Nin rageed ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 дня назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah adeer waa kaa aqbalay

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 5 дней назад +8

    Beledweyne waligay ilaa iyo yaraanteydii waxan ku maqli jiray inay tahay meel xadaarad iyo qurux iyo dad Somali jacayl lagu yaqaan marka ninkaan si fiican buu u saxay walaalkii hore ee khaldamay. Somali hadaan nahay wax ina kala geeye kasoo daalnay ee dad ina walaaleeyo oo Somaliweyn isukeena Alle ha inoo badiyo.

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 5 дней назад +5

    Maashaa Allah Allaha kubarakeeyo..
    Umada muskimka adoo kaloo afmacaan bay rabtaa ee afkharaar marabto

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 5 дней назад +6

    Maa shaa Allah waa kaa gudoonay raali gelinta Allah raali hakaa noqdo

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 5 дней назад +5

    ina adeer mahadsanid waana idinka filaynay walaalaha xawaadle allaha idinsharfo nin xanuusan looma jawaabo umana ciilqabno HUBAASHII WAXA kadhexhadlaya ayaa ah MD xasan shiikh iyo kooxdiisa

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 6 дней назад +23

    Asc jazaka allah khayr ilaahay caqliga kaama qaado

  • @mohamedsalad7059
    @mohamedsalad7059 4 дня назад +3

    MANSHA ALAAHA ILAHAYE AYAA KU SHARFAYE

  • @YEO6096
    @YEO6096 6 дней назад +9

    Maansha Allah. Raali Gelin waa aqbalay waad na ku mahadsan tahay. Hadal oday baad ku hadashay. Allah ha ku sharfo adiga iyo Reer ka Aad magacoodu ku hadashayba

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 4 дня назад +3

    Mashallah raaligaa jamo waa kaa qaadanay

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 6 дней назад +17

    MASHA ALLAH WAXAAD TAHAY SOOMAALI XALAAL AH OO OO U SAAXIIBKA U AH CAQLIGA. NOOCAAN OO KALE AYAAN U BAAHAN NAHAY IN UU SOOMAALI MADAXWEYNE U NOQDO.

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 5 дней назад +17

    Anoo Ku hadlaya magaca beelaha xawaadle waxan Ka raaligalineynaa walalaha daarod guud ahaan si gaarahaneed walalaha majerteen oo ah indhaha siyasada somaliyeed sidoo kale waxan ugadigayaa siyasiyiinta xawaadle ineysan damqin boogaha oo ay Ku hadlaan wixii umada isusoo jiidaya waxan ugadigeynaa siyasigii beelaha soomaliyeed sharaftoda wax U dhima inaan talaabo cad kaqaadi doono

    • @malyunwarsame6906
      @malyunwarsame6906 5 дней назад +4

      Waanu iniga qabnaa Raaligalinta af caytamana ninkii Suu ku yaal macawislay ama xawaadle ninkaas oo kale na caayay idiomatic matalo waa ka mug wayntihiin
      Madaxa korkiisa ayaad noo saarantihiin .❤

    • @aliabdisalan139
      @aliabdisalan139 5 дней назад +2

      jazaakumulaah khayr wll mahadsanid ina adeer

    • @salahahmed3451
      @salahahmed3451 5 дней назад +2

      waad ku mahadsan tahey wall raaligelinta

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 5 дней назад +5

    mahadsanid raaligelintaasna waan kaa qaadanay maadaama aad u cududaartay oo ay jiraan rag siyaasiyiina oo suud qaba oo aan ilmahooda kala aqoon ay jiraan hadana raba inay dadka wax u sheegaan waa vadan yihiin kani reerkooda iyo isagu wasiiraysoo mareene waxaa jira kuwo madax waynayaal soo maray oo noocaas ah alle haku sharfo sidaa u qabo dadka dhimirka la ee reerkiina ku jira aniguna sidoo kale

  • @axmedaligaas6119
    @axmedaligaas6119 4 дня назад +3

    Waa kaa qaadanay raaligelintaada mahadsanid masuul sare

  • @isxilqaanconstructioncompa2866
    @isxilqaanconstructioncompa2866 5 дней назад +9

    Mahadsanid in badan.Hadal loo Baahnaa waqtigiisiina yimid.

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 5 дней назад +4

    Alla haku sharfo, Mantaggii uu ina cosoble mantagay, waad ka dhaqday, waana guddoon warkaagu, intaasaa nagu filan

  • @mudiali719
    @mudiali719 5 дней назад +4

    Thanks waa nin aqali badan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 дней назад +11

    Sanbaloolshe iyo cosoble waa dameero ciyey

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 5 дней назад +6

    Masha allah ❤👏👏👏❤️siyaasigan siyaasi kali ma aha ee waa nabad doon umada somaliyeed oo dhan haldoor u ah aad buu umahad sanyaha nabadöönka

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 4 дня назад +2

    Maansha allah gobanimo waaa sidaaan ooo kale

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 5 дней назад +2

    Adeer waa mahadsantay illaaheey ha ka ajar siiyo

  • @SaidaAbdi-p1w
    @SaidaAbdi-p1w 4 дня назад +2

    Walaale ilaahay ka ku xifdiyo adookale ayey somali u bahantay

  • @AhmedYasco-bg5wj
    @AhmedYasco-bg5wj 4 дня назад +2

    Cimmaadad nassaartay ❤❤❤❤❤❤qaadanay

  • @bardacad
    @bardacad 6 дней назад +7

    ❤❤❤❤❤
    WAAD MAHADSANTAHAY. MUDANE WAANA QAADANAY XAAL MARINTAAS.
    XAWAADLE WAA MAHADSANYAHAY. UNA QABAN MAYNO WARKAA

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 дней назад +2

    Waa kumahadsantahay boqolkiiba boqol jisaakalahukhayran waji a🌺🌺🌺

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 5 дней назад +2

    Allah yaciska maashallah

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 4 дня назад +2

    WAAD mahadsantahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 5 дней назад +2

    Maashallah

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 4 дня назад +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 5 дней назад +9

    Waa ku mahadsan tahay Raalli gelintaada
    Awalba Cosoble Cabtoow cidi Xawaadle uma qabanayn oo inuu Uurkiraale yahay waa la og yahay

  • @silverloola726
    @silverloola726 6 дней назад +7

    Ilaaheey kheeyr ha ku siiyo

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 5 дней назад +4

    Maashaa Allaah Mudane Allaha ku sharfo aduun iyo Aakhiro

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 5 дней назад +1

    Maashallah. Tahay adeer

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 6 дней назад +7

    Kkkkkkkkk daarod ceed kabdan majerto lan dhere daarrrrrrod guuul guuuuul guuuuul guuuuil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YuusufAbdi-w1y
    @YuusufAbdi-w1y 5 дней назад +1

    SHARAF IYO MUDNAAN AYAAN KALA MUDANNAHAY...ILAAHAY HA IDIN SHARFO...❤❤❤

  • @Abdallah-d2f
    @Abdallah-d2f 6 дней назад +5

    Waa odayaashii hore. Asogoo oo badan hadday Soomaali maanta heli lahayd waxbaa la daba qabanlahaa.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 дней назад +1

    Adeer waa kaa qabnaa guuleeso

  • @AsliHassanSaid
    @AsliHassanSaid 5 дней назад +4

    Khayr hel, wanaag keliya baad ku hadashay❤️

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 дней назад +5

    Waan qaadanay raaligelintaada, ehelkaa hirshabeele ku dagaalamaya allaah ha tuso xaqa iyo in dhiiga walaalku xaaraam yahay maslaxo waarto ayaan allaah uga rajeynayaa

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 5 дней назад +4

    Maanshallaah waanu kaa Aqbalay Adeer afkaaga caano lagu qabay ❤

  • @mos1954
    @mos1954 6 дней назад +14

    War Makuwii Markuu Webiga Nagu biyakeeno, kuwii Dadnimo iyo Somalinimo Inoosoogurmanjiray Ayaan Maanta Waxkasheeegnaa? Waxakani Dhaqan XW Ma ahan ? Ee Ninka Sidii Dhaqan Noo ahayd Aan Sooqabano oo Aan Figeyno, waataan Garaaci jirnaye Midka Qowleysatada ah ee Nagudhexjire.

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 5 дней назад +3

      Waad mahadsan tahay raalli gelin iyo wanaag ayuu ku beddelay mudanahani..

    • @mohamudyusuf6243
      @mohamudyusuf6243 5 дней назад

      Hadaan nahay bulshada puntalan degan reer hiiraan waxaa naga dhexeeya dhaqan dhaqaale diin dal dad af iyo weliba xurmo iyo xidid waxaana kala mudanahay wax kasta oo wanaag ah oo banii aadam kala muto oo sharaf ah .
      Hadaan hoos u daadegana 1000 qoys ka badan ayaanu xidid iyo xigaaloba nahay ..
      Marka aad iyo aad ayaan kaaga aqbalnay raali gelintaada ninkaasna xataa haduusan isagu raali gelin ka bixin hadaladiisii waxba kama soo qaadayno waayo waa isaga iyo garaadkiis
      Haduu is garto inuu khalad galayna hade waa khayr waayo .
      كل إبن آدم خطاون وخير الخطاون التوابون.
      Marlabaad iyo mar saddexaadna waan kaaga mahad celinaynaa
      From Garowe

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 5 дней назад +1

    Wax garrad weeye ninkani! Bravo!

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 6 дней назад +5

    Allaa Yacizak, waxaad tahay oday Soomaaliyeed rabbi haku xafido..

  • @TufaahWarsame-x2k
    @TufaahWarsame-x2k 6 дней назад +4

    Waad mahadsan tahay waana kaa aqbalay raaligelinta❤️

  • @Ahmed-p6y9f
    @Ahmed-p6y9f 3 дня назад

    ❤Adeer waad mahasantahay, sidad sheegtat waxad afkisa ka dhaqday Matak, waxaan ka mid ahaa dadkii geeyey 24 CADHAMIDLE Baladweyne iyo gurmadkii jiif iyo jooga noo diiday waqtgii adkaa oo daadakii barakaca Baladweyne.

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 5 дней назад +2

    Masha allaaaah
    Walaal aad iyo aad ayaan kuugu mahad celinaynnaa hadllka ninkaas odayga ahna beesha sharafta badan ee uu ka dhsahay iska daaye xitaa isaga u qaban maynno waa hadal ka dhacay
    Raalli gelintaada iyo kuwo kale oo badanna waa idinka guddoonnay allaah swc haku.sharfo oo haku karaameeyo caqliga diinta iyo xikmadda uu ku siiyeyna hakuu siyaadsho hana kuu barakeeyo.
    Caafimaad iyo cumri dherer ayaan allaah swc kaaga baryaynnaa. Walaalkayow.

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 6 дней назад +3

    Aad baad u mahadsantahay walaal. Mana jirto qolo qof afkiis ku yaraaneysa ama ku badaneysa. Tarantuna xagga Rabbi bay ka timaadaa.

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 6 дней назад +4

    Kalmada wanaagsan wa sadaqo walaalo kala fogadana wa tabar iyo xoolo yareyan cadowgana wa u jaban, ajar Allaha kasiyo

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 6 дней назад +4

    Caqliga ha waayin somalinimoa ayaa naga badan thanks

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o 6 дней назад +6

    Waa mahadsantahay. Puntland sida ay ugu gurmatay Hiiran, weli bulsho Somaliyeed gobolkay doonto ha degtee oo isu taagay Hiiraan ma jiraan. Malaha wuxuu isu tiriyay Hiiraan intay ka yihiin oo uu barbar dhigay beesha uu ka dhashay.

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 5 дней назад +2

    Maansha’allah
    Ilaahay haku barakeeyo wanaaga oo afkaaaga Caano lagu qabay walee nin in dheer garad ayaa tahay oo samo talis ah Ugaas caawo laga bilaabo magacaagu waa ugaas Samotalis, Ilaahay waxaan kaaga baryayaa cimri dheer iyo caafimaad qab.
    Insha’allah.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 дней назад +7

    mashallah waa sax

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 5 дней назад +2

    Manshallah walaal qaali waankaqabna hadanahay beesha darood.hadiiba gafka doqonkas adgarateen

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 6 дней назад +3

    Mahadsanid ❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 дня назад +1

    Cosoble waa doqon aan siyaasad waxba ka aqoon oo cuqdad qaba😢😢😢😢

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 5 дней назад +1

    Khayr Allah ha ku siiyo adiga iyo cidaada Xawaadle oo aan aad u jeclahay saaxiibo badana ku leeyahay

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 5 дней назад +1

    Thank you adeer

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق 10 часов назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك
    على سيدنا ونبينا محمد
    و آله وصحبه أجمعين

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 5 дней назад +3

    Alshabaab ha iska xoreeyo cali cosoble
    Anagadhulkayagii basnu dhisanaynaa qarax kama dhaco nabad gelyo macaan baan haysa naa adin kana rabi nabad ha idin siiyo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 дней назад +4

    XAWAADLE SHARAF IYO KARAAMO SOOMAALINIMO AYAANU U HAYNAA, LKN CALI COSOBLE WAA SAQRAAN HADALKIISUNA WUXUU DAARANAA FIKIR UU AAMISAN YAHAY SANBALOOSHE OO CUQDADAYSAN WAXAANA LABADA RIIXAYA XASAN SHEEKH.

  • @a.j2428
    @a.j2428 6 дней назад +3

    Adeer Mahadsanid waa idinka gudoonay Raaligelinta, anaga ninkaa warkiisa ewelba dhib naguma hayn
    laakiin mahadsanid, ninkaasna xawaadle mametlo xasan dhiiqaa kasoo dhex hadlaayey waa iska ogayn.

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 День назад

    Waad mahadantahay Adeer
    Ali cosoble waacalool hadalay laakiin cidna waxmayeelikaro
    Adigana raali Allah kaa noqdo
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdijama603
    @abdijama603 6 дней назад +4

    Matagaa walaalkiisaa u afdhaqa waa maahmaah igu cusub laakiin macro badan leh. Waxgaradka Soomaaliyeed waxaa u xeer ah inay cidkasta qabato waxmagaradkeeda. Sidaa odaygaan ayaa laga rabaa in waxii dadka Soomaaliyeed kala dilaya iska qabtaan.

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 5 дней назад +3

    Daarood jareerweyne ayaa kabadan ma ahan hadal in laga jawaabo mudan, Cali waxan leeyahay hadal aan kuu qalmin iska ilaali( daarood waad dad soomaliweyn muhiim u ah oo ladhihikaro waa lafdhabarka umada soomaaliyeed una maleynmaayo iney hadalkaa meel kasooqaadayaan)

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 дня назад

    Masha allah xawaadle laakiin sanbalooshe iyo cosoble qabsada

  • @YusufCawad
    @YusufCawad 4 дня назад

    Raaligelintaa qaata abtiyaal iyo awoowo yaal beesha daarood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Cali cosoble waa xamagle xun oo ay kabuuxdo cuqdad waxaana loo bashan yahay in meel looga soojeesto dadka noocaasa

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 5 дней назад +1

    Masha'Allah. Guulayso Adeer. Ha la yaabin wa qaliga Xassan Dhiiqo iyo kooxda Damu Jaddeed ee Irir Samaal (kooxda Isaaqland ee Xamar Saldhiga ka dhigatay) dabada ka wado.
    Koonfur ta Somalia haddii ay rabto in ay Nabad hesho waa in ay Wakiilada
    Iidoor iska cayr shan? Waqooyi SSC Khatumo State Sanad ka ayay ka go'day? Isaaqland haddii u rabo Abiye ha darsado.

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 дня назад

    Mahadsanid adeer. Runta baad tabatay

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 5 дней назад +1

    Maanshaa Allah ninkaa waa nin soomaali sharaf leh

  • @rashiidrashiidjabaan4170
    @rashiidrashiidjabaan4170 5 дней назад +1

    Waad mahad santahay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 дней назад +1

    Manshaallah mahasanid walaalkeey ,lkn cali cosoble looma qabanayo xawaadle ,miisaan wayn ma lahan hadalkiisa

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 6 дней назад +2

    Xawadle waa dad fiican

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 6 дней назад +2

    Waad mahadsantahay raali galinta waa laqaatay xawaadle iyo d5 waa dad walaalo ah oo saaxiib ah

  • @NimcoMahad-b4b
    @NimcoMahad-b4b 5 дней назад +2

    Shugran waan kaqabnaa masuul

  • @rashiidrashiidjabaan4170
    @rashiidrashiidjabaan4170 5 дней назад +1

    Walaalkayo baa tahay ale hakuu dambi dhaafo

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 5 дней назад

    Ilaahay haku barakeeyo adeer. Asxaabul Xali iyo Caqli waa dadka loobaahan yahay inay muuqdaan markii loo baahdo. Kaasna la yaabi maayo heerkaas wuxuu kusoo gaaray waa kala gaynta Shacab

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 5 дней назад +1

    Sharaf ayaad leedahay mudane. Waxaad jeedisay hadal waayeel oo lagu illoobi karo wixii ninkaas ka dhacay. Haddii sidan oo kale khaladkii dhacaba looga daba tago, wax badan baa hagaagi lahaa...
    Mahadsanid mudane

  • @Muhumed800
    @Muhumed800 5 дней назад +1

    Mansha alaah

  • @abeg2026
    @abeg2026 6 дней назад +2

    Somaliya waxaa leh SOMALI.
    WAXAA LEH SHANTA SOOMALIY

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 5 дней назад +2

    Siyaasi Somali Hadda waa waxa ugu xun ee qof noqdo. waxaana kuu caddaynaysa in Cali Cosoble ka mid yahay.

    • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
      @abdulraziqahmednbfreddetik1768 4 дня назад

      Waxba yan lagu danbabin asaga iyo sanbaloshe, iyo takeye, iyo indhacade iwm wa dad Korda inoga eg lakin aan xadarad lahayn iyaga iyo inta qabilka ku fanta ama wax ku radisa dhamantod

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 5 дней назад +2

    Xawaadle waa gob gobi dhashay .

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 6 дней назад +2

    masha Allah

  • @abdirashidfarole-tc9nh
    @abdirashidfarole-tc9nh 5 дней назад +1

    Nin oday ah oo waxgarad ahayaadtahay

  • @KingShibiinYare
    @KingShibiinYare 5 дней назад

    M.a Adeer Waad Mahad San Tahay Waa Cabtoy Cab Toyna Uqaban Mayno Causople Waa Cab Tay Waana Kaa Qabnaa Hadaan Beesha Darood Nahau waan kaa Qabnaa Rali Galinta In Kas Too Aanan Ka Soo Qaa din Cabtoydaas Wax. Caaqil Baa tahay guulayso Adeer

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 6 дней назад +2

    Waa nin aqli badan waan kaaqabnaa

  • @mohamedbelel7385
    @mohamedbelel7385 5 дней назад +1

    MAHADSANID

  • @ms_weeb0783
    @ms_weeb0783 6 дней назад +1

    Asc:
    Adeer
    Waan qaadanay waana aan kaa aqbalnay raali galinta aad bixisay ee ilaahey haku xifdiyo.
    Waa wax laga xumaado hadalk(Ali Ossoble),waana hadal uusan ka fiirsanin walaalkeen(Ali Ossoble) ,kuma habooneen hadalada noocaas ah.