Mr.kaahin may allah guul ku gaadhsii and congratulation for accepting the will of the world like the patriot you are. But be vigilant and watch what cirro and his cohorts do in the coming 5 years
Asc ilaahey ha ku xafido adiga iyo nita daacad ahy please waa in aad kala shandhayo xisbiga kulmiye waayo waxa ku jira rag badan oo aan ahy daacady we always believe you and we behind you you trying hard to be winning unfortunately waxkaa hiiliya madax dhagamadkagii iyo ixtisaam koowo ka yahay shadaank madoow mujahid Mohamed kaahin habo horo usoco bee agtif and watch dadka kula shaganay be careful and good luck ❤
Wado kale idiinma furnaayn oo aan ka ahayn inaad aqbashaan ma 180kun ayaa la dafiri karaa markaa in dadku sidaa idiin nacaan sabaabteeda raadiìya si aanay mar dambe idiinku dhiciin
Mukulaasha yareey ma Laguu waramay Somaliland Cid kala furfuri Kartaa ma Jirto iyadoo Maanta ka itaal yar ayey Cadawga iyo Faqashtii ku dhiciweyday Balse Adiga Yaa Cadaynaya inaad Dadka afsomaliga ku hadla ka Soo Jeedo Waayo Qoraalkaaga ayaa Cadaynaya Markaa Ha ku xiiqin Somaliland Waa Qaran xididaystaye
Dhamaan waan salamyaa siqalbiyana gudoimiyaha wasiirada sharafta badan
Waxan leyahay soo noqda idinkoo nabda illaahy han gadhsiiyo Ameen Ameen yaa rbbi❤❤❤❤❤❤❤❤
Maa shaa ALLAH w.kaahin sharaf iho karaamo waad u shaqaysay e kamaad shaqaysan Ilaahaybaa kaa abaalmarin .
Kulmiye guul iyo goba nimo waligay kama baxayo sidan uugu biiray aniga oo ciyaala insha alaah 5 sano kabacdi jamal cali ama samaale
Maxamed kaahin ma waraabe utaagbaa?😂
Wasiir maxamed kaahin saajin xilka kuwareeji
Maasha allah wad ushaqaysay
Alle ha ku daayo cimri dheer wasiirb
Maasha Allah Somaliland
Adeero mahamed kaahin waa geesi
waan ku faraxsanahy inuu Xisbigii kulmiye so noqday aanu noqon sidii udub
Beentaa 😂😂😂
It's too late to congratulate Mr minister.
Muj.kaahin Mahadsanid
kulmiye guul soo socata
Macha allah kulmiy
M.a cadawgaa hajabo❤❤❤
Ilaahybaa waafajiyay wadada toosan
Mudane kaahin ma adan u hambelyeen madaxweenaha cusub abdiraxman ciro ama xisbiga wadani Allaha idintuso in aad dowladan cusub dhamanteen lawada shaqeeno guul rer waqooyi galbeed
Baanalay isku dirka jooji taada u tali
Halmaam Hadal Kuma jiree Marka hore Wax ka yidhaa Waqooyi Galbeed Ma Jiro Taasina waa Kacaankii ayaa Sameeyey Somaliland ayaa jirtey Imikana waa Somaliland ta Labaad Wadiirku Wuu Hambalyeeyey Ururadii ka Qaybqaatay Doorashada Hogaamiyihiisuna Wuu Qirayn waanay qaatee Balse Saaxiib Adigu Somaliland Magaceeda Ha Xaqirin wa bilaahi tawfiiq
IS CASIL IYO ADIGA DHAMAN TEAM KAGA XISBIGA WA IN UU ISBADAL LAGU SAMEYA WAJI CUSUB IYO DHIIG CUSUB LAGU SHUBA
qudhmiye allah baa umada dhaafiyay
Kulmiye wali wuu kula joogaa cabaadka jooji
Geesi
Gudomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye mudane maxamed kaahin ahmed nasiib wacan adeer
UU AAA UUU AAA
oohin awrkii rarooyga ahaa
Odaygan ina kaahin waxaanu Iscasil kulmiye habacsanaanraada halkaa dhigtaye.
Waa ilaahay mahadii ah in shacabka Somaliland diideen labadii nin ee kaligood SNM, iyo kaligood mujaahidiin, kalidood wadaniyiin, shacabku waa ka koreen anaa SNM ah, waxa muhiim ah in Somalilandnimo umada ka dhaxeyso madaama SNM dad gaara aheyd, kaahinoow 7sano ayaad caytamaysay oo aad umada ku sheegaysay inay somali weyn yihiin, adiga dib danbe cod u heli maysaan adiga iyo munaafaq Samaale, muuse biixi waxba kuma reebeen umadii buu ka dareeriyay kulmiye maanta Buuni iyo xinif iyo samaale oo iyagoo dawlad ah umada ka didiyay iyagoo mucaarid ah siday u wajihi karaan Maxamuud Xaashi jokarka siyaasada Somaliland ninka jaangoya siyaasada Somaliland noqonaya madaxweynaha 7aad ee Somaliland,
Ciilqabe Kahin oo afka soomarin kari waayey magaca madaxweynaha cusub. Waxa sidaa ugu wacani wa garxajis nacayb aabihi Kahin ilxidh ku ababiyey.
80 jir Somali kaliya laayey la daawonaya yahuu !!!!
Mr.kaahin may allah guul ku gaadhsii and congratulation for accepting the will of the world like the patriot you are. But be vigilant and watch what cirro and his cohorts do in the coming 5 years
Asc ilaahey ha ku xafido adiga iyo nita daacad ahy please waa in aad kala shandhayo xisbiga kulmiye waayo waxa ku jira rag badan oo aan ahy daacady we always believe you and we behind you you trying hard to be winning unfortunately waxkaa hiiliya madax dhagamadkagii iyo ixtisaam koowo ka yahay shadaank madoow mujahid Mohamed kaahin habo horo usoco bee agtif and watch dadka kula shaganay be careful and good luck ❤
hadaa ka dabkiinu go ay
Ninkan madaxwaynaha la doortey afka uu soo marin kariba waayey in uu ku dhawaaqo magaciisa oo saddexan
Kam waa benale
Maanta waa kaala fuurfurkii somaliland waa guul SOMALIA gaadhaay.
Awalba prak beynu aheyn 😂😂😂garxajis noo talin maayo
MoU maad wali sheegee
Xisbiga kulmiye si aan loo odhan baribuu sidaa ahaan jiray waxayku xidhan tahay saajin oomadaxweyne ahaan iskusoo sharaxo 5ta sano eedambe hadiikale anaga afar habarjecle ahi namaamuli.maayaan
Maxamed geesi
Wado kale idiinma furnaayn oo aan ka ahayn inaad aqbashaan ma 180kun ayaa la dafiri karaa markaa in dadku sidaa idiin nacaan sabaabteeda raadiìya si aanay mar dambe idiinku dhiciin
Intaa cidaadamoo ethiopiyan aah imaan lahayeen ZELAC WAXAA WANAGSAAN SOMALILAND OO LAA KAA LAA FURFUROO.
Mukulaasha yareey ma Laguu waramay Somaliland Cid kala furfuri Kartaa ma Jirto iyadoo Maanta ka itaal yar ayey Cadawga iyo Faqashtii ku dhiciweyday Balse Adiga Yaa Cadaynaya inaad Dadka afsomaliga ku hadla ka Soo Jeedo Waayo Qoraalkaaga ayaa Cadaynaya Markaa Ha ku xiiqin Somaliland Waa Qaran xididaystaye
@MrQaraami1 quurshaa labaad waa cidaankaa oo laa kaala furfuroo iyaagana ugu fuduud waa 80$ ayee qataan . 1991 doowladii 🇸🇴 ayaa meshaa kaa baaxdaay markii XAMAR laa soo gaalay. Haada sheekaaduu waa guudahaa .
@Saajac2024 Adeero Xikmad Meesha Kuma Hayside iska Hadaaq
Waar waxan useless ka ha ee wadani stop mucarad nimady anaga mucarad ahy joojiya common nonsense ka hay
dalkan waxdanbe ja noqon meysid dhibkii dadka iyo dalka aad galiseen idinkuu idin ku noqdey
Miyaanad ogayn inuu dhulkan isagu leeyahay inta Ilaahay ka sokaysa Kuna dhashay ,Kuna dhalay , Kuna dhaqmay Sharafna uu ku leeyahay
Naftii baa ku haysa ee aamus
Ka xishood doqon yahow waa aabaha oo kle oo ka xishooda madaxdiina hadii aad caytantaan oo cid walba caydaan yaa idin noqonaya madax idin maamusha waa yaaabe!🤔
Ma tihid ree somaliand
Nacdal ayaa tahaye fataalnimada nala dhaaf waliga waxad ahayd calooshii u shaqayste orad khamrigaagi doono duqyaw afka dheeri ciidanki ayaa lagugu hoortoogtay markaad laas caanood ka ooyaysay Bastar calool wayn na dhaaf hooyada wase
Bila akhkaaq aan meel wngzn kusoo barbaarin ayd thye adeer ma oorfanadad ku kortay
Kkkkkkkkkwaa kuwaa kuwiii
Waar ka hadal doorashadii sida cad loo boobay magaciin ba aye fulayahow kulmiye waa dad baqaya oo liita
Fashil baad tihin aakareey
Haday fashilmeen doorasha yaa bixiyey kharashkeedii yaa nidaamiyey kala dambeynta iyo sida quruxda badan ee samcad wanaaga iyo sharafta ay usoo jiiday Jamuuriyada Barakaysan ee Somaliland! Guul Somaliland Guul Kulmiye Guul mujaahitiinda Muse Biixi Cabdi iyo Maxamed Kaahin. Guul Ciidamada kala duwan ee Qaranka. Illaahay indhahaaga wanaaga ha tuso wll. 💚🤍❤️🎉
@ adeer taas waa canshuurteenii mida kale waalagu qasbay ee mabuu qabteen
@@AwrkiiCirkasidaa muxaafidkaa u hadaldee indr maan kuugu dhaaranaa inaad heshay 😅😅😅😅
Waa Dadkan Meesha hadalka Cayda iyo fitinka wadaa umay dhalan Somaliland ee Waxay iska dhigaan Somaliland iyo Wadani Waayo Waxay is leeyihiin Somaliland ayaa baabaysa Dheh ha u dhigina Somaliland Qaranimadeeda in la Difaaco weeye Cidii Maamulka timaadna Lagu ilaaliyo mucaaridnimadu waa taas Wixii Xuna Faqash iyo Qadaadweyn ayaa dhaqan u leh